ZAIM MEDIA
Waxad kaheliyasa waxa walbo oo idin xiiso galiyo
Hambalyo.
Waxaan Hambalyada Munaasabada 12-ka Abriil ee 63 sano guurada Kasoo wareegtay aasaaskii Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed la wadaagayaa dhamaan Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Alifleyda iyo Dableyda CXDS lyo qoysaskooda Meel walboo ay joogaanba.
ZAIM MEDIA Waxad kaheliyasa waxa walbo oo idin xiiso galiyo
Safarka Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh
Maxamuud ku tagay dalka Mareykanka ayaa horseeday guulo diblumaasiyadeed, kuwo dhaqaale, iskaashi amni iyo fursad dowladda soomaaliyeed ay kusoo bandhigtay gorshaheeda xaqiijinta Soomaali heshiis la ah dunida kana adkaata kuwa diidan, Nabadda horumarka iyo dowladnimada Soomaaliya
Kooxda Al Shabaab oo bilowday Beerlawxsi cusub &
Deegaano cusub oo laga qabsaday
Galka Barista: Qorshaha AI-Shabaab ee
duulaanka Itoobiya
https://sweatco.in/i/ibromohamud Check out this free app — It Pays to Walk 🚶
Sweatcoin: Healthier planet. Healthier, wealthier you Join our 100M+ users to become part of the movement economy. Sweatcoin app converts your steps into sweatcoins — virtual currency that you can spend on products and services. It Pays to Walk.
Munaasabadda soo dhaweynta Madaxweynaha JFS ee
Madaxtooyada dalka Masar.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY DALKA MASAR
Qaahira, 24, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha si diirran ugu soo dhaweeyey Wasiirka Maaliyadda Masar Mudane Maxamed Muciid, diblomaasiyiin iyo sarakiil ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas.
Madaxweynaha ayaa dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi, la yeelan doona wadahadallo ku saabsan sidii loo xoojin lahaa xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, gaar ahaan iskaashiga dhaqaale iyo diblumaasiyadeed, la dagaallanka argagixisada iyo dib u soo celinta doorka dowladda Masar ay ka qaadato horumarinta waxbarashada dalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Masar waxa uu kulan la qaadan doonaa Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd, iyagoo ka arrinsanaya qorsheyaasha heer Carbeed ee midnimada iyo wax-wada qabsiga dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta oo Dowladda Soomaaliya ay ka tahay xubin muhiim ah.
Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa waxa ay wadaagaan xiriir qoto-dheer oo ku saleysan iskaashi dhaqaale, ganacsi, waxbarasho iyo wax wada qabsi.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Abdikadir Ali Dige,
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Twitter:
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Mogadishu
Murtiiluhu kaalinta maadeeyaha waa uu gali karaa, balse maadeeyuhu kaalinta murtiilaha ma geli karo.
Mogadishu, 252
KUSOO DHAWOW BUGA QORAAY.XIKMAD.BADAN HADA NAGU CUSUB WACODSI FOLLOW LIKE SHARE COMMENT���
Mogadishu
Hi there We're here to get you laughable videos And if you see us where you can take good time fllow
Mogadishu
wll nagu so biir sidee dhirogalin nagu noqoto sidaan kaga qosol siino welcome 🙏🤚