Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor

Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor waa col kamida CXDS.

pagekaan waxaa kala soconkartaa waxqabadka Guutada 18'aad ee CXDS iyo dhamaan Ciidanka xds nuucyadiisa kala duwan

31/08/2024

"Hooyada Soomaaliyeed oo 30 Sano Kadib Qoryaha Ey Dusha Ku Keenidoonto Canshuur Lagajaro ayaa laku dhiibidoonaa" Taliyaha Ururka 8'aad Guutada 18'aad K*ma Gor-gor Dhame Maxamed Cali Hilowle

14/08/2024

Taliyaha Guutada 18'aad k*m Gorgor G/le Dhaxe Xasan Aadan Maxamed Xasan (Ciraaqi) ayaa kormeer ku tagay Deg Buula Burde Ee G/Hiiran halkaasi oo ay ku suganyihiin Ururka 8'aad Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor

13/08/2024

Taliyaha Ururka 8'aad Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor Dhame Mohamed Cali Hilowle (Hadlaaye) ayaa La hadlay Ururka 8'aad Guutada 18'aad k*ma Gor-Gor Isagoo Kula Dardaarmay Shaqada ay qaranka u Hayaan In ay Sii laba Jibaaran.

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 10/08/2024

Taliyaha Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor G/le Dhaxe Xasan Aadan Maxamed Xasan (Ciraaqi) ayaa Maanta Gaaray Deg Buula Burde Ee G/Hiiran Isagoo Halkaasi Saalan Sharaf Ka qaatay Cutubyo Katirsan Ururka 8'aad Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 06/08/2024

Amaandulaha Ururka 8'aad Guutada 18'aad k*ma Gor-gor Naqiib Abdulahi Hersi ayaa ka qeyb galay kulan Ceyaareed ay Isku Imaanayee Bulashadda Ku dhaqan Deg Buula Burde

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Xildhibaano kaTirsan Baarlamaanka Somaaliya Iyo Waziirka Ciyaaraha Maamulka Hirshabeele iyo Guddoomiyaha Dagmada Buula Burde Gobolka Hiiran

Kulanka ayaa kusoo Dhamaaday 2:0 ayadoo Guusha ay Ku raacday Taliska Ururka 8'aad Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 03/08/2024

Saraakiil ka tirsan Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa koorso ay kuu qaadanayeen Dalka Turkiga magaalada Izmir Dugsiga Dagaalka Militariga ee Maltepe usoo gaba gabowday.

Koorsada ayaa lagu qaadanaayey Khibradaha dagaalka iyo Taqasusyada kala duwan ee ciidanka Mileteriga waxaana halkaasi qudbad mahad celin ah ka jeediyey L/X/le Sayidnur Daahir Afgub.

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 19/07/2024

Ciidanka xoogga dalka gaar ahan Ururka 39-aad guutada 5-aad qeybta 27aad iyo Ururka 10-aad ee K*maandooska Xds gorgor iyo dadka degaanka ayaa cadawga khawaarijta kula dagaalamay howdka degaano hoosyimado Murcudka ee gobolka Hiiraan.

Ciidanka ayaa guulo waa weyn ka garay Khawaarijta waxayna ka dileen ilaa shan iyo taban ka mid ah khawarijta ayagoona kasoo furtay hub iyo saanadkale.

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 19/07/2024

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda Degaanka ayaa tiro maleeshiyaad Khawaarijta katirsan ku dilay dhulka howdka ah ee u dhexeeya degmada Ruun-nirgood iyo degaanka Cali Heelo ee gobolka Shabeeladda dhexe

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 17/07/2024

Ururka 8'aad Guutada 18'aad k*ma Gor-gor ayaa maaanta Howlgal Amni Xaqiijin Kasameeyey Degaanka Beeri yabaal ee Hoosataga Deg Buula Burde Gobolka Hiiran Iyagoo howlgalka kusoo qabtay Ajaanib ka tirsan kooxda khawaarijta oo halkaas Ku dhuumalesanaysay.

17/07/2024

Kusimaha Taliyaha Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor Dhamme maxamed Ibraahim Daa'ud (Interfer) ayaa maanta la dar daarmay ururo ka tirsan Ciidanka Gor-gor kuwaasoo dalka dibadiisa kusoo tababaran doono.

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 14/07/2024

Dagaal Maalinkii Labaad qaatay ayaa ka dhacay deeganka Beeriyabaal Ee hoosataga Deg/Buulaburde ee G/Hiiran

Dagaalka ayaa ahaa Fool Ka fool Ay CXDS Iyo Ciidanka Deeganka ay Lagaleen Cadawga Khawaarijta Iyagoo Halkaasi si xoog ah looga saaray khawaarijta.

13/07/2024

Howlgal ey iska kaashadeen Ururka 8'aada guutada 18'aad k*m gorgor iyo Ururka 291'aad Ee Guutada 29'aad ee Daljir ayaa maanta ka dhacay Deeganka Beeriyabaal Ee Hoostaga Deg. Buula Burde ee gobolka Hiiran Halkaasi oo Ay Kahwaarijta Isku arursanayeen

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 13/07/2024

Howlgal ey iska kaashadeen Ururka 8'aada guutada 18'aad k*m gorgor iyo Ururka 29'aad Ee Guutada 29'aad ee Daljir ayaa maanta ka dhacay Deeganka Beeriyabaal Ee Hoostaga Deg. Buula Burde ee gobolka Hiiran Halkaasi oo Ay Kahwaarijta Isku arursanayeen

09/07/2024

Daljir ka tirsan Guutada 18aad K*m Gor-gor Ayaa Gabay Ka tiriyey Khawaarijta AS.

09/07/2024

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo horjoogayaal ka tirsan khawaarijta madaxooda dul dhigay lacag gaareysa 100 kun dollar iyo Geesiyaal u istaagay inay keenaan Madaxyada horjoogayaasha la sheegay.

08/07/2024

"Shabaab hadad rabtaan inaad barataan kuwa ay yihiin magaalada ay ka taliyaan fiiriye qaabkee u taalo"
Taliyaha Ciidanka Dhulka General Dayax Cabdi Cabdulle

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 08/07/2024

Ciyaaruhu Waa is dhaxgalka Bulshadda

Kulan Ciyaareed dhaxmaray Xulka D/Buula Burde iyo CXDS Gaar ahaan Ururka 8aad Guutada 18'aad K*ma Gor-gor Iyadoo kulanka Ciyaarta Galabta Ku soo dhamaaday bar bar dhac

Kulanka ayaa ahaa Is dhaxgalka bulshada iyo CXDS
Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Amaanduulaha ururka 8'aad guutada 18'aad k*ma Gor-gor CXDS Naqiib Abdullahi Hersi iyo Gudoomiyaha Sportska D/Buula Burde Baanji Ciilow .

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 08/07/2024

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed gaar ahaan Ururka 8'aad Guutada 18'aad k*m Gor-gor Iyo Ururka 291'aad Guutada 29'aad ee daljir iyo ciidamada deeganka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaano hoostaga degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiran, halkaas oo la sheegay iney isku Aruursanayeen xubno ka tirsan khawarijta

Howlgalkaas oo si wada jir ah u hogaaminaayey Amanduulaha Ururka 8'aad Guutada 18'aad K*m Gor-gor Naqiib Abdulahi Hersi Taliyaha Ururka 291'aad Guutada 29'aad Ee Daljir G/le Cali Cadde ayaa waxay ciidamadu tageen deeganka Beer yabal oo hoostaga Degmada Buula burde halkaas oo markii ciidamadu gaareen ay isaga carareen xubnihii khawaarijta ee isku Arursanayey deegaanka .

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 06/07/2024

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo gaaray deegaanka Cadaan-laxey ee hoos taga degmada Ruun-nirgod ee gobolka Sh/Dhexe ayaa kormeeray fariisimaha kala duwan ee ciidanku ku leeyihiin aaga deegaanka Cadaan-laxey, wuxuuna saraakiisha ciidanka ee ku sugan difaaca h**e ka dhageystay warbixino la xiriira howlaha shaqo ee ciidanka.

Taliyaha ayaa goob fagaare ah kula hadlay cutubyo ka tirsan ciidanka K*m Gor-gor , isagoo amar ku siiyay in loo dhaqaaqo godadka maleeshiyadka Khawaarijta ah ay ku dhuumaaleystaan.

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 05/07/2024

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR U SOO XIRAY SARAAKIIL KA QALIN-JABIYEY DUGSIGA TABABARKA CIIDAMMADA EE TURKSOM

Muqdisho, Luuliyo 05, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen Dufcaddii 6-aad ee Layli Saraakiil ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa abaal-marinno guddoonsiiyey Saraakiisha gashay kaalmaha h**e.

Sidoo kale xaflada waxaa ka qeyb galay saraakiil ka socotay Taliska Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor

03/07/2024

Weli waxaa socdo halgalka kooxda khawaarijta AS

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 02/07/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa garay deegaanka Waragaadhi ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Madaxweynaha ayaa Saraakiisha hoggaamisa ciidamada Xoogga dalka ee deegaanka ku sugan ka dhegeystay warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray argagixisada, warbixinta ciidamada ay hoggaamiyaan iyo qorshaha waqtiga kooban ee Khawaarijta looga xoreynayo deegaanada haray.

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 01/07/2024

Ciidanka Xogga dalka ayaa gacanta ku dhigay Xubin ka Tirsan maleeshiyada khawaarijta.

Macagiisu waa Cabdullahi Macalin Cusmaan waxa uu mudda Laba sano ah ka tirsanaa khawaarijta, Buur dhuubo ayuu kaga biiray waxa uuna ka qayb galay dagaalo dhowr ah oo lagu jebiyay maleeshiyada.

Waxa uu ka tirsanaa jabhada, marka uu u adkeysa waayay culeys iyo Baahiyaha ka Jira gudaha khawaarijtana waxa uu qorsheystay inuu isaga tago maleeshiyada dhexdooda.

Mudda todobaad ah ayuu ku jiray howdka u dhexeya ceel-garas oo galgaduud ka Tirsan iyo deeganka Nuur dugle oo shabelaha dhexe ka tirsan ciidankuna ay ku qabteen khawaarijkan.

01/07/2024

Saraakiil katirsan Guutada 18aad K*ma Gor-Gor Iyo 1 Luulyo

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 01/07/2024

Abanduulaha ururka 8'aad Guutada 18aad k*ma Gor-gor Naqiib Abullahu Hersi ayaa ka qeyb galay Xaflad LaKu Maamuusayey 64 Sano Guuradii Kasoo wareegatay Markii la isku Daray Gobolada Waqooyi Iyo Gobolada Koofureed taasoo Xalay ka dhacday Deg Buula burde Gobolka Hiiraan.

Xafladda ayaa waxa Goob
Joog ka ahaa Taliyaha Qeybta 27aad CXDS G/le Sare Farax Kooshin Iyo Taliyaha Ururka 291aad Guutada 29aad Ee Daljir G/Le Cali Cadde

28/06/2024

"Waajibaad Qaran Baan Fulineynaa Dalka Iyo Dadka Waan U dhaaranay" Taliyaha Guutada 18'aad K*m Gor-gor G/le Xasan Ciraaqi

27/06/2024

Taliyaha Ururka 9aad Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor Cabdiwali Januune"Waxaan Tuutaha u wadana inaan ku shahiidno Difaaca Dalkeena

26/06/2024

Afayeenka Wazaaradda Gaashaandhiga Somaliaya Ayaa U Khudbeeyey Cutubyo Katirsan Guutada 18aad K*ma Gorgor isagoo Kula Hadlay Xeradda Genaral Da'ud.

26/06/2024

Taliyaha guutada 18aad K*m Gor-gor CXDS G/le Xasan Aadan Maxamed "Xasan Ciraaqi"ayaa guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay maalmaha Todobaadka Xoriyadda oo ah maalmo nagu leh qiimo gaar ah.

Taariikhda 26-ka June, maanta oo kale 1960-kii ayaa ku Asteysan markii gobolada Waqooyi ay ka Xoroobeen gumeystihii Ingiriiska, sidoo kale laga taagay Calanka Jamhuuriyadda, waxaa uu G/le Xasan Ciraaqi ku tilmaamay halgankaas inuu ahaa midka maanta Soomaaliya ka dhigay dal ka madax banaan gumeysi Shisheeye.

"Raggii keenay Xornimada iyo Sharafta aan maanta heysano inagoo ku dayaneyna halgankooda ayaan rajeyneynaa inaan dalkaan ka nadiifino kooxaha Argagixiso ee nagu dhex Abuurmay iyo Cid kasta oo duullaan ku noqota Madax-banaanideenna" Ayuu yiri G/le Xasan Aadana Maxamed "Xasan Ciraaqi" Taliyaha guutada 18aad K*m Gor-gor.

Photos from Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor's post 22/06/2024

Ururka 6aad GT.18aad K*maandooska Gor-gor ayaa maanta waxay howgal cadowga Khawarijta ah lagu baacsanaayo ka fuliyey daafaha degmada xarar dheere iyo deeganada ku teedsan

Cadowga Soomaaliyeed oo gabbalkoodu sii dhacayo ayaa dhawaanahaanba ku dhuumaaleysanayey Meelaha howdka ah ee Gobolada mudug iyo gal gaduud.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

"Hooyada Soomaaliyeed oo 30 Sano Kadib Qoryaha Ey Dusha Ku Keenidoonto Canshuur Lagajaro  ayaa  laku dhiibidoonaa" Taliy...
Taliyaha Guutada 18'aad kum Gorgor G/le Dhaxe Xasan Aadan Maxamed Xasan (Ciraaqi) ayaa kormeer ku tagay Deg Buula Burde ...
Taliyaha Ururka 8'aad  Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor Dhame Mohamed Cali Hilowle (Hadlaaye) ayaa La hadlay Ururka 8'aad G...
Kusimaha Taliyaha Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor Dhamme maxamed Ibraahim Daa'ud (Interfer) ayaa maanta la dar daarmay...
Howlgal ey iska kaashadeen Ururka 8'aada guutada 18'aad kum gorgor iyo Ururka 291'aad Ee  Guutada 29'aad ee Daljir ayaa ...
Daljir ka tirsan Guutada 18aad Kum Gor-gor Ayaa Gabay Ka tiriyey  Khawaarijta AS.
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo horjoogayaal ka tirsan khawaarijta madaxooda dul dhigay lacag gaareysa 100 kun dollar iy...
"Shabaab hadad rabtaan inaad barataan kuwa ay yihiin magaalada ay ka taliyaan fiiriye qaabkee u taalo"Taliyaha Ciidanka ...
Weli waxaa socdo halgalka kooxda khawaarijta AS
Saraakiil katirsan Guutada 18aad Kuma Gor-Gor Iyo 1 Luulyo
"Waajibaad Qaran Baan Fulineynaa Dalka Iyo Dadka Waan U dhaaranay" Taliyaha Guutada 18'aad Kum Gor-gor G/le Xasan Ciraaq...
Taliyaha Ururka 9aad Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor  Cabdiwali Januune"Waxaan Tuutaha u wadana inaan ku shahiidno Dif...

Website

Address


Jaziira Street
Mogadishu
Other Government Organizations in Mogadishu (show all)
Ciidanka Boliska Gaarka ah ee Haramcad Ciidanka Boliska Gaarka ah ee Haramcad
Benaadir
Mogadishu, BENAADIR

Follow Us

Somali journalist Somali journalist
Mogadishu, 252

Somali Journalist is private investigator

Somalia National Institute of Health Somalia National Institute of Health
Via Londra, P. O. Box 22, Hamarweyne
Mogadishu

The Somalia National Institute of Health

Maxkamadda Gobolka Banaadir Maxkamadda Gobolka Banaadir
HQ Office, London Road, Xamarweyne
Mogadishu, 00252

Bogga rasmiga ah ee Maxkamadda Gobolka Banaadir

SONNA English SONNA English
Villa
Mogadishu, 252

The official page of the SONNA English Department

BRA Commission for Refugees and IDPs BRA Commission for Refugees and IDPs
Banadir Region Administration Office Del Governatore, Hamar-weine District, Mogadishu-Somalia
Mogadishu

SONIC SONIC
Hamar Wayne
Mogadishu, BN0300

SONIC is responsible for the administration of the domain namespace for the country code (ccTLD) of

Horumarka Gobolka Benaadir Horumarka Gobolka Benaadir
Via Roma
Mogadishu, 252

Boggan wuxuu idiin soo gudbin doonaa wax walba oo ku aaddan horumarka Gobolka Benaadir.

Golaha Wasiirada Soomaaliya Golaha Wasiirada Soomaaliya
Villa
Mogadishu

Waa Page-Ka Rasmiga ah ee golaha wasiirada Soomaaliya.

Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL
Mogadishu, 252

Bogga Rasmiga ah ee wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska JSL. This is the official page of the Ministry of Employment Social Affairs and Family the Rep...

Independent Anti-Corruption Commission Somalia Independent Anti-Corruption Commission Somalia
Villa
Mogadishu

Guddiga Madaxa Bannaan Ee La Dagaalanka Musuqmaasuqa ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Office of Cybersecurity Office of Cybersecurity
Jamhuuriya Road, Boondheere District
Mogadishu, BN3010

Office of Cybersecurity, Ministry of Communications & Technology of Federal Republic of Somalia