Mahad Abdiqani - ina sanwayne

‘Garaad baan u ahay magan’ Follow us on the page

24/12/2023

Dar-daarankii uu Luqmaan Al- Hakiim siiyay wiil kiisii, wlhi waa dar-daaran koob-saday badhaadhaha Aduun iyo barwaaqada Aakhiro.

“Wiil kaygiiyow Salaadda Oog adigoo u dhamaystiraya arkaanteedii iyo shuruuddeedii iyo wax kasta oo ay ku ansaxayso salaadaadaasi, wanaagana ummadda u sheeg oo si xikmadaysan uugu sheeg, xumaantana ummadda uuga dig, markaas kadib ku sabar dhibka ku soo gaadha, innaad intaas oodhan samaysaayi waxay ka mid tahay arimaha la go’aansado ee lawaafajiyo kuwa go’aanka u saaxiibka ah”.

19/12/2023

Illahayow masakiinta nalaso saar malinta qiyaame , yaarabi nolosha saraysa ayaan ka magan galnay, Yaa allah adiga agtaada ayaa ka wayn waxkasta oo aduun iyo Akhiraba yaala . ‎
لا اله الا الله محمد رسول الله ﷺﷺ

13/12/2023

Caawa waxa lay tusay manaam, runtii waan qoslay oo aad ayaan u dhoola cadeeyay markii aan arkay ee lay soo hordhigay, hadana waxa aan ogaaday in illahay garansiinaynin soomalida, waa khasab oo way dhacaysaa hadii laga shaqeeyo cid ku hadhaysa oo sii joogaysa ma jiri doonto hadii ay dhacdo sheekadaasi. Cidna kuma nagaandoonta gobolka oo waxa wada mari doonta laydha iyo jibo, waa hadii sida xaalka uu kusii socdo .

‘Illahayow sida samaantu ku jirto na waafaji Amen Amen Amen .’

19/11/2022

Nina raaxo soo sudhay
Si uu laydh u raadsado
Nina ruxanka waayaha
Si uu ugaga raystaba
Xadhig roorsha ka ag lulay

Xaladda wadanka ee maanta 😭

“Illahow hanagu ciqaabin danbi aanu awoodno ka falcelintiisa “

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Hargeisa
Other Public Figures in Hargeisa (show all)
Xamdi forever living product Xamdi forever living product
Hargeisa, 56000

MAKEUP COSMATICS:- *foundation creams. *lipsticks and eye makeup. SKIN CARE COSMATICS

Ahmed cabdi salaan Ali Ahmed cabdi salaan Ali
Welcome To
Hargeisa

ahmed mahamuud iidle ahmed mahamuud iidle
Hargeisa, 143

Soo dhowow

Sheekh Muhyadiin Yusuf Maxamed Sheekh Muhyadiin Yusuf Maxamed
WAXAY KU TAALA DAGMADA MAXAMUUD HAYBE GAR AHAN XAFDA SAYLADA WAXAY XAGA BARI KA XIGTA DAGMADA MAXAMUUD HAYBE
Hargeisa

faafinta khayrka

Mursal Mursal
0612510197
Hargeisa

Somaliland community Somaliland community
Hargeisa

somaliland dhulkayga ���

Haldoor Waddani Haldoor Waddani
Jig Jigayar
Hargeisa, 063

Halkani waa Ardagayga Waxanan Dadka Kula wadaaga muuqaalo dhiirigalineed oo ku salaysan hadba waaqac

Nadiir production Nadiir production
Jigjiga Yar Road
Hargeisa, NADIIRJAMA

Fadlan page ka like saar kadibna follow dheh wll���

Siyaasi madaxbanan Siyaasi madaxbanan
Hargeisa, 252

interest videos

Nagwa lady Nagwa lady
Hargeisa

Dreams will be come

Maxamed xaajiga Maxamed xaajiga
Isha Boorama
Hargeisa