Al Qudus Pharmacy And Laboratory

Al Qudus Pharmacy And Laboratory waxa aad ka heleysaa Adeeg caafimaad oo Tayo leh.

11/01/2024

Saadali kulanka beri dhexmari doona Galmudug iyo Koonfuur galbeed oo ku guuleyso Abaal marin qaali ah.

SHURUUDAHA :
1: Like ama follow garee page-ka
2: Like saar post-ga
3: U share garee asxaabtaada

FG : Saadaalinta waxa ay ku ektahay marka ay ciyaarta bilaabato, Haddii laba qof ay isku jawaab noqdaan Abaal marinta waxa helaya qofka ugu soo horeeyo.
NASIIB WACAN

11/01/2024

Jumca Wanasgsan dhamman asaxaabta meel kasto aad joogtaan.
Fadlan follow garee page-ka una sii share garee asxaabtada.
Al Qudus Pharmacy And Laboratory

08/01/2024

Osteo-glo Tablets.

Waa kaniini ka kooban Calcium iyo Vitamin D waxaa uu aad ugu fiicanyahay lafaha isagoona ka caawinaya lafaha inay noqdaan kuwo adag oo caafimaad qaba.
Sidoo kale waxa uu kor usoo qaadayaa Maadada Calcium-ta marka ay jirka ku yaraato.
Si aad u hesho soo booqo xarunteena oo ku taala ka soo horkeedka Degmada waabari ama naga soo xiriir Talefankaan : 0618 85 54 50.

07/01/2024

Ferro-glo
Iron capsules

Waa kaniini ka kooban Vitamins iyo Iron waxa uuna jitka siinayaa Caafimaad , firfircooni iyo Tamar sidoo kale waxa uu door muhiim ah ka qaadanayaa Sameysanka Unugyada jirka.
Si aad hesho nagu soo booqo xarunteenna.

☎️ 0618 85 54 50
📍Waabari , Mogadishu - Somalia

14/11/2023

Al Qudus Pharmacy And Laboratory Waxaad ka heleysaa Daawooyin Tayo leh iyo Baaritaan Jawaabtiisa lagu kalsoonyahay 100%
Xaruntiisa waxa ay ku taalaa ka soo horjeedka Degmada Waabari
Si aad u hesho faahfaahin intaas dheer Fadlan ku soo biir oo Follow garee page-keena.
Mahadsanid. 👋

28/10/2023
08/10/2023

ءامين يا رب العالمين. 🤲🤲

21/06/2020
Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Wadada Degmada Waaberi
Mogadishu
Other Medical & Health in Mogadishu (show all)
Gubadley Health Center Gubadley Health Center
Gubadley
Mogadishu

Kusoo dhawaaw xaruunta caafimaadka Bisha Cas ee gubadley

Naafic Herbal Naafic Herbal
Kpp
Mogadishu

Ku soo dhawaada xarunta Naafic Waxa aan dadka ku daawena Daawo Dhireed Xaarunta waxa ay kuu taal Mog

Al-MUNAAR  dentel  clinic Al-MUNAAR dentel clinic
Daalo
Mogadishu, 252

Mr. Nor Ali Ga'al Mr. Nor Ali Ga'al
Maka Almukarama Str
Mogadishu

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya. Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.
Mogadishu

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.

Daawoyin Tayaysan Daawoyin Tayaysan
Howlwadaag/shantageed
Mogadishu

medical

Somalia Hepatitis Initiative Somalia Hepatitis Initiative
Mogadishu

Fighting Hepatitis in Somalia (La-dagaalanka #Cagaarshowga). Led by Abrar University & co-implemente

~CK Mx'ᴜᴜᴅ Aᴍɪɪɴ~~¿ ~CK Mx'ᴜᴜᴅ Aᴍɪɪɴ~~¿
Wadajir District
Mogadishu

افعل شيئًا لتحرك نفسك نحو هدفك الرئيسي كل يوم...�

DR: HAYLE DR: HAYLE
Mogadishu, 00252

00252

Heyle pharmacy Heyle pharmacy
Mogadishu

zalmancade518@)lgmalil.com

Sihaam herbal centre Sihaam herbal centre
0614236182
Mogadishu

Wll hadaa xanuun in muda ah laxanunsaned dawo dhireed tayo wangsan waxd kahelikartaa 0614236182