Akhoon kaab

Akhoon kaab waa barnaamij ay diyaarisay shirkada akhoon kaab kaas oo loogu talagalay in aqoonta sar AKHOON KAAB

15/05/2022

Asc ku soo dhawaaw Akhoon kaab page,
Maanta oo ay tahay taarikhdu 15/may/2022 waxaan shaacinaynaa in ay diyaarsan yihiin maadoyinka kala ah:

1:Business form three ah.
2:technology form three ah.
3:physics form one ah.

Sidoo kale waxaa maalmaha soo socda gaar ahaan maalinka khamiista ah soo bixi doono maadooyinka ah:

1:physics form two ah.

Sidoo kale waxaan caawa shaacinaynaa in aysan soo bixi doonin madooyinka haray waxaan idin rajenaynaa in aad imtixaanka ku guulaysan doontaan.

Sidoo kale ardaydii rabta in ay helaan maadooyinkaas SEND MESSAGE ka hoose hanagala soo xariiraan mahadsanidiin.

14/05/2022

Asc waan idin salaamay dhamaan ardayda ay kulmiso Akhoon kaab.

Waxaa soo baxay maadada physics form one ah sidoo kale waxaa hada process ka ku jira madoyinka kale oo aan rajenayna in ay soo baxaan.

Hadii aad tahay classka form one waxaad hada heli kartaa maadada physics ka ah pdf keeda.

F:G class group kasta oo magacisu ku qoran yahay form one waan soo dhigi dona pdf kaan fadlan class group kaaga hadii uusan ku qorneen fasalka form one ku qoro oo magaca ka badal si aan kaga aqoonsano fasalada kale.

Sido kale dhamaan ardayda waxaan ka codsanaynaa in ay class group kooda ay classka ay yihiin ku qoraan balse hadii uu kuugu qoran yahay waad mahad santahay.

Photos from Akhoon kaab's post 14/05/2022

-Asc waan ku salaamay boqasho wanaagsan ku soo dhawaaw .

-Barnaamijka arday kaab waxa uu sanadkaan idiin diyaariyey maadooyin ka kala ah

1:physics.
2:biology.
3:chemistry.

Maadooyinkaas oo ah sadexda class ee dugsiga sare sida:

-form one.
-form two.
-form three.

-dabcana waa maadoyin la koo koobay laguma diyaariyey labo luuqadood oo kala ah

1:English.
2:Somali.

-waxaan rajenaya dhamaan ardayda in ay ka faa idaysan doonaan.

-sidoo kale waxaan idin kula wadaagi dona hab pdf ah waxaana idin so dhigi dona group ka class kaaga.

07/05/2022
15/04/2022

Asc waan idin salaamay dhamaan page kaan waa page ay leedahay akhoon kaab kaab kaas oo la donayo in dhamaan bulshada logu so gudbiyo servers keena mahadsanidiin.

15/04/2022

Akhoon kaab waa barnaamij ay
diyaarisay shirkada akhoon kaab
kaas oo loogu talagalay in aqoonta
sare loogu qaado.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Education Websites in Mogadishu (show all)
Siyaadi aqoontada Siyaadi aqoontada
Kismaayo
Mogadishu, SOOMAALIYA

Siyaadi aqoontada waxa ugu imaanesa muuqaalo wax tar leh

Nasru_Diin Nasru_Diin
Mogadishu

Madarasada Taxfiidka Quraanka ee Muubarak Madarasada Taxfiidka Quraanka ee Muubarak
WartaNabada
Mogadishu

Madarasada Taxfiidka Qur'aanka waa Madaraso si online ah ushaqeysa . waxaad ka heleysaa 1-Falbar 2-Taxfiid 3-Tajwiid

Jiho Academy Jiho Academy
Mogadishu

Nala Joog oo Jiho Hel.

Al-Muniir Online College Al-Muniir Online College
Mogadisho
Mogadishu

Saacid online waa halka ad kaheli karto waxbarasho online ah oo tayo sare leh.

Hirasho Online Academy Hirasho Online Academy
Mogadishu, 00000

Ku soo dhawow Hirasho Online Academy ee barashada Quranka Iyo tafsiirkiisa, Luuqada Carabiga, Somaal

Dayax National A Dayax National A
Sayidka Howlwadag
Mogadishu, 252

WELCOME TO DAYAX NATIONAL ACADEMY FOR EDUACTION VIDEOS AND TARINING PLEASE✔️SUBSCRIBE✔️SHARE

Laaso Laaso
Mogadishu

Education, research, experiments

Midowga macaahida gobalka banaadir Midowga macaahida gobalka banaadir
Mogadishu

الوحدة هي القوة

Mu'asasatu umu Al kacba Mu'asasatu umu Al kacba
Mogadishu

Ku soo dhawow Mu'asasatu umu al kacba waa Mu'asasa ka shaqeysa diinta iyo ardayda iney xifdiyaan qur'aanka kariimka bartaana culuumta islaamka.

Tiigsi Mother Tongue -TMT Tiigsi Mother Tongue -TMT
Mogadishu

TMT waxad ka heli kartaa casharo taxane ah oo ku saabsan scientific subjects and basic engineering

Somali Institute for Civic Education Somali Institute for Civic Education
Black Sea. Wadada 30ka
Mogadishu

Online Course for Civic Educations.Working to make a difference in the civic life of one's community.