Sh xuseen cumar

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sh xuseen cumar, Publisher, Mogadishu.

22/11/2022
22/11/2022
22/11/2022

Sanadkaan ayuu jaamacad ka qalinjebiyay. Shirkad ayuuna ugu shaqo billaabay $250. Mid saaxiibkiis ah bacadle uga furan yahay Bakaaraha ayaa waydiiyay: horta qoladaan meeqo ayay mushaar kuu siiyaan? Wuxuuna ugu jawaabay: $250 ayaan bishii ugu shaqeeyaa, saaxiib.

Inta madaxa jiljilay ayuu ku yiri: ma $250 kaliya?! Si fiicanna way kugu xamaashaane! Oo sidee adiga oo jaamici ah uga yeeshay $250? Annagii xoogsatada ahaynba intaas kuma shaqeynee.

Hadalkaasi waa saameeyay wiilkii, wuxuuna billaabaay in uu shaqada ka cagajiido. Bil ka dibna waa la soo eryay. Sidaa ayuuna maanta baagamuuddo ku yahay.

Xamar jib waaye ee yaan lagaa waalin, saaxiib. inta lagudullmiyo kiikudull miyayna waxbo kuuqabeen waaga yuukugu baryin

22/11/2022
22/11/2022

Jowhar Iyo World Cup 2022

22/11/2022

bikrada waxaa loo isticmaalaa xoobka bikrada

Ka hel wixii faahfaahin Linkga Hoose Keenisto waa bilaasha

https://sharstore.so/api/share?markettter=725&product=572

𝐍𝐀𝐆𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐈𝐈𝐑 𝐎𝐎 𝐋𝐀 𝐒𝐎𝐎 𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐏𝐏 𝐊𝐀



https://play.google.com/store/apps/details?id=so.sharstore



https://apps.apple.com/ke/app/share-store/id1604440793

📱+252616398000

.
https://bit.ly/3075AJV

Photos from Share Store Market's post 22/11/2022
21/11/2022

Ilaahay Waxaan Ka Baryaynaa irsiq Xalaal Ah iyo Camal Waanaagsan
Oo la Aqbalo Aamin Dheh🤲🤲

Isoo dheh Walal.❤

21/11/2022

WELCOME GOOD OPPORTUNITY
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
:Dhamaan umadda somaliyeed meel kasta oo ay daafaha calamka ka joogan waxaan ugu bishaaraynayaa in la helay fursad qaali ah oo dadkeena muhiim u ah
Hadaba matahay qof gurigisa jooga lkn doonaya inow dhaqalo sameeyo mase tahay qof shaqeeya oo uunan ku filnayn mushaarkisa oo raadinaya dhaqalo dheeriya in badan maku fikirtay inaad ganacsi samayso tabartuse maku run shegtay waxaan ku heynaa fursad aad ku abuuri karto dhaqaale💰💲💱 loo xilan karo oo aad kaga shaqaysan karto wadama gaaraya 190 dal.
Igalasoo xiriir hadii aad daneyneysid numberkaan
Igalasoo xiriir hadii aad daneyneysid numberkaan
♡ Number Whatsappka ee hoose si laguu caawiyo.. InshaAllah. ..👇👇👇: 👉 wa.me/+252618243566
Ama naga soo wac 0615882905 share gareey oo like saar page ka siyuu ugaaro asxaab badan

21/11/2022

Quruxdi aad laheed , qiimihi aad dunida ku laheed , maalkaagi , sidaaan baa ku dambeysa qof walbow .

Ku saliya rasuulkeena sallahu calyhi wasalam
Jimco kariim sxbyaal .

21/11/2022
21/11/2022

Ninkaan waxaa la sheegay inuu geeeiyooday isaga oo Salaad tukanaya oo waliba sujuudsan.

Allow khaatumo wanaagsan.

21/11/2022

Gabar qallbi wanaagsan maasha Allaah guulo badanaa kuurajeeynayaa

21/11/2022

Marka aad dhalato waxa kugu farxaaya waalidkaa iyo ehelkaa, markaad dhimatana waxa ku ooyaya waalidka iyo ehelkaa.

Marka aad ku jirtay caloosha hooyada waxa aad ku jirtay meel madow oo cidhiidhi ah, marka aad dhimatana waxaad galaysaa meel cidhiidhi iyo madow ah.

Markaad dhalatay waxa lagu xidhay maro si ay ku asturto, markaad dhimatana waxa lagu xidhayaa kafan cad.😭
Ilaahow khaatumada no hagaaji

21/11/2022

Qur'an "noqonina sidii kuwii Eebe hilmaamay oo Naftooda hilmaamay
,kuwaas ayaaa Fasiqiin ahee😔"

( Macnaha ha iloobin xuska Alle ﷻ hadii kale waxa uu ku ilaaway in aad gudato camalka wanaagsan ee ku anfacaya soo celintaada

21/11/2022

iMac All-in-one core i5

Ka hel linkgan hoose wixii faahfaahin keenisto waa bilaash
ihttps://sharstore.so/api/share?markettter=725&product=351

𝐍𝐀𝐆𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐈𝐈𝐑 𝐎𝐎 𝐋𝐀 𝐒𝐎𝐎 𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐏𝐏 𝐊𝐀



https://play.google.com/store/apps/details?id=so.sharstore



https://apps.apple.com/ke/app/share-store/id1604440793

📱+252616398000

.
https://bit.ly/3075AJV

21/11/2022

GYM Home exercises waa qalab kuu sahlaya inaad ku jimicsato adigoo gurigaaga jooga isagoo ku dhisan karto murqaha dhan iyo jarida lacagta

Kaiibso linkgan hoose keenisto
waabilaash

https://sharstore.so/api/share?markettter=725&product=109

𝐍𝐀𝐆𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐈𝐈𝐑 𝐎𝐎 𝐋𝐀 𝐒𝐎𝐎 𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐏𝐏 𝐊𝐀



https://play.google.com/store/apps/details?id=so.sharstore



https://apps.apple.com/ke/app/share-store/id1604440793

📱+252616398000

.
https://bit.ly/3075AJV

21/11/2022

Qiso cibro mudan wiil yar oo macalinkiisii ku yiri “ ima qaraaci kartid waxaan soo akhristay adkaartan” arin mucjisa ah ll sheikh Abdirashid sh Ali Sufi

21/11/2022

Aayaddii Qur,aanka ahayd ee lagu furay Koobka Aduunka ee xalay ka furmay dalka Qadar ee ahayd
يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُمْ مِنْ ذَكَرٍ وَأُنْثَى وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِنْدَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ

Fasiraaddeedu waxay ahayd:
Dadoow waxan idinka abuurnay lab iyo dhadig,
Waxana idinka yeelnay ummaddo iyo qabaa’il si aad isugu aqoonsataan, Ruuxa ugu sharaf badan Eebbe agtiisa waa ka idinku Alle ka cabsiga badan, Eebbana wax walba wuu ogyahay”. Suuratu Al-Xujuraat,

Aayaddani waxay munaasab ku ahayd madashaas, maxaa yeelay, waxaa isugu yimid caddaan, madow, qani, faqiir, muslim, gaal, diinlaawe iyo dad nooc kasta leh, markaa Alle agtiisa waxaa qiimo ku leh ka isaga uun ka cabsada.

21/11/2022

Sii gudbi si loo caawiyo
5 jirtaan Waa la kufsaday waxa aay ka saxarootaa meesha kaadida mudo 2sano ah
Wall waxa aad awoodo ku waaci lamarku waa kan shaashada saaran
Sii gudbi oo ku caawi

21/11/2022

𝐒𝐇𝐈𝐏 𝐘𝐎𝐔𝐑 𝐎𝐑𝐃𝐄𝐑𝐒,𝐒𝐓𝐑𝐄𝐄𝐒𝐒 𝐅𝐑𝐄𝐄

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Sii gudbi si loo caawiyo5 jirtaan Waa la kufsaday waxa aay ka saxarootaa meesha kaadida mudo 2sano ahWall waxa aad awood...
Shar gareey like na saar hadaad kucusub tahaypage kaan wll
Yaa kamacaan quraanka Alle Allaahu masha allaah
Qisadii nabi ibrahiim caleeyhi salaam dhageeyso share gareey wll
Qisadii nabi suleey maan dhageeyso siina share gareey
Share like Alle dartii ufaafi wll
Qisadii Reer beeydhabo iyo reer oodweeyne dhageeyso subxanallaah
2 daqiiqo dhageeyso sh xuseen cali maasha allaah soqor wll siina faafi dacwada alle
Dhagihiina fura safiican udhageeyso qabiil faaido maleh wll faafi insha allaaah
Maasha allaaah hadaad share gareeyso naarta Alle hakaa xoreeyo faafi wll qeeyrka Alle
Maasha allaaah

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
JH09010
Other Publishers in Mogadishu (show all)
Suufi Suufi
Nuurkafi143@hotmail. Com
Mogadishu

الدعوة إلى الله تعالى Dacwada Alle الدعوة إلى الله تعالى Dacwada Alle
Dharkeynley-madiina
Mogadishu, 1624827

Ayub Abdirizak Ayub Abdirizak
21st October Road
Mogadishu, 252

KHAALID BINU WALIIDKA DAROOD

Dhalinta Reer-Wabar Ee Beesha jijeele Dhalinta Reer-Wabar Ee Beesha jijeele
Somalia Mogadisho
Mogadishu

▪︎ Waa Madal U Taagan Horumarinta Deegaanada, Waxbrashada, Dhaqanka Ee Dhalinta Reer Wabar Follow ☝

Xulka Wararka Tv Xulka Wararka Tv
Mogadishu

��Thank you for joining us.�� We will always provide you with programs that interest you and

Gaafow maroodi Gaafow maroodi
Mogadishu, ALLAHUAKBAR

soo dhawaad inta qeerka jecel

Quran & Qeyr Quran & Qeyr
Mogadishu

Abaabalaa Tiktok 2022 Abaabalaa Tiktok 2022
Mogadishu/somalia
Mogadishu

kusoo dhawoow abaabalaa tiktok.

Avv.Mohamed khukhay Avv.Mohamed khukhay
Mogadishu

legal affairs and development

Nuur osman75 Nuur osman75
Mogadishu, 200