Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL

Bogga Rasmiga ah ee wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska JSL. (MESAF)

This is the official page of the Ministry of Employment Social Affairs and Family the Republic of Somaliland.

Photos from Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL's post 01/03/2024

Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan iyo masuuliyiin ka socda wasaaradda iyo ururada maxaliga ah ee dalka ka jira iyo xildhibaan aamina cilmi fariid, oo ku sugan dalka kenya, waxaana waftiga casho sharaf ku maamuusay haweenka golaha wakiiladda kenya.

Xildhibaanada ku metela haweenka kenya oo gaadhaya ku dhawaad 100 xildhibaan, ayaa waftiga uga war bixiyay hanaanka ay u shaqeeyaan iyo doorka ay ku leeyihiin talada dalka, dhanka kale waxay warbixin kooban ka siiyeen shuruucda ay hir geliyeen iyo kuwa qorshaha ugu jira.

Ugu danbayn waxay masuuliyiintu ka wada hadleen sidii loo xoojin laha isla Mar ahaantaana loo dardar gelin laha wada shaqaynta Arrimaha mudnaanta u leh guud ahaan labada dal,

01/03/2024

Xuska maalinta Haweenka Aduunka.
Hal Ku Dhiga Sanadka

( Maal Geli Haweenka)

Waxay maalmo koobani ka hadhsan yihiin munaasibadda caalamiga ah ee 8-March-2024, oo loo asteeyey maalinta haweenka Aduunka.

Kelmadda Hoodo Maxamed Cabdilaahi.
Kana mida ardayda jaamacadda hargaysa, gaar ahaan kuliyadda Adeega Bulshadda.

Photos from Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL's post 29/02/2024

Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan iyo wafti ka kooban agaasimayaal guud, ururada Bulshada Rayidka iyo xildhibaan aamina Fariid, oo mudooyinkii laso dhaafay hawlo shaqo u joogay dalka Kenya ayaa maanta la kulmay.

Masuuliyiinta Wasaaradda Dhaqanka Iyo Arrimaha Bulshada Dawlada Kenya.
Ujeed ka shirka oo ahaa sidii loo bilaabi lahaa xidhiidh wada shaqayneed oo dhex mara Wasaaradaha isla markaana loo wadaagi lahaa fursadaha iyo caqabadaha maaraynta arrimaha bulshada.

Waxaana madasha labada masuuliyiin isaga xaal waraysteen hanaanka ay u shaqeeyaan labada wasaaradood, iyo sidii dhinacyo badan lay saga kaashan laha oo ay ugu mudantahay arrimaha haweenka.

Photos from Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL's post 29/02/2024

Agaasimaha Waaxda Shaqadda ee Wasaaradda Mudane, Mukhtar Y. Mohamed ayaa waxa uu maanta shir-guddoomiyay kullanka billaha ah ee hogaamiyayaasha Ururadda Shaqaalaha ee dalka. Kullanka ayaa waxa ka soo xaaddiray hogaamiyayaasha in ka baddan 10 urrur oo shaqaalle & Xidhiidhka Guud ee Shaqaallaha dalka.

Xoojinta wada-shaqaynta Wasaaradda & urruradda, illaalinta xuquuqda shaqaallaha, kobcinta xirfaddaha & aqoonta hawl-waddeennada iyadda oo loo marrayo tababarro, qorshayaasha Wasaaradda ee ku wajahan in shaqaallaha ajaanibka ah laga xakameeyo suuqa shaqadda & diyaar-garawga shirweynayaasha urruradda ayaa ahaa qodobadda u waaweyn ee kullanka lagu lafo-gurnay.

Waxa si wadda-jir ah ugu dambayntii la isulla-gartay in si wada-jir ah looga hawlgallo dar-dar gelinta habka fullinta ee ku wajahan qodobadda kor ku xusan & in baaq loo dirray in shaqaalaha dalku qayb ka noqdaan ururradda.

29/02/2024

Xuska maalinta Haweenka Aduunka, (8 March)

Waxay maalmo koobani ka hadhsan yihiin munaasibadda caalamiga ah ee 8-March-2024, oo loo asteeyey maalinta haweenka Aduunka.

Kelmada Sihaam Cabdilaahi Muumin, Ee Xuska Maalinta Caalamiga ah ee haweenka aduunka.

Photos from Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL's post 28/02/2024

Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL Mudane Eng Cali Cumar Maxamed ( Eng Cali xoorxoor) Ayaa maanta kulan la qaatay Hay,adda Cuntada Aduunka Ee WFP

Kulanka wasiirka oo daarana arrimaha la xidhiidha Daryeelka Bulshada oo ay wasaaradu wado qaybna ay ka tahay hay,adda Cunada aduunka ee WFP, ayey wasaaradda ku amaantay sida wacan ee ay u wado hawlaha la xidhiidha dhanka daryeelka bulshadda.

Dhinaca kale wasiirka iyo madaxda hay,adda WFP ayaa isla eegay kormeer iyo qiimay ay wasaaradu ku samaynayso guud ahaanba mashruuca daryeelka bulshada oo ay Wasaaraddu hogaaminayso, waxaana dhankooda soo dhaweeyey madaxda hay,adda WFP, kormeerka iyo qiimaynta ay wasaaradu samaynayso.

Photos from Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL's post 26/02/2024

Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan iyo wafti Balaadhan Oo uu hogaaminayo, kana Kooban Agaasimayaasha, Guud Ee Wasaaradaha Diinta Iyo Awqaafta, Dastuurka iyo xidhiidhka golayaasha.

Dhanka kale waxaa waftiga kamid ahaa Xildhibaan aamina fariid oo kamida golaha wakiiladda qaranka, lataliyayaal iyo agaasime waaxeedo kamida wasaaradda, iyo qaybo kamida hay,addaha maxaliga ah ee dalka ka hawl gala.

Masuuliyiinta ayaa kulano kala duwan la qaatay Hay,adda ACTION AID KENYA , Gudidda sare ee Arrimaha bulshada dalka Kenya iyo Madaxda safaarada somaliland ee Nairobi.

Photos from Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL's post 25/02/2024

Part 3 : Sawiro......................
𝓜𝓾𝓷𝓪𝓪𝓼𝓲𝓫𝓪𝓭𝓭𝓭𝓪
𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐥-𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟎𝟐𝟑

Photos from Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL's post 25/02/2024

Part 2 : Sawiro......................
𝓜𝓾𝓷𝓪𝓪𝓼𝓲𝓫𝓪𝓭𝓭𝓭𝓪
𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐥-𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟎𝟐𝟑

Photos from Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL's post 25/02/2024

Part One: Sawiro
𝓜𝓾𝓷𝓪𝓪𝓼𝓲𝓫𝓪𝓭𝓭𝓭𝓪
𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐥-𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟎𝟐𝟑

Photos from Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL's post 25/02/2024

Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Ayaa Habeeni Nimadii Xalay qabatay abaal marinta shaqaalihi ugu wanaagsana sanadkii tegey ee 2023.

Waxaana madasha kaso qayb galay qaybo kamida masuuliyiinta qaranka, si ay ula wayneeyaan wasaaradda abaal marinta shaqaalaha, waxaana madasha khudbado dhaxal gala uga jeediyay shaqaalaha wasaaradda masuuliyiintii kala duwana ee kaso qayb galay.

Waxaana halka lagu gudoonsiiyay abaal Marino shaqaalihi ugu wanaagsana wasaaradda.

25/02/2024

Kalmadii Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyeynta, Somaliland Mudane Mustafe Maxamuud Cali Bile Ee Abaal-Marinta Shaqaalaha ugu Wanaagsanaa Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada & Qoyska Sanadkii 2023

25/02/2024

Kalmadii Wasiir-ka Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada & Qoyska Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-Xoor) Ee Abaal-Marinta Shaqaalaha ugu Wanaagsanaa Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada & Qoyska Sanadkii 2023

24/02/2024

Kalmadii Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arrimaha Dastuurka JSL Mudane Cabdinaasir Buuni Ee Abaal-Marinta Shaqaalaha ugu Wanaagsan Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada & Qoyska Sanadkii 2023

24/02/2024

Kalmadii Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada & Qoyska Marwo Yurub Abiib Ee Abaal-Marinta Shaqaalaha ugu Wanaagsanaa Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada & Qoyska Sanadkii 2023

24/02/2024

Kalmadii Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission Mudane Khaalid Jamac Qodax Ee Abaal-Marinta Shaqaalaha ugu Wanaagsanaa Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada & Qoyska Sanadkii 2023

24/02/2024

Kalmadii Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ministry of Foreign Affairs - Somaliland Arrimaha Dibadda Mudane Axmed Abokor Ee Abaal-Marinta Shaqaalihi ugu Wanaagsana Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada & Qoyska Sanadkii 2023

24/02/2024

Kalmadii Agaasimaha Guud Md: Ahmed Hassan Aw Adan Ee Abaal-Marinta Shaqaalaha ugu Wanaagsanaa Sanadkii 2023

24/02/2024

Kalmadii Agaasimaha Waaxda Cudada Shaqaalaha Md: Saleebaan Cali Bookh Ee Abaal-Marinta Shaqaalaha ugu Wanaagsanaa Sanadkii 2023

Photos from Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL's post 24/02/2024

𝓜𝓾𝓷𝓪𝓪𝓼𝓲𝓫𝓪𝓭𝓭𝓭𝓪
𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐥-𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟎𝟐𝟑

Photos from Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL's post 21/02/2024

Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL Mudane Eng Cali Cumar Maxamed (Eng Cali xoorxoor) ayaa maanta ka qayb galay munaasibadda furitaanka Daladda Caynu Nasteexa, ayna ku midoobeen Haweenka Somaliland Ee Ka Shaqeeya Arrimaha Diinta.

Munaasibadda oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta JSL.
Waxaana munaasibadda kaso qayb galay qaybo kamida golaha wasiiradda, culimadda dalka iyo mudan kale.

Photos from Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL's post 20/02/2024

Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL Mudane Eng Cali Cumar Maxamed (Eng Cali xoorxoor) Ayna Wehelinayaan Masuuliyiinta Sare Ee Wasaaradda Ayaa Maanta Furay kulan is xog waraysi oo ay qayb ka ahaayeen dawladaha hoose ee dalka.

Kulankaaso lagaga Hadlaayey Sidii ay Dawladaha Hoose Ee Dalka Iyo Wasaaraddu isaga kaashan lahaayeen, Arrimaha Daryeelka Bulshadda Nugul iyo Arrimaha Daryeelka Caruurta, iyada oo laysla dul istaagan hanaanka ugu haboon ee loogu samayn lahaa maamul daadejinta arrimahaa la xidhiidha.

Ayna wasaaraddu shaqooyinka la xidhiidha Arrimaha Bulshadda Nugul iyo Caruurta ugu daadejin lahayd Heer Degmo Iyo Heer Gobol, waxaana la rajaynaya in kulankaas ay kaso baxaan go,aamo, Midha dhal u noqda Arrimahaas sare ku xusan.

Waxaana kulanka goob joog ka ahaa badiba maayiradda goboladda dalka, iyo masuuliyiin kale

20/02/2024

Kalmadii Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Yuusuf.

20/02/2024

Kalmadii Wasiirku Ku Xigeenka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL Marwo Yurub Abiib.

20/02/2024

Kalmadii Maayirka Gabilay Maxamed Amiin Cabdi kulan ku Saabsan Kor u qaadida Daryeelka Bulshada oo La Yeeshay Maayiradda Dagmooyinka Dalka.

20/02/2024

Kalmadii Agaasimaha Guud Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL Md: Axmed Xasan Aw Adan kulan ku Saabsan Kor u qaadida Daryeelka Bulshada oo La Yeeshay Maayiradda Dagmooyinka Dalka.

20/02/2024

Kalmadii Madaxa Barnaamijka Daryeelka Arimaha Bulshada Ee Hayada UNICEF Ayaanle Maxamed Cumar kulan ku Saabsan Kor u qaadida Daryeelka Bulshada oo La Yeeshay Maayiradda Dagmooyinka Dalka.

20/02/2024

Kalmada Agaasimaha waaxda Arrimaha Bulshada Filsan Xuseen Khaliif.
Ee kulanka Kor u qaadida Daryeelka Bulshada oo Lala Yeeshay Maayiradda Dalka.

20/02/2024

Kalmadii Furitaanka Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL Eng Cali Cumar Maxamed kulan ku Saabsan Kor u qaadida Daryeelka Bulshada oo La Yeeshay Maayiradda Dagmooyinka Dalka.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Xuska maalinta Haweenka Aduunka.                   Hal Ku Dhiga Sanadka                  ( Maal Geli Haweenka)Waxay maal...
Xuska maalinta Haweenka Aduunka, (8 March)Waxay maalmo koobani ka hadhsan yihiin munaasibadda caalamiga ah ee 8-March-20...
Kalmadii Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyeynta, Somaliland  Mudane Mustafe Maxamuud Cali Bile Ee Abaal-...
Kalmadii Wasiir-ka Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada & Qoyska  Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-Xoor) Ee Abaal-...
Kalmadii Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arrimaha Dastuurka JSL  Mudane Cabdinaasir Buuni Ee Abaal-Marinta...
Kalmadii Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada & Qoyska Marwo Yurub Abiib Ee Abaal-Marinta Shaqaa...
Kalmadii Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission   Mudane Khaalid Jamac Qodax Ee Abaal-M...
Kalmadii Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ministry of Foreign Affairs - Somaliland Arrimaha Dibadda Mudane Axmed  Abokor  E...
Kalmadii Agaasimaha Guud Md: Ahmed Hassan Aw Adan  Ee Abaal-Marinta Shaqaalaha ugu Wanaagsanaa Sanadkii 2023
Kalmadii Agaasimaha Waaxda Cudada Shaqaalaha Md: Saleebaan Cali Bookh Ee Abaal-Marinta Shaqaalaha ugu Wanaagsanaa Sanadk...
Kalmadii Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Yuusuf.
Kalmadii Wasiirku Ku Xigeenka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL Marwo Yurub Abiib.

Address

Mogadishu
252
Other Government Organizations in Mogadishu (show all)
Ciidanka Boliska Gaarka ah ee Haramcad Ciidanka Boliska Gaarka ah ee Haramcad
Benaadir
Mogadishu, BENAADIR

Follow Us

Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor
Jaziira Street
Mogadishu

Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor waa col kamida CXDS. pagekaan waxaa kala soconkartaa waxqabadka Guutada 18'aad ee CXDS iyo dhamaan Ciidanka xds nuucyadiisa kala duwan

Somali journalist Somali journalist
Mogadishu, 252

Somali Journalist is private investigator

Somalia National Institute of Health Somalia National Institute of Health
Via Londra, P. O. Box 22, Hamarweyne
Mogadishu

The Somalia National Institute of Health

Maxkamadda Gobolka Banaadir Maxkamadda Gobolka Banaadir
HQ Office, London Road, Xamarweyne
Mogadishu, 00252

Bogga rasmiga ah ee Maxkamadda Gobolka Banaadir

SONNA English SONNA English
Villa
Mogadishu, 252

The official page of the SONNA English Department

BRA Commission for Refugees and IDPs BRA Commission for Refugees and IDPs
Banadir Region Administration Office Del Governatore, Hamar-weine District, Mogadishu-Somalia
Mogadishu

SONIC SONIC
Hamar Wayne
Mogadishu, BN0300

SONIC is responsible for the administration of the domain namespace for the country code (ccTLD) of

Horumarka Gobolka Benaadir Horumarka Gobolka Benaadir
Via Roma
Mogadishu, 252

Boggan wuxuu idiin soo gudbin doonaa wax walba oo ku aaddan horumarka Gobolka Benaadir.

Golaha Wasiirada Soomaaliya Golaha Wasiirada Soomaaliya
Villa
Mogadishu

Waa Page-Ka Rasmiga ah ee golaha wasiirada Soomaaliya.

Independent Anti-Corruption Commission Somalia Independent Anti-Corruption Commission Somalia
Villa
Mogadishu

Guddiga Madaxa Bannaan Ee La Dagaalanka Musuqmaasuqa ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Office of Cybersecurity Office of Cybersecurity
Jamhuuriya Road, Boondheere District
Mogadishu, BN3010

Office of Cybersecurity, Ministry of Communications & Technology of Federal Republic of Somalia