Yasin heroes

Government & politicians heroes

10/03/2024

RAMADAAN MUBARAK
Dhammaan Umadda Islaamka, Gaar ahaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa dhalashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu bishan kheyrkeeda na waafajiyo, Ramadaanka xigana nagu gaarsiiyo Nabad, Caafimaad iyo Denbi dhaaf.

05/08/2023

Jug aad u culus ayaa laga maqlayaa xafada qaar magalada muqdisho.

28/07/2023

๐Ÿšจ ๐‡๐„๐‘๐„ ๐–๐„ ๐†๐Ž! Fabinho completed medical tests as new Al Ittihad player today ๐ŸŸกโšซ๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ

Al Ittihad and Liverpool are still waiting to sign official documents but agreement on verbal basis reached ๐Ÿค๐Ÿป

Fabrizio Romano

26/07/2023

Addoonka/addoonta Allow, yaysan ku dhaafin maalinta Taasuucaa iyo Caashuuraa.

Taasuucaa waa khamiista berri ah taariikhduna tahay 9-ka Muxarram 1445H, kuna beegan: 27-ka July 2023.
Caashuuraa waa maalinta jimcaha ee xigta taariikhduna tahay: 10-ka Muxarram 1445H. waafaqsan: 28 July 2023.
Waxaa sunno ah in maalin laga hor mariyo si loo khilaafo yahuudda, annaga ayaana kaga xaq leh.
Aynu soomno maalinka sagaalaad iyo tobanaad,. Xitaa culimada qaar waxa ay leeyihiin maalinka 11-aad hallagu daro,
muhiimadu waa inaad maalin kale raacidaa ka hor mari ama ka dib mari.

ุงู„ุฏุงู„ ุนู„ู‰ ุงู„ุฎูŠุฑ ูƒูุงุนู„ู‡

Ka mid noqo kuwa sooma marka dadku Ghaflad (Moogganaan) ku jiraan.

La wadaag walaalahaaga si ay u xusuustaan maalmahan qiimaha badan.
โ€
ุนู† ุฃุจูŠ ู…ุณุนูˆุฏ ุงู„ุจุฏุฑูŠ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ ุนู† ุงู„ู†ุจูŠ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… ู‚ุงู„: ยซู…ู† ุฏู„ู‘ูŽ ุนู„ู‰ ุฎูŠุฑุŒ ูู„ู‡ ู…ุซู„ู ุฃุฌุฑู ูุงุนู„ูู‡ยป.
Qofkii khayr tusiyaa waxaa u sugnaaday ajarkii qofkii sameeyay mid la mid ah.

Khamiis Iyo jimcaba, haddii weynuhu yiraa maanta unbaa naga xigta, Alle weyne hannaga yeelo kuwii ka faaaideysta.

22/03/2023

Ramadaan Kariim dhammaan asxaabta boggeyga ku xiran.
Munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo u dirayaa dadkeenna Soomaaliyeed iyo dhammaan muslimiinta adduunka oo idil.
Bilashada bishaan waxa ay xambaarsan tahay khayr fara badan, waana bisha sheydaanka la xiro oo Alle uu naarta ka xorreeyo muslimiin badan oo uu waafajiyey wanaaga ku dhex jira bishaan.
Alle hanaga dhigo kuwii ka faa'iideysta khayrka ku jira bishaan barakaysan.

Photos from Yasin heroes's post 06/03/2023

Bismillaah,

Hambalyo, Waxaan halkaan Hambalyo uga dirayaa Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta Md. Ali Abdi Mohamed (Ali Shiine) oo helay kalsoonida Xiriirka Ciyaaraha Aduunka ee FIFA.

Waxaan kale oo fursadaan uga faaiideysanayaa inaan u hambalyeeyo Gudigii Doorashada XSKC ee qabtay Doorasho daah-furan, hufan oo la isku haleyn karo.

Maanta Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta waxa uu helay Oday Soomaaliyeed oo leh karti hogaamineed uu ku hogaamin karo XSKC.

Waxaan kula dardaarmayaa Madaxweynaha dooran ee XSKC inuu isku haayo bahweynta Ciyaaraha dalka isla Markaana xaliyo wixii tabasho ee ka dhex jira XSKC.

12/10/2022

WAAN SOO SOCONAA ALGERIA ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ

Wiilasheena waxey xaqiijiyeen iney ka qeybgalaan koobka Qaramada Afrika ee 17-jirada laguma qaban doono Algeria 2023z

๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด OCEAN STARS๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

09/10/2022

Goooaaal!

Somalia๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (1-0) Tanzania๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฟ

Isreebrebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa.

09/10/2022

Yes yes GuuL somali

08/10/2022
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
Other Public Figures in Mogadishu (show all)
Somalia Somalia
Mogadishu

Everybody who love their homeland more than anything, this is the place you can share you views with

Hon. Ibrahim S. Ahmed Hon. Ibrahim S. Ahmed
Mogadishu, 252

Goodwill Ambassador for Mogadishu and Somalia promoting the United Nations SDGs through Globcal International.

SVO (Steadfast Voluntary Organization) SVO (Steadfast Voluntary Organization)
Near Safari Hotel
Mogadishu, 252

Steadfast Voluntary Organization better know as SVO is a non-profit, non-political, non- governmenta

Somaliboy Somaliboy
Taleex Street Mogadishu
Mogadishu

๐Ÿ›‘ Somali YouTuber

Prof zaki Ahmed Prof zaki Ahmed
Mogadishu

Degelsame Properties Degelsame Properties
Number 4
Mogadishu

gacmo furan ku so dhawaada sxbyaal

Abdallah Yousuf Abdallah Yousuf
Dhuusamareeb
Mogadishu

U dhaqdhaqaaqaha bulshada

Eng saalax Eng saalax
Mogadishu, 252

WAXA KAHELAYSA INSHA ALLAAH MUQALO KURALI GELIYA FOLLOW HAKA BAQIILIN MAHADSANID

Xaafid Januzaj Xaafid Januzaj
Mogadishu

Welcome to my page Xaafid Januzaj halkan aan ka wada socono my fans walalaha Soomaliyeed ๐Ÿ‘๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Caliciid Caliciid
Mogadishu, 252

qanciye

Dalmar Wadani Dalmar Wadani
Mogadishu

โ”โ”โ”โ”โ”โ”ยฐ๏ฟฝโ€ขยฐ๏ฟฝยฐโ€ขโ”โ”โ”โ”โ”โ”“ ๐Ÿ•‹ โ˜† NABI MOHAMED โ˜† ๐Ÿ•‹ โ”—โ”โ”โ”โ”โ”ยฐ๏ฟฝโ€ขยฐ๏ฟฝยฐโ€ขโ”โ”โ”โ”โ”โ”›