Sirta Maanka

mental health advocate in Somali

18/10/2023

Xaalad so korodhay awgeed ayuu eventkeeni dib inooga dhacay, intiini sugeysey waad mahdsantihiin dhawaan fisha inshallah

07/10/2023

Halkan waxan idiin ka xuseyna bishi caafimaadka maanka

*Xasuusin

Caafimaadka maanka waa bulsho is gacan qabata, qof walba door ku leyhy saameynta bulshada waxa ugu yar erey wanaagsan adigo adeegsada

Xanuunada dhimirku qof walba wey ku dhici karan xaalado badana wey keenan, k**a gudbi karno hadaanan iskaashanin

ADIGU ISKAGA BILOW oo Daryeel Naftaada🤍

Photos from Sirta Maanka's post 03/10/2023

Matahay HOOYO cusub?👩‍👦👩‍👧

Sessionkeeni 2aad ayaa inoo bilowmaya dhawaan with iyo team. Tiro kooban la qaadanayo😇

Waxad iska diwaan gelisa (link in bio) wixii faahfahin ah nala so xidhiidh

Photos from Sirta Maanka's post 14/07/2023

few shots from our eventful afternoon promoting physical and mental health! Thanks to Al - Daareyn Modern Schools team & Thank you to everyone who participated and we’re looking forward to more informative & fun gatherings 😉➡️

Waan ku faraxsanhy sida quruxda badan ay noogu qabsoomey kulankeeni iyo madadaaladi badneyd🙌🏽😉

02/07/2023

Elevate your health and well-being will be a fun summer program together with Al - Daareyn Modern Schools focussing on the importance of physical health in mental health!! Looking forward to seeing new faces and our old crew!😉
Register yourself and Friends from the link in the bio before the few seats run out!!

Barnaamijnka doorkan so socda wuxu ku saabsanaan doona muhimada ay leedahay caafimaadka jidhkaaga iyo caafimaadka maanka. Waxan rajeyneyna wajiyo cusub iyo intii nagu xidhneyd aragno😉 hadaba iska diwaan geli hadaad imaneyso ciwaanka bio taala!

If you don’t know the Location please reach out!

Photos from Sirta Maanka's post 14/05/2023

Express yourself through Art workshop🖌️🎨

Ismuuji adigo adeegsanaya farshaxanka🖌️🎨

Together with and thanks to the participants who joined us🙌🏽🧡

02/05/2023

HOOYO cusub matahay? 👩‍👦👩‍👧

Sessions xiiso badan ayaa so socda with Sirta Maanka iyo Waalidnimo team. Kaaso tiro kooban la qaadanayo😇

Waxad iska diwaan gelisa (link in bio) wixii faahfahin ah nala so xidhiidh

Photos from Sirta Maanka's post 11/04/2023

Here are some reviews from our earlier male group. Thanks for the members who t**e part in this trial, we appreciate your dedication and understanding.

What are some benefits of these groups:

- valuable source of personal development
- building relationship skills, leadership skills and emotional awareness
- self esteem, general life skills and healing

If you’re interested in joining us register yourself at the link in our bio😇

Inkastay af ingiriis ku qoran yihiin falcelinti kooxdi ragga, aad baan ugu faraxsanahy sidey uga qeyb qaateen barnaamijkan

Iska diwaan geli link at the bio rag iyo dumar ba wey uu furantahay

Photos from Sirta Maanka's post 18/03/2023

Waxan ku faraxsanhay hablihi dhalanyarada aha ee wakhtiga fiican wada qaadanay.

Wacyi gelin aanu wada sameyney Marweta's oo nala wadaagtay xog aad uu muhiim ah dhanka is quruxinta haweenka. Hadaad uu baahato latalin iyo skincare products kala xidhiidh pageka💯

‘QURUXDAADU WAA KALSOONIDAADA’🧡

15/03/2023

Ma ka fikirtay qorshahagi Ramadanta?
1- jidhkaga
2- maankaga iyo
3- imaankaga

Ramadantu waa xiliga ugu fiican uu qofku naftiisa wanaajin karo isbadalo badana sameen karo

14/03/2023

Caafimaadka maanka makala laha rag iyo Dumar, dhamaan waa loo siman yahy.

Groupki ugu horeeyey ee ragged ayaa mudo 6 week ah inoo socda

05/02/2023

Break time:

Qasab maaha inaad wax walbo sameyso ama aad naftaada uu diido wakhti nasasho yar ah.

-
-

02/02/2023

Waxan dhawaan bilaabayna teamki koobna ee mudada 6 week soconayey kaaso xooga la saarayo kobcinta is oogaanshahaga, iyo aqoon korodhsi cilmi nafsiga ah

We’re staring a new support group therapy for female, that will extend for 6 weeks. We will be focusing on increasing your self awareness, and further understanding of what mental health is.

Registration Link👇🏽

https://forms.gle/7m9FxGvcoeYcYmiD8

Photos from Sirta Maanka's post 12/10/2022

BACK TO BASICS!

Goob midho badan ka dhasheen, cilmi iyo aragtiyo lagu wadaagay🙌🏽

Isbadal walba wuxu ka dhasha dhiiranaanta iyo kalsoonida qofku ku raadinayo inu wax barta kana fa’ido isago noloshiisu isbadalysa..💛



📸 Veinte Creation

📍 Sahanbooks

Photos from Sirta Maanka's post 11/10/2022

Mental health awareness month! 😇 am glad to meet ya’ll and some of are willing to go forward with mental health! Keep Up the great work🙏🏽

MAXAA KEENA INU QOF NAFTIISA DHIBAATEEYO (su***de and suicidal Thoughts) 06/10/2022

https://youtu.be/OI-HU4y_BCo

Dhaawaca qofku naftiisa gaadhsiiyo ma aha inaan wax yar uu qaadano, waa hordhac ama tijaabin inu qofku dhibaato ka weyn is gaadhsiin karo.

Markan leeyahy mudo badan wey dhici jirtey, maanta haduu qoys dhibaato soo gaadho oo ubadkoodi mid ka mida naftiisi dhibaateyey waxa kala weyn qoyska dadku maxay ini odhan, dadku sidey idiin arkayaan.

Marka waa sababta uu yartahay inaad maqasho qof baa naftiisi dhaawacay, runtina waa Xanuun dhab ah oo qofki haysta una baahan daaweyn degdeg ah!

Maxay kula tahay adiga?

KAA SO DAAWO MUUQAALKO DHAMEYSTIRAN CHANELKEYGA (Asma Dhamac) oo ku sii faahfaahinayno mawduucan🙌🏽

MAXAA KEENA INU QOF NAFTIISA DHIBAATEEYO (su***de and suicidal Thoughts) ​​​ ​​​ #​SHARE​ arin u baahan ina si degdeg ah wax loga qabto! FADLAN uu si gudbi bulshadeena soomaaliyeed sidey wax uuga wada...

26/09/2022

10/10 JOIN US on this day with as we come together to learn from each other.

GET YOUR TICKETS FROM THE LINK IN THE BIO 📮 or copy paste this link👇🏽

https://www.eventbrite.com/e/mental-health-day-with-sirta-maanka-tickets-426696549867

Photos from Sirta Maanka's post 21/09/2022

Sumada Cusub ee SIRTA MAANKA🎊

03/06/2022
31/12/2021

Waxan dhamaan idiin rajeynaya sanad wanaag iyo khayr badan✨💕 inshallah

Photos from Dedaal Academy's post 19/12/2021

😇💯

05/12/2021

Delightful interview at with

Waa wareysi ku baxay af engiriisiga, waaxanan wada falanqayney xaaladaha kala duwan ee keena xaanunada dhimirka iyo sameynta ay ku leedahay hooyooyinka siiba bulshada Somaliyeed.

Muuqaalka oo dhameystiran ka so daawa YouTube channelka

Photos from Sirta Maanka's post 23/11/2021

Waxaanu ku faraxsanhy iney inoo dhamaatay kooxdeeni ugu horeysey ee dhalinyarta. Waxan rajeyneynaa inaanay noqon tii ugu dambeysey.

Mahdsanidin Dhamaan💛

Keeni 2aad dhawaan ayuu inoo bilawmaya inshallah! NALA SOCO!😇

We are happy to announce that we succefully completed our first group therapy... and it won’t be the last. Thank you all for your support💓

We will soon start our 2nd group therapy! STAY TUNED😇

Want your practice to be the top-listed Clinic in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Xaalad so korodhay awgeed ayuu eventkeeni dib inooga dhacay, intiini sugeysey waad mahdsantihiin dhawaan fisha inshallah
Halkan waxan idiin ka xuseyna bishi caafimaadka maanka #october *XasuusinCaafimaadka maanka waa bulsho is gacan qabata, ...
Delightful interview at @cba_tv with #herassociatewithHindaHashi Waa wareysi ku baxay af engiriisiga, waaxanan wada fala...
GROUP THERAPY ( KULAANKA KOOXEED)
QULUBKA DHALMADA KA DIB POSTPARTUM DERESSION Kala soco vidoega oo dhameystiran channelkayga (link in bio) ....#somalimen...
Panic disorder is a type of anxiety disorder. It causes panic attacks, which are sudden feelings of terror when there is...
TYPES OF CHILDHOOD TRAUMA!
Waa qaab routine ah oo la raaco classka CARUURTA markay waxbarashada ku jiraan.
BILAWGA ARGAGAXA CARUURNIMADA
Abuse is any behaviour that is designed to CONTROL or DOMINATE another person!  Whether that is through FEAR, HUMILIATIO...
The other day i was Driving, while i was on a trafic jam and i saw These children across the road... and i swear i was s...
childhood disorders can have a life long impact on a person’s physical, mental and emotional health, as well as their so...

Category

Address


Hargeisa
<<NOT-APPLICABLE>>

Other Psychology in Hargeisa (show all)
MACRUUF HOSPITAL MACRUUF HOSPITAL
Hargeisa, 252

Decide on suitable psychiatric treatment plans for patients, which often include a mix of psychological, medical and social interventions in conjunction with other health professio...