Dr-Khalid Mohamed Arab

The 6th Chairman man of Ramadan student's council and Candidate of Medical Doctor.

17/11/2023

عش بين رجاء والخوف ❣️
Sheikh Mohamuud Xaliiki.

12/10/2023

Yaaa Somali ah??

Maalmahan waxa aan arkayey dad ku doodaya Somali Galbeed (Ogadenia) inay San ahayn somali oo ay hoostagan Maamul wadan kale oo aan Cadaw nahay.

Anigu jawaabteyda aan ku wercelinayo su'aasha kore 👇
Qofka Somaliga ah waxa uu uga duwan yahay dadyowga kale sedax Astaamood.
✅️ LUQADDA
✅️ DHULKA 5 qeybood leh.
✅️ Calanka.

Qofka ku barbaaray luqadda Af-somaliaga waa Somali wadankuu raba Haku dhashee.
Waxa keliya ah ee aan uga soocan nahay dadka aan inta badan isu-egnahay sida OROMADA waa AFKEENA SOOMAALIGA taasina Waxaa cadeeyey SHEIKH MUSTAFA XAAJI ( Xafiduhu Laah).

Dhulkeena iyo CALANKEENA, sida ogtihiin Calankeenu Waxa uu ka turjumayaa Dhulkeena oo Gumeystihii u qeybiyey 5 qeybood.
✅️ Somalia koofureed ( Muqdisho)
✅️ Somalia Woqooyi ( Hargeysa)
✅️ Somalia Galbeed ( jigjiga)
✅️ Somalia Jabutia ( D-jabuti)
✅️ Somalia NFD (Garisa).

Somalinimo waxa ay jirtay Xiligii Dawladii Kacaanka oo ku doodi jirtay I ay ka maqan yihiin 2 dhul oo ah Somalia 🇸🇴 Galbeed iyo NFD.
Hadda waxaan mareynaa inaa Shaki gelino Dadkeena weli gumeysiga Maldahan ku jira Somalia nimadooda, iska badaa Inaa u dagaalno ama Soocelintooda ka doodna .

Kaaga siidaran Manhajyadda Waxbarasho ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Kuma jiraan Taariikhda shanta Somalia.✅️

Iskuuladda iyo Jaamacadaha intaba .
Anigu Doodeydu waxa ay tahay Somalia oo 5 gobal ee weynaa wax ka sokeeya Majiro, sababta MAAMUL-Gobeleedyadda 5 ta ah loo sameeyeyba waxa aan u arkaa inay yihiin kuwa linoogu bedalayo 5 tii soomaliyeed ee uu calankeeno I noo sheegayo subax kasto marka aan Aragno.

Dr-Khalid Mohamed Arab .

22/09/2023
22/09/2023

Welcome to Ramadan institute of languages and computer science
School of Science and Technology ✅️.

11/09/2023

Abwan Hadrawi AUH muxuu ka yiri" Same I Eric ta laga sheegayo dhulkeena.

28/07/2023

Batch 31th (Class 2023) -Institute .

21/07/2023

Gabay wuxuu ka hadlayaa Guusha iyo sida lagu heli karro

Guusha ninkii gooba waa ka gun gaaraaye

Guri jiif iyo laguma helo gashiin la cunaaye

Guri weyn iyo laguma helo gogol raaxaade

Gani iyo laguma gaaro gows nin leeyahaye

Gaf naftaada ka gashiyo laguma helo canaan joogtaaye

Goofaaltan iyo ma ahan xaajo gaaraaye

Gacaltooyo laguma helo gaanka aad tahaye

Gaari laguma gaariyo faras foolaada Guyaal baa loo safraa luulka aad goobi

Gar waaqsashada khalad kaad gashaa waa libin weyne

Waa guul cajaa’iba hadafkaaga oo aad gaartaaye

Guulihi kuu gaarsiiyaa loogu mahadiyaaye

Xaajo is gunuday oo gaar uga faalootay

04/05/2023
04/02/2023

To achieve your target goals, it needs to adapting.

31/01/2023

RAMADAN INSTITUTE OF LANGUAGES, HEALTH TRAINING, COMPUTER SKILLS AND SCIENTIFIC STUDIES. ..........................................................

Home of wisdom and students development skills 👌.
Congratulations Congratulations 🎊 👏 💐
The winners 🏆 of 2023.

Photos from Dr-Khalid Mohamed Arab's post 12/01/2023

Waxa aan aad uga Xumahay suurad xumeynta iyo Fadeexadda lala daba jooga MACALIMIINTA dugsiyadda qur'aanka kuwaa oo ah :
● Barbilowga Nolosha aadanaha
● bud dhigna u ah waxbarashada MUSLIMIINTA
● Ayagoo ah inta Bare dunidda joogta Kan ugu qiimaha iyo wanaga baddan .

Markaas baa la leeyahy caruur buu kufsadday oo ah been cad .
Macalinku waa Aabaha 2aad ee caruurtaada, Tix gelli oo Xushmee
Garro qiimahiisa halka wax ay dadka kuu sheegaan aad qaadan lahyd

Xalay waa habeenkii iigu horreysay ee aan arko macallin Dugsi QUR'AAN baahi sheeganayo isaga oo u cabanayo wax uu caruurtiisa siiyo !!

MACALINMIINTA dugsiyadda Lagu barta {QUR'AANKA KARIIMAKA} iyo Macallin walbo oo dhiga wax dadku anfaca waxa aan u Rajeynayaa Guul iyo Barwaaqo.
Shaqada wanaagsan ee ay hayaan Alle haka abaal mariyo.

10/01/2023

"If you have walked for me I will run for you"

Photos from Dr-Khalid Mohamed Arab's post 06/01/2023

Yeeriyahaaga ama keyboard kaaga banaaka ha dhigin!!! Si qof kale wuu wax kugu yeerinin ama maskaxdaada u hagin.

COMPUTER KA waxa uu u shaqeeyaa sida qof ka beni aadamka oo kale .

Computer 🖥 waxa uu leeyahy qeyb la yiraahdo KEYBOARD wixii lagu qorane u gudbisa shaashadiisa .
Ujeeda qoraalkaani waxa weeya , qof beni aadamka ahi malintiisa waqtiga ugu horeeya ayey maskaxdiisa si xowli ah u shaqeysaa . Waxa kastoo loo yeeriyane way qabataa oo malintaas waxaas si dhaqsi Kuma ilowda .

Malintaada waqtiga ugu horeeya inaa adiga maamulatid oo aad u yeerisid wax danta kuu ah hadafkaagane ku gaarsiinayo, SOCIA NEDIA waa goobta ugu xun ee Dadkeenu saameeyn weyn ku leh noloshooda . Tusaale facebook aad hadda ku jirtid waxaad arkaysaa in badan oo dadka ka mid ah qof walbane wax buu soo posti gareynayaa waxaas oo weliba u badan wax aan wanagsaneen ama macne badan ku fadhinin . OGOW wax kastoo aad aragto waa ay ku saameynayaan sidaa darteed inta waqti badan ha isaga luminin.

"HADAL KASTA TALLO MA AHAN"
MALINTAADA 95% waa inaa kelinimo wax ugu yeerisaa naftaada.
99% aad iska yareysaa hadaladda dadka marka laga reebbo cilmiga iyo wanaaga.
Khalid Al-raashid .

04/01/2023

Dacia da'yar ah ❤️.

Photos from Dr-Khalid Mohamed Arab's post 30/12/2022

We held the second meeting of the class of 2022. It was chaired by Khalid Mohamed Al Raashid . This meeting elected a new government for the next six months.
Abukar Qasim was elected as chairman,
Haji Dahir as vice chairman,
Abukar Ahmed as secretary.
Congratulations
Congratulations

Class of 2k22
Dugsiga Ramadan

Photos from Dr-Khalid Mohamed Arab's post 28/12/2022

Qorshe Hawl Maalmeed (Daily Action Plan).

4-Tallaabo ah oo kaa caawinayso inaad laban laabto wax soo saarkaaga:

1- Qor maalin walba liiska hawlahaaga ugu muhiimsan (kuugu mudan).

2- Dooro hawsha ugu muhiimsan kuna shaqee ilaa aad ka dhameyso.

3- U gudub hawsha xigta ee ugu muhiimsan, sameey, oo ku sii soco inta ka hartay liiska wax-qabadka.

4-Naftaada qiimee, xooji waxyaalaha togan, iskana ilaali xumaanta.

Sawirada hoose waa Buuggagta qorshaha howl maalmeed ka loogu talo galay, waxaana idin diyaarisay Marwo oo ah gabadh walaasheena iyagoo diyaarsan ayaa ka helaysaa ee kala xiriir Whatsapp number +252 61 2651691

Author's Hudeyfa Abdirahman

24/12/2022

Announcement: Batch 6: Call for Applications - of The Next Economy: https://ilab.simad.edu.so/blog/batch-6-call-for-applications-tne-mogadishu

Photos from SIMAD Innovation Lab's post 24/12/2022
24/12/2022

Congratulations, everyone, for the amazing crowdfunding bootcamp! Raising $28,239.00 in one hour was a proper way to validate your startup ideas. Time to get ready for our upcoming Product Fair.

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

عش بين رجاء والخوف ❣️Sheikh Mohamuud Xaliiki.
Abwan Hadrawi AUH muxuu ka yiri" Same I Eric ta laga sheegayo dhulkeena.
Batch 31th (Class 2023) #Ramadan-Institute .
RAMADAN INSTITUTE OF LANGUAGES, HEALTH TRAINING, COMPUTER SKILLS AND SCIENTIFIC STUDIES.  .................................
Dacia da'yar ah ❤️.

Category

Website

Address


Mogadishu
Other Medical & Health in Mogadishu (show all)
Gubadley Health Center Gubadley Health Center
Gubadley
Mogadishu

Kusoo dhawaaw xaruunta caafimaadka Bisha Cas ee gubadley

Naafic Herbal Naafic Herbal
Kpp
Mogadishu

Ku soo dhawaada xarunta Naafic Waxa aan dadka ku daawena Daawo Dhireed Xaarunta waxa ay kuu taal Mog

Dr. Cawaale Cabdulaahi Dr. Cawaale Cabdulaahi
Dr Sumait Hospital/SIMAD University, 30th Street, Albaraka, Hodon District, Mogadishu-Somalia
Mogadishu

Senior Consultant Surgeon. Senior Lecturer, Researcher Gen. Secr. of Surgical Society of Somalia

Al-MUNAAR  dentel  clinic Al-MUNAAR dentel clinic
Daalo
Mogadishu, 252

Mr. Nor Ali Ga'al Mr. Nor Ali Ga'al
Maka Almukarama Str
Mogadishu

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya. Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.
Mogadishu

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.

Daawoyin Tayaysan Daawoyin Tayaysan
Howlwadaag/shantageed
Mogadishu

medical

Somalia Hepatitis Initiative Somalia Hepatitis Initiative
Mogadishu

Fighting Hepatitis in Somalia (La-dagaalanka #Cagaarshowga). Led by Abrar University & co-implemented with Somali Liver Center. Join us at https://somhepatitis.so

~CK Mx'ᴜᴜᴅ Aᴍɪɪɴ~~¿ ~CK Mx'ᴜᴜᴅ Aᴍɪɪɴ~~¿
Wadajir District
Mogadishu

افعل شيئًا لتحرك نفسك نحو هدفك الرئيسي كل يوم...�

DR: HAYLE DR: HAYLE
Mogadishu, 00252

00252

Heyle pharmacy Heyle pharmacy
Mogadishu

zalmancade518@)lgmalil.com