Abdoo Suleiban

Traveller | Story teller | commercial advertiser | socialist |

30/08/2024

Juma mubarak illahay haynasiiyo barakada nebiga iyo ducada walidka

30/08/2024

Shurudaha buuxi, oo qado laba book oo qiimo leh midkood

1: Book qiimo leh
2: qalab yar oo qiimo leh
3 maalin fadhigeed

Qor aamaan oo sheeg cidaad amantay, waxa guulaysanaya qofka ay reply diisu badato

23/08/2024

Dadbadnidu waxay keentaa in dalkasu ku faani Karo

*Awood dhaqaale
*Awood military

23/08/2024

Isalaan dada aan ku qiyaasay 80 jir, ayaa iwaydiisay reer malahedahay oo maguursatay, waxan ku idhiba, markaan ka dhaqaaq jeestay, ayeey igu dardaartay aan talo ku siiyee malintiina nin noqo, habeenkiina lax noqo, malahayga halkaa laxda noqo, Wan noqo ayeey uga jeeday ayeeyadu.

Yeelkeede, reero badan ayaa dhismilaahaa, cimrigooduna raagilaha.

hadii ragu malintiina nin noqon lahayeen, habeenkiina Wan noqon lahayeen.

tallo wayeel uun dheh.

14/06/2024

Maalinta Arafa waa Malin khayr badan
Rabbi haynaga aqbalo acmasha malintaas

07/06/2024

Legend jebiyey dayrkii single-nimada

06/06/2024
16/03/2024

Shirkada Facebook waxay culays iyo hakin ku furtay page-kena, mucarad ayuu iguyahay
Kanyaree maqaxida lihi

05/03/2024

Hargiesa somaliland

03/02/2024

Faa,idada socodka

Mohamed Elmi Dable

03/02/2024

Qaabkan samee,

SBI, Iphone center, somtel, sompower iwm

14/01/2024

Facebook Team waxay igu ganaxeen islamarkana ay kasareen page-Kena muqaal ka hadlayey wanaaga iyo akhlaqda ay lahayeen xamas iyo siday uladhaqmeen, dadkay qabteen kasoo ay dawadeen 3.9m

05/01/2024

21k oo sxp madaxa ayaad iisarantihiin🫑

22/12/2023

Jumca dayib ❀

22/12/2023

Thanks 20k oo sxp sida uu qiimeeyey isamarkaana uu inagu dhiirigeliyey Facebook team waxaynu gadhi 60 cisho ee soo socda 150k oo sxp

15/12/2023

Soo dhowaynta 18k oo sxp πŸ€—

01/12/2023

Ducadii jimcaha, iyo cadaynta inaanan Oromo meelnaba iska soo gelin

01/12/2023

Dhamanteen muradkeena alle haynoo aqbalo

21/11/2023

Waxan soo dhowaynayaa 16k oo Saxib, kuwasoo 10k oo kamid ahi saxibada, ay igusoo biireen mudo 3 isbuuc ah, waxan leeyahay kuso dhowada gole laydinka jecelyahay

17/10/2023

Before 4 yrs

12/10/2023

Turjumaada odhaahyada madaxwayne putin

Putin miyuu toos utageeray qadiyada falastiin?

16/09/2023

Waxan ahay legendka, findhicil usoo d**o, ee hadana citiraaf doonaya!!

14/09/2023

Geelu xoolo Kuma jiro

18/08/2023

Asc

Wagii reer facebook ways qabay xitaa public ayaa layska soo salaami jiray

18/08/2023

Buurtii ugu dheerayd ee aan korno Himalayada somaliland

Mohamed Elmi Dable legend fudud

Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Safrakii Hargeisa ilaa Seattle
Talo bixinta abiya ahmed, isagoo lahadlayaa masuuliyiintaNoqo qof karamo leh
Ha u isticmalin dadka shaadhkaaga, hana kunxadgudbin masakinta
Waxbadan ka ogow CIA maraykanka
Faa,idooyinka saliva NEBIGA laga helo
Dumarka somaliyeed siday yihiin
Qoys falastiniyiin ah, balse sita dhalashooyon maraykan ah, ayaa yahuudu duqaysay,
Xaaladihii ay soo mareen reer falasiinHassan Osman Haji
Waxbadan ka ogow system-ka difaca hawada sare ee iron dome kasoo xamas ceebaysay
3 waxyaabood oo Wadamada carabtu uga baqaan maraykanka
Tijaaboyinkii iyo soo saaristii, hubka wax gumaada ee nuklierka
Halkan Ayaanu joogaynaa, Halkan Ayaanu ku dhimanaynaaWaa dhakhaatiirtii Falastine oo udiyaara inay kudhintaan dhulkooda

Category

Website

Address


Nacnac05@hotmail. Com
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00
Other Digital creator in Hargeisa (show all)
Hage Digital Services Hage Digital Services
Mahamoud Dheere Plaza, Opposite Ali Jirde Hotel
Hargeisa

🎯Mareynta Baraha Bulshada πŸ§‘πŸ»β€πŸ’»Samaynta Website πŸ“Š Google Ads πŸ›’E-Commerce πŸ’»web design ⏳Branding

Caqilka Creative Caqilka Creative
1streat Omarhashi
Hargeisa, 00252

Caqilka Digital Creative.

Bulaale media Bulaale media
Hargeisa

HILAAC MEDIA WAXAAD KA HELAYSAA best somali Dance

Somalistories Somalistories
Hargeisa

Home of somali Entertaiment

Nuura afcas Nuura afcas
Muqaalo
Hargeisa, KUSOODHOWADA

Alxamdulilaah 🀲

Qurxiye Digital Qurxiye Digital
Road1
Hargeisa, 12354

Ku Soo Dhawoow Qurixiye Digital oo Ku Xayaysiiso Ganacsigaaga Si uu ugaadho macaamiil badan oo

xaqiiq iyo khiyaal dhaxdood xaqiiq iyo khiyaal dhaxdood
Hargeisa
Hargeisa, 252

Soo dhawoowοΏ½

Suldaan yare Suldaan yare
Hargeisa

waxaan soo gudbiyaa qisooyin layaab leh.

Talada maanta Talada maanta
Khadar
Hargeisa, NEWS/MEDIA

@Qoraa an xad gudbin#*

Clkariim Saalax Clkariim Saalax
Hargeisa

wellcome to my page Kala soco warar,dhacdooyin Iwm. Please follow nsoo dheh Mahdsanid . πŸ™β€οΈ

Somali media Somali media
Hargeisa

*Ride whith us throught the journey of comedy, posting the funniest content from whild world.*