Tiitiinley Youth Academy

Pageka Saxda ah Ee Tiitiinley Youth Academy Kusoo dhawaada dhamaantiina Kubada cagta waa xushmad

Photos from Tiitiinley Youth Academy's post 29/07/2023

Kulankii Shalay Galab Ee Tayo Stadium ๐ŸŸ โšฝ๏ธโœŠ

28/07/2023

Galabta oo aan la Yeelanay Naadiga Horseed Fc ๐Ÿ™๐Ÿ‘

27/07/2023

๐ŸšจKulanka Maanta
๐Ÿ†š Lions fc
๐ŸŸ๏ธTayo Stadium
โฐ4:00 PM

๐Ÿ’ช๐Ÿ’™

Photos from Tiitiinley Youth Academy's post 19/07/2023

Tababarkii ugu dambeyey Ee Isbuuca ๐Ÿ™Œ๐Ÿ‘โšฝ๏ธ๐Ÿƒโ€โ™‚๏ธ

๐Ÿ™Œโšฝ๏ธ

๐Ÿ™Œโšฝ๏ธ๐Ÿƒโ€โ™‚๏ธ

Tiitiinley youth academy๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช

14/07/2023

Nasiib Wacan * โšฝ๏ธ๐Ÿ‘ Ciyaartooyda cusub U-15 U-14 Tababarkoodii ugu horeyay ๐Ÿฅ…

14/07/2023

Qaar ka mida ciyaartooyda cusub oo Tababarkoodi u Horeyay Qaatay Nasiib wacan ayaan idin rajeyneynaa insha allah ๐Ÿ™โšฝ๏ธ* ๐Ÿ‘

09/07/2023

Waxaan dhamaan dhalinyarada Jacel kubada cagta ku wargelineynaa in aan Qaadan Doono Ciyaartooy cusub kuwaas oo ah Da,aada 15 sano jir iyo 14 sano jir Hadii Aad Dooneyso in aad ka mid noqoto Akademiyadeena fadlan la xariir lambaradaas F:G Codsaha waa in uu san ka tirsanen akademiyad kale

Photos from Tiitiinley Youth Academy's post 28/06/2023

Eid Wanaagsan Dhamaan Muslimiinta ๐Ÿ™ Qaar ka Tirsan Ciyaartooyda Naadiga oo idin leh Eid Mubaarak Sawirada Qeybta Koowaad ๐Ÿ“ธ๐Ÿคณ

26/06/2023

Sareeyoow Calankeenow Sanad Guuro Wanaagsan ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ™Œ Waxaan Dhamaan Umada Somaliyeed Meel Walpo oo Aay Dunida Ka Joogan ugu Hambalyeyneynaa 26 June Xuska Munaasabada 63 aad Gobanimo Ku Noolada Dadkeeynoow Somali Hanoolaato ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’™

23/06/2023

Naga Raali Ahaada ๐Ÿ™๐Ÿ‘ : Natiijada Kulankii Galabta Oo aan la Ciyaarnay Naadiga Fc Xasuuq ๐Ÿ‘๐Ÿ™

22/06/2023

๐ŸŽฎ Kulanka Maanta ๐Ÿ”ต
๐ŸšจTiitiinley Academy ๐Ÿ†š Fc Xasuuq Bakaaro
โฐ4:00 Pm EAT
๐ŸŸTayo Stadium Km4 ๐Ÿค

15/06/2023

Natiijada Kulankii Galabta Oo aan la Ciyaarnay Naadiga Kaluun ๐Ÿ‘๐Ÿ™

15/06/2023

๐ŸŽฎ Kulanka Maanta ๐Ÿ”ต
๐ŸšจTiitiinley Academy ๐Ÿ†š Kaluun
โฐ3:50 Pm EAT
๐ŸŸTayo Stadium Km4 ๐Ÿค

08/06/2023

๐ŸŽฎ Kulanka Maanta ๐Ÿ”ต
๐ŸšจTiitiinley Academy ๐Ÿ†š Bagaax Academy
โฐ4:00 Pm EAT
๐ŸŸTayo Stadium Km4 ๐Ÿค

Photos from Tiitiinley Youth Academy's post 04/06/2023

Madaxa Farsamada ee xiriirka kubada Cagta
ee Soomaaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Macalin Cawil iyo Macalin Saacid Oo Kamida Macaliminta Garsoorka Soomaliyeed Ayaa Si Wadajir Ah Noogu Soo Booqdey Xerada Tababarka Ee Naadiga Waxeey inoo aheyd Dhiiro Gelin Weyn Hormar sports insha allah ๐Ÿ™โšฝ๏ธ

02/06/2023

Mahadsanid Wariye Sare Daariq Cali Macow ๐Ÿ™๐Ÿ™Œ๐Ÿ‘

19/05/2023

Natiijada Kulankii Galabtii Oo Guul Qurux Badan Aan Ka Gaarney Naadiga Fc Xasuuq ๐Ÿ’ช๐Ÿ‘

19/05/2023

๐ŸŽฎ Kulanka Maanta ๐Ÿ”ต
๐ŸšจTiitiinley Academy ๐Ÿ†š Fc Xasuuq
โฐ4:00 Pm EAT
๐ŸŸTayo Stadium Km4
๐Ÿค

Photos from Tiitiinley Youth Academy's post 12/05/2023

Daawo Sawirada :Kooxda oo Qalab Sports Soo Bandhigtey Waxaan u mahad celineyna Allaha oo inoo suurta geliye inaa helno qalab sports Alle Kasokoow waxaa dadaal aad u weyn geliye Maamulka Naadiga Oo u istaagay inee Ciyaartooyda Helaan Qalab sports oo dhameystiran ๐Ÿ”ตโšฝ๏ธ

29/04/2023

Xulkeena Qaranka Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Ee 17-jirada ayaa caawa ciyaaraya kulankooda ugu horreeya koobka Qaramada Afrika ee dhalinyarada 17-jirada.

๐ŸšจTARTANKA | AFCON U17
Algeria ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ ๐Ÿ†š Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
๐ŸŸ๏ธ Nelson Mandela Stadium
โฐ 10PM

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Tiitiinley Youth Academy

Maxaad U rajeyne Qaranka

26/04/2023

๐Ÿ˜ข

( ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ)

TACSI XANUUN BADAN.

Waxaan uga tacsiyeenayaan Ciyaaryahankeena Yaasir Bashiir geeridii ku timid Hooyadiis

Allaha U naxaristo hooyo. Amiin

Photos from Tiitiinley Youth Academy's post 21/04/2023

Sawiro Qaar kaMida Maamulka iyo Ciyaartooyda Naadiga oo ku guda jira Farxada iyo damashaadka Maalinka Koowaad Ee ๐Ÿ™โค๏ธ๐ŸŽ‰

20/04/2023

Ciid Wanaagsan Dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan kuwa somaliyeed Waxaan Hawada U Marineyna Hambalyo Ku Aadan Eidul Fitr ๐Ÿ™

17/04/2023

Hambalyo Yuusuf Oo usoo Gudbay Wareega Sedexaad Ee Tartanka u dhaxeeya Ciyaartooyda Tiitiinley Academy๐Ÿ‘๐Ÿ†

Follow Pageka inoo dheh Walaal Qaali Ah ๐Ÿ™โค๏ธ
Fadlan ๐Ÿ™

16/04/2023

๐ŸŒ™ Wareega Labaad ๐Ÿ†
Tartanka Waxa uu u dhaxeeya ciyaartoyda Tiitinley Academy

Yuusuf โค๏ธ

Amiin sayga ๐Ÿ˜ฒ

Pls Follow inoo dheh pagekeena Walaal qali ah ๐Ÿ™

Sii Share Garee โœŠ ๐Ÿ™๐Ÿ’ฏโค๏ธ

15/04/2023

Hambalyo Saabir Oo usoo Gudbay Wareega Sedexaad Ee Tartanka u dhaxeeya Ciyaartooyda Tiitiinley Academy๐Ÿ‘๐Ÿ†

Follow Pageka inoo dheh Walaal Qaali Ah ๐Ÿ™โค๏ธ
Fadlan ๐Ÿ™

14/04/2023

๐ŸŒ™ Wareega Labaad ๐Ÿ†
Tartanka Waxa uu u dhaxeeya ciyaartoyda Tiitinley Academy

Saabir โค๏ธ

Camaa ๐Ÿ˜ฒ

Pls Follow inoo dheh pagekeena Walaal qali ah ๐Ÿ™

Sii Share Garee โœŠ ๐Ÿ™๐Ÿ’ฏโค๏ธ

14/04/2023

Hambalyo Paapa Oo usoo Gudbay Wareega Sedexaad Ee Tartanka u dhaxeeya Ciyaartooyda Tiitiinley Academy๐Ÿ‘๐Ÿ†

Follow Pageka inoo dheh Walaal Qaali Ah ๐Ÿ™โค๏ธ
Fadlan ๐Ÿ™

13/04/2023

๐ŸŒ™ Wareega Labaad ๐Ÿ†
Tartanka Waxa uu u dhaxeeya ciyaartoyda Tiitinley Academy

Paapa ๐Ÿ˜ฒ

Ayuub โค๏ธ

Pls Follow inoo dheh pagekeena Walaal qali ah ๐Ÿ™

Sii Share Garee โœŠ ๐Ÿ™๐Ÿ’ฏโค๏ธ

12/04/2023

Aadka Wareega Labaad Tartanka U dhaxeeya Ciyaartooyda Ka Tirsan Tiitiinley Youth Academy

Fadlan Nagu Soo Biiir Oo Follow inoo dheh pageka ๐Ÿ™

11/04/2023

Hambalyo Camaa Oo usoo Gudbay Wareega Xiga Ee Tartanka u dhaxeeya Ciyaartooyda Tiitiinley ๐Ÿ‘

Follow Pageka inoo dheh Walaal Qaali Ah ๐Ÿ™โค๏ธ

10/04/2023

๐ŸŒ™
Tartanka Waxa uu u dhaxeeya ciyaartoyda Tiitinley Academy

Camaa โค๏ธ

Amiin Joseph ๐Ÿ˜ฒ

Pls Follow inoo dheh pagekeena Walaal qali ah ๐Ÿ™

Sii Share Garee โœŠ ๐Ÿ™๐Ÿ’ฏโค๏ธ

10/04/2023

Hambalyo Paapa Oo usoo Gudbay Wareega Xiga Ee Tartanka u dhaxeeya Ciyaartooyda Tiitiinley ๐Ÿ‘

Follow Pageka inoo dheh Walaal Qaali Ah ๐Ÿ™โค๏ธ

09/04/2023

๐ŸŒ™
Tartanka Waxa uu u dhaxeeya ciyaartoyda Tiitinley Academy

Paapaโค๏ธ

Abdi Jibaar ๐Ÿ˜ฒ

Pls Follow inoo dheh pagekeena Walaal qali ah ๐Ÿ™

Sii Share Garee โœŠ

09/04/2023

Hambalyo Ayuub Diaz Oo usoo Gudbay Wareega Xiga Ee Tartanka u dhaxeeya Ciyaartooyda Tiitiinley ๐Ÿ‘

Follow Pageka inoo dheh Walaal Qaali Ah ๐Ÿ™โค๏ธ

07/04/2023

๐ŸŒ™
Tartanka Waxa uu u dhaxeeya ciyaartoyda Tiitinley Academy

Ayuubโค๏ธ

Suheyb ๐Ÿ‘

Pls Follow inoo dheh pagekeena Walaal qali ah ๐Ÿ™

Sii Share Garee โœŠ

06/04/2023

Hambalyo Fiikey Jr Oo usoo Gudbay Wareega Xiga Ee Tartanka u dhaxeeya Ciyaartooyda Tiitiinley ๐Ÿ‘

Follow Pageka inoo dheh Walaal Qaali Ah ๐Ÿ™โค๏ธ

05/04/2023

๐ŸŒ™
Tartanka Waxa uu u dhaxeeya ciyaartoyda Tiitinley Academy

Fiikey Jr โค๏ธ

M.Tifoow ๐Ÿ‘

Pls Follow inoo dheh pagekeena Walaal qali ah ๐Ÿ™

Sii Share Garee โœŠ

05/04/2023

Hambalyo Amiin Saayga Oo usoo Gudbay Wareega Xiga Ee Tartanka u dhaxeeya Ciyaartooyda Tiitiinley ๐Ÿ‘

Follow Pageka inoo dheh Walaal Qaali Ah ๐Ÿ™โค๏ธ

04/04/2023

๐ŸŒ™
Tartanka Waxa uu u dhaxeeya ciyaartoyda Tiitinley Academy

Amiin Sayga โค๏ธ

Maxamed xasan ๐Ÿ‘

Pls Follow inoo dheh pagekeena Walaal qali ah ๐Ÿ™

Sii Share Garee โœŠ

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu
Other Mogadishu gyms & sports facilities (show all)
Haldoor Football Club Haldoor Football Club
Doolow
Mogadishu

Hiigsigeena waa inaan ahaano dhalinyaro maskax iyo muruqba caafimaad qabto

Jidda Academy Jidda Academy
Kaaraan
Mogadishu

Jidda Academy waa football Academy ka dhisan dagmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Halyeyga Umadda Halyeyga Umadda
Jale Siyad Road
Mogadishu

Hey !. Welcome to our Home/page follow and like is your Side .... Welcome and welcome and welcome

Shalambood Fc Shalambood Fc
Shalambood
Mogadishu, 252

Together we can do ๏ฟฝ๏ฟฝ

Shabeel football Shabeel football
Mogadishu
Mogadishu

join us to stay updated on football news in different leagues.

somali fixed 1xbet&linebet somali fixed 1xbet&linebet
Mogadishu

welcome everyone somali

Baqar feysal Stars Baqar feysal Stars
Mogadishu

Liverpool somali fans Liverpool somali fans
Km4
Mogadishu, 311000

Halkan waxa ka socon doontaa waarkii ugu danbeyay ee kooxda ,tabinta ciyaarta,taariikhaha

POWER BOYS POWER BOYS
Mogadishu

Welcome to the largest club in Bondere district ๐Ÿ’ช๐Ÿ™

FC  cosmos FC cosmos
Madiino
Mogadishu

sport& train

walaalaha FC walaalaha FC
Suuqa Xoolaha
Mogadishu, 619255228

walaalaha fc

CUMAR CUMAR
0614913802
Mogadishu