Xog Ogaal
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xog Ogaal, Public Figure, Mogadishu.
Haddii Hooyo geesi dhashay wuxuu ahaa Taliye Farxaan, Ilaahay ha u naxariisto Jeneraal Farxaan Maxamuud Aadan ( Qaroolle ) 😭
Usoo duceeya dhamaan asxaabta.
Qof ka bakhiilsan majiro qof nabiga agtiisa lagu sheegey aanan ku saliyin صلي الله عليه وسلم
caawa waa habeen jimco ah aan kusalino Nabiga SCWﷺ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
insha Allah ♥️
Alaahu Akbar
Heerka ay Gaarsiisantahay Dabeecadda Wanaagsan♥️
Waxa uu xifdiyay QUR'AANKA ♥️ Masha Allah Allow Indhaha Ha Tirin Adduun Iyo Aakhiraba Qofkii Arka Oo Soo Qora Masha Allah Siina Faafiyo Insha Allaah♥️👈
Ku Sali Nabiga SCWﷺ♥️♥️♥️♥️
insha Allah♥️♥️♥️♥️
Qoraxda oo kulul ayee Cibaado u taaganyihiin♥️
Masha Allah Allow Indhaha Ha Tirin Adduun Iyo Aakhiraba Qofkii Arka Oo Soo Qora Masha Allah Siina Faafiyo Insha Allaah♥️👈
GOORMEE UGU DAMBEYSAY
GACANTAADA QORITAANKA SALIGA NABIGA SCW SCWﷺ
MAXAA KU DHACAYA RUUXA DHINTA MARKA QABRIGA LA GALIYO?!!😭😭😭
(Habeenka Ugu horeeya Qabriga ilaa 25 Sano)
1- Habeenka ugu horeeya qabriga waxaa ur bilaaba (caloosha iyo farjiga) waa labada shey oo bani,aadamka inta uu aduunka joogay ku dadaali jiray mar walba,daraadoodana laga yaabo in uu danbiyo u galay,ilaaheyna faray in la ilaaliyo.intaas ka dib jirka bani,aadamka kalarkiisa ayaa is badalaayo waxaana uu noqonayaa cagaar.😥
2- Maalinta labaad ee qabriga waxaa ur bilaaba xubnaha sida beerka san babada iyo mindhicirada.
3- Maalinta sedexaad ee qabriga,waxay soo deeyaan xubnahaas shiir aad u xun oo loo adkeesan karin.
4- Asbuuc ka bacdi waxaa barara oo soo fuura guud ahaan wajiga(indhaha carabka dhabanada).
5- Toban maalin ka dib waxaa sii socda bararka laakiin markaan waa guud ahaan jirka oo dhan.
6- laba asbuuc ka bacdi waxaa bilaabma in ay daataan dhamaan timha korka ku yaala.
7- shan iyo toban maalin ka dib waxaa soo urinaya meedka tirxiga buluuga ah,asaga oo ka soo urinaaya meel u jirta 5 KLM.markaasoo jirka dhan isku daboolaa si uu u cuno.
8- Lix bilood ka dib waxaa soo haraya qalfoof kaliya inta kale tirxiga ayaa cunaya.
9- shan iyo labaatan sano ka dib qolfoofta waxaa ka soo haraaya seed yar oo laf ku dhex jirto kaas ayaana nalaga soo saarayaa maalinta qiyaamaha in sha allaah.
Meeshaas ayuu ku danbeynaa jirka bani aadamka oo aan sida aad aragto ugu dadaalno,oo aan ilaahey ugu caasino daraadiisa.
Qabriga maalintii shan jeer ayuu u yeeraa dadka waxa uuna dhahaa:
- aniga waxaan ahay guriga kalinimada ee qura,aanka baro oo aqriso si aad u weheshato qabriga.
- Aniga waxaan ahay guriga mugdiga ee salaada ku dadaal si uu kugu iftiimo qabriga.
- Aniga waxaan ahay guriga ciida ee gogoshaada ka dhigo camal wanaagsan.
- Aniga waxaan ahay guriga masaska ee bisinka ku dadaal in aad qabsato mar walba.
- Aniga waxaan ahay guriga munkar iyo nakiir ee ku dadaal aqrinta iyo dhawaaqista ashahaadateenka.
-
Walaalahaygow la wadaaga asxaabtiina kale waxaa laga yaabaa in uu sabab u noqdo in aan janada ku galno.
Haddii ay kugu adagtahay aqriska iyo sii faafinta mowduucan ogow uma diyaar garoobin qabriga iyo waxa na sugaayo.
Hadaad mowduucan aqrisatay bilow ilaa dhamaad soo qor(waan aqristay) si laguugu rukumo qoraaladeena kale ee xiga.oo aysan kuu dhaafin.Jazakallaah Kheyral Jazaa🙏😭
Dartiisa No So fallow Garey share dheh
Mohammed Daarulcilmi Samafale
Hoggaanka Sare ee Urur Siyaasadeedka Horseed Party - SDDP oo Hargeysa lagu doortay maanta.
AUN ABWAAN SOORAAN oo Dardaaran Aad uu Cajiiba siiyey Ardayda Jaamacadaha Ka Qalinjabiya...😭😭😭😭
UMU ALMAS oo talo walaalnimo siisay gabdhaha hooyooyinka ah 💘. SII FAAFI
Daawo Ciyaartii ugu adkeyd hhhh Idriska Iitaabo VS Abaabalaa oo Caawada Dhex martay,
Yaa Guuleeystay........?
Reer burca may ka dhaheen wiilkii guurdoonka ahaa ee gabdhaha lo,oda ubalan qaaday🤣🤣🤣
Guurku in laga fiirsado ayuu u baahan yahay, haddii se jacayl yimaad waa xaalad kale.
Amun Abdi waa gabar xaafidul Qur'aan ah. Soo qor Masha Allah 🇸🇴.
Waa duco dhammaanteen na anfaceysa.
Alle dartiis u share-gareeya.❤
Fadlan Daawo:😭 Ku sali Nabigeena Muxamed Scw Scw Scw Scw ..... Siina Share Gareey walaal😍❤
Hadaad Qosli Waydo Waa Hadaad......😂😂😂!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Website
Address
Mogadishu
Mogadishu
Everybody who love their homeland more than anything, this is the place you can share you views with
Mogadishu, 252
Goodwill Ambassador for Mogadishu and Somalia promoting the United Nations SDGs through Globcal International.
Near Safari Hotel
Mogadishu, 252
Steadfast Voluntary Organization better know as SVO is a non-profit, non-political, non- governmenta
Mogadishu, 252
WAXA KAHELAYSA INSHA ALLAAH MUQALO KURALI GELIYA FOLLOW HAKA BAQIILIN MAHADSANID
Mogadishu
Welcome to my page Xaafid Januzaj halkan aan ka wada socono my fans walalaha Soomaliyeed 👍🇸🇴🇸🇴