Page.Dabro

Asc waad ku mahadsantahay
in ad so boqato page kan
mudane iyo marwo thanks

14/04/2024

Anagaa idinkaga dhaw xoolmariidka

14/04/2024
11/03/2024

Ramadan mubarak

01/03/2024

Gudoomiyihii reer Adam oo xalada fahmi la

16/09/2023

Kansar ma aha cudur laakiin dhakhtarka Oncologist oo ka tirsan jaamacadda Osh State Medical University, Moscow, Russia Gupta Prasad Reddy (BV) ayaa sheegtay in kansarku aanu ahayn cudur dilaa ah balse dadku ay u dhimanayaan kaliya hal mar.
Sida laga soo wado isaga, tuskaas waa laga saari karaa haddii laba hab oo kaliya la kariyo. Hababka ayaa ah:-
1_ Marka h**e iska ilaali dhammaan cuntooyinka sonkorta leh. Ebola ah haddii aadan sonkorta ka helin jirkaaga, unugyada kansarku waxay u dhintaan si dhaqsi ah ama si dhaq ah.
2. Kadibna ku qas liin dhanaan koob biyo diiran ah. Cab biyo diirran oo lagu qasay liin dhanaan.
3. hal saac subaxii ka hor intaadan cunin. Kansarku wuu dhamaan doonaa.
Lifaaqa laga sameeyay Kulliyadda Caafimaadka ee Maryland ayaa lagu ogaaday in ay kun jeer ka wanaagsan tahay daweynta kiimoterabiga.
4. Cun kasta qaado oo saliid qumbaha organic ah subax kasta iyo galab kasta, waxay dawaynaysaa.
Ka dib marka aad iska ilaaliso macaanka, mari mid ka mid ah labada daawadood ee soo socda. Kansarka waxba kuma yeeli karo. Si kastaba ha ahaatee, dayacaad ama danayn la'aantu cudur daar ma leh.
Fadlan ogow in si dadka looga ilaaliyo keydka. Gupta Prasad ayaa siyaalo kala duwan u faafineysay xogtan oo ay ku jirto baraha bulshada shanti sano ee lasoo dhaafay.
cayim in la faafiyo, si qof walba uu u ogaado.
Waxa uu yidhi, "Shaqadaydii waan soo baxay, hadda qaybtaa qabso oo dadka kugu xeeran ka badbaadiyey.

11/12/2022
11/12/2022
10/12/2022
Aqoonyahano Soo Kordhiyey Barnaamij Casri ah Kobciye oo Soomaalida ubaahantahay 06/10/2022

Aqoonyahano Soo Kordhiyey Barnaamij Casri ah Kobciye oo Soomaalida ubaahantahay Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada Subscribers | Share | Comments | LikePlease follow us :Facebook : www.face...

06/10/2022
29/09/2022
28/09/2022

Xaalada 🇸🇴Somalia 23 sano ka hor

27/09/2022

Allaha u naxariisto Sheekh Yuusuf Alqaradaawi. Waxa uu ahaa caalim weyn oo ummadda islaamka dhaxal mug leh u reebay.

26/09/2022

Dadka oo dhan markii ay dhintaan oo qof weliba uu tago halkii maalgashigiisu Aakhiro geeyo, Waxaa bilaabanaya Musalsal kale oo cusub Aakhiro dhexdeedii, Dadku waxaa ay bilaabayan in ay israadiyaan ''Saaxib iigu dhaw, Ama Mid aan meel iskala shaqeyn jirnay ayaa aduunka jiray oo aad u cibaadeysan jiray, Talow malaga aqbalay cibaadooyinkii oo ma guuleystay ama Naarta ayuu aaday iwm dadka checking ayey isku bilaabayaan''. Haddii aad Ehlu Janno noqoto dhacdooyinka aduunka ka dhacay oo dhan dadkii sameeyey ayaa si toos ah afkoodii uga maqleysaa.

Tusaale Hi**er oo dilay malaayin qofood haddii aad ku wareersan tahay sababta uu Dadka u dilay, Jannada inta aad qasrigaagii kasoo tagto ayaa waxaad waydineysaa Hi**er ''Sababihii ku kelifay in yahuuda uu dilo, İyo Wixii uu ka damaacsanaa, Markii uu talada Jarmalka gacanta ku haayey Aakhiro muxuu ka rumeysnaa iwm''. Xitaa Abii jahal ayaa lagaybaa inta aad booqasho ugu tagto ayaad waydin kartaa su'aala ah sidda ''Muxuu isku inkaaray Maallintii Badar, İllaahow dhagax nagu soo tuur cml'' Hadalada noocaan maxaa ku kelifay, Siddoo kale muxuu ku diidayaye in Nebi Maxxammed scw uu rumeeyo? Si kooban Qof weliba waxaa uu helayaa fursad uu kula hadlo UMMADİHİİ h**e ilaa Aadam cs ilaa maanta qof kasta oo nool iyo dhamaan dadka imaan doona dunida cusub sidda ay noqon doono xogteedii waad helaysaa.

Quraanka kariimka waxaa lagu sheegay laba nin oo Aduunka saaxibo ku ahaan jiray, Mid waxaa uu ahaa Atheist (Khiyaamo, İyo Aakhiro in ay jirto ayuu ka shakisanaa, k**a dhaadhacsaneyn Aakhiro oo dhan) Midka kale ee saaxibkiisuna aqoon badan ma uusan lahayn, Mar weliba waxaa uu ku aqrin jiray fikradaha Materialismka. Laakiin Nasiib daro midka aanan aqoonta lahayn shaki ma geli jirin (Aakhiro wuu rumeysnaa). Markii la dhinto kadib Midkii jaahilka ahaa ee Aakhiro rumeysnaa waxaa uu galayaa Jannada. Kadib ayaa waxaa uu Naarta dhexdeedii uu ku arkaya midkii Atheistiga ahaa ee ku aqrin jiray fikradihii materialism-ka.

İnta uu yaabo ayaa waxaa uu bilaabayaa midki jaahilka ahaa dadka jannada ku jiro in uu uga sheekeeyo, Ninkaasi hebel ah ee saaxibkiisii ahaan jiray ee Atheistiga ahaa siddii uu isugu dayi jiray in uu Atheist isagana dhigo, Markaas ayaa inta uu farxo ayaa waxaa u oranayaa ''Alxamdulilaah, Haddii Ninkaasi Alle iiga badbaadiyey, Haddi Nimcada Rabbigey aysan jiri lahayn, Saacadaan Anigane kala barka jaxiima ayaa la iiga xaadirin lahaa''.

Markaas ayuu rumeysan kari waynayaa sidda uu ku badbaaday iyo xaalada uu ku sugan yahay markaas ayuu dadkii Jannada ku jiray ayuu su'aalo wayniayaa ''Saaxibayaal halkani jannada ee aan ku noolnahay hadda kadib lama dhimanaayo sooma aha, Dhimashadu aduunka ayey inoog dambeysay sax? Markaas ayey leeyihiin ''Maya dhimasho majirto halkani baashaal iyo raaxo ayaa jirto''. Tusaalani dhici doona markii Alle Quraanka uu ku sheegay kadib waxaa uu dhahay ''Guul hadday jirto guusha ugu way waa taasi, Ee Dadkii rabba i maalgashi ay soo sameeyaan sidda ninkaa in ay u guuleystaan haddaba halkani malgashi hakusoo sameeyaan''. (Ka fiiri Suurada Wasaafaat 37; 57-61)

21/09/2022
17/09/2022
Photos from Page.Dabro's post 24/08/2022

Dolow Somalia: Jasiirada Labada wabi ay maraan ee Gobolka Gedo
Like 👍page and follow

24/08/2022

Adeegga Dhamays oo kuu wadareynaysa 𝗗𝗮𝘁𝗮 Internet & 𝗸𝘂 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹 aan Xadidneyn.
𝐊𝐮 𝐬𝐡𝐮𝐛𝐨 $𝟐.𝟓 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐥 𝐃𝐚𝐭𝐚 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐞𝐭 & 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐔𝐧𝐥𝐢𝐦𝐢𝐭𝐞𝐝 𝐚𝐡 𝐌𝐮𝐝𝐝𝐨 𝐢𝐬𝐛𝐮𝐮𝐜 𝐚𝐡.

𝐒𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐮𝐠𝐮 𝐬𝐡𝐮𝐛𝐚𝐭𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬.
Uga Shubo 0614306353

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Walee anugu yabay
Xaalada 🇸🇴Somalia  23 sano ka hor
Adeegga Dhamays oo kuu wadareynaysa 𝗗𝗮𝘁𝗮 Internet & 𝗸𝘂 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹 aan Xadidneyn.𝐊𝐮 𝐬𝐡𝐮𝐛𝐨 $𝟐.𝟓 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐥 𝐃𝐚𝐭𝐚 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐞𝐭 & 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥...
Share and like
Doorashadii kenay
Dhammaan macaamiisheena Sharafta leh in Shirkadda isgaarsiinta Somtel usoo kordhisay 𝐱𝐢𝐫𝐦𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐛𝐮𝐮𝐜𝐥𝐞 𝐚𝐡 ee Adeeg...
Macamiil Ka faa'ideyso xirmooyiinka 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 Muraadso  ee  Shirkadda isgaarsiinta somtel 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬𝐭𝐚 balaaran ku samey...
Dato somtel

Category

Telephone

Website

Address


0614306353
Mogadishu
Other Writers in Mogadishu (show all)
Zakariye izaak Zakariye izaak
Mogadishu

follow me

Farxaan maxamuud qaroole Farxaan maxamuud qaroole
Mogadishu

kuso dhawooow walaal page kan

Hasan Mohamed Warsame Hasan Mohamed Warsame
Isgooys Ka Mira Nayo
Mogadishu

xasan maxamed

Ali Haji Ali Haji
Km4
Mogadishu

Muse dharas Muse dharas
Mogadishu, 252

Aadan qaran baiilmajecle Aadan qaran baiilmajecle
0614801660
Mogadishu, BIGGANSGTER

Aayatullahi yussuf Mohamed Aayatullahi yussuf Mohamed
Km/4
Mogadishu, IAMFELLINGHAPPY

Forbidden fruits test sweet.

Zumer official Zumer official
30th Street
Mogadishu

Xawa - taako Xawa - taako
Mogadishu, 252

صلوا على النبي(( أللهم صل وسلم على نبينا محمد ))

Somali Weyn Institute Of High Education Somali Weyn Institute Of High Education
Mogadishu

Iskuulku wuxu ku yaalaa Shibis-maanabooloiyo-hormuud waxii faafaahin Kala xiriir 0616828487 DIPLOMA FOR SCIENTIFIC SUBJECTS (Hal sano iyo bar

Adam Fiqi Adam Fiqi
Mogadishu

Qiireysane Qiireysane
Degfeer
Mogadishu