Yoo Ahmed
Joogtee Sameynta WanaaGa
Laba sharci-yaqaan oo Mareykan ah ayaa ku cadaadinaya maamulka Madaxweyne taasoo ku saabsan adeegsiga lacaga cryptocurrency ga inay adeegssadan wadama mareykan ka cunuqabateen kuso rogay
(Russia, Iran iyo South Korea) siday uga dhuuntaan cunuqabateenta.
ChatGPT AYaan WeydiYaY 5 Qof Ee iGu Ficnaa Ee Dunida Soo Mara Nabi Mohammed صلى الله عليه وسلم AYuu Lamber 1 Ka DhiGaY
Qormada 7 | Aad
Business
Shirkada Nike ayaa ku hormartay dagaalka kabaha sare Ee LaGu Ordo Kadib Marku CiYaryahan Kiptum uu jabiyay rikoorka marathon-ka adduunka isaGoo Xiran Kabaha Nike Ee Nike Alphafly 3.
Kadib 2 isbuc Kahor Markey Tigs assefa Ay Jabisay Rikoorka Marathonka Dumar Ee LaGu Qabtay Berlin Ayadoo Ku Ordeysay Kabaha Adidas Ee Adizero Adios Evo Pro 1
Qormada 6 | Aad
Saynis
Saynis Yahanadu waxay daaha ka qaadeen isha ishaarada Raadiyaha ee dahsoon oo ay ku qaadatay 8 bilyan oo sano inay na soo Gaadho.
Cilmi-baaris cusub oo la soo bandhigay intii lagu jiray shirkii 243-aad ee Ururka Astronomical Society ee New Orleans, Louisiana, ayaa sheegay in Raadiyaha ugu caansan uguna qadiimsan Ee (FRB) Uu ka Yimid meel Taariikhi ah.
Cirbixiyeno Oo ay hogaamineyso jaamacada Northwestern University ee dalka Maraykanka ayaa helay asalka FRB-da ugu awooda badan, oo la ogaaday 2022.
Cilmi-baadhayaashu waxay raadiyeen FRB, oo lagu Naanayso 20220610A, dib ugu noqoshada koox ka kooban ugu yaraan toddobo Galaxyo iyagoo isticmaalaya sawirka idin Muuqda uu qaaday NASA's Hubble Space Telescope.
Qormada 5 | Aad
Dakhliga xayaysiiska LinkedIn ayaa kor u kacay iyadoo shirkaduhu ay ka carareen Platformka X.
Khilaafaadka sii socda ee Elon Musk iyo madal X ayaa sida muuqata ka faa'iidey LinkedIn dhanka xayaysiinta. Xayeysiyeyaal waaweyn oo ay ka mid yihiin IBM, Coca Cola iyo Comcast, ayaa ku booday markabka ka dib markii Musk uu soo dhigay war ku saabsan isticmaalka luqadda nacaybka ee boostada. LinkedIn waxay arkaysaa kor u kaca nambarada xayeysiinta - ilaa 30 boqolkiiba sanadkan. Falanqeeyayaasha xayeysiinta ayaa khadka tooska ah u soo jiiday hoos u dhaca xayeysiiska ee X - $400 milyan wax ka yar rubucii sanadkan.
Qormada 4 | Aad
Microsoft Ayaa bedeshay kiiboodhka markii ugu horeysay muddo sanado ah Kedib.
Kiiboodhka cusub ee kumbuyuutarrada Windows waxay hadda Yeelan doonaan fure CoPilot Gaar ah. Sida laga soo xigtay warbixinta "in kasta oo Windows 11 isticmaalayaashu ay mar horeba heli karaan Copilot iyagoo riixaya furaha Windows +C.
Qormada 3 | Aad
Aamin Naftaada. Waad ka Geesisan tahay sidaad u malaynayso, Waad ka karti badan tahay inta Aad iska Taqaano, kana karti badan inta aad Malaynayso✊🏽
Qormada 2 | Aad
Robert KYosaki QoraaGa BuuGa Rich Dad, Poor Dad Waxa Deen Ahaan LooGu LeeYahay 1.5 Billion
Marka Hantidisa La Badbar Dhigo Waa Boqolkiba 10%
10 jeer Ayey Ka Badan Tahay Hantidisa
Markasu Hodan Nimo Ka Shekeynaa KaGa Daran Deynta Waa Wax Fican Ee Qaado AYuba Dadka Kula TaliYaa😁
Qormada 1 | Aad
Ku wasaqidda quluubta dadka sabab la'aan waa wax aad u xun in la sameeyo, oGowna Wasaqdaas Adiga Ayey Kugu So Noqon Dontaa.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Address
Mogadishu
Bosaso 346
Mogadishu, 778800
Waxaan ugu talagalay sxpdyda waad soo dhigikartaa vedioyawyo follow soo Sara shere iyo like