Gabeyre Yare
maqayadan Hala Shido Asxaapey o Fallow gareya
Rajadaada Aduun iyo Aakhiro Aad Bey U Fiicantahay Inta Aad Sajuuda Dhulka ku Hayso🤲🙏
Wax aad maanta qaban karto berri ha u dhigan!
Maalin wanaagsan
Si Kastod U Qalbi Ficantahay Ugu Danbeyn Waxa Bilaawi Donta Qofkasta Sidu kula Dhaqmo Ina Ula Dhaqanto
Xigasho Amir Hussein Dahir
Tartanka Oohinta!.
Dalka Japan waxa ka socda tartan loo qabanayo dhallaan ka kala socda dhammaan gobolada dalkaas.
Tartankan oo noociisu dunida uu ku yar yahay ayaa ah mid ay Carruurta aadka u yar yari ku tartamayaan dhinaca oohinta.
Ilmaha ugu oohinta dheeraada isla markaana ay qayladiisu halka ugu sarreeya gaadho ayaa noqonaya ka loo qirayo in uu qaatay kaalinta koowaad ee tartanka.
Kooxda hawshan abaabushay ayaa ku doodaysa in tartankan ay u qabteen is ubadka loogu dhiirri geliyo in ay dareenkooda cabbiri karaan.
Dhinaca kale tartamada noocana ayaa ah kuwo soo jiita dalxiiseyaasha dalkaas booqashada ku taga maaddama oo ka mid yahay arrimaha la yaabka leh ee aan Dunida kale laga aqoon.
Ninkaan sawirka hoose idinka muuqda lacagtii uu Iphone 14 ku iibsan lahaa wuxuu ku aaday Cumrada.
Taleefan Niicle ah oo uu watay ayuu memory gashtay sawirna uu iskaga qaaday kaligiisa, meel gees ah intuu kaligiisa fadhiistay ayuu dhoor mar sawir iska qaaday.
Dad badan oo haysta taleefano Iphones ah oo cusub ayuu ka nasiib badan yahay ninkaan.
Muuqaalka ninkaan uu sawirada iskaga qaadayo taleefan Niicle ah ayaa baraha bulshada carabta qabsaday isbuucaan.
Sawirka waa "Ziyad Osama" oo tukanaya kahor inta uusan gelin qolka qaliinka ee Children's Cancer Hospital Egypt, sidoo kale waxaa loo garan ogyahay Isbitaalka 57357.
Alle ha caafiyo wiilkaas yar iyo dhamaan dadka xanuunsan.
Dunida waxeey ku joogtay Qurux, Farxaad, dhalinyarnimo, iyo mustaqbal soo baxaaya si waliba Mowdku mahaan. Mid la celin karo iyo waxaan awood u leenahay.
Wasiir, xildhibaan, siyaasi, Ganacsato, midna maheeyn, ilaa iyo Xiligaan waxeey Nafteda ku weysay lama oga Nimca yariiseey” allaha unaxariistee.
Waxeey ahayd kalkaaliso, ama caawiso dadka Bukaankaa, waxeeyna ka Howl Gali jirtay Hospitaal madiino, saakay waxeey kusoo kacday cafimaad iyo Nabad iyadoo sooman” waxaa dilay waxaan la aqoonin.
Waxeey kamid ahayd ardo nasiib u yeeshay ineey ka shaqo bilaaban hospitaal madiino sannadkii h**e. waxaan aad iyo aad ugu bartay gabadhaan Qaraxii zoobe2 u adeegstii Muwaadininta.
Rabbi Jinaddii haka waraabiyo walaasheen waxaan leenahay waxaad geeriyootay oo Mowdku ku yimid 10kii dame ee barakeeysned bishaan fadliga badan.
Ashraf Hakimi xaaskiisa ayaa Maxkamada gaysay kiis dacwo Furriin ah waxayna rabtay iney kala tagaan hantidana loo kala qaybiyo, Markii Maxkamada la isla tagay Furriinkiina dhacay laguna heshiiyay hantidiisa in loo kala qaybiyo ayaa waxaa lama filaan noqday in Ashraf Hakimi wax hanti ah haysan, Bankigana wax xoolo ah u oolin.
Ashraf Hakimi ayaana hantidiisa oo dhan H**e ugu qoray Magaca Hooyadiis.
April 12keedu waa lama illaawaan Hambalyo Ciidanka Xooga Dalkeena.
Dawladda Jarmalka ayaa 48 saacadood u qabtay in ay dalkeeda kaga baxdo Maryama Cali Muuse oo ahayd safiirka waddanka Jaad u fadhiday dalka Jarmalka.
Baarliin ayaa sheegtay in tan lagaga jawaabayo tallaabadii ay dawladda Jaad toddobaadkii h**e ku eriday danjirohoodii Gordon Kricke, kaas oo lagu edeeyey in uu u dhaqmay si ka baxsan Diblumaasiyadda iyo shaqadii loo igmaday.
Tallaabadan ayaa cirka kusii shareeri doonta khilaafka Diblumaasiyadeed ee labada dal.
Fartuun oo kale Meey iska Noqdaay
Gabdhaha Dhan
Noloshey wax ka taqana
Xaafado Badan waa lagu kala taga Mar dhow
Fartuun oo kale Meey iska Noqdaay Gabdhaha Dhan
Noloshey wax ka taqana
Dalka Hindiya madal looga diyaar garoobayey aroos iyo farxadda guri cusub, ayaa lagu soo warramayaa in ay mar qudha isu beddeshay geeri iyo murugo.
Ka dib markii ay sameecadii ku qaraxday caruuska iyo walaalkii oo hawsha arooska diyaarinayey.
Sameecadda qaraxa samaysay oo lagu xidhay saqafka sare ee guriga ayaa sababtay in meesha uu dab ka koco.
Balse ta yaabka leh ayaa ay in sameecadda uu hadyad ahaan u bixiyey wiil ay xidhiidh lahaan jireen gabadha aroosadda ah kaas oo ugu sheegay in ay tahay taageero iyo garab istaag uu u muujinayo saaxiibaddiisii h**e.
Booliska ayaa xabsiga u taxaabay ninkan oo lagu eedeyey in uu sameecadda ku sameeyey waxyaabo qarax sababay.
Sidaan Hadeysan ku fahmin
Xariif Timo Silig Ah u wac
Markii ugu dambeysay oo ay Manchester United gool ka dhaliso Premier League waxay ahayd bishii February. Hadda waxaan joognaa Abriil😁
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa amar ku bixiyey in gebi ahaanba la xidho magaalada Haisan oo ku taalla xuduudda uu dalkiisu la lee yahay Shiinaha.
Magaaladan oo ay ku nool yihiin dad lagu qiyaasay 200 kun oo qof ayaa loo haystaa rasaas laga xaday guuto ka tirsan ciidanka dalkaas kuwaas oo sugayey amniga xadka.
Iyada oo ciidanku ay bilaabeen in ay magaalada guri guri u baadhaan isla markaana ay raadiyaan rasaastan oo tiradeedu dhammayd 653 xabadood.
Magaaladan ayaa sii xidhnaan doonta tan iyo inta laga helayo rasaasta maqan ee ciidanka laga xaday.
Saanaddan oo la waayey horraanta bishan March ayaa lagu soo warramayaa in laga xaday askarta halkaas ku sugan oo xilligaas isu diyaarinaysay in ay meesha ka guuraan.
Lama oga tallaabada uu Kim Jong Un qaadi doono haddii sidaa lagu waayo rasaastan haatan la baadhayo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Mogadishu
Iskuulku wuxu ku yaalaa Shibis-maanabooloiyo-hormuud waxii faafaahin Kala xiriir 0616828487 DIPLOMA FOR SCIENTIFIC SUBJECTS (Hal sano iyo bar