IMR Institute SIMAD University

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IMR Institute SIMAD University, Medical Research Center, Mogadishu.

The Institute was established to serve Somali community with the required diagnostic and health care service in addition to conducting research to identify diseases bedeviling the local community.

02/10/2022

IMR Institute SIMAD University will host the Medical Education Research Certificate Program. Module 2 which is Data management and analysing. This program is proposed to provide the knowledge necessary to understand the purposes and processes of medical education research, to become independent Data analyzer in field of the medical and health science, Course participants will gain insight into the data transition process; from designing data entry pages to presenting the results to audiences. By the end of the course, you will be able to design data entry pages, enter and clean your data, analyze it using appropriate techniques, and interpret your findings/analysis. Throughout the course, learners will conduct practical components of data management and analysis, share progress with others, obtain feedback, and learn from the experiences of peers while working on individual. This program will start on 8th October – 10th November , 2022, at Town Campus. You can follow this link Data Management and analyzing | Module 2 - IMR institute (simad.edu.so) to read the details thoroughly.
To register, click on this link
https://docs.google.com/forms/d/1mC0hXIpvmgLqN_1jMv28Ib2weJGksi3YNG0WW8v9DGc/edit

04/08/2022

It’s World Breastfeeding Week!

Breast milk is the best source of nutrition for most babies.
As the baby grows, the mother’s breast milk will change to meet her baby’s nutritional needs.

28/07/2022

World Hepatitis Day!
to raise awareness and promote global action on viral hepatitis.

Theme 2022:
"Bringing hepatitis care closer to you"

Hepatitis is an inflammation of the liver. The condition can be self-limiting or can progress to fibrosis (scarring), cirrhosis or liver cancer. Hepatitis viruses are the most common cause of hepatitis in the world but other infections, toxic substances (e.g. alcohol, certain drugs), and autoimmune diseases can also cause hepatitis.

08/07/2022

Dhamaan umada muslimiintaa meel walbo ay joogaan waxaan leenahay Eid Al Adha almubaarak !🐑🐏

14/06/2022

Maalinta dhiig bixinta aduunka
Bixi dhiig oo badbaadi naf.

05/06/2022

Happy world Enviroment day🥳🌳

Earth is like our home. We must keep it clean and green. 🌎🌳

31/05/2022

Kumaal geli waqtigaaga lacagtaada wax noloshaada siin kara farxad iyo caafimaad wanaagsan inta aad ku maal gelin laheey Tubaako .
Tubaakadu waa waxyaalaha ugu waaween ee sababi kara cudurrada Kansarka , macaanka , cudrada wadnha , sanbabada iyo kuwa kale oo badn.
Kataxadar noloshaada iyo tan bulshadaada oo ka fogoow tubaakada.

World no to***co day 🚭

27/05/2022

Bulsha weynta soomaliyeed iyo kuwa caalamkaba waxaan ku wacyi galineena in ay ka taxadaraan Viruska ku sii baahaya caalmka kaaso ah Monkeypox.
Kataxadar viruskan oo ku dadaal nadaafada oo cun cunno nafaqeysan.

22/05/2022

IMR Institute SIMAD UniversityUniversity will host the Medical Education Research Certificate Program. This program is proposed to provide the knowledge necessary to understand the purposes and processes of medical education research, to become independent researcher in field of the medical and health science, and to be effective collaborators in medical education research. This program will start on June - December , 2022, at Town Campus. You can follow this link https://bit.ly/37QTEjs to read the details thoroughly.

To register, click on this link

https://forms.gle/MqLjHais6X4kQaPs5

25/04/2022

Waxaaan dhamaaan shacabka adunka la qeybsaneenaa xuska malinta Malariayada adunka.

Waxaa lagama maar maan ah in aaan u istaagno cilmibariista xanunada sameynta leh sida Malaria si loo helo xal waara.

Wabilahi Towfiiq.

07/04/2022

Maalinta Caafimaadka Adduunka Waa waqtigii la dhisi lahaa aduun cadaalad badan, oo caafimaad qaba qof kasta, iyo meel kastaba.

Maalinta Caafimaadka Adduunka 2022-Maalin u khaasa caafimaad keena.

Adduunka Aan kor u qaadno muhiimada ay leedahay samaqabka/ caafimaad qabka xag jireed, maskaxeed, iyo shucuureed ba.

Aan u istaagno Adduunka oo aan horumarino dhaqdhaqaaq lagu abuurayo bulshooyin diirada saaraya wanaagga.

02/04/2022

Dhamaan umudda muslimiintaa meel walbo ay joogaan waxaan leenahay Ramadaan mubaarak.

كل عام وأنتم بخير مبارك عليكم الشهر، رمضان كريم، أعاده الله عليكم أعواماً عديدة وأزمنة مديدة أعاده الله علينا وعليكم بالخير والمسرات.

Photos from IMR Institute SIMAD University's post 01/04/2022

Waxaan soo xiranay course keenii Medical research protocol and procedures.

Waxaa courska ka faa’ideystay xirfadlayaal kala duwan oo kakala socday xarumo kala duwan.

Waxaan idin rajeyneenaa inaad ku anfacadan cilmigii aad ka barateen xarunta adinkane aad sii gudbisaan.

Photos from IMR Institute SIMAD University's post 22/03/2022

Waxaa si hufan noogu soo idlaaday maalinteeni 2aad ee workshop keeni (Medical research protol and procedures).

Photos from IMR Institute SIMAD University's post 21/03/2022

Galabta waxaa si rasmi ah noogu biloobmay workshop keeni Medical research protol and procedures.

Photos from IMR Institute SIMAD University's post 07/02/2022

Munaasabaadka maalinta Cancerka aduunka ee 4ta February aawadeed waxaan bulshadeena iyo tan caalamka oo idil ugu baaqeena in ay taxadar dheerad ah sameyaan si ay u yareeyaan saameenta cancerka.
Si aan u yareeno saamenta Cancerka waa in aan ku dhaqaaqna tilaaboyinkaan soo socda:

🍎cun qudaarta & fruitis ka kala duwan.
🥩 iska yaree cunista hilibka cas / Red meat
🚭jooji cabista sigaarka &wax walbo oo la halmaala.
🏋️‍♂️ Samee jimicsi.
Ilaali miizaankada .
Intaas iyo intii la hal maasha aan kula dagaalno cancerka.

04/02/2022

Jumca mubarak

29/01/2022

Machadka IMR Institute SIMAD University wuxuu qabanaya course taaso lagu baran doono Biostatistic technical tools waxaana diirada lagu saari doonaa(SPSS) taarikhdu markey tahay 5-8 February kuna qabsoomi doono Town compuska jaamcada SIMAD University waxaana qaban doona Dr takhasus dheerada u leh .
Si aad uga faaiideesato iskuna diiwan galiso Guji linkigan:

https://tinyurl.com/yfvzw4f7

Photos from IMR Institute SIMAD University's post 18/01/2022

Guul kasta wexey ka bilaabata hal tilaab. Machadaka IMR Institute SIMAD University wuxu rajeynayaa guusha ay gaaren Medical Researchers kaan in ay Gogol xaar unoqondoonto dhamaan Dhaqaatiirta iyo kaaliyaasha caafimaadka oo dhan.

03/10/2021

Course-ka waxa uu si official ah u bilaabmi doonaa 09 October 2021 waxa course bixin doona macalimiin Ph.D holders ah sida Dr. Bashiru Garba leh 15 sano qibrad cilmi baaris Caafimaad haysta ilaa 50 Publications kuna daabacay Q1, Q2, Q3 journals waxaana ka mid ah BMC, Global Health Journal, Journal of Clinical Microbiology and Infectious Disease iyo journalo kale. Qof walba oo dhamaysta course kan waxa uu noqon karaa cilmi baare madax banaan ama biostatistician fadlan haddii aad haysato degree of Medicine and health science fadlan ka faaiidayso janiskan. iskana Register gareey Link-gan: https://docs.google.com/forms/d/1LJjNG58squt5owYg8JIYta_I41TjmkYtYpVIDVSODxE/edit

11/08/2021

Machadka Cilmi baarista Caafimaad ka (IMR) ee jaamacada Simad waxa uu kuu diyaariyay course gaaban oo ku saabsan Thesis and Journal formating software oo kaa caawindoono in aad si fudud oo quruxbadan aad Thesis-kaaga iyo Journal Paper kaaga u gudbiso.

Fadlan iska diiwaangali Halkan: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfxiRXQ6D0eyadogqeeTTLTE5XFJtn5fO_p38Hx6EqDPydWQg/viewform?vc=0&c=0&w=1&flr=0

Goobta: SIMAD Admin Campus KM5
Fiiro Gaar ah: Workshop ka waa Free.

01/06/2021

Course-ka waxa uu si official ah u bilaabmi doonaa 9-june-2021 waxa course bixin doona macalimiin Ph.D holders ah sida Dr. Bashiru Garba leh 15 sano qibrad cilmi baaris Caafimaad haysta ilaa 40 Publications kuna daabacay Q1, Q2, Q3 journals waxaana ka mid ah BMC, Journal if Global Health, and Journal of Clinical Microbiology and Infectious Disease iyo journalo kale. Qof walba oo dhamaysta course kan waxa uu noqon karaa cilmi baare madax banaan ama biostatistician fadlan haddii aad haysato degree of Medicine and health science fadlan ka faaiidayso janiskan.
https://imr.simad.edu.so/research-methodology-and.../

23/05/2021

Research Methodology And Biostatistics program aims to introduce the fundamental concepts, principles, and techniques required to design and conduct a research study, sample size determination, data collection, analysis, and interpretation. The course will also introduce students to the design of experimental studies and report writing and presentation of research findings.

During this course, you will also learn basic concepts and principles of epidemiology in understanding disease distribution including communicable diseases, emerging non-communicable diseases, and cancer.https://imr.simad.edu.so/research-methodology-and-biostatistics/

30/03/2021

Happy World Doctor's Day.
Thank you for your dedication to exceptional patient care.

20/03/2021

The best way everybody can participate in tackling COVID-19 is prevention. Please protect yourself from the deadly virus by following the health guidelines.

09/03/2021

If COVID-19 is spreading in your community, stay safe by taking some simple precautions, such as physical distancing, wearing a mask, keeping rooms well ventilated, avoiding crowds, cleaning your hands, and coughing into a bent elbow or tissue.

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Mogadishu
630

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Other Medical Research in Mogadishu (show all)
SomTurk Specialist Doctors Union-SOSDU SomTurk Specialist Doctors Union-SOSDU
Hodan
Mogadishu

knowldegable and experienced Doctors platform.

Institute For Research Training Center Institute For Research Training Center
Mogadishu

I created this page to share my thoughts and experiences with my followers. I hope that my followers will politely express their views on the topics posted on this page. Please ref...

Nasrullah Medical & Lab Nasrullah Medical & Lab
Mogadishu

adunyadu wa Safar Aan Sadkeeda idlayn. si kastabo Sidee noqad alla ogee. hadbo waxan Sidana Rabow Sa

SMNRC SMNRC
Benadir University
Mogadishu

Hassan Hilaac Ultrasound Center Hassan Hilaac Ultrasound Center
Kasoo Horjeedka Somali Airlines, Ceelqalow, Wadajir District
Mogadishu, 123

Ultrasound Training center are designed to provide you with knowledge you will need to excel in the

Abdinasir Abdinasir
Jigjiga
Mogadishu

Wellcome my first page.

Dhoolka cade Dhoolka cade
Mogadishu

5000