HEECO Elevators & Energy

- Supply - Installation – Maintenance – we are the best in everything you may need for an elevator.

15/06/2024

Shirkadda Wishashka Heeco Elevators & Enegry waxay dhammaan macaamiisheeda, iyo dhammaan ummadda somaliyeed ee sharafta leh ugu hambalyeynaysaa munaasabadda Ciidul-Adxaha
كل عام وأنتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

HEECO Elevators & Energy - Supply - Installation – Maintenance – we are the best in everything you may need for an elevator.

11/06/2024

“Heeco Elevators Haqabtiraha Wiishashka Dadka Qada lyo Kaabadaha Socda Ee Ha Moogan Macmill "

Photos from HEECO Elevators & Energy's post 28/05/2024

Heeco Elevators & Energy waxay manta dajisay wiish Fuji Hitech Hospital Bed Elevator Capacity of 15persons/1150kg G+5(6stops) oo qabdhismeedkisa yahay biro (steel structure), dhismaha Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital qaybta Adal University ee magaalada Hargeisa, Somaliland. Heeco Elevators and Energy waa Haqabtiraha Wiishashka Dadka Qaada iyo Kaabadaha Socda ee Ha Moogaan Macmiil.

Fadlan Nagala soo xidhiidh:
Laanta Somaliland:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056
Laanta Soomaaliya:-
☎️ +252 619545400, +252 619585800, +252 616126477, +252 770856846
Laanta Itoobiya:-
☎️ +251 910606913+251 915125754, +251 940699699
Ama nagu soo booqo:
📍 Ka soo horjeedka Maka Al Mukarama Cafeteria , Laamiga Road 02, Hargiesa, Somaliland.
📍 Maka Al Mukarama Road, Dabka junction,
BL3-Waberi district, Mogadishu, Somalia
📍 Dhismaha Kaah Building, Jigjiga, Ethiopia.

17/05/2024

Hambalyada 18 May
Shirkada Heeco Elevators & Enegry waxay dhamaan shacab waynaha Somaliland meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynaysaa 33 guurada dib ula soo noqoshada xoriyada oo ku beegan beri 18 May Hambalayo Hambalayo Hambalayo.

Photos from HEECO Elevators & Energy's post 23/04/2024

Heeco Elevators & Energy waxay manta dajisay wiish Fuji Hitech Passenger Elevator capacity of 8persons/630kg G+4(5stops) dhismaha Ali Jirde Plaza project ee magalada Hargeisa, Somaliland, Kaas oo qaatay keenitaankiisu mudo 70 tan cisho ah (70days). Heeco Elevators and Energy waa Haqabtiraha Wiishashka Dadka Qaada iyo Kaabadaha Socda ee Ha Moogaan Macmiil.

Fadlan Nagala soo xidhiidh:
Laanta Somaliland:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056
Laanta Soomaaliya:-
☎️ +252 619545400, +252 619585800, +252 616126477, +252 770856846
Laanta Itoobiya:-
☎️ +251 910606913+251 915125754, +251 940699699
Ama nagu soo booqo:
📍 Ka soo horjeedka Maka Al Mukarama Cafeteria , Laamiga Road 02, Hargiesa, Somaliland.
📍 Maka Al Mukarama Road, Dabka junction,
BL3-Waberi district, Mogadishu, Somalia
📍 Dhismaha Kaah Building, Jigjiga, Ethiopia.

09/04/2024

Shirkadda Wishashka Heeco Elevators & Enegry waxay dhammaan macaamiisheeda, shacabka Somaliland, Somalia iyo Ethiopia dhammaan ummadda somalida muslimiinta ahba ugu hambalyeynaysaa munaasibadda ciidal-fidriga❤️

كل عام وأنتم بخير

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

10/03/2024

Bilashada bisha barakaysan ee Ramdaan awgeed waxaanu leenahay ummada islaamka alle haynaga dhigo kuwii ka faaifaysta bisha barakaysan ee ku camira acmaasha wanaagsan.

Ramadan Mubarak 🌙

HEECO Elevators & Energy - Supply - Installation – Maintenance – we are the best in everything you may need for an elevator.

05/03/2024

Passenger elevator with HEECO Elevators &.

13/02/2024

Ascend with HEECO Elevators & Energy

05/02/2024

Heeco Elevators & Enegry waxay u dhamaysay mashruuc project Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital qaybta Adal University ee Hargeisa, Somaliland, kaaso ahaa qaabdhismeedka biraha (Steel structure)ka samaysan ee loogu talagalay in wiishku (Hospital Bed Elevator) maro. Hadaba hadii aadan dhismahaaga ugu tala gelin halkii wiishku maro una dhiban tahay wiish-ka , waxa xalkii ugu fududaa kuu haya HEECO ELEVATORS AND ENERGY COMPANY.

Photos from HEECO Elevators & Energy's post 28/01/2024

Heeco Elevators & Enegry waxay u dhamaysay mashruuc project Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital qaybta Adal University ee Hargeisa, Somaliland, kaaso ahaa qaabdhismeedka biraha (Steel structure)ka samaysan ee loogu talagalay in wiishku (Hospital Bed Elevator) maro. Hadaba hadii aanad dhismahaaga ugu talo gelin halkii wiishku maro una dhiban tahay wiish la’aan, waxa xalkii ugu fududaa kuu haysa HEECO ELEVATORS AND ENERGY COMPANY.

31/12/2023

Shirkada Wishashka Ee Heeco Elevators waxay Idin leedahay Sanad Wanaagsan Dhamaan Umadda Somaaliyeed Curashada Sanadka Cusub ee Milaadiga 🎉 #2024

13/12/2023

Waana Sahlaha iyo suurtogeliyaha in aan macmiilna Kaa baaqan, Wiishku waa Dhiirigeliyaha Macmiilkaaga iyo Koruqaadaha Qiimaha Dhismahaaga

Hadaba Heeco Elevators & Enegry waxay kuu diyaarisay Wiish Tayo wacan iyo Qiimo ku raali gelinaya.

Our hospital elevator offers convenient transportation for the patients!

06/12/2023

Heeco Elevators & Energy haqabtiraha wiishashka dadka qaada iyo dhamaan wixii la halmaala.

Fadlan Nagala soo xidhiidh:
Laanta Somaliland:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056
Laanta Soomaaliya:-
☎️ +252615509955, +252 61 9288899, +252 61 4976050
Laanta Itoobiya:-
☎️ +251 910606913+251 915125754, +251 940699699

Ama nagu soo booqo:
📍 Dhismaha Cumar Cali Ducaale, Ka soo horjeedka Maka Al Mukarama Cafeteria , Laamiga Road 02, Hargiesa, Somaliland.
📍 Dhismaha Kaah Building, Jigjiga, Ethiopia.
📍 Som Oil Building, Wabari, Kilometer 4, Muqdisho, Somalia.

10/11/2023

Hiigsiga iyo himilada Shirkada Calaamiga ee HEECO Elevators & Energy waa inay raad xooggan ku yeelato Geeska Africa

Heeco elevators & Energy’s vision & mission is to have a strong foot print in Horn of Africa.

02/09/2023

Shirkada Calamiga ee HEECO Elevators & Energy waxay ku faraxsantahay inay ku dhawaaqdo in uu Isbitaalka Yardimeli Specialist Hospital noqday mid ka mid ah macaamiisha shirkada. Waxa lanugu bartay wish(elevator) tayo leh oo wakhti kobaan lagugu keenayo, adeegyo rakibad(Installation) iyo dayactir (Maintenance) ugu wanaagsan dhamaan gayga Somalida.

HEECO Elevators & Energy is pleased to announce that Yardimeli Specialist Hospital has become one of the company's clients. We are familiar with the quality elevator that will be delivered to you in a timely manner. The best installation and maintenance services in all of Somali regions

Photos from HEECO Elevators & Energy's post 24/08/2023

Project name: Ubax Building project
Project number: 006
Project location: Jigjiga, Ethiopia
We started the installation of One Unit Capacity of 8persons/630kg x G+6 (7) Stops/Floors FUJI HITECH PASSENGER ELEVATOR.

For a quick FUJI brand Elevators delivery please contact us at:
Somaliland Branch:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056
Somalia Branch:-
☎️ +252615509955, +252 61 9288899, +252 61 4976050
Ethiopia Branch:-
☎️ +251 910606913,+251 915125754, +251 940699699

Or visit us at:-
📍 Opposite of Maka Al Mukarama Cafeteria, Road Number Two, Hargiesa, Somaliland.
📍 Kaah building, Jigjiga, Ethiopia.
📍 km4, Dabaqa SOMOIL, floor 1, Mogadishu, Somalia.

25/07/2023

HEECO Elevators & Energy’s department of spare parts, supplies standard and customize elevator spare parts for every brand elevator and functions with high quality and fair prices.

And Heeco Elevators & Enegry’s department of maintenance provides with the best troubleshooting for your elevator and best solutions.

18/07/2023

Shirkada Caalamiga ah ee HEECO Elevators & Energy Waxay bulshada Islaamaka guud ahaan ugu hambalyaynaysa curushada sanadka cusub ee islaamka 1445, Sanadka sanadkiisa ku gaadha bash yo barwaaqo.

Fadlan Nagala soo xidhiidh:
Laanta Somaliland:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056
Laanta Soomaaliya:-
☎️ +252 61 7310903, + 252 61 4976050
Laanta Itoobiya:-
☎️ +251 910606913+251 915125754, +251 940699699

Ama nagu soo booqo:
📍 Ka soo horjeedka Maka Al Mukarama Cafeteria , Laamiga Road 02, Hargiesa, Somaliland.
📍 Dhismaha Kaah Building, Jigjiga, Ethiopia.
📍 Som Oil Building, Wabari, Kilometer 4, Muqdisho, Somalia.

HEECO Elevators & Energy - Supply - Installation – Maintenance – we are the best in everything you may need for an elevator.

16/07/2023

Waxa lanugu bartay wish(elevator) tayo leh oo wakhti kobaan lagugu keenayo, adeegyo rakibad(Installation) iyo dayactir (Maintenance) ugu wanaagsan dhamaan gayga Somalida.

Fadlan Nagala soo xidhiidh:
Laanta Somaliland:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056
Laanta Soomaaliya:-
☎️ +252615509955, +252 61 9288899, +252 61 4976050
Laanta Itoobiya:-
☎️ +251 910606913+251 915125754, +251 940699699

Ama nagu soo booqo:
📍 Dhismaha Cumar Cali Ducaale, Ka soo horjeedka Maka Al Mukarama Cafeteria , Laamiga Road 02, Hargiesa, Somaliland.
📍 Dhismaha Kaah Building, Jigjiga, Ethiopia.
📍 Som Oil Building, Wabari, Kilometer 4, Muqdisho, Somalia.

27/06/2023

Eid Al Adha Mubarak 🎉 Ku ciida ciid wanagsan dhammaan. Rabbi ha inaga aqbalo Acmaasha wanaagsan.

HEECO Elevators & Energy - Supply - Installation – Maintenance – we are the best in everything you may need for an elevator.

Photos from HEECO Elevators & Energy's post 12/06/2023

Heeco elevators and energy waxay dhamaysay mashruuca Omar hotel project ee dire dawa, Ethiopia, kaaso ahaa qaabdhismeedka biraha (Steel structure)ka samaysan ee loogu talagalay in wiishku (Elevator) maro. Hadaba hadii aanad dhismahaaga ugu talo gelin halkii wiishku maro una dhiban tahay wiish la’aan, waxa xalkii ugu fududaa kuu haysa HEECO ELEVATORS AND ENERGY COMPANY.

Fadlan Nagala soo xidhiidh:
Laanta Somaliland:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056
Laanta Soomaaliya:-
☎️ +252 61 7310903, + 252 61 4976050
Laanta Itoobiya:-
☎️ +251 910606913+251 915125754, +251 940699699
Ama nagu soo booqo:
📍 Ka soo horjeedka Maka Al Mukarama Cafeteria , Laamiga Road 02, Hargiesa, Somaliland.
📍 Dhismaha Kaah Building, Jigjiga, Ethiopia.

01/05/2023

waxayno keena wiishash(Elevators) iyo jaranjarada socda(Escalator) oo la isku halayn karo oo tayo leh, adeegyada rakibida (Installation) iyo dayactirka (Maintenance) ugu wanaagsan dhamaan gayga Somalida.

Fadlan Nagala soo xidhiidh:
Laanta Somaliland:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056

Laanta Soomaaliya:-
☎️ +252 61 7310903, + 252 61 4976050

Laanta Itoobiya:-
☎️ +251 910606913+251 915125754, +251 940699699

Ama nagu soo booqo:

📍 Ka soo horjeedka Maka Al Mukarama Cafeteria , Laamiga Road 02, Hargiesa, Somaliland.
📍 Dhismaha Kaah Building, Jigjiga, Ethiopia.

HEECO Elevators & Energy - Supply - Installation – Maintenance – we are the best in everything you may need for an elevator.

28/04/2023

Project name: Muntaha Hotel
Project number: 004
Project location: Jigjiga, Ethiopia

One Unit Capacity of 6persons/ 450kg x G+6 (7) Stops/Floors FUJI HITECH Passenger Elevator.

We supplied,and installed this project in less than one hundred and twenty days (120 days).

For a quick FUJI brand Elevators please contact us at:

Somaliland Branch:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056

Somalia Branch:-
☎️ +252 61 7310903, + 252 61 4976050

Ethiopia Branch:-
☎️ +251 910606913,+251 915125754, +251 940699699

Or visit us at:

📍 Opposite of Maka Al Mukarama Cafeteria, Road Number Two, Hargiesa, Somaliland.
📍 Kaah building, Jigjiga, Ethiopia.

Photos from HEECO Elevators & Energy's post 24/04/2023

Project name: Omar Hotel project
Project number: 005
Project location: Dire Dhaba, Ethiopia

Supply of One Unit Capacity of 10persons/ 800kg x G+5 (6) Stops/Floors FUJI HITECH Passenger Elevator for Omar Hotel building.

Also Supply of Silent type diesel generator set 80KW/100KVA prime power for Omar hotel Building.

We delivered both of this projects in less than 90 days (ninety days).

For a quick FUJI brand Elevators & Generators delivery please contact us at:

Somaliland Branch:-
☎️ + 252634310019, 634786056,
634226365, 657999992, 654786056

Somalia Branch:-
☎️ +252 61 7310903, + 252 61 4976050

Ethiopia Branch:-
☎️ +251 910606913,+251 915125754, +251 940699699

📍 Opposite of Maka Al Mukarama Cafeteria, Road Number Two, Hargiesa, Somaliland.
📍 Kaah building, Jigjiga, Ethiopia.

20/04/2023

!

Shirkadda Wishashka Heeco elevators & Enegry waxay dhammaan macaamiisheeda, shacabka Somaliland, Somalia iyo Ethiopia dhammaan ummadda somalida muslimiinta ahba ugu hambalyeynaysaa munaasibadda ciidal-fidriga.



Eid Mubarak to you and your family ❤️

23/03/2023

Bilashada bisha barakaysan ee Ramdaan awgeed waxaanu leenahay ummada islaamka alle haynaga dhigo kuwii ka faaifaysta bisha barakaysan ee ku camira acmaasha wanaagsan.

Ramadan Mubarak 🌙

31/12/2022

To innovate your building in 2023 to the highest standards please contact us. we supply variety of elevators from different from brands across the global, we also install and maintenance to the best standards and we on top of that do modernization of old lifts to new ones! Please welcome with open hand:

Somaliland Contact: +252634310019, 634786056, 634226365, 657999992
Somalia Contact: +252 61 7310903, + 252 61 4976050
Ethiopia Contact: +251 94 069 9699, +251 915125754, +251 91 060 6913

07/12/2022

We finished the installation of passenger elevator at muntaha hotel jigjiga somali region of ethiopia

08/10/2022

Elevator is party of your building not luxury

Want your business to be the top-listed Contractor in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Project name: Muntaha Hotel  Project number: 004Project location: Jigjiga, Ethiopia One Unit Capacity of 6persons/ 450kg...
Elevator is party of your building not luxury

Category

Telephone

Address


Opposite Of Maka Al Mukarama Cafeteria, Road Number Two
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00
Other Hargeisa contractors (show all)
Afgal Construction & Real estate Afgal Construction & Real estate
Jigjiga Yar
Hargeisa, MJ09010

AFGAL IS A LEADING REAL ESTATE & CONSTRUCTION COMPANY IN HARGEISA SOMALILAND.

Pearl Gypsum Decor Pearl Gypsum Decor
Hargeisa

Welcome to pearl Gypsum Decor Waxaan ka shaqeyneynaa qurxinta guriga. Hargeysa waxa aanu ku leenahay

Daldhis Group of Companies Daldhis Group of Companies
Hargeisa

Wholesale construction company based in Hargeisa, Somaliland. Provides high quality of building materials, tiles texture and hard ware parts and steel.

Iibiye Online Furniture Iibiye Online Furniture
Hargeisa

macmiil ku iibi ama ka iibso alaabta guryaha hurdooyinka fadhiyada iyo wixii lamida sooo dhawaaada m

Azizi Real Estate Azizi Real Estate
Ali Gobanimo Building, 3rd Floor
Hargeisa

Azizi is a professional construction company with technical foreign partners operating in Somaliland

Cabdi  iidle Cabdi iidle
Cabdiiidle
Hargeisa, CABDI

Cabdi

Rasmi Work Shop Rasmi Work Shop
Hargeisa

Eng Warmahaye Eng Warmahaye
Hargeisa
Hargeisa, SOMALILAND

Engineering Services

caadil construction company caadil construction company
150 Street
Hargeisa, 252

real state

Arch mo yousuf Arch mo yousuf
Alielgobonimo Business Center
Hargeisa, 00252

CEO ICE CONSTRUCTION COMPANY | Architectural designer