Somali Institute for Civic Education

Somali Institute for Civic Education

Online Course for Civic Educations.Working to make a difference in the civic life of one's community.

Barashada Madaniga Qaybta Xuquuqda Muwadinka 01/03/2023

https://www.youtube.com/watch?v=70Wd64edAz4&t=49s

Barashada Madaniga Qaybta Xuquuqda Muwadinka Waxaa lagu baranaa Banaamijyada Barashada Madaniga oo qofka ka dhiseeysa aqoonta iyo garaadka oo ku qalabeeysa culuun dheeri ah, fakar oo nolosha muawadinka...

24/11/2022

Barshada madaniga (Civic Education)
Kaskaaga iyo kaamilnimadaada ayeey kabtaa. Ka doono mesha aad ka heli karto. Meesha kuugu horreeysa aad ka heli karto waa:
Somali Institute for Civic Education

22/11/2022

Barshada madaniga (Civic Education)
Waa kayd meel kuu yaalla marka aad u baahto ee Hamoogaan.

21/11/2022

Barshada madaniga (Civic Education)
Waa wax sahlan oo qofka noloshiida la socda marka uu dhasho illaa uu dhinto ama wayeeloobo. Waa tababar maskaxeed ha u daymo la´aan.

15/11/2022

Videogan si fiican ha loo fiirsado hana laga soo jawaabo. Mahadsanidin

06/11/2022

Halkan ka soo gala

Mohamed Hassan Hagi is inviting you to a scheduled Zoom meeting.

Topic: Mohamed Hassan Hagi's Zoom Meeting
Time: Nov 6, 2022 09:45 PM Mogadishu

Join Zoom Meeting
https://us04web.zoom.us/j/74332016824?pwd=8qzZ8QjaQMkNIVvSTQ26c0pgblmlCu.1

Meeting ID: 743 3201 6824
Passcode: 9ZL41T

Join our Cloud HD Video Meeting Zoom is the leader in modern enterprise video communications, with an easy, reliable cloud platform for video and audio conferencing, chat, and webinars across mobile, desktop, and room systems. Zoom Rooms is the original software-based conference room solution used around the world in board, confer...

06/11/2022

Xasuusin: Waxaan idin xasuusinaa in Courskii gaabnaa usbuuciisii labaa uu caawana jiro saacad iyo badh ka dib micnaha 8:30pm saacaddam mugdisho. Linkigana waakan:
Topic: Mohamed Hassan Hagi's Zoom Meeting
Time: Nov 6, 2022 08:30 PM Cairo

Join Zoom Meeting
https://us04web.zoom.us/j/77094819956?pwd=zUT0EimFHNvcmWDiYqff5ecLqILpjC.1

Meeting ID: 770 9481 9956
Passcode: 4dn0zj
Yaan la illaawin

Join our Cloud HD Video Meeting Zoom is the leader in modern enterprise video communications, with an easy, reliable cloud platform for video and audio conferencing, chat, and webinars across mobile, desktop, and room systems. Zoom Rooms is the original software-based conference room solution used around the world in board, confer...

16/10/2022

Dhamman dhallinyarada , marka aad fiirsataan videogan waxaa la idinku wargelinayaa in Machadka uu go´aansaday in la qabto kors gaaban oo laba ucbuu lacag la´aan ah, si sifiican loogu fahmo Barashada Madaniga. 14kii dhallinyaro oo horey u soo codsaday oo macluumaadkooda ahyno iyo intii kale oo xiiseeyneeysa waxaa loo sheegaa in korska la qaban doodno wixii ka dambeeya 20ka Oktober. Inta ka horreysa wakhtigaas, inta aan macluumaad laga haynin soodira mailkiina iyo whatsapp la idinkala soo xiriiro, Kuna tala gala korska in uu ku baxaayo online Zoom ah oo linkigiisa la idin soo dirayo.

30/08/2022

Dhallin yarooy
Maskax iyo maan furan ayaa hoggaanka wanaagsan oo tallabsan kara abuura . Barashada madanigana waxay hagtaa hoggaanka wanaagsan, waxayna qofka u abuurtaa keeyd aqooneed ee yaanan la moogaan.

26/08/2022
Photos from Somali Institute for Civic Education's post 30/06/2022
30/06/2022

Faahfaahin intaasi ka badan kala soo xirii:
e-mail : [email protected] [email protected]
Tjf: whatsAPP keliya 002261 6578013
Mohamed Hassan Hagi

21/05/2022

Machadka Barashada Madaniga ee Somalia
Wuxuu idin hayaa: Online Civic Education Course

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Black Sea. Wadada 30ka
Mogadishu
Other Education Websites in Mogadishu (show all)
Siyaadi aqoontada Siyaadi aqoontada
Kismaayo
Mogadishu, SOOMAALIYA

Siyaadi aqoontada waxa ugu imaanesa muuqaalo wax tar leh

Nasru_Diin Nasru_Diin
Mogadishu

Madarasada Taxfiidka Quraanka ee Muubarak Madarasada Taxfiidka Quraanka ee Muubarak
WartaNabada
Mogadishu

Madarasada Taxfiidka Qur'aanka waa Madaraso si online ah ushaqeysa . waxaad ka heleysaa 1-Falbar 2-Taxfiid 3-Tajwiid

Jiho Academy Jiho Academy
Mogadishu

Nala Joog oo Jiho Hel.

Al-Muniir Online College Al-Muniir Online College
Mogadisho
Mogadishu

Saacid online waa halka ad kaheli karto waxbarasho online ah oo tayo sare leh.

Hirasho Online Academy Hirasho Online Academy
Mogadishu, 00000

Ku soo dhawow Hirasho Online Academy ee barashada Quranka Iyo tafsiirkiisa, Luuqada Carabiga, Somaal

Dayax National A Dayax National A
Sayidka Howlwadag
Mogadishu, 252

WELCOME TO DAYAX NATIONAL ACADEMY FOR EDUACTION VIDEOS AND TARINING PLEASE✔️SUBSCRIBE✔️SHARE

Laaso Laaso
Mogadishu

Education, research, experiments

Akhoon kaab Akhoon kaab
Mogadishu

Akhoon kaab waa barnaamij ay diyaarisay shirkada akhoon kaab kaas oo loogu talagalay in aqoonta sar

Midowga macaahida gobalka banaadir Midowga macaahida gobalka banaadir
Mogadishu

الوحدة هي القوة

Mu'asasatu umu Al kacba Mu'asasatu umu Al kacba
Mogadishu

Ku soo dhawow Mu'asasatu umu al kacba waa Mu'asasa ka shaqeysa diinta iyo ardayda iney xifdiyaan qur'aanka kariimka bartaana culuumta islaamka.

Tiigsi Mother Tongue -TMT Tiigsi Mother Tongue -TMT
Mogadishu

TMT waxad ka heli kartaa casharo taxane ah oo ku saabsan scientific subjects and basic engineering