Maxamud Osman Mahamed

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamud Osman Mahamed, College & University, Mogadishu.

Bogeeyga rasmiga ah waakan
waxan ahay ardey dhigta heerka koowaad ee jaamacada kuliyatu shareeca wal qaanuun sidoo kale waxaan ahay bare culuumta shareecada iyo maadiga .

11/02/2024
06/05/2022

Qasiisdo eed umacaan

01/05/2022

عيد مبارك كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح

30/04/2022

ايضاح الدليل لمسألة القنوت

اعداد : محمود بن عثمان بن محمد نور
ولد: في جوبة السفلى ، سنة ١٩٩٨ م

بسم الله الرحمن الرحيم
الحمد لله رب العالين الذي بيّن الحق والباطل والصلاة والسلام على خير الأنام سيدنا محمد وعلى ءاله وصحبه أجمعين .
أما بعد فلما رأيت أناسا يظنون أن القنوت في الصبح بدعة قبيحة لقلة علمهم ، والأعجب من ذالك أنهم ينتسبون لمذهب الشافعي الذي جعل القنوت بعضا من أبعاض الصلاة ، أحببت أن أجمع في هذه الرسالة التي سميتها : ايضاح الدليل لمسألة القنوت : الأحاديث الصحيحة التي وردت في قنوت الصبح ،
ولو قدر أن أحاديث القنوت كلها ضعيفة لصحّ الاحتجاج بها ، لأن العلماء اتّفقوا على جواز العمل بالحديث الضعيف في فضائل الأعمال ،
والله أرجو المنّ بالاخلاص لكي يكون موجب الخلاص .

مسألة القنوت
القنوت في اللغة: الدعاء بالخير والشر، يقال: قنت فلان على فلان؛ إذا دعا عليه، وقنت له: إذا دعا له بالخير، لكن صار القنوت بالعرف مستعملاً في دعاء مخصوص.

[ابن الرفعة، كفاية النبيه في شرح التنبيه، ٢٣٩/٣]

ذَكَرَ بن الْعَرَبِيِّ أَنَّ الْقُنُوتَ وَرَدَ لِعَشَرَةِ مَعَانٍ فَنَظَمَهَا شَيْخُنَا الْحَافِظُ زَيْنُ الدِّينِ الْعِرَاقِيُّ فِيمَا أَنْشَدَنَا لِنَفْسِهِ إِجَازَةً غَيْرَ مَرَّةٍ
وَلَفْظُ الْقُنُوتِ اعْدُدْ مَعَانِيَهُ تَجِدْ مَزِيدًا عَلَى عَشْرِ مَعَانِي مَرْضِيَّهْ
دُعَاءُ خُشُوعٍ وَالْعِبَادَةُ طَاعَةٌ. إِقَامَتُهَا إِقْرَارُهُ بِالْعُبُودِيَّهْ سكُوت صَلَاة وَالْقِيَام وَطوله. كَذَاك دوَام الطَّاعَة الرَّابِحِ الْقُنِيَّهْ
[ابن حجر العسقلاني، فتح الباري لابن حجر، ٤٩١/٢]

مذاهب العلماء في قنوت الصبح

وقد اختلف الناس في القنوت في صلاة الفجر وفي موضع القنوت منها، فقال أصحاب الرأي لا قنوت فيها ولا قنوت إلاّ في الوتر ويقنت قبل الركوع.

وقال مالك والشافعي وأحمد بن حنبل وإسحاق بن راهويه يقنت في صلاة الفجر والقنوت بعد الركوع وقد روي القنوت بعد الركوع في صلاة الفجر،

[الخطابي، معالم السنن، ٢٨٨/١]

والسنة: أن يقنت في صلاة الصبح عندنا في جميع الدهر، وبه قال مالك، والأوزاعي، وابن أبي ليلى، والحسن بن صالح، ورواه الشافعي عن الخلفاء الأربعة، وأنس.
[العمراني، البيان في مذهب الإمام الشافعي، ٢٥٢/٢]

وذهب الثوري، وأبو حنيفة، وأصحابه إلى: (أنه غير مسنون في الصبح) ، وروي ذلك عن ابن عباس،

29/04/2022

وقال كافة السلف: القرآن كلام الله غير مخلوق

[أبو حامد الغزالي، الاقتصاد في الاعتقاد للغزالي، صفحة ٧٤]

90- وأجمع أئمة السلف والمقتدي بهم من الخلف على أنه غير مخلوق ومن قال مخلوق فهو كافر4.

[المقدسي، عبد الغني، عقيدة الحافظ تقي الدين عبد الغني بن عبد الواحد المقدسي، صفحة ٦٦] .

23/04/2022

Bal dhageysu saad u garatu xaqiiq
Share gareeya asxaabey like saar si aan u ogaano inta qof ee kutixan bogeyga
Mahadsaniina

21/04/2022

BAYAAMIN IYO WARGALIN.

Ramadaan Kariim Bulsho waynta Reer Puntland, Eebe haynaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee bishan barakaysan.

Anigoo garowsan ahmiyadda ay leedahay u hoggaansamidda Dastuurka iyo Qawaaniinta Dawladda Puntland.

Anigoo garowsan masuuliyadda, xilka iyo waajibaadka baaxadda leh ee Madaxweyne Kuxigeenka.

Anigoo dareensan culayska ay xanbaarsantahay dhaarta Dastuuriga ah ee ku cad Qodobka 132-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland.

Anigoo garowsan in hawl socodsiinta iyo dardargelinta shaqada hortaal Hay’adaha Dawladda ay tahay masuuliyadda aan u dhaartay.

Anigoo ka duulaya isla markaasna fulinaya awaamiirta ku qeexan qodobada Dastuurka Dawladda Puntland ee kala ah:

Qodobka 2-aad, farqaddiisa 1-aad iyo 2-aad. Qodobka 3-aad, farqaddiisa 2-aad iyo
Qodobka 81-aad, Farqaddiisa 1-aad oo u dhigan sidan.

Qodobka 2aad (SARRAYNTA SHARCIGA)

Farqadda 1aad: Sharciga ayaa ka sarreeya qof kasta.

Farqadda 2-aad: Dhammaan hay’adaha Dawladda iyo dadweynuhuba waxay u hoggaansamayaan sharciga.

QODOBKA 3-aad. Farqaddiisa 2-aad oo u dhigan sidan. “Ma jiri karo qof, koox ama qayb ka mid ah bulshada oo awoodda dawladnimo u adeegsan karta si gaar ahaaneed”

Qodobka 81-aad. “Farqaddiisa 1-aad oo u dhigan sidan;

“ Madaxweyne Ku-Xigeenku wuxuu qabtaa xilalka Madaxweynaha marka uu dalka ka maqan yahay, ama uusan si ku meelgaar ah xilkiisa u gudan Karin”

Hadaba, waxaan u cadaynayaa shacab-waynaha reer Puntland in Dalku uusan geli karin firaaq dastuuri ah, xiligan adag oo shacabku la daalaa-dhacayaan abaar baahsan, dhaqaalo xumo iyo shaqo la’aanta haysata dhallinyarada reer Puntland.

Ugu danbayntii, mar haddii Madaxweynuhu uusan si ku meel-gaar ah u gudan karin waajibaadkiisa Dastuuriga ah sida ku cad qodobka 81-aad ee Dastuurka Puntland, farqadiisa 1-aad dhammaan masuuliyadaha iyo waajibaadkii dastuuriga ahaa waxay si ku meel gaar ah ugu wareegayaan una gudanaaya anigoo ah Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland si waafaqsan Dastuurka, Shuruucda iyo Qawaaniinta kale

17/04/2022

Waa aniga iyo sh xasan iyo sh bashiir

02/04/2022

رمضان كريم
كل عام وأنتم بخير
Cafis iyo caafimaad allah inooga dhameeyo bishan barakeysan

31/03/2022

Aan is cafino ikhwaanii maanta waa aduun berini waa aakhiro

Photos from Maxamud Osman Mahamed's post 28/03/2022

Ogeysiis

Waxaa maanta oo ah maalin isniin 25/8/1443 hijri 28/3/2022 bilaabaya alfiyatu ibni maalik
Kismayo dacad masjidu abii hureeri 5:00 pm

21/03/2022

Yaa rabbi noo soo gargaar war soomaalaay kaca oo ilaahey utoobad keena ducadana badiya xitaa xayaanadii ayaa roob la,aan iyo saxir barar udhimanaya

28/02/2022

"Nebigii Ilaahow,
Nuurkii Islaamkow,
Adigoo adduunkiyo
Ifka weli ka maqan baa
Lagu sii oddorosoo,
Ishaarooyin badan baa
Dadku kaa arkeenoo,
Ayaamaha Ilaahay
Qaar baa astaan lehe
Toddobada ayaamood
Isniin baad ka dhalatoo,

Adduunyada xuskaagii
Ololaa ka dhacayoo,
Ururweyne goortii
Ugxantaadu bururtaa
Xiddiguhu ifeenoo,
Dayaxaa ilayskii
Arladoo dhan gaadhoo,
Onkodkiyo hillaacaa
Araggiyo wax maqalkii
Ashqaraar ku ridayoo,

Insigiyo jinkaa farax
Abshir dhaha la yidhiyoo,
Inta haadda duushiyo
Idil habar dugaag baa
Abaabulay ciyaaroo,
Dhirtu oogadaadiyo
Afartaada geesood
Ubax iyo caleen bay
Ku ilaa xidheenoo.
يا خير الأنام عليك السلام
Abtirsiimadaadiyo
Meeshaad ku ababtaa
Dadku wada ogaayoo,
Aaminatu Wahab baa
Kugu qaadday uurkoo,
Adigoo unkamayoo
Weli soo ifbixin baa
Adoogaa xijaabtoo
Nafta laga aroorshoo,
Amran hooyadaa baa
Ummushii ku dhimatoo,
Allahay Xaliimuu
Igadh kaaga dhigayoo,
Iyaduu xilkaagii
Adhaxdeeda saaroo,

Iyadaa lafdhabartiyo
Kugu qaaday adhaxdoo,
Abuurtaada Nebiyow
Ulajeeddo weyn buu
Ka lahaa Ilaah oo,
Hadba guri ammaanuu
Rabbi kugu ogaayoo,
Arrintaada meel buu
Ku ilaalinaayoo,
Adigoo agoonaad
Makka adhi ku raacdoo,
Oon iyo harraad iyo
Arrad iyo cagaag baad
U adkaysanaysee;
Nebigii adeerkii
Abu Daalib koriyow.

Nebigii Ilaahow
Adoo jooga keligaa
Buur oogadeedoo
Adduunyada sirteediyo
Ifafaalaheediyo
Ku dhex jira ammuuraha
Ka qarsoon addoomaha,
Sow uur-kubaalliyo
Malag kuuma imanoo
Iqra kuuma dhiginoo
Aayadaha Quraankiyo
Magacyada Ilaahay
Kuma odhan guddoomoo
Runta kuma ogeysiin.

Dabadeed ayaantaas
Xaruntii Ilhaamkaa
Idan kaaga yimidoo,
Waxa Eebbe kaa wacay
Cirka oogadiisoo,
Nebow geenyo uguboo
Amran oo la yaabloo
Ashkiraa ku qaaddoo,
Carshigaa il bidhiqdeed
Irriduhu furmeenoo,
Allaheenna weyn baad
Afti kala hesheenoo,
Noloshiyo iftiinkuu
Kuu soo igmadayoo,
Gaal iyo Islaamkuu
U arrimi ku yidhiyoo,
Ururweyne waa taad
Ka akhriday dhambaalkee
Ummaddoo dhan shirisee
Arrintii dhacsiisee
Ulajeeddo hadashee
Oosha tidhi hoggaansama.

Inkastood wax yaabliyo
Tustay dhawr astaamood,
Waa tay addoomuhu
Afar iyo shan mooyee
Kaa aamuseenoo
Iimaansan waayeen
Aayadaha Quraankee
Dhegahana ka awteen
Ulajeeddadaadoo,
Adyadaa carruurtiyo
Gardarada abwaannada
Ushu kuma damqaynoo
Samirkii Ayuub baad
Kaga uur samaydoo,
Eeddooda waa taad
U adkaysanaysee.

Waanwaanta Eebbiyo
Amar baad sugaysee
Goortii af daalee
Odayadi Quraysheed
Ergo lagala quustaa
Abbaanduulayaashii
Ka irdhoobay Diintee
Ashahaada diiddiyo
Arbayaashi qooqaa
Beder lagu umaadoo
Lagu adhax wareemoo,
Ajar iyo jihaad baa
Birta loo afaystoo
Waaberi arooryaa
Uxud layska helayoo,
Eebiyo gantaal baa
Lagu wada idlaadoo,
Dhiiggii ordaayaa
Oodaha la tegayoo,
Ololkii Xuneyn baa
Boqorkiyo ugaaskii
Indhashoodi duushoo,
Goobtii Axsaab baa
Axan loogu kariyoo,
Utin kaa maqnayd baad
Aarkeeda gudatoo,
Kabcaada ajarankii
Nafta lagula eertoo,
libta lagu aroostaa
Xarameynku iidoo,
Uskaggii ka maydhoo,
Waxa laysku aaminay
"Aaway ku aaway
Ambaqaad higgaadoo
Addin yaa Bilaal".

"Dhammideed adduunyada
Afarteeda waaxyood
Eedaanka gaadhsii
Addin yaa Bilaal".

"Awliyada qarsoon iyo
Iilkiyo xabaalaha
Aammiinta maqashii
Addin yaa Bilaal".

Allaahu Akbartii bay
Daateen asnaamtii
Abu Jahal rumeeyoo,
'Ilaahyadi' la beertee
Ninba toban abuurtaa
Eedaankii dumiyoo,
Allahay sir iyo caad
Inu yahay mid keliyaad
Asaraar ka saartoo,
Udubbada Furqaan baad
Ku adkaysay ciiddoo
Xididada u aastoo,
Ummad kala qabweyn oo
Ashahaada karinoo
Anbatoo hallawdoo
Abtirsiimo lumisoo
Is addoonsanaysoo
Utin kala dhex taalliyo
Aardoon ku madhatoo
Usha laysku dhacayoo
Ooduhu dhex yaalliin
Soo ururshihiiyow."
يا خير الأنام عليك السلام
| ERGADII FURQAAN | 1978.

27/02/2022

Asma Xuseen axmed Oo ah Gabdha 9jir aya badan kadib markii Ay Hooyadeed Deeqo Muxyadiin Ay Kudishay magalda Muqdisho. Inaalilaahi Waa ilhy Raajicuun. Asma aya ahad Gabdha 15jir ah Oo kunoolayd Magalad Muqdisho gaar ah degmada Wadajir, taasoo Hooyadeed Deeqo galabnimadii Khamiista dishay gurigood Oo kuyaala meel udhow Ee degmada wadajir. Hooyo Deeqo aya Asma qol usoo xiray, Waxayna ugaystay jir dil IYo taasoo markii dambe . Asma aya markii Ay Wax Hooyo Deeqo ku qorisay , Si aan loo arkin, waxana Galabnimadii Guriga timi Ayeydeed Madiino muunde Si Ay Asma Ula hadsho, balse ayeeyo aya looshegay in Asma loodiray taasi oo markii dambe Ayeeyo Madiino iska tagtay. Hooyo deeqo aya shalay subax Maydka Asma uqaaday isbitaalka, waxa markii dambe lagu Xiray Saldhiga Hodan kadib markii arkay Dhaawacaya kuyaala Asma Yar. Waxayna ahad gabdh Ardayd ah Oo dhigan jirtay Kolleej, taasoo Xalay lagu kuyaal Magalad Muqdisho. Runtii Waa geeri Xanuun badan, alle subxanuhu watacaala haunxrsto.

FG: Asma oo Gabdha 9jir ah taasoo hooyadeed deeqo Gabnimadii Khamiista kudishay magalada Muqisho

Abdikarim AhmedAsma Xuseen axmed Oo ah Gabdha 9jir aya badan kadib markii Ay Hooyadeed Deeqo Muxyadiin Ay Kudishay magalda Muqdisho. Inaalilaahi Waa ilhy Raajicuun. Asma aya ahad Gabdha 15jir ah Oo kunoolayd Magalad Muqdisho gaar ah degmada Wadajir, taasoo Hooyadeed Deeqo galabnimadii Khamiista dishay gurigood Oo kuyaala meel udhow Ee degmada wadajir. Hooyo Deeqo aya Asma qol usoo xiray, Waxayna ugaystay jir dil IYo taasoo markii dambe . Asma aya markii Ay Wax Hooyo Deeqo ku qorisay , Si aan loo arkin, waxana Galabnimadii Guriga timi Ayeydeed Madiino muunde Si Ay Asma Ula hadsho, balse ayeeyo aya looshegay in Asma loodiray taasi oo markii dambe Ayeeyo Madiino iska tagtay. Hooyo deeqo aya shalay subax Maydka Asma uqaaday isbitaalka, waxa markii dambe lagu Xiray Saldhiga Hodan kadib markii arkay Dhaawacaya kuyaala Asma Yar. Waxayna ahad gabdh Ardayd ah Oo dhigan jirtay Kolleej, taasoo Xalay lagu kuyaal Magalad Muqdisho. Runtii Waa geeri Xanuun badan, alle subxanuhu watacaala haunxrsto.

FG: Asma oo Gabdha 9jir ah taasoo hooyadeed deeqo Gabnimadii Khamiista kudishay magalada Muqisho

xigasho Abdikarim Ahmed

19/02/2022

ka jawaab hadaad gartid

waa kumaa islaantii ayadoo gawadh ah uu guursaday Nabigeenu s c w ???

17/02/2022

Naxariista alle marna haka quusan
waayo ilaahey dunuubta oo dhan wuu dhaafaa markii laga reebo shirkiga

17/02/2022

Asc asxaabii suwax wanaagsan

14/02/2022

faafi oo kheerka saad ajir ugu hesho

14/02/2022

Mash allah الله يحفظهنّ

11/02/2022

Ku sali xabiibka s c w
maanta waa jumco

10/02/2022

Nin gabadhiisa kufsaday

yaab imakaak soomaalaay walee meel baan usoconaa ilaahow na astur yaa rabi

10/02/2022

Soomaalaay
Dadkeenu ya umaqan?
Diinteenu yaa umaqan ?
Dalkeenu yaa umaqan ?

09/02/2022

waa wareey !!!!
war aawan madaxdii dalka miyeey arkeeni maanta wax socda !!!!!
dhala yaradii laraway inay kufara adeegaan diintooda iyo dhaqankoodii wanaagsanaa maanta waxay si xowli ah u qaadanayaan dhaqan gaalo kada beyso !!!
madaxda dalka ugu sareeysa miyayna arkin
oo maxay ugu aamuseen arinkaa wallaahi ilaahey wuu idin weydiin doonaa barito waari meysid war hakaa haro
!!!!!!!!!!!!!!!!
walaal gaarsii madaxdeena qoraalkan oo faafi ilaahey hakaa ajirsiiyee

Want your university to be the top-listed University in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Qasiisdo eed umacaan
Bal dhageysu saad u garatu xaqiiq Share gareeya asxaabey like saar si aan u ogaano inta qof ee kutixan bogeyga Mahadsani...
Aan is cafino ikhwaanii maanta waa aduun berini waa aakhiro
Yaa rabbi noo soo gargaar  war soomaalaay kaca oo ilaahey utoobad keena ducadana badiya xitaa xayaanadii ayaa roob la,aa...
faafi oo kheerka  saad ajir ugu hesho
Mash allah الله يحفظهنّ
Nin gabadhiisa kufsaday yaab imakaak soomaalaay walee meel baan usoconaa ilaahow na astur yaa rabi

Telephone

Website

Address


Mogadishu
M

Other Colleges & Universities in Mogadishu (show all)
Faculty of medical laboratory_ plasma University Faculty of medical laboratory_ plasma University
Mogadishu

without laboratories men of science are soldiers without arms �

Nile University of Science and Technology Nile University of Science and Technology
KM5, Zoope Street
Mogadishu, 252

Nile University is based on innovative quality instruction, research, and service to society.

Fiiqsade fiigsan Fiiqsade fiigsan
+252619680308
Mogadishu, 2468

My page will be sent anything which is important for the society

Kiyaaz official Kiyaaz official
Warshadaha
Mogadishu

I normaly motivate people specially students at university or schools

Mogadishu Polytechnic University Mogadishu Polytechnic University
Amira Street, Beerta Banaadir Way, Hodan District
Mogadishu

MPU University is a Somali leading center of learning, teaching and technology and the most modern un

Faculty of Agriculture and Veterinary-Horn Africa University Faculty of Agriculture and Veterinary-Horn Africa University
Km4 Campus
Mogadishu, 252

Culuumta Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee Jaamacadda Geeska Afrika

Hodmas University College Hodmas University College
Makka-Al-Mukarama Street, Taleh Area, Behind Ambassador Hotel
Mogadishu

The official account of Hodmas University College.

CEB Conference CEB Conference
Mogadishu

The Conference on Entrepreneurship and Business Development (CEB) Jointly organized by SIMAD & JUST.

Center for Languages and Professional Studies - CELPS Center for Languages and Professional Studies - CELPS
Sh. Ali Sufi Street Or Taleh
Mogadishu

Get Salaam, Get The Center of Spoken and Academic English Builders

Cabdikaafi maxamud Cabdikaafi maxamud
Mogadishu, MUDUG