Yahye Abdisalan

Never despair the mercy Of Allah.

11/06/2023

Sheeko Gaaban oo dhex martay Nin iyo Xaaskiisa
Nin ayaa guursaday Gabar, wuxuu ula noolaa si deggan oo fiican, wuxuu ahaa nin aamusan oo aan hadal badneyn. Biilka iyo nadaafada si fiican ayuu uga soo bixi Jiray, aadna wuu u Jeclaa xaaskiisa, iyaduna sidoo kale.

Wax walbaa oo ay u baahan tahay xaaskiisa wuu u keeni jiray. Laakin Sheeko, ciyaar iyo Kaftan, midna lama uusan lahayn. Waxa ay weydiisato wuu siinaayay oo wuu u keenaayay, nin baahida xaaskiisa ka gaabiya ma uusan ahayn.

10 Sano ka dib ayay gabadhii fikirtay, waxa ayna sameysay, maalin maalmaha ka ah ah isagoo shaqadiisa u socda, ayaa waxa ay siisay cajalad aan waxba ku duubneyn misana faaruq ah.

Waxa ay ku tiri marka aad sii socoto sii dhageyso cajalada kadibna canjaladii buu ku Riday Rikoorkii, misan codba maba lahan, cajaladdii ilaa ay ka dhamaato ayeey u shidneyd.

Markuu ka daalay cajaladdii ayuu xaaskiisa u wacay, wuxuuna ku yiri: – Cajaladaan waxba kuma Jiraan xabiibti oo weey maran tahay.

Kolkaas ayeey ku tiri: – In yar sug, weey bilaabmi doontaaye. Wuu sugay oo wuu rogrogay weli wey hadli la’dahay oo wax ah cod ah malahan.

Haddana wuu la hadlay mar labaad, waxeyna ku tiri sidii oo kale in yar sug weey soo hadleysaa.

Intaa kadib wuxuu gaaray shaqadiisa, welina cajaladii cod lagama haayo oo sidii ayeey u aamusan tahay. Xaaskiisii ​​ayuu mar saddexaad la xiriiray wuxuuna ku yiri: –

Waxaad i siisay cajalad maran oo aan waxba ku jirin. Waxeyse ku tiri marka aad soo baxeysid galabta ku day oo shid markaasi.

Haddaba, si walba wuu sameeyey oo waxba isk**a beddelin, mar afraad ayuu la hadlay xaaskiisa, wuxuuna u sheegay in eysan waxba ku jirin oo ayna shaqeeneynin.

Gurigii ayuu soo gaaray isagoo xanaaqsan, wuxuuna ku yiri: – Ma aniga ayaad igu ciyaareysaa? Kolkaas ayeey ku tiri:

Aaway cajaladii? Wuu u dhiibay. waxa ayna ku tiri in yar iska naso, kadibna waxa ay soo qaaday rikoorkii, weyna ku riday cajaladii.

Waxa ay ku tiri kaalay dhagayso, wuu u yimid, wuxuu sugay dhowr daqiiqad weli waa sidii. Wuxuu ku yiri: Sow ma Arkeysid in ay aamusan tahay cajaladu?

Waxay ku tiri in yar sug oo sabar, wuxuu sugay oo weli cod malahan, sidii ayeey markasta waxa ay leedahay in yar sug oo sabar. Markii dambe ayuu ku yiri: –

Maanta oo dhan ayaad i leedahay sug in yar oo sabar. Waxay ku tiri: – in yar sug oo sabar, wuxuu yiri ma sabri karaayo intaasi ka badan ee inaga daa quraafaadkaaga.

Ka dib inta ay demisay cajaladdii ayeey waxa ay ku tiri: – Zowjkeygiyoow ma awoodid in aad u sabarto cajalad nus saacadood socaneyso, aniguna waxaan ku sabraayay 10 sano adiga oo aamusan.

Ninkii wuu fahmay ujeeddada xaaskiisu ka lahayd cajaladaan, kadibna wuu fekeray, wuuna hagaajiyay naftiisii, xiriirkii xaaskiisana wax buu ka beddelay, xaalkeediina wuu is bedelay fikradaas yar ee ay samaysay oo kaliya.

Rag iyo Dumar ba waa maxay dulucda sheekadaan?

22/12/2022

Xeerka la dagaalanka Iskaabulada
Sidee u aragtaa xeerka DOWLADA Burundi

21/12/2022

Su aasha isbuucan igu so laa laabatay
Sannadka cusub mx ku qorsheysan?🤔
Aan idinkaga jwbee sannadka cusub I.a wx i qorsheysan shukaansi cusub🤣
Islaantii diyaar ah cv-ga haso xareysto
Waa in u sharuudahan lahaataa

1.in ay noqotaa qof soo elka dhacsatay 😆🔄
2.gaaban😜
3.maddow too much dark.😀
4. Aqoonyahayaan 👊
5. Timo Jilicsan 👌

Wabillahi towfiiq ↗️
Cv qabashada waa ilaa 31st December 2022🔛

Good luck💯

F.G short listed applicants will only be contacted😜😀😆😜.

14/12/2022

France 🇫🇷🤪😜 I fasara Muxuu dhahay🤣

Morocco 🇲🇦 Guul I.a

05/12/2022

HADAA CAAFIMAAD QABTO ALXM DHEH

Somaalida k**a dhamaato faquuq, cunsuriyada iyo midib takoor.
WLHI GABADHAAN MUQAAL KEEDA WAA MID AAD ITAABTAY😫 ADNA KU TAABAN DOONO HADAA DHAMEYSATO.

WLL CAAWI INTA AWOODID INUU ADNA KURBADA ALLE KAA Dulqaado. ta u siitaabo sifo dad badan oo waaciyo u shesho.

Xigasho: Waxaa soo baahiyay wlkyn Abdi Asiz Realy oo bulshada Daruufaysan si yaabo Kala duwan u caawiyo.

01/12/2022

Waligaa sidaan ma kugu dhacday.

Samadoon Sayid Aadam Cali
Salad Madobe Aden
Naciimo Miyir Yusuf Kilaas
Samataliso Juuq Yre
Hared Ahmed Kulow
Abdikadir Aden Maadey
Raqiyo Yarta Ali Aden
☝☝☝☝☝
Mentioned soo dheh dadkaa isku fasal soo dhigatayn oo sidaan ku dhaacday.

30/11/2022

Tijaabi Aragaag soo na Qor Tirada Goobada ku jirto.

29/11/2022

Rabi ha unaxariisto wlkyn Abwaan Geesi.
Runtiii A qoon gaar uma lehi lkn Geeridiisa aad ayay I taabatay.
Hada Duco ayuu nooga baahanyahay wllyaal.

25/11/2022

Ma la ixasuustaa F&f😜
Other Juma Hilwa 🍒❤

21/11/2022

Sidee u aragtaan zxbayaal hadee soo aan gudbiyo Muqaalo La xariiro Entrepreneurship (hal abuurka Iyo wixi la halmaalo)
Jwbtaada waa inoo muhiim.

Next presentation( bandhiga Xiga)
??

21/11/2022

Dhacdooyinka Lama filaanka ee calamka Kadhacay.
QEYBTA FAALADA NOOGU REEB NAMBARKA AAD KU SIGATAY AMA KUGU DHACAY.

Aniga Nambar 32🤣

20/11/2022

Hambalyo Hambalyo💜🍒 Dhamaan mucamiinta sharafta leh. Waad mahadsantihyn Ajir iyo Xasaanad Allaha idinka siiyo Cimiga aad Nabartayn oo ku noqonay dadka maanta aan nahay ❤🙏🙏🙏.

Madaxweyne, dhqtar, duuliye, injineer, Xidhibaan, waziir, Agaasime .... wixi title jirabo waxaa Ka dhigay Macalin marka waa in aan Dhahnaa Mahadsanideeyn.

By Yahye Abdisalan

18/11/2022

■In laduubo diintiyo
■Maqabaan daruusuhu
Horta ya daryeelo
■Dadweynaha ku dhiiriyay
Cawrada la duubaa
■Waa su'aal da'weynee
■Yaa Furay dariiqaa?
Juma mubaarig Sxbiyaal.

16/11/2022

Dalabka Rer Burco.
Geedka ayeeydaa maxuu kawada?

15/11/2022

Concept of physics

Halkaan ugu wac macalinkaaga physic ka.

14/11/2022

News Cusub.

Gabadhan oo u dhalatay dalka Indonesia ayaa sheegtay in iyadoo gurigooda hortiisa ku tukanaysa xilli galab ah ay dabayl timid, kadibna dabayshii ay ka gashay xubinteeda taranka, sidaasna ay uur ku qaaday.

Hadda waxayna dhashay gabar. Booliska ayaa arrintaan ku wareeray oo baaritaan ku bilaabay.

Sidee u aragtaa arintaan ? Aad ayaa looga Hadal Hayaa Gudaha wadanka indonesia

06/11/2022

Ati "I thank you my Husband"🙈🤣🤣

01/11/2022

Somalia 🇸🇴 ilaahaay ha unaxariisto.
Fariintaan ila dhageeyso siina garee

22/10/2022

Daanyeer Balanta looga baxay Habaar kululaa.

Rer Mudug bay qofta u lahjad egtahay. Taloow Ree Neefkucisho miyaa🤣

Abdikadir Aden Maadey bal sidaan iska ilaali bweh.

18/10/2022

Cunsuriyada k**a curyaamin ka meel keenka Riyooyinkiisa.
Laacib Guul noosoo wada hooyay
Congratulations.

10/10/2022

SiyaSom Business waxa ay idin haysaa Dharki, Sacadaha iyo Gabaha kala duwan noocee ugu dambeeyay ee Welcome dheha f&f

tiina na iyo ga waxa inaga caawineysaa helida macaamiil Badan sidaado oo kle.

04/10/2022

Dagaal culus .... Niyadaada maxaa kusoo dhici markaa Aragto nooca Dagaal ay sameeynaayaan Noolayaashaas

21/09/2022

Tijaabi Aragaaga iyo fikirkaaga hoos inoogu reeb farqiga u dhaxeeyay Labadaa Sawir iyo Dareenka ay xambaarsanyihyn.👊

20/09/2022

Su'al
Sheeg biyo Aan kasoo bixin Dhulka cirkana aan ka Imaan?
Si saliim ah haloo fikiro.

09/09/2022
22/08/2022

Ninka 👨🏽‍🦱 ma garanayo in mas hoos ku jirro

Naagta na🙍🏽‍♀️ ma garanayso in ninka dhagax culus Korka haysto.
......................................................................................................

Tani waa mar xaladaha nolosha, hadday tahay shaqada, qoyska, dareenka ama asxaabta, waa inaan isku daynaa inaan is fahanno oo mid ba mid kale Ogaado mushaakil iyo daruufaha ku geedaaman.

Hal maahmaah oo jantuus kaan ku haboon inoo reeb.

Mahadsanideen family and friends.

15/08/2022

Markaa aqriso quraal ka kuxusan sawir ka hoose dib ka jawaab.

Yaa Soomali sax isticmaalo Rer waqooyiga iyo Rer Koonfureed ka. ?

14/08/2022

Waligaa ma la kulantay Dhacdo noocaan. Wadankeena kala kulantay?

23/07/2022

Masoo gaartay Aladaan. Aniga haa 2011 Ilaa 2013 Nimbuzz user baa ahaa.
U soo wac Qofkii ugu horeeyay oo ku Sameeyay Nimbuzz.

08/07/2022

Ciid mubaarig family and friends 💫💜

28/06/2022

Asc asxaabta sharafta leh waxa qaybayaa inaa fcntihyn. Intaa kadib Abuurida Alle waa cajiib waxaa jiro noole kaas oo lagu tiriyo inuu ka mid yahay ilaha Ifka (source of Light).

Dhameeyso muqaalka yar ka dibna magaca u taqaano Qeybta faalada noogu reeb.
Otherwise Thanks 🙏

05/06/2022

Waxaan halkaan si hordhac ah Ugu rajaynaayaa Guul Ardaydeeda iyo dhamaan Ardayda Somaaliyeed ee sanadkaan u fadhiisanaayo imtixaanka ka Qaranka ee Dugsiga Sare (high school). Waxaan Alle idinkaga Baryaayaa inuu idin fududeeyo miraheedana heshaan cilmigaa mudada dheer baranayseen..

Qeybta faalada ugu soo wac( mentioned garee) arday fasalka form four ah sifo dhambaal kaan igaga gudoomo. Let me start with Qoraa Ayuub Fakat

MAHADSANIDIIN dhamaantyn.

By Mr. Yahye Abdisalan

28/05/2022

Tuuji maskaxdaada oo Iskuday xalinta Su'sha hoose.
Una wac saxbadaa xisaabta ku fcn.

Nasiib wcn.

27/05/2022

Labada nambar ee u dambeeya telkaada iyo Nasiib kaada.
Aniga hadaa iska bilaabo ...81

24/05/2022

Aqriso oo Badel hab fikir kaada sifo aad u badashid Noolashadaada.
Aqoonta waa sheega kali kaas oo aad ku badali kartid Dunida.

📷 mr. Abdullahi

03/05/2022

Wadanka ku yaalo Geeska Bariga Africa.
Late Ciid wanaagsan Asxaabtayda.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

France 🇫🇷🤪😜 I fasara Muxuu dhahay🤣Morocco 🇲🇦 Guul I.a
HADAA CAAFIMAAD QABTO ALXM DHEH Somaalida kama dhamaato faquuq, cunsuriyada iyo midib takoor. WLHI GABADHAAN MUQAAL KEED...
Dalabka Rer Burco. Geedka ayeeydaa maxuu kawada?
Concept of physics Halkaan ugu wac macalinkaaga physic ka.
Dagaal culus  .... Niyadaada maxaa kusoo dhici markaa Aragto nooca Dagaal ay sameeynaayaan Noolayaashaas
Dagaalkii 2022 ugu booto badnaa 🤣.  Ragaa magacooda hoose noogu reeb.
𝗚𝗿𝗲𝗮𝘁 𝗗𝘂𝗮
Candidate for Upper House ( senator)

Category

Telephone

Address


Mogadishu
BANADIR
Other Entrepreneurs in Mogadishu (show all)
Doog Online Doog Online
Kisenyi
Mogadishu, 256

Kusoodhawoow Doog online waxad rabto si online ah uga dirso meeshaad rabto waa lagugu keenayaa si fre

Zahra Co Zahra Co
Jidka Afgoye
Mogadishu

Haldoor Abdirahman siyaasi Haldoor Abdirahman siyaasi
Makah Almukaramah
Mogadishu

like and follow in this everyone

Mubaric Abdukadir Yusuf Mubaric Abdukadir Yusuf
Mogadishu

“If you don’t find a way to make money while you sleep, you will work until you die.” — Warren Buffet

Somali Dispatcher Somali Dispatcher
Mogadishu

Sida looga shaqeysto dispatch ka baro.

Aad ALLAH Xagiis 114-Q Aad ALLAH Xagiis 114-Q
Mogadishu

Aad Allah xaqiisa

Ahmed Qaran Jecel Ahmed Qaran Jecel
Mogadishu

Arts, Health & Entertainment

Ceegaag Market Ceegaag Market
Mogadishu

Give the respect for people, to give you. thanks you dear-sir/madam.

Abdirashid Ali Abdirashid Ali
Mogadishu

Simplicity is my policy

abdirahman_othman_8 abdirahman_othman_8
MAKKA AL-MUKARRAMA Street
Mogadishu

Naked Trader

Amiila Unique Amiila Unique
Delivery �
Mogadishu, 252

Wax walbo wad Naga helesaa goobta aad joogtid lagu keena

Walanwal Abikar Walanwal Abikar
Mogadishu

Believe you can and you’re halfway there.