Mu'asasatu umu Al kacba

Ku soo dhawow Mu'asasatu umu al kacba waa Mu'asasa ka shaqeysa diinta iyo ardayda iney xifdiyaan qur'aanka kariimka bartaana culuumta islaamka.

Photos from Mu'asasatu umu Al kacba's post 21/09/2022

MADARASATU BILAAL oo ka kid ah madarasooyinka ushaqeeya Mu'asasatu umu al kacba kuna taala degmada hodan ayaa galabta oo arbaco ah ardayda tartan qur'aan loo qabtey kaasoo natiijo wanagsan ay ka soo baaxday.

Mu'asasatu umu al kacba ugu imow aqoon diini iyo macalimiin tayeysan.

21/09/2022

KU SOO DHAWAADA MU'ASASATU UMU AL KACBA

Mu asasada waxa ay leedahay shuruudo oo macalinka ku soo biirayo laga rabo madarasada kusoo biiraysana laga rabo..

Shuruudaha mu'asasada.

1:Madarasada ku soo biireyso in ay maamusho mu'asasada.
2:Hadii uu soo dalbado shaqo macalin waa in uu imtixaam ka qaadaa gadoomiyaha mu’asasada.
3:Madarasooyinka hoos taga mu’asasada waa iney ardaydu wax ku baraan si bilaash ah oo aan waxba laga qaadan waalidka.
4:Dugsiga ku soo biireyso mu’asasada waa inuu ku yaalaa dalka gudahiisa.
5:Madarasada laga diiwaan geliyo mu’asasada waa ineysan ka bixi karin ilaa uu ka fasaxa gadoomiyaha mu’asasada.
6:Macalinka/Macalimada laga shaqaaleysiiyo mu’asasada madarasooyinkeeda mid ka mid ah waa inuu ahaada mid si sax ah uguto waaajibka ka saaran.
7:Imtixaamka ardayda waa iney soo diyaariyaan gadoomiyaha iyo gadoomiye ku xigeenka mu’asasada uusan macalin diyaarin.
8:Madarasooyinka hoos taga mu’asasada dhamaantood waa iney ka amar qaataan gadoomiyaha mu’asasada.
9:Laba madaraso oo hoos tagta mu’asasada waa iney isku magac ahaan isku uniform na ahaan.
10:Shuruudahan hadii laga helo dugsi raba inuu mu’asasadan ku soo biiro wan soo dhaweyneynaa,macalin shaqo doon ahna wan soo dhaweyneynaa.

FG: Mu’asasadan wuxuu xafiiska ugu weyn ku yaalaa magaalada baraawe xafiiska 2aadna magaalada mogadisho gaar ahaan deg.hodan.

Gadoomiyaha mu’asasada:Abdul Hameed Abdul qaadir

13/09/2022

ASC dhmaan bulshada soomaliyeed ee ku nool dalka gudahiisa ku soo dhawaada Mu'asasatu umu al kacba oo idin qabaneyso waxbarashada diiniga mu'asasada waxay qaadaneysaa madarasooyin ardaydeduna waxay wax ku baranayaan si bilaash ah waxyaabaha lagu barto:

1:Xifdinta qur'aanka kariimka. 2:culuumta diinta ah.

Waxayna qaadaneysaa macalimiin wax barta ardayda rag iyo dumar ka faaidyso.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu
Other Education Websites in Mogadishu (show all)
Siyaadi aqoontada Siyaadi aqoontada
Kismaayo
Mogadishu, SOOMAALIYA

Siyaadi aqoontada waxa ugu imaanesa muuqaalo wax tar leh

Nasru_Diin Nasru_Diin
Mogadishu

Madarasada Taxfiidka Quraanka ee Muubarak Madarasada Taxfiidka Quraanka ee Muubarak
WartaNabada
Mogadishu

Madarasada Taxfiidka Qur'aanka waa Madaraso si online ah ushaqeysa . waxaad ka heleysaa 1-Falbar 2-Taxfiid 3-Tajwiid

Jiho Academy Jiho Academy
Mogadishu

Nala Joog oo Jiho Hel.

Al-Muniir Online College Al-Muniir Online College
Mogadisho
Mogadishu

Saacid online waa halka ad kaheli karto waxbarasho online ah oo tayo sare leh.

Hirasho Online Academy Hirasho Online Academy
Mogadishu, 00000

Ku soo dhawow Hirasho Online Academy ee barashada Quranka Iyo tafsiirkiisa, Luuqada Carabiga, Somaal

Dayax National A Dayax National A
Sayidka Howlwadag
Mogadishu, 252

WELCOME TO DAYAX NATIONAL ACADEMY FOR EDUACTION VIDEOS AND TARINING PLEASE✔️SUBSCRIBE✔️SHARE

Laaso Laaso
Mogadishu

Education, research, experiments

Akhoon kaab Akhoon kaab
Mogadishu

Akhoon kaab waa barnaamij ay diyaarisay shirkada akhoon kaab kaas oo loogu talagalay in aqoonta sar

Midowga macaahida gobalka banaadir Midowga macaahida gobalka banaadir
Mogadishu

الوحدة هي القوة

Tiigsi Mother Tongue -TMT Tiigsi Mother Tongue -TMT
Mogadishu

TMT waxad ka heli kartaa casharo taxane ah oo ku saabsan scientific subjects and basic engineering

Somali Institute for Civic Education Somali Institute for Civic Education
Black Sea. Wadada 30ka
Mogadishu

Online Course for Civic Educations.Working to make a difference in the civic life of one's community.