Faculty of medical laboratory_ plasma University

Faculty of medical laboratory_ plasma University

You may also like

Dalilahori
Dalilahori
Alex Sojib
Alex Sojib

without laboratories men of science are soldiers without arms οΏ½

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 31/01/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸ’―β€
Waxaan halkaan hambalyo qalin jabin ay farxadi ku dheehantahay lawadagayaa
Walaashay macan Shukri Maxamed Abdi waxaad gartay qeyb ka mid ah himiladaada horay u soco πŸ‘¨β€πŸŽ“
Waa ku faraxasanahay farxdda maanta qalinjabinta heerka 1-aad ee Jaamacadda.

waxaan ku leeyahy Dadaalkaada halkiisa ka sii wad Allah hakula garab gallo inta kuu dhiman Hamigaadda iyo hanka aad hiigsaneyso πŸŽ“πŸŽ“πŸŽ“β€β€β€βœπŸ€

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 22/08/2023

Asc dhamaan bahda jaamacada plasma , salaan kadib waxaan halkan hambaliyo ugu dirayaa dhamaan aradadii ka qalin jibisay jaamacada 2022---2023. Waxaan si qaas ah ugu hambalyeenayaa health science qaasatan medical laboratory.
Waxaa Allah mahadii ah in safarkii dheraa 4 sano aha ad kuso gabagabeyseen Guul weyn
Waxaana idin rajeynayaa Dadaalka iyo guulaha inaa halkaa kasii wadaan sidokle
Waxaan idin leeyahay cilmiga aad barteen alle ha idin ku anfaco , oo alle ha idin kaga dhigo midkii dadka iyo dalka aad kusoo celin lahaydeen.β€πŸ’―πŸ‘¨β€πŸ”¬πŸ‘¨β€πŸŽ“πŸ‘©β€πŸŽ“πŸ‘©β€πŸ”¬

22/08/2023

Latter congratulations to BMLT 2022/2023

16/06/2023

We stick together P.u family πŸ‘ͺ

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 24/03/2023

Ramadan kariim dhaman umaha muslimiinta ah meelkasta ay jogaan khasatan ardeyda shaybaarka ee Plasma University waxaa Allah kabaryeynaa inuu Ramadan kaan cafimaad inogu dhameyo kiisa kalena nagu gaarsiiyo
Ajarkiisana ina Allah ina waafajiyo πŸ™πŸ€²

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 13/03/2023

Waxaan soqabaney shaqo adag Waxaana sobandhignay kubad qurxoon oo qof walbo uriyaaqey kubadu waa cad iyo madow waxaan jeclayn inaan meel inta kawanaagsan geyno team keena balse waxa nagu dhacay qadar rabi waana waajib inaan kuwada qanacno thanks 😊 dhaman ardeyda iyo ciyaar yahanada BMLT πŸ’”πŸ₯ΊπŸ™

12/03/2023

Our captain πŸ’™ 🀍πŸ’ͺ

12/03/2023

πŸ€πŸ’™πŸ’ͺ

Photos from Plasma University's post 08/03/2023
06/03/2023

Determination of blood Group
5/3/2023
Siminar Done βœ”

04/03/2023

Waxaa Allah kacodsaneynaa in malinta bari ah taariikhduna ay kubegantahay
Date 5/3/2023 ⏲ 10:30am
Inuu sinabad inogu qabsomo siminar mowduucisu yahay Determination of blood Group βœ‹

27/02/2023

Sadaali kulanka Galabta Galabta
Yaad is ledahay Galabta wuu badindonaa
BMLT vs Acounting ⚽️πŸ₯…

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 21/02/2023

Kulankii Galabta waxaa uu ahaa mid xiiso leh oo ay wada Ciyaareyn kooxaha kala ah laboratory Scince Technology iyo Islamic Bank & Finance , waxayna ciyaarta ku idlaatay 3-0 oo ay guusha ku raacday Kulliyadda Laboratory Science
BMLT ( 3-0) IBF

18/02/2023

Koxda kubada cagta ee BMLT ayaa kamid noqotey Plasma University plasma Cup
Group stage ka ee Group C I.a waxaan urajeynaynaa team keena Guul
πŸ₯…βš½οΈπŸ’™

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 16/02/2023

We ready to work hard πŸ’ͺ and make unbelievable record's
POWER OF BMLT πŸ’™βš½οΈπŸ€πŸ€πŸ₯…

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 08/02/2023

Friendly match
Medical laboratory 6 vs 2 public health

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 07/02/2023

Waxaa kulan saxiiptinimo ah dhaxmaridonaa kuliyada BMLT VS PUBLIC HEALTH
⏲ 3:00pm
🏟 SYL
Friendly Match

19/01/2023

Koxda BMLT oo wado isku diyaarinta koobka plasma faculties Cup Hiigsigeeno waa guul hamigeenana waa inaan xanano koobkaas I.a β€πŸ’™

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 15/01/2023

Mahad oo idil waxaa ay usugnaatey Allah oo inoo suurtagaliyey inuu sinabadah inogu bilowdo tababarkii inogu horeeyey ee iskudiyaarinta koobka kuliyadaha ee jamacada University

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 29/12/2022

Waxaan kujirnaa isbucii farxada isbuucii Dabaaldega ahna isbuucii Graduation ka ee jamacada plasma University qalanbadalashadii 13 ee 2022 waxaa kuliyada sheybaarka Guul weyn uso hooyiyey 3 kamid ah ardadii qalan badalaneysay kuwaas oo kaso muqdey Top 10 ka jamacada waxana kamid ah
Hassan Hussein oo gashey kaalinta 5aad inaad kaalinta 5aad ugasho 1167 ardey waa guul aanan sahlaneyn sida lagu gaari lahaa ardey walbana uu jacelyahay inuu malin un gaaro adigu waxaa tahay qofkii Allah Ψ³Ψ¨Ψ­Ψ§Ω†Ω‡ وΨͺΨΉΨ§Ω„Ω‰ Usuurta galiyey Dadaalkii iyo Juhdigii dheraa aad sowadeyna Alle ayaa kugu awaal mariyey inaad Guul kuso gabagabeyso waxaan kuleenahay hadii aanu nahay Hogamiyasha Faculty medical laboratory {BMLT} Kun iyo kowjeerna farax isbuucan waa isbucaagiyee
Horaa loyiri Gabar wax baratey waa Bulsho wax baratey waxaan Rajeynayaa oo aan kuhami dheerahay inaad ugu faaideyndoonto bulshadaada cilmiga aad baratey.
Finally waxaan kuleeyahay Guushaadu waa Guusheena waana kumahadsantahay sidaad sharafteena aan kor ugu qaaadey kun iyo kowjeer guuleyso inta noloshada kadhiman Congratulations 🎊

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 28/12/2022

Waxaan kujirnaa isbucii farxada isbuucii Dabaaldega ahna isbuucii Graduation ka ee jamacada plasma University qalanbadalashadii 13 ee 2022 waxaa kuliyada sheybaarka Guul weyn uso hooyiyey 3 kamid ah ardadii qalan badalaneysay kuwaas oo kaso muqdey Top 10 ka jamacada waxana kamid ah
Mohamed Raage oo gashey kaalinta Saddexaad 3 inaad kaalinta saddexaad aad ugasho 1167 ardey waa guul aanan sahlaneyn sida lagu gaari lahaa ardey walbana uu jacelyahay inuu malin un gaaro adigu waxaa tahay qofkii Allah Ψ³Ψ¨Ψ­Ψ§Ω†Ω‡ وΨͺΨΉΨ§Ω„Ω‰ Usuurta galiyey Dadaalkii iyo Juhdigii dheraa aad sowadeyna Alle ayaa kugu awaal mariyey inaad Guul kuso gabagabeyso waxaan kuleenahay hadii aanu nahay Hogamiyasha Faculty medical laboratory {BMLT} Kun iyo kowjeerna farax isbuucan waa isbucaagiyee
Horaa loyiri Gabar wax baratey waa Bulsho wax baratey waxaan Rajeynayaa oo aan kuhami dheerahay inaad ugu faaideyndoonto bulshadaada cilmiga aad baratey.
Finally waxaan kuleeyahay Congratulations 🎊

28/12/2022

Waxaan kujirnaa isbucii farxada isbuucii Dabaaldega ahna isbuucii Graduation ka ee jamacada plasma University qalanbadalashadii 13 ee 2022 waxaa kuliyada sheybaarka Guul weyn uso hooyiyey 3 kamid ah ardadii qalan badalaneysay kuwaas oo kaso muqdey Top 10 ka jamacada waxana kamid ah
ALI MOHAMED oo galey kaalinta kowaad inaad kaalinta kowaad aad ugasho 1167 ardey waa guul ardey walbo uu jacelyahay inuu malin un kaaro adigu waxaa tahay qofkii Allah Ψ³Ψ¨Ψ­Ψ§Ω†Ω‡ وΨͺΨΉΨ§Ω„Ω‰ Usuurta galiyey Dadaalkii iyo Juhdigii dheraa aad sowadeyna Alle ayaa kugu awaal mariyey inaad Guul kuso gabagabeyso waxaan kuleenahay hadii aanu nahay Hogamiyasha Faculty medical laboratory {BMLT} Kun iyo kowjeerna farax isbuucan waa isbucaagiyee

Photos from Faculty of medical laboratory_ plasma University 's post 26/12/2022

Waxaan halkan hamablyo uga diraynaa dhamaan aradad ka qalin badalaty jaamacad plasma siday u dhan yhiiin baan waxaynu leenahay hambalyo inagooo ah maamulka kuliyada sheybaarka. Waxaan si qaas ugu sii hambalyeena dhamaan aradada ka qalanjibisey kuliyada sheybaarka πŸ”¬ congragulations . Waxaan idin leenhy (heegan baad ahydeenee hankiinu ha sii dheerado.)

26/12/2022

Kusodhawaada page rasmiga ah ee BMLT πŸ‘‰ PLASMA UNIVERSITY

26/12/2022

Power of BMLT

26/12/2022

Caawa oo ay taariikhdu aytahay 26/December/2022 waxaan dahfurnay page keena kuliyada sheybaarka ee jamacada plasma University halkaan waxaan idinkula wadaagi donaa xugag farabadan oo kusabtan BMLT/ sheybaarka hadii uu Alle idmo kusodhawaada gacmo furan πŸ’™πŸ€

Want your university to be the top-listed University in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Our captain πŸ’™ 🀍πŸ’ͺ
Determination of blood Group 5/3/2023Siminar Done βœ”
Koxda BMLT oo wado isku diyaarinta koobka plasma faculties Cup Hiigsigeeno waa guul hamigeenana waa inaan xanano koobkaa...

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Colleges & Universities in Mogadishu (show all)
Maxamud Osman Mahamed Maxamud Osman Mahamed
Mogadishu, M

Bogeeyga rasmiga ah waakan waxan ahay ardey dhigta heerka koowaad ee jaamacada kuliyatu shareeca wal qaanuun sidoo kale waxaan ahay bare culuumta shareecada iyo maadiga .

Nile University of Science and Technology Nile University of Science and Technology
KM5, Zoope Street
Mogadishu, 252

Nile University is based on innovative quality instruction, research, and service to society.

Fiiqsade fiigsan Fiiqsade fiigsan
+252619680308
Mogadishu, 2468

My page will be sent anything which is important for the society

Kiyaaz official Kiyaaz official
Warshadaha
Mogadishu

I normaly motivate people specially students at university or schools

Mogadishu Polytechnic University Mogadishu Polytechnic University
Amira Street, Beerta Banaadir Way, Hodan District
Mogadishu

MPU University is a Somali leading center of learning, teaching and technology and the most modern un

Faculty of Agriculture and Veterinary-Horn Africa University Faculty of Agriculture and Veterinary-Horn Africa University
Km4 Campus
Mogadishu, 252

Culuumta Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee Jaamacadda Geeska Afrika

Hodmas University College Hodmas University College
Makka-Al-Mukarama Street, Taleh Area, Behind Ambassador Hotel
Mogadishu

The official account of Hodmas University College.

CEB Conference CEB Conference
Mogadishu

The Conference on Entrepreneurship and Business Development (CEB) Jointly organized by SIMAD & JUST.

Center for Languages and Professional Studies - CELPS Center for Languages and Professional Studies - CELPS
Sh. Ali Sufi Street Or Taleh
Mogadishu

Get Salaam, Get The Center of Spoken and Academic English Builders

Cabdikaafi maxamud Cabdikaafi maxamud
Mogadishu, MUDUG

Khalifa University of Somalia Khalifa University of Somalia
Mogadishu

Khalifa university of Somalia is private non-governmental, non-for profit university working on high