Structural and Surveying Engineering Consultant

Structural and Surveying Engineering Consultant

STRUCTURAL & SURVEYING ENGINEERING CONSULTANT

15/07/2022

Adeegayda aad kaheli karto shirkadda SASEC waxaa kamida *Overhead Water Tank Design*(Concrete and Steel), waxaynu kugu wareejin doonnaa Documents Dhamaystiran Sida:Plans,Designs,Analysis,Designs and Detailing.

Welcome to

14/07/2022

Macaamiil adeegayada aad naga heli karto waxaa kamida Overhead water tank design.Anagoo kugu wareejin doona hadii Alle idmo document dhamaystiran sida plans, Analysis,and detailing.
Wixii faah faahin ah kala xiriir:
TELL:+252612660687
EMAIL:[email protected]

Welcome to

13/07/2022

Shirkad waxay macaamiisheeda usamaynaysaa waxyaabaha so socda:
1. Pre analysis
2. Analysis
3. Design
4. Report preparation

Shirkadu waxay meel amaan ah ku kaydin doontaa dhamaan xogta gurigaaga. hadii loo baahdmo mustaqbalka in lasii balaariyo ama dabakhyo lagu daro,shirkadu waxay dib u analysis garaynaysaa gurigaaga dhisan ayadoo tix raacayso document yadii h**e ay u haysay.
waxay sidoo kale talo kaa siinaysaa gurigaaga hadii wax lagu dari karo iyo hadii kale, ilaa meeqa ayaa lagu dari karaa.

Welcome to

12/07/2022

Structural Modelling

Drawing geometry of the structures such as plans, sections, elevations and blueprint of the building.

Structural Analysis

Prediction of structural response to external force to ensure safety and robust of the structure, preliminary design, member interconnections and visualizing dimensions.

Welcome to

11/07/2022

Waxyaabaha shirkada SASEC macaamiisheeda ka haqab tiri doonto waxaa ka mid ah Design of Steel Structures sida Warehouse, Hanger and steel buildings designs.
Haddaba kala xiriir:
Tell:+252612660687
Email:[email protected]

Welcome to

10/07/2022

Shirkadda(SASEC) waxay macaamiisheeda usamaynaysaa waxyaabaha so socda:
1. Pre analysis
2. Analysis
3. Design
4. Report preparation

Shirkadu waxay meel amaan ah ku kaydin doontaa dhamaan xogta gurigaaga. hadii loo baahdo mustaqbalka in lasii balaariyo ama dabakhyo lagu daro,shirkadu waxay dib u analysis garaynaysaa gurigaaga dhisan ayadoo tix raacaysa document yadii h**ey ay u haysay.
waxay sidoo kale talo kaa siinaysaa gurigaaga hadii wax lagu dari karo iyo hadii kale, ilaa meeqa ayaa lagu dari karaa.
Adeeg Tayo sare leh oo hufan ugu kaalay shirkada SASEC.

Kala xiriir:
TELL: +252612660687
EMAIL: [email protected]

09/07/2022

Shirkada waxay macaamiisheeda u rajaynaysaa CIID MUBARAK. Shirkadu waxay ilaahay uga baryeysaa macaamiisheeda sanadkaan sanadka ku xiga inay caafimaad iyo baraaro ku gaaraan.

06/07/2022

Shirkada Structural and Surveying Engineering Consultant (SASEC) waxay macaamiisheeda kacaawinaysaa in Gurigaaga laguugu dhiso si safe ah kadibna economical ah.

Shirkada waxay u shaqaynaysaa dhamaan shacabkeeda sida
1. Contractors
2. shaqsiyaadka guryaha dhisanaya
3. Dowlada
4. NGOs
5. Organization ka

Shirkadu waxyaabaha ay qabato waxaa ka mid ah

1. Structural Analysis: waxaa laqiimaynayaa dhamaan culaysyada ay qaadi doonaan members ka kala duwan ee gurigaaga ka koobanyahay sida beams, slabs, columns, foundations and soil.
2. Structural design: waxaa lagu go'aaminayaa cabirada ama size ka dhamaan memberska kala duwan ee gurigaaga ka koobanyahay sida beams, slabs, columns and foundations ayadoo latix galinayo cabirada ugu raqiisan hadana safe ah ayadoo lagu xisaabtamayo cimriga gurigaaga uu jiri doono iyo dhaqaalaha aad haysato.

Shirkadu waxay macaamiisheeda lashaqaynayaa inta dhismaha socdo ayadoo siin doonto
1. Talooyin iyo qiimayn joogto ah
2. waxay koormeeri dontaa guriga ay design garayso inta dhismaha socdo.
3. waxay kaloo kaa caawinaysaa hadii isbadal kuyimaado guriga inta dhismihiisa socdaan inay si bilaash ah update garayso designs and drawing ka guriga sida member locations, steel and plan change.

Hadaba macaamiil bixi khidmad yar si laguugu badbaadsho tobanaan kun oo dollar una dhiso gurigaaga si hufan oo waafaqsan shuruucda dhismayaasha guryaha ee calamka.

MAHADSANADIDIIN

Welcome to

02/07/2022

We Ensure Stability, Durability, and Safety.
Welcome to

01/05/2022

Ciid wanaagsan

01/04/2022

Ramadan Mubarak

31/03/2022

JUMA KARIIM
WELCOME TO

30/03/2022

Qancinta macaamiisha iyo rumaynta riyooyinkaada dhisme waa masuuliyaddeena.

Welcome to

09/12/2021

WELCOME TO

06/12/2021

KUSOO DHAWAADA SHIRKADA

WELCOME TO

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

| Sh Almis Iyo Nin Japanese ah

Telephone

Website

Address


Hodan
Mogadishu
Other Engineering Services in Mogadishu (show all)
Hilaac Service Hilaac Service
Makkah Al-mukarama
Mogadishu

Xerida, Gelinta, Cilad bixinta Mukeyfyada, Qasaaladaha & Talaajadaha.

Cilmi Iyo Farsamo Cilmi Iyo Farsamo
Mogadishu

Engineering

AQAL GROUP AQAL GROUP
TELEH/HODAN-MOGADISHU-SOMALIA
Mogadishu

We are group of expert engineers who can change your dreams to real

Col Ujoog Col Ujoog
Km4 Mogadishu
Mogadishu

Waa pageka Rasmiga ee Col Ujoog.

Somali Engineering Consultancy & Construction Agency-SECCA Somali Engineering Consultancy & Construction Agency-SECCA
Taleh Off Road, Next To Banana Group/Hodan
Mogadishu, 252

Somali Engineering Consultancy & Construction Agency (SECCA) is a professional Private Firm.

Mogadishu Engineering Co. Mogadishu Engineering Co.
Wadada Makkah Almukarama
Mogadishu

Mogadishu Engineering Co. is an Engineering/Architectural firm specialized in the fields of Architec

Barre billion trade Barre billion trade
Eng-yariisow
Mogadishu, 252

+252615880576

mohaa.boss mohaa.boss
Mogadishu

https://instagram.com/mohaa.boss?utm_source=qr&igshid=ZDc4ODBmNjlmNQ%3D%3D

Qalan Construction Qalan Construction
Mogadishu

Arkan.so Arkan.so
WADNAHA Street, HODAN DISTRICT MOGADISHU
Mogadishu, 252

Meccet Engineering Service Meccet Engineering Service
Makka-al Mukarrama
Mogadishu, 252

Construction

Tabac Agricaltural services Tabac Agricaltural services
Muqdisho
Mogadishu

shirkada dhismaha green house yada iyo wax sosaarka beeraha