Egal graphics

Hiraal science and medical acdemy waxay ku diyaariyey syllabus aqoontiisa iyo tayadiisa aad loo diya

04/06/2022

Hiraal academy ku Rumee hadafkaga

04/06/2022

Hiraal ugu kalay macalimiin tayo sare leh

02/06/2022
09/05/2022

Hiraal science and medical acdemy waxa uu ugu bushaareynayaa dhaaman ardeyda somaaliyeed gaar ahaan ardeyda dugsiyada sare in aan idiin diyaarinay course secondary science kuwaas oo ku bixi doona appka telegram aadna ku dhigan doonto si lacag laaan ah keliya is diwaan geli oo chapters ka oo dhamaystiran.

04/05/2022

Hiraal waa hiilkaga

03/05/2022

Hiraal academy waxay bushaaaro courses free ah ugu bushaareynayaa dhaman ardeyda soomaliyeed fadlan ka faaidayso

02/05/2022

Hiraal science and medical academy waxa ay ku diyaariyey courses aad loo qalabeeyay iyadoo waliba lagu sameyay qiimo dhimis aad u balaadhan oo aad casharada ku heli doonto si bilaa lacag la,aan ah fadlan inagu soo biir oo isdiwaan geli keliya bixi lacagta registration ka
Mahadsanid.

30/04/2022

Bismilaah mahad oo dhan alle ayaa iska leh sw waxaan salaamaya dhaaman umadda soomaliyeed meel kastay joogan marka xigta waxan sigaar ahaaned usalaamaya ardeyda somaaliyeed .

Maqaal kan waxan ka hadli doonaa muhiimada aqoonta iyo in uu qofka bani nadamka ahi naftiisa kor u qaado .
Dunida manta aan ku noolahay waxay u qaybsantaa laba qaybood kuwaasi oo wax kasta ku kala duwan , oo kala ah wadamada horumarey iyo wadamada danbeeya ama loogu yeedho dalalka soo koraya.
Xaqiiqda la taaban karo ee dunida kala qaybisey ayaa ah aqoonta , taso keentey in ay ku kala horumaaan xaga technologyda, dhaqaalaha,horumarinta bulshada ,caafimaadaka iyo xirfadaha nolosha.
Aqoontu waa sheyga kaliya ay dadku ay ku horumarikaraan waxayna laga maar maan ay u tahay nolosha binu’aadamka, Ilahayna waxa uu qur’aankiisa ku yidhi “Marna ma sina qof aqoonle iyo qof aan aqoon laheyn.”
Hadii aynu dhinac kale ka eegno waxbarashadu waa shay aan looga maarmi Karin xagga nolosha, qofka waxbarta waxaad ka dariimi karta in aad uga muuq iyo macnoba duwan yahay ka aan waxba baran.

Qofka maanta nool noloshan casriga ah wuxuu nolol sharaf leh oo farxad ay ku dheehan tahay heli karaa marka uu barto aqoon ana xirfado uu ku shaqaysan karo, faa’iidada ay waxbarashadu u leedahay qofka nool maanta nolosha aan hada noolnahay ma aha mid lagu soo koobi karo qormo iyo laba toona,

Hadii aad doonaysid in aad nafta horumariso ,
Hadii aad doonaysid in aad dhisto aqoontada
Meelaha lagu dhigto aqoonta maxey u madhan yihiin , maxad adi uga dhex maqantahay .

Inta aad hurudid dad baa dadalaya ,
Inta aad ku luminaysid wakhtigaga qaliga ah sheeko, face book , iwm. Dad baa ku dadalayaan in aay helaan mustaqbal fiican ,rajo wanagsan iyo inay ilaaliyaan naftooda, caafimaadkooda.
Suasha is weydiinta mudan ayaa ah xilima ayaan horumarinayaa nafteyada oo kor u qada qaadaya nafteyda ?
Dadka badankoodu waxay kaga jawaabi doonan suashan beritoole ayaan bilaabi doona isbadalka nafteyda ,bisha danbe ayan bilaabi doona.

Suashan jawabeenta kooban ayaa ah yaa ku balan qaadey in aad noolaanaysid beritoole yaa ku balan qaadey in aad noolanaysid bisha danbe ama sanadka danbe .

Waa sax hadaba waxad balaqan qaad u haystaa waa maanta .
Alxdulilaah manta hadad nooshahay manta ka dhig maalintii horomarinta naftada ,
Maanta ka dhig maalintii isbedalka naftada ,
Maanta ka dhig maalintii ugu wanaagsansanayd noloshaada .
Adigu ku dadaal in aad noqoto qof ka wanagsan qofkii aad ahayd shalay.
Ha ku fekerin beri in aad noqoto qof horumariya naftiisa ee manta ku feker in aad noqoto qof ka fekera is bedelka naftiisa .
Ugu danbayntii waxn ku soo koobaayaa
Manta noqo qofkii aad ku riyoon jirtey shalay.
Inta maanku.gaajasan yahay guuli waa weli.
Fadal wll share dheh maqalkan si uu u gaadho
Dhalinyarada somaliyeed.
Waad mahadsantihiin dhamantiin.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa
Other Graphic Design in Hargeisa (show all)
Taam Taam
26 June
Hargeisa, NONE

Taam is a company that produces motion graphics such as promotional videos and more beautiful graphic designs. The features we create are 99% sure to make a big difference in your ...

Dallaf Graphic Designer Dallaf Graphic Designer
Xero Awr
Hargeisa, 252

Dhamman waxad naga helaysa wixii ku saabsan Graphic design ka

Elite Creative Agency Elite Creative Agency
Hargeisa

Elite Creative Agency

ZAAKO ZAAKO
Burco Xafada Kiniyadda
Hargeisa, 123

Kuso dhawaw page kan ku xayaysii ganacsi gaaga waxa diyaar kula nahay graphic designer aan caadi ahayn

Somali awareness Somali awareness
Hargeisa

kuso dhawoow Somali Awareness welcome to Somali Awareness

SunSing SunSing
Hargeisa, 2

this page you will get any new design that you want and the time you want

Aslam graphics Aslam graphics
Hargeisa

Graphic designer with over 4 years of experience specialinzing in IT Department management

Jamal Creativity Jamal Creativity
Hargeisa

we produce important information like motivational vidoes and designing lessons

Caweer Graphics Caweer Graphics
Hargeisa

HAMIGENU WAA GUUL

SAHAN Designs and Photography SAHAN Designs and Photography
150
Hargeisa, 1100

we are giving to you the best designs and photos , only join to us.

Kaabe   Digital online Kaabe Digital online
Area Kaaraha
Hargeisa, 252

Kusoo dhawoow page ka rasmiga ah ee shirkada kaabe kaas oo aad ka helinkarto xayaysiino nooc walba shaqale diyaarsan iyo adeegyo ku raaligalin doona

Aqoonkaal Colloge Aqoonkaal Colloge
Hargeisa

Aqoonkaal colloge ku soo dhawow hoyga xirfada graphic desingerka