PRIME Pharma Somalia

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from PRIME Pharma Somalia, Pharmacy / Drugstore, Mogadishu.

Prime phramcy,waa shirkada ugu weyn ee somalia,keenta dhamaan noocyada daawo ku sabsa.waxaan la macaamilnaa isbitaalada waawayn ilaa kuwa ugu yar ee kajira tuulooyinka wadanka oo dhan ama ha ahaado phramacy xafad.qiimo iyo tayo ba wa hadaf kena kowad.

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 24/06/2024

Shirkadda Prime Pharma, oo aad h**e uga barateen inay keento daawooyin tayo sare leh, ayaa maanta idiin keentay daawooyin kale oo cusub. Haddii aad leedahay goob caafimaad, waxaad daawooyinkan ku heli kartaan iyaga oo jumlo ah iyo qiimo macquul ah.

22/06/2024

Waxaan u diraynaa hambalyo iyo guul dhammaan ardayda fasalka 12-aad ee maanta u fariistay imtixaanka shahaadiga qaranka.

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 22/06/2024

Prime Pharma waxay keentaa dawooyin tayo sare leh sida Artemether, SuperHema, iyo Albendazole. Booqo Main Bakaro, Mogadishu ama nagala soo xiriir +252618319440.

14/06/2024
Photos from PRIME Pharma Somalia's post 12/06/2024

At Prime Pharma, we understand the importance of constant availability. With our newly arrived stock, we ensure that your healthcare facility is always well-supplied with top-quality medicines. Join us today and experience the peace of mind that comes with reliable healthcare supplies.Prime Pharma – Quality You Can Trust.

09/06/2024

Mudane Macaamiil, waxaa timid PREDNISOLONE SYRUP. Tirada waa yartahay, fadlan yaan lagaa dhameysan.

.
.
.

07/06/2024

Maalmaha ugu horreeya ee Dul-Xijjah waxay leeyihiin muhiimad weyn. Aan badino cibaadadaada iyo camalkaaga suuban inta lagu jiro maalmahan barakaysan ee maanta kow tahy Dhul HAJ.

JUMA WANGSAN.

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 04/06/2024

Si aad u hesho daawoyin waxtarkoooda la hubo maanta so booqo xarumaha 𝐩𝐫𝐢𝐦𝐞 𝐩𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚 ee ku leedahy Magalada Mogadishu.waxa aad ka heli kartaa daawoyin kaan iyo kuwo kale oo badan.
𝐥𝐚 𝐬𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐫𝐢 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞👇
☎ 653299 / 650377 Main Bakaaro
☎852525 Zope,KM4,Mogadishu
☎641919 sanco,Mogadishu
📞618498058 Baidabo

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 01/06/2024

Kuwaan ma ka mid yihiin daawoyinka laga heli karo goobtaada caafimaad?
Haddii aadan heeysan So wac numberdaan.

☎ 653299 / 650377 Main Bakaaro
☎ 852525 Zope, KM4, Mogadishu
☎ 641919 Sanco, Mogadishu
📞 618498058 Baidabo

31/05/2024

Juma mubrak dhamaan macaamisha PRIME Pharma Somalia

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 30/05/2024

Haddii aad ku xiran tahay Prime Pharma, k**a walweli doontid out of stock ama alaab yari dhanka daawada ah goobtaada caafimaad.
Hada nagu so biir oo hel Daawooyin taya sare leh.

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 26/05/2024

Goobtada caafimaad ma u baahan tahay daawooyin tayadooda la isku halayn karo oo qiimahooduna macquul yahay?
Prime Pharma waa mid ka mid ah shirkadaha ugu h**eeya ee lagu yaqaano daawooyin tayadooda aad looga soo taxadirey.

**HADA NAGA SOO DALBO!**

25/05/2024

Maxaad ku daaweysaa madax xanuunka? ☕💊

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 19/05/2024

At Prime Pharma, we take pride in our commitment to distributing top-tier medicines to hospitals and pharmacies. Our meticulously organized and well-labeled pharmaceutical products like these given below ensure the highest standards of health and wellness.

You can order from us and we deliver to you in the next hour.

18/05/2024

PRIME Pharma Somalia

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 16/05/2024

Shirkadda Prime Pharma waxaad ka heli kartaa daawooyin tayo leh oo la hubo.
Nagu soo booqo xarunteena Bakaaro ama naga soo wac 653299, 605549, ama 658507.

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 15/05/2024

Tayada iyo waxtarka daawooyinka aad ka iibsato Prime Pharma waa mid la hubiyay. Ku kalsoonow daawooyinka aan dalka keenno, kuna hel qiimo macquul ah oo u fiican bukaanadaada.

PrimePharma

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 14/05/2024

Prime Pharma waxay ku siinaysaa dawooyin tayo sare leh oo loogu talagalay farmashiyahaaga ama isbitaalkaaga, sida kuwaan iyo in kabadan kuwaan.
Soo dalbo hada tayada ugu fiican maanta!

PrimePharma

12/05/2024

Happy International Nurses Day! 🎉 At Prime Pharma, we celebrate and honor the commitment and compassion of our nurses everywhere. Your dedication to caring for others is the backbone of healthcare. We are proud to support your vital work each and every day. Thank you, nurses, for your unwavering service!


.

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 12/05/2024

Dhamaan Macaamiisha Shirkada Daawada Ee
PRIME PHARMA Saakay Waxaan Furnay Badeeco Cusub Hadaba Soo Gaar Xarunta Shirkada Ama Naga Soo Wac 653299/658507/605549.

05/05/2024

U dabaaldegga Maalinta Caalamiga ah ee Umulisooyinka, waxaan sharfaynaa kuwa u heellan nolosha iyo caafimaadka hooyada iyo dhallaanka. Prime Pharma waxay aaminsan tahay in daryeelka tayada sare leh ee bilowga nolosha uu yahay furaha mustaqbal caafimaad qaba. "

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 05/05/2024

Dhamaan macaamiisheena sharafta leh, waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno in maanta aanu daah-furnay alaabtaan cusub iyo kuwo kale oo badan oo tayo leh. Fadlan, nagu soo booqo xarunta Prime Pharma ama nagala soo xiriir lambarradan: 653299, 658507, ama 605549 si aad uga faa'iidaysataan Daawooyinka tayada leh ee shirkada marwlaba idin keento.

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 02/05/2024

Ensure the best care for all ages with Prime Pharma.
Get the fast-acting 𝐀𝐦𝐨𝐱 𝐏𝐥𝐮𝐬 𝐒𝐮𝐬𝐩𝐞𝐧𝐬𝐢𝐨𝐧 for effective recovery and the 𝐁𝐚𝐛𝐲 𝐂𝐚𝐫𝐞 𝐕𝐢𝐭𝐚𝐦𝐢𝐧 𝐏𝐥𝐮𝐬 𝐃𝐫𝐨𝐩𝐬 for your little one's healthy growth.

Available now at your nearest pharmacy and hospital.

01/05/2024

Farxad weyn ayay noo tahay inaan u dabaaldegno Maalinta Shaqaalaha aduunka!
Prime Pharma waxay hambalyo diiran u diraysaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, gaar ahaan shaqaalaheenna qiimaha leh. Waa idinka mahadcelinaynaa shaqada adag ee aad qabateen. Maalin Wacan!

It's a great joy to celebrate International Labor Day!
Prime Pharma sends warm wishes to all Somali workers, especially our valued staff. We thank you for your hard work.
Have a great day!"

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 30/04/2024

Si aad u hesho daawooyin tayo leh oo aad ku kalsoon tahay, soo booqo xarumaha Prime Pharma ee ku kals yaalla Magaalada Muqdisho. Waxaan bixinnaa noocyo kala duwan oo daawooyin ah oo lagu kalsoonaan karo.
Waxa aan iibinaa oo kaliya Jumlo.

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 15/11/2023

Primepharma waxa aad ka heli kartaa sharooboyin tayo sare leh kuwaas oo loo isticmaali karo hargabka iyo qandhada.
Hadii aad Lee dahy pharmacy aka goob caafimad waxa aad ka heli kartaa xarumaha shirkada PRIME PHARMA SOMALIA.
Hadii aad rabbto tafaariq waxa aad ka heli kartaa farmasiyada kugu dhaw.
𝐥𝐚 𝐬𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐫𝐢 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞👇
☎ 653299 / 650377 Main Bakaaro
☎852525 Zope,KM4,Mogadishu
☎641919 sanco,Mogadishu

14/11/2023

World Diabetes Day on 14th November

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 13/11/2023

Shirkadda Dawada ee Prime pharma waxay dalka keentaa dawooyin heer sare ah oo tayadooda la soo hubiyay naso booqo si aad uhesho daawoyin tayo leh.
𝐥𝐚 𝐬𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐫𝐢 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞👇
☎ 653299 / 650377 Main Bakaaro
☎852525 Zope,KM4,Mogadishu
☎641919 sanco,Mogadishu
📞618498058 Baidabo
whatsplink:👇
👉https://wa.me/message/I6PF2VWQQNMEB.

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 12/11/2023

PRIME Pharma Somalia oo aad horay ugu barateeyn daawoyin tayo sare leh ayaa idin keentay Sharoobo iyo kaniin leh vitamins kale duwan,qofka na mizaan kiisa kordhin una furi cuntada ama appetite ka.
Hadii aad Lee dahy pharmacy aka goob caafimad waxa aad ka heli kartaa xarumaha shirkada PRIME PHARMA SOMALIA.
Hadii aad rabbto tafaariq waxa aad ka heli kartaa farmasiyada kugu dhaw.
𝐥𝐚 𝐬𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐫𝐢 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞👇
☎ 653299 / 650377 Main Bakaaro
☎852525 Zope,KM4,Mogadishu
☎641919 sanco,Mogadishu
📞618498058 Baidabo
whatsplink:👇
👉https://wa.me/message/I6PF2VWQQNMEB.

10/11/2023

08/11/2023

farticare_tablet provides vitamins, minerals, and other selected nutrients to support female fertility.it is available now in all our branches.

𝐥𝐚 𝐬𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐫𝐢 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞👇
☎ 653299 / 650377 Main Bakaaro
☎852525 Zope,KM4,Mogadishu
☎641919 sanco,Mogadishu
📞618498058 Baidabo
whatsplink:👇
👉https://wa.me/message/I6PF2VWQQNMEB.

07/11/2023

Primepharma
waxe wadanka ku keyntay

□ Anti Hemo Tablets

□ Isticmaalka:

Waxa loo isticmaalo in lagu daweeyo Bawasirka(Anti Hemorrahoids diseases) S

Hada thy qof La dhibatesan Bawasirka fadlan

Qado oo isticmaal Anti Hemo Ada mahdin Doono insha Allah

𝐥𝐚 𝐬𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐫𝐢 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞👇
☎ 653299 / 650377 Main Bakaaro
☎852525 Zope,KM4,Mogadishu
☎641919 sanco,Mogadishu
📞618498058 Baidabo
whatsplink:👇
👉https://wa.me/message/I6PF2VWQQNMEB.

Photos from PRIME Pharma Somalia's post 05/11/2023

Prime pharma oo ah hormuudka shirkadaha daawoyinka dalka keena waxaa kuugu diyaar ah daawoyin iyo hawlwadeeno si hagaagsan kuugu adeegaya, waxaadna ka helaysaa dawooyin aad u tayo sarreeya
𝐥𝐚 𝐬𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐫𝐢 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞👇
☎ 653299 / 650377 Main Bakaaro
☎852525 Zope,KM4,Mogadishu
☎641919 sanco,Mogadishu
📞618498058 Baidabo
whatsplink:👇
👉https://wa.me/message/I6PF2VWQQNMEB.

03/11/2023

Maamulka shirkada prime pharma ayaa ka qayb galay madal ay soo qaba qaabisay marwo fertility center taa soo ahyd xuska Maalinta caalamiga ah ee Dhalmada taas oo lagu qabtay shalay oo aheed 2 Nov,2023 Magalada Mogadishu


**aalintadhalmada

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

VIT-24 waa vitamins korniinshaha carruurta u wacan. Waxa aad ka heli kartaa goobaha farmasiyada. Haddii jumlo oo kaliya ...
ciid wangsan
Hamlayada ciida iyo shirkada prime pharma. #ciidwanaagsan #primepharmasomalia.
"🚀 Prime pharma  waxay soo bandhigtay daawooyin cusub oo qiimo macquul ah! 💊 Ha moogaan dalabyada gaarka ah kuwaas u baa...
Prime Pharma Somali is heading to Arab Health 2024 in Dubai! 🚀
Prime Pharm waxay idiin keentey  daawooyin casri ah oo laga keenay dalalka ugu horreeya soo saarista daawooyinka tayada ...
prime pharma
prime pharma
prime pharma
prime pharma
PRIME Pharma Somalia waxa ay ka haqabtiri kartaa dhamaan daawoyinka aad ugu baahantahy goobtada caafimad.Maanta so gaar ...

Website

Address


Mogadishu
00500
Other Pharmacies / Drugstores in Mogadishu (show all)
SomCity Health SomCity Health
Mogadisho. Isgoysa Albarako. Kasoo Horjeedka Dabaqa NBC
Mogadishu

Pharmacy, Skincare Products, Mother & baby Products, Vitamins & Supplements. All Medical tests

Online pharmacy Mogadishu Online pharmacy Mogadishu
Bakaaro, Holwadag District, Mogadishu
Mogadishu

we are the first online pharmacy in Somalia. We offer a safe and convenient way to fill your prescriptions and receive them at your doorstep.

Sixa Pharmacy Sixa Pharmacy
Suuqa Daawada Bakaaro Market
Mogadishu, BN00252

Sixa Pharmacy is adrug store Company at Suuqa Dawada , Bakaaro Market, Mogadishu, Somalia.

Hilaac Polyclinic Center Hilaac Polyclinic Center
Barhilaac-Wadada Shodanka
Mogadishu, 252

Daryeel caafimaad oo heer sare ah iyo daawo Tayeysan ugu imaaw @Hilaac Polyclinic Center #dedicatedtobettercareforyou #hilaacpolycliniccenter

Haldoor polyclinic Haldoor polyclinic
Mogadishu

```HooL kasTa aad qabaneYsid 🏌️‍♂️ waan daalay loma jojiya ee🤫 Waan gaaray ayaa lagu nasTaa🤣

Xaaji Gate Drug Company Xaaji Gate Drug Company
Mohamuud Harbi Street
Mogadishu, 00252BN

Xaji gate Drug Company is a medical distributor at Bakaaro market in the heart of the capital city o

Iqra Online Pharmacy Iqra Online Pharmacy
Mogadishu
Mogadishu

waxa aan kuuheynaa dhamaan dawooyinka nuucyadooda kala duwan adigu ku iibsan kara hab online ah

Daacad  Polyclinic Daacad Polyclinic
Dhagaxtuur School, Howlwadaag District
Mogadishu

chose us cheap and quality medical products

Xiddig pharmaceutical wholeselar Xiddig pharmaceutical wholeselar
Abaye Bus Station
Mogadishu, 252

xiddig pharmaceutical wholesaler waxad ka helaysaa dawo tayo leh oo qiimo jaban iyo adeeg hufan oo h

My Pharma My Pharma
KM5, Zoobe, Wadajir
Mogadishu

My Pharma: is more than just a Pharmacy, offering a variety of products and medical services in Phar

Khalid Binu Walid Khalid Binu Walid
Bakaro Market
Mogadishu, 252

Pharmaceutical & General Trading Co

Hayaan medicine Hayaan medicine
0770604471
Mogadishu