Marham Medical College- أكاديمية مرهم

Marham Medical College- أكاديمية مرهم

You may also like

Sadboy .
Sadboy .

Kusoo dhawaaw Machadka MARHAM
waxaan bixinaa Tababaro iyo Course-yo caafimaad oo online ah.

Machadka
maadooyinka aad ka heli karto waxaa ka midda ( Nursing , Midwifery , Public Health , Nutrition & Pharmacology etc)

10/11/2023

Qeybta hoose ee hab-dhiska hawo mareenka xubnaha uu ka koobanyahay waxay kala yihiin....?

07/11/2023

5-ta Calaamadood ee caabuqa lagu garto..

......Ka faa'iideysi wacan jaallayaal....🤗

02/11/2023

Ka faa'iideysi wacan. Waa qeybaha ay ka koobantahay Syringes-ka si kale aagadda...🙏

30/10/2023

Ma magacaabi kartaa muruqaan kuu muuqda magaciisa adoo fiirinayo sawirka dhinac midig kaaga muuqdo...?

29/10/2023

Xagee laga qaataa cirbadda lasiiyo dadka qaba cudurka sonkorta....?

28/10/2023

Ka faa'iideysi wacan saaxiibayaal.....🙏

20/10/2023

Farqiga u dhaxeeyo Artery iyo Veins ...❗🙏

17/10/2023
14/10/2023

Haye laftaan magaceedaa la iska rabaa ?🤗

13/10/2023

Muxuu muujinayaa sawirkan ?

10/09/2023

Isku daygu waa muhiim ✋

08/09/2023

Markaa rabto inaa fahamto maadada Anatomy-ga 😀😂😄

05/09/2023

Haye hee isku day hana simbiririxan yaah 😂

03/09/2023

😊😊😊Service First

31/08/2023

Halaga faa'iideysto saaxibadda inagu xiranoow

31/08/2023

Xaaladdaha/Xanuunadda lala xiriiriyo calool xanuunka 🥰

29/08/2023

Ok 😊

29/08/2023

Erey bixino caafimaad oo muhiim ah 🥰

08/01/2023

Isku day wacan saaxiibadda inagu xiran 🥰

Photos from ‎Marham Medical College- أكاديمية مرهم‎'s post 31/12/2022

TAXANAHA CAAFIMAADKA.

Waa Maxay Faa'iidooyinka Caafimaad Ee Laga Helo Liin Macaanta?

Liin macaantu waxay leedahay faa'iidooyin caafimaad oo badan waxaana ka mida ilaalinta indhaha iyo hagaajinta araga iyo sare u qaadida baahida galmada ka hortaga calool fadhiga iyo hagaajinta nidaamka difaaca jirka, hagaajinta niyada, kor u qaadida caafimaadka ilkaha, hagaajinta cadaadiska dhiiga, hagaajinta muuqaalka maqaarka, ka hortaga koritaanka unugyada kansarka, kor u qaadida dheefshiidka cuntada iyo ilaalinta wadnaha.

Liin macaantu waa khudrad caan ah meesha aad dunida ka joogtaba waad helaysaa umana baahna aqoonsi gooniya waayo waxay ka mid tahay khudaarta maalin kasta dunida oo dhan laga cuno,

xaqiiqdii waa mida ugu caansan noocyada liinta ee ka tirsan qoyska liinta ee loo yaqaano citrus sidaa darteed liin macaanta wuxuu alle ku abuuray dhadhan wanaagsan waxayna kor u qaadaa caafimaadka qofka bini aadamka ah.

Qiimaha nafaqeed ee liin macaanta 100kii gram:

*Calories-47
*Fiber- 2.40g
*Total carbonyhrate- 11.75g
*Potassium-168g
*Vitamin A-7.5
*Vitamin C 90
*Iron 1%
*calcium- 4%

Faaiidooyin-kan Hoose ayaa Laga Helaa Liin Macaanta.

1:Waxay ilaalisaa indhaha waxayna xaqiijisaa aragtida.

Cunista cuntooyinka hodanka ku ah vitamin C waxay gacan ka gaystaan caafimaadka indhaha sidaa darteed liin macaanta waa il muhiim ah oo laga helo Vitamin C waxayna indhaha ka ilaalisaa nabaad guurka.

2:Waxay kobcisaa baahida galmada.

Liin macaanta waxaa laga helaa faaiidooyin caafimaad oo kaa caawinaaya xoojinta galmada labka iyo dhediga, markii si joogta ah loo isticmaalo waxay awood kuu siinaysaa inaad xaliso dhibaatooyinka galmada ee hoos u dhaca ah kuwaas oo saameeya noloshaada, waxay kaloo ka qayb qaadataa sii wadida galmada .

3:Waxay la dagaalantaa calool fadhiga.

Calool fadhigu wuxuu yimaadaa markay dhibaato ku dhacdo gudbinta saxarada oo ah saxarada oo aan caadi ahayn oo adag sidaa daraadeed liin macaanta hadii aad cunisteeda joogtayso waxay ka hortag wanaagsan u noqonaysaa inaad yeelato calool istaag ama calool fadhi.

4:Waxay xoojisaa difaaca jirka.

liin macaanta waxa ku jira vitamin, waxaana la ogyahay in fiitamiinka ku jira liin macaanta uu sare u qaada shaqada difaaca jirka waxayna liin macaantu gacan ka gaysataa hawlaha difaaca jirka ee u baahan isla markaana raba inay baabi'iyaan cudurada.

5:Waxay hagaajisaa niyada.

Liin macaanta waxay qofka cuna ka caawisaa kor u qaadida niyada iyo yaraynta niyadjabka iyo walwalka, sidoo kale cunitaanka liinta wuxuu kuu horseedaayaa deganaansho sidaa awgeed liin macaanta waxaa taariikh ahaan loo isticmaali jiray daaweynta walbahaarka .

6:Waxay kobcisaa caafimaadka ilkaha.

Dayactirka ilkaha iyo ciridka waa inay mudnaanta koowaad lahaadaan marka laga hadlaayo daryeelka afka maadaama infakshan uu waxyeelayn karo ciridka sidaa awgeed liinta waxay gacan ka gaysataa caafimaadka ciridka iyadoo la xoojinaayo xididada dhiiga iyo unugyada xajiyada ciridka iyo ilkaha.

Faaiidooyinka kale ee liin macaanta:

Waxay nidaamisaa cadaadiska dhiiga.

Waxay wanaajisaa muuqaalka maqaarka.

Waxay ka hortagtaa koboca unugyada kansarka.

Waxay dhiirigelisaa dheefshiidka cuntada.

Waxay kaa caawinaysaa maaraynta neefta.

Waxay ilaalisaa caafimaadka wadnaha.

Miraha liin macaanta waa miro aad loo jecel yahay waana miro laga helo faaiidooyin caafimaad oo tiro badan waxayna jirka qofka siiyaan nafaqooyin wanaagsan sidaa darteed cabitaanka liin macaanta waxaa laga helaa fiitamiino aad u badan oo waxtar u leh caafimaadka, waxaana muhiim ah in lagu dadaalo cunitaanka liin macaanta iyo cabitaankeeda.

Qodobkee Dareenkaaga Si Gaar Ah Usoo Jiitay?

Akhriste ugu yaraan hadaad akhrisatay qormadan caafimaad fadlan saar si ay walaalaha kale ee boggan ku xiran usii gaarto, haddi aad sii garaysid-na kaba sii fiican oo walaalaha iyo saaxiibadaada ayaa waxaad faa'iiday lasii wadaagtay, anigana dhiirigelin bay ii tahay mahadsanidiin.

Hadaad tahay walaal ku cusub boggan, nagula soo biir si aad ula socoto qormooyin iyo muuqaalo xiiso badan.

27/11/2022

Isku day oo dooro jawaabta saxda ah ???

25/11/2022

Sida Ugu Fudud Jirka Looga Baabi'iyo Ciddiyaha Libaaxa/Stretch Mark Ku Samaysma Uurka Iyo Cayilka

Qaybta Commentiga Linkiga Ka Fiiri ⬇️

21/11/2022

Isku day jawaabta saxda ah🥰

10/08/2022

Isku day wacan saaxiibadda inagu xiran...?

08/08/2022

Isku day jawaabta saxda ah...?

01/08/2022

Isku day jawaabta saxda ah ...

01/08/2022

Isku day jawaabta ...?

31/07/2022

Isku day jawaabta saxda ah ..?

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Waa vedio sharaxaya gooryaanada ku dhaca kaadi mareenka mid kamid ah waxaana looyaqaan #SCHISTOMA #HEMATOBIUM.
CASHARKII 4-AAD EE BARASHADA SHEEYBAARKA.Inshallaah waxa aan practice ku sameeyn doonnaa cashiradii hore ee 2-aad iyo 3-...

Category

Telephone

Website

Address

30 Street , Hodan _
Mogadishu
Other Education in Mogadishu (show all)
Ahlusunnah wal-jamaca Ahlusunnah wal-jamaca
Ahlusunnah Wal-jamaca
Mogadishu

Ahlusunnah wal-jamacah. www.ahlusunnah.ning.com http://www.ahlukheyr.com/ Booqo fadlan Group-kena

Hamar International Academy Hamar International Academy
Banadir Road
Mogadishu

Hamar International Academy is Hight quality and Professional Academy in Mogadishu-Somalia

Eng jubo Eng jubo
Mogadishu, 6241

welcome our page please like , follow and then invite your friends to get more benefits thanks

HIU Faculty Of Health Science HIU Faculty Of Health Science
Abdikasim
Mogadishu, KM4

To be learning center Excellence For Health Science in Somalia

Hello Teacher & Hello Student Hello Teacher & Hello Student
(Waberi District) Via Moscow Street
Mogadishu, 252

Let me edit your English Grammar!

Salaam Academy Salaam Academy
Mogadishu/
Mogadishu

(( #Learn Today to Succeed Tomorrow# ))

Buruburu  primary And secondary school Buruburu primary And secondary school
Mogadishu, BURUBURU144

Ceelow Ceelow
Mogadishu

قيل للقعقاع الأوسي: قُلْ لنا شيئًا عن الجنة يشوّقنا إليها. قال: فيها رسول الله ﷺ ���

Dugsiga diyaarinta ardayda ee Iqra Dugsiga diyaarinta ardayda ee Iqra
Carafaad
Mogadishu

Iqra school

Jubba primary and secondary school-Bardhere Jubba primary and secondary school-Bardhere
Bardhere
Mogadishu

Learn today lead tomorrow

Bashir Mohamed Abdukadir Bashir Mohamed Abdukadir
Mogadishu

إِنَّ مَعِيَ رَبِّي سَيَهْدِينِ