Dheel Football

Waxaad Kaga Bogon Doontaa Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Sanad walbo Laga Cayaaro Daafaha Dunida

14/08/2023

Reer Manchester United Guul Maku Faran Doonaan Horyaalka Premier League.

Sidee Kula Tahay.

13/08/2023

Kalian Mpape oo Training Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Markii Uu Ogolaaday Hal Sano Oo Heshiis Ah.

Adiga Maxeey Kula Tahay.

13/08/2023

Ciyaar Xiiso Iyo Xamaasada Xanbaarsaneed Chelsea vs Liverpool Waxeey Ku Soo Idlaatay Barbar Dhac.

Sidee Kula Tahay.

13/08/2023

Saadaali Oo Ku Guulayso Abaal Marinta Dheel Football News Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Kooha Chelsea Vs Liverpool.

Fadlan Like & comment Pagekana Follow Soo Dheh.

12/08/2023

Kabiirkii caawa lugtiisa ayuu koobka ugu qaaday kooxdiisa Nassr.

Mr lama joojiye.

12/08/2023

German Super Cup Yaa Ku Guulaysan Doona Fc Bayern Munich ama RB Leizpig.

Sadaashaada waa muhiim.

12/08/2023

Kooxda Kubada Cagta Arsenal Oo Si Dirqa Ah Ugu Badisay Gurigeed Kooxda Nottingham Forest.

Sanadkaan Arsenal Maku Guulaysan Doontaa England Premier League.

12/08/2023

Horyaalka England Oo Xalay Furmay Iyo Kooxda Koobka ku Guulaysatay Oo Koobkeeda Difaacaneysa.

11/04/2023

Caawa Waxaa Ciyaar Xiisa Leh Ee UEFA Champions League Lugta H**e Ka Dhici Doonta Garoonka Etihad Stadium 🏟 Waxaana Isku Arki Doona Manchester City iyo Bayern Munich.

Sadaali Oo Ku Guulayso $50 dollar.
Pageka Follow Dheh Sharegareey ilaa 10 Qofood U Dir Commentga Inow Reeb Natiijada Ciyaarta.

FG: Hadii Aad Sharuudaha Dhameystiran Abaalmarinta Ma Heli Doontid Mahadsanid.

11/04/2023

Waxaan Aad U Daawaday Ciyaaraha Ee Ciyaarayeen Labadan Xidig Waxaan Aad Ugu Riyaaqay Sida Ee Kamaldaariga Ugu Raaxeystaan Filo Goor Dhaw Ineey Real Madrid Ka Soo Muuqdaan.

Adiga Maxeey Kula Tahay?

11/11/2022

Waxaad Ka Heleysaa Wararkii Ciyaaraha Kuwii Ugu Danbeeyay Halkan Kaga Bago.

11/11/2022

Manchester City Waxeey Markale Is Arki Doonaan Kooxda Liverpool Wareega 4 Dhamaad Ee Koobka Carabao Cup.

11/11/2022

United oo Koox Yar Wajheyso Wareega 4 Dhamaadka Ee Cupka Carabao Cup.

11/11/2022

United oo Xalay Ku Ciil Baxday Kooxda Aston Villa Kadib Kulan Xiiso Badan Oo Ku Dhex Maray Garoonka Old Trafford Stadium.

11/11/2022

Waa Isku Aadka Wareega 7aad Ee Carabao Cup City iyo Liverpool Oo Markale Id Arkaya. United oo Lau Aadiyay Burnley.

05/11/2022

Ciyaartooyda Seegi Doona Koobka Aduunka.

Photos from Dheel Football's post 30/10/2022

EPL Updates:

Arsenal oo guul muhiim ah ka gaadhay naadiga Nottingham Forest dibna ugu soo laabatay hogaanka Premier League⬆️.

Manchester United oo si dirqi eh kaga Babisay Naadiga West Ham United, una jirsitay 6-dhibcoood Manchester City⬆️

Halka Liverpool oo Anfield cashar lama ilooobaaan ay Leeds United ugu qortay⬇️. Record-kii Van dijk neh Cagta lamariyay..

Ugu dambeyn Chelsea oo guul-daro xanuun badan ay ka soo gaaadhay naadiga Brighton & Hove Albion.

Photos from Dheel Football's post 30/10/2022

Kulamada Maanta La Ciyaari Doono Horyaalada Yurub Halkaan Kaga Bogo.

Arsenal Malagu Dhigi Doonaa Maanta iyo United Oo Top 4 u Dagaalameyso.

27/10/2022

Waa Kuma Daafaca Ugu Adag English Premier League Xili Ciyaareedkan.

Bal ila Daawo Muuqaalkan.

25/10/2022

Casemiro Oo Gooshiisa Ugu H**eysay U Dhaliyay Kooxdiisa ManchesterUnited.

20/10/2022

Kalmadihii Uu Ku Amaan Issam Chawali Laacibka Kubada Cagta Ee Cristiano Ronaldo.

Hadii Aad Taageertid Share Dheh.

20/10/2022

We must Stand Our Football Legend ⚽️

20/10/2022

Guushii Ceriiriga Ahaay Ee Koox Liverpool Ee Xalay Ka Gaartay Kooxda Westham.

Liverpool Oo Ku Soo Laabatay Wadada Guusha.

20/10/2022

Guushii Ee Gaartay Koox Manchester United 2-0 Tottenham.

🇵🇹 vs 🇧🇷

20/10/2022

Natiijooyinkii Kulamadii Xalay La Dheelay Liverpool Iyo Manchester United Oo Madaxa Degsaday Iyo Blues oo Lagu Dhagay.

Saadaasha Aan Ka Bixinay Waxaan Ku Guulaystay Kooxa Guleysanay Iyo Kuwa Barbar Dhaca Gali Kara Balse Natiijada Kuma Guulaysan.

19/10/2022

Match Day 12 England Premier League Saadaalin

Brentford 2-2 Chelsea
Bournemouth 2-1 Southampton
Newcastle 1-1 Everton
Liverpool 2-0 Westham
Manchester United 1-0 Tottenham

Saadaali Kooxdaada Mahadsanid.

18/10/2022

Guusha Ee Soo Hoyeen Xulka Qaranka U-17 Hees Lagu Amaanayay Oo Loo Qaaday.

Hambalyo ❣️ ❣️ ❣️

18/10/2022

Walaal Karim Benzema Wuu Istahilaa Inuu Ku Guulaysto Bollob d'Or.

Congratulations ❣️ 🎊 👏 💐 🥳

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Waa Kuma Daafaca Ugu Adag English Premier League Xili Ciyaareedkan.Bal ila Daawo Muuqaalkan.
Kalmadihii Uu Ku Amaan Issam Chawali Laacibka Kubada Cagta Ee Cristiano Ronaldo.Hadii Aad Taageertid Share Dheh.
Guushii Ceriiriga Ahaay Ee Koox Liverpool Ee Xalay Ka Gaartay Kooxda Westham.Liverpool Oo Ku Soo Laabatay Wadada Guusha.
Guushii Ee Gaartay Koox Manchester United 2-0 Tottenham.🇵🇹 vs 🇧🇷
Guusha Ee Soo Hoyeen Xulka Qaranka U-17 Hees Lagu Amaanayay Oo Loo Qaaday.Hambalyo ❣️ ❣️ ❣️
Walaal Karim Benzema Wuu Istahilaa Inuu Ku Guulaysto Bollob d'Or.Congratulations ❣️ 🎊 👏 💐 🥳
Aan Soo Dhaweyno Ballon d'Or Winner.Walaal Karim Benzema ❣️❣️❣️
Ciyaaryahanka Somaliya Rigoorada Guusha U Dhaliyay Imisa Love Ayuu kaa Istaahilaa.

Address


Mogadishu
252
Other Football Stadiums in Mogadishu (show all)
・MHD¹ ・MHD¹
Mogadishu, 252

Funny moments of football

Qansaxzone Qansaxzone
Qansax
Mogadishu, 2526

B.fernandes fans B.fernandes fans
Mogadishu

welcome to this page that we have created for B.fernandes

SOM EPL SOM EPL
Banadir
Mogadishu

OttaDheere Stadium OttaDheere Stadium
Balcaad
Mogadishu, CEELXARAAR

otta

Dalsan Academy wadajir Dalsan Academy wadajir
Mogdishu
Mogadishu, 252

WAA ACADEMY -ADA JIR DHISKA IYO SOO SAARIDA JIILKA CUSUB EE CIYAARAHA DALKA.

Mohamed sheikh Mohamed sheikh
Mogadishu, 0000

maker football scores

Agogo Academy Agogo Academy
Mirinayo Highway
Mogadishu, NEEROLT5

free for everyone ➪ᴊᴏɪɴ ᴜs

Deogo jota Deogo jota
Jowhar
Mogadishu, 0985

2525

@unisport27 @unisport27
Mogadishu

welcome my friends

Hayaa Sports Hayaa Sports
Hawlwadaag
Mogadishu, 00252

Sports’ku Waa is dhexgalka bulshada..!

Goos Goos Goos Goos
Waaberi
Mogadishu, 00000

Waxaad ka heli kartaa goos goosyo qurux badan ee ciyaaraha kubadda cagta