Mulki Media Pro

Mulki Media Pro

Creative Video And Photo #Dhiiri Gelinta Dumarka
Hooyo Kaalay Ila Lugee

22/09/2024

Suuqa wayn Ee Jabouti

22/09/2024

"Xukuumada Kulmiye ee Muuse Biixi hoggaaminayo Waa baddel, Cabdiraxmaan Cirro iyo ururka Kaah ayaynu dooranaynaa ".

Gudoomiye Maxamuud Xaashi.

18/09/2024

Maxkamadda sare ee Soomaaliya oo Dil Toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali.

18/09/2024

"Abaalka aad igu lahaydeen maan celin waad i doorateen laakiin waxaad ogaataan in aan Tubtii hayo oo aan dedaaalayo anigoo daacad ah oo aan idin khiyaamaynayn oo aan idiin kala abtirinayn oo idiin kala badinayn oo idiin kala gurayn" Maayir Mooge.

18/09/2024

Arday Musharrax Cirro, su’aal waydiiyay.

17/09/2024

Djibouti 🇩🇯 Meesha Ugu Nadafad Badan Africa?!

Photos from Mulki Media Pro's post 27/08/2024

Labadan Musharax Mid Codkaaga Sii???!

1:musharax Madaxwayne Cabdirahman ciiro
2: madaxwane muuse biixi Abdi

27/08/2024

Maayir Mooge “Xuduudaha Qabiilka Aynu Iskaga tagno oo Madaxweyne Wanagsan aynu doorano”.

24/08/2024

Coming Zoon To Opening Grand new in Djibouti Mulki Media Pro Studio.

1:Wedding Vidio
2:photography
3:News 📷
4:Reporter program.

09/08/2024

Fannaanadda Asma Sabban oo kamid ahayd Kooxda Xidigaha geeska ayaa goordhawayd ku geeriyootay Magalada Hargeysa.

Qaar kamid ah Fannaaninta Xidigaha Geeska ayaa ii xaqiijiyey geerida Marxuumada.

03/08/2024

Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac ee uu sababay qaraxi xalay ka dhacay Hotel-ka Beach ee Xeebta Liido ku dhawaad 100 Qof Ku Nafwayen

Photos from Mulki Media Pro's post 30/07/2024

Ciidamada Ammaanka Ee Dalka Venezuela Ayaa Sunta Dadka Ilmaysiisa Iyo Rasaasta Cinjirka Ka Sameysan U Adeegsaday Dad Ka Bannaanbaxayay Natiijada Doorashada Axaddii Dhacday Ee Muranku Ka Taaganyahay.

Photos from Mulki Media Pro's post 30/07/2024

Dalka Kuuriyadda Waqooyi ayaa Waxa ku soo fatahay daadad xoog Leh.

Madaxweynaha Dalkaasi Mr. Kim oo
Kormeeray goobaha waxyeeladu
Ay soo gaadheen islq markaawina waxa uu soo rogay xaalad degdeg ..

30/07/2024

Bannaan baxyo rabashado wata ayaa ka socda dalka ku yaalla Koonfura Ameerika ee Venezuela ka dib markii ay mucaaridku gashaanka u daruureen natiijadii doorashadi dalkaas ka dhacday taas oo guddida doorashadu sheegeen in uu ku guulaystay madaxweynaha xilka haya ee Nicolás Maduro.

Booliska ayaa sunta dadka kaga ilmaysiisa iyo rasaasta Caagga ah u adeegsaday muddaharaadeyaashan oo ka gadooday natiijada doorashada oo markii saddexaad guusha siisay madaxweyne Maduro.

Sidoo kale dalal badan uu Maraykanku ugu horreeyo ayaa ka soo hor jeestay soo rogaal celinta hoggaamiye Maduro iyaga oo doorashadan ku tilmaamay mid gacan bidixayn lagu sameeyey.

Photos from Mulki Media Pro's post 30/07/2024

Dhallinyaro badan oo ku jirta Ciidamada kala duwan ee Somaliland ayaa maanta la dalacsiiyay derejo ahaan.
Somaliland muddooyinkii dambe waxa batay dhallinyarada aqoonta leh ee ku biiraya Ciidamada qalabka sida.

Kuwani waa qaar ka mid ah Dhallinyarada maanta dallacay.

23/07/2024

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa laysugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn si ay go’aan uga gaadhaan dacwadda lagu soo oogay xildhibaan Maxamed Abiib.

Golaha waxa u badan mucaaradka waxana suuragal ah in ay diidaan eedaha lagu soo oogay Maxamed Abiib.

22/07/2024

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden oo saacad ka hor shaaciyey in uu ka hadhay tartanka doorashada ayaa soo jeediyey in booskiisii loo doorto ku xigeenkiisi Marwo Kamala Harris taas ooo ka mida musharraxiinta doonaya in buuxiyaan jagada uu Biden banneeyey.

Ilaa hadda inta la hubo waxa xilka Musharraxnimada ee Xisbiga Dimuqraadiga waxa ku loollamaya saddexda masuul ee kala ah madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Kamala Harris, Guddoomiyaha Gobolka California Gavin Newsom, Guddoomiyaha Gobolka Michigan Gretchen Whitmer.

Waxana suuragal ah in ay soo bataan dadka uu damacu kaga jiro in ay noqdaan Musharraxa xisbigan oo sannadkan wajahaya loollan adag oo kaga imanaya Donald Trump.

Haddii Kamala Harris loo doorto Musharraxnimada xisbiga Dimuqraadiga isla markaana ay ku guulaysto xilka madaxweyne ee dalka Maraykanka waxay noqon doontaa gabadhii ugu horraysay ee Maraykanka madaxweyne ka noqota.

22/07/2024

Djibouti 🇩🇯 🇩🇯

19/07/2024

Jarmany and Djibouti 🇩🇯

19/07/2024

GAG DAG: waxa Maanta Djibouti Lagu Soo Dhaweyay Taliya cidanka General iyo Safirka Jarmalka Dr- Heike Fuller.

News Mulki Media Pro

18/07/2024
Want your business to be the top-listed Photography Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Suuqa wayn Ee Jabouti
Arday Musharrax Cirro, su’aal waydiiyay.
Djibouti 🇩🇯 Meesha Ugu Nadafad Badan Africa?!
Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac ee uu sababay qaraxi xalay ka dhacay Hotel-ka Beach ee Xeebta Liido ku dhawaad 100 Qof K...
GAG DAG: waxa  Maanta Djibouti Lagu Soo Dhaweyay Taliya cidanka #Jarmalka  General  #SCHEIDER iyo Safirka Jarmalka  Dr- ...
GAG DAG: waxa  Maanta Djibouti Lagu Soo Dhaweyay Taliya cidanka #Jarmalka  General  #SCHEIDER iyo Safirka Jarmalka  Dr- ...
Wasiirka Wasaradda Dhaqanka Dhalinyaradda #hipo  Iyo Taliyaha Cidanka Police Djibouti #Cornel  #Cabdirahman #Cali #Kahin...
Adeegyadda Aad ka Helaysan Studio ga Mulki Media Pro
Dalxiis Aduunka Iyo Badda #douda Ee Djibouti 🇩🇯  ku Taal wow Jawi kale
DJIBOUTI Waa magaladda Ugu Qurux badan geeska Africa?! Gudomiyaha Ururka Dhalinyaradda #hoodoo

Telephone

Website

Address


Biibsiga, Agagaarka Xarunta UNDP Da, Kasoo Horjeedka Miiska Saraakiisha, Dhismaha Harhub
Hargeisa
AA999
Other Photography Videography in Hargeisa (show all)
Herer digital photo and multi media Herer digital photo and multi media
Hargeisa

we are production all the Digital Service

30 Minute Studio 30 Minute Studio
Ahmed Dhagah
Hargeisa, 0000

Haddii aad daneyneeso sawir qaadis iyo muuqaalo casri ah,30 Minute Studio waa halka aad ka helayso.

Ahmed Jirde Ahmed Jirde
Hargeisa

Hamse Hamerka Hamse Hamerka
Burco
Hargeisa

Filmmaker

Amiir Abdulrahman Amiir Abdulrahman
Hargeisa

Kusoo dhawaada funns videos iyo Waxyaalo Kuxiiso galin doona

Xᴀᴋɪɪᴍ ʙᴏɪ Xᴀᴋɪɪᴍ ʙᴏɪ
Hargeisa

Photograph

Fadxi Junior Fadxi Junior
Togdheer Area
Hargeisa

Filmmaking and Design

Luxe Spin 360 Photo Booth Luxe Spin 360 Photo Booth
Hargeisa
Hargeisa

Nepal digital photo Nepal digital photo
Nac Nac
Hargeisa

Nepal digital marwalba ugu kaalay sawiro iyo muuqalo ku qanciya

Kaafi Studio Kaafi Studio
Dalcada Isha Borama
Hargeisa, 1999

Kaafi studio portrait photo � photography � video editing �

Arish Films Arish Films
Hargeisa

Arish Films Is a Production Company Based in Hargeisa. We Specialize in Documentaries, Short Films, Photography and Digital Content Production.

Yaxye Cabdale Officeil Yaxye Cabdale Officeil
150 Ts
Hargeisa, 252634472243

Noogu Kaalay Sawiro Tayo Leh iyo Muuqaalo Ku xiisa Galiya