Ayuub Omar
Nearby photography services
15, Juba
Cabdi Naasir
Mogadishu
Ex-Fiore Street
30streat
please nagu soo biir oo follow nasoo dheh
Abuukar Axmed Siyaad waxa uu ahaa riwaayad sameeye beri samaadkii. Waxa uu hadda ku nool yahay degmada Xamar weyne. Waxa uu la nool yahayh xusuuso h**e, asaga mararka qaar kaaga sheekeynaya riwaayadii uu sameyn jiray iyo waayihii wacnaa ee soo maray Soomaaliya. Sheeko dheer oo na dhexmartay kaddib, waxaaan ka codsaday inaan sawir ka qaado, wuuna iga oggolaaday. An old man full of wisdom and life experience.
Hambalyo 1 luulyo
Dhaqankena iyo malmihi Simad
Simad cultural week
SIMAD University
📸Ayuub Omar
“a father who is struggling for life and having lunch at the beach.”
📸Ayuub Omar
“At the beach, life is different. Time doesn't move hour to hour but mood to moment. We live by the currents, plan by the tides and follow the sun.”
📸📸
“our language has wisely sensed the two sides of being alone.it has created the word loneliness to express the pain of being alone.and it has created the word solitude to express the glory of being alone.”
#alone
Liido beach 📸
Liido iyo Malmaha ciida
Eid Mubarak
Noogu imaw sawiro iyo muqalo tayo leh
Ayuub Films
Muqal sidan Oo kale ah malintada wan kaga Cawin karna
📸 Ayuub Films
Macmil Quruxso malinkada
Anagana aan ku qancino 📸🔥
Nala soo xarir hadad u bahan tahay in lagu dubo muqal aad ku qanacdo
Ayuub Films 📸
Quruxdu waa xagada
Qancintu waa xagena
Macmil si aan malinkada kugu qurxino nala soo xarir
0615901236
Ma doneysa inan sidan oo kale aan kugu qurxino nala soo xarir
Macmil nala soo xarir si aan kaga cawino oon kugu qurxino malinkada
Mogadsihu📸📸❤️
Drone📸📸
Liido📸📸
Qutulyowmka malinlaha ah ayuu raadsanaya waliba asaga oo malay dabaya isla meshana ku iibinaya waxana sawirka ka qaday asaga oo shaqadiisa ku guda jira
Warshiiq
Alx marka h**e waxa eey mahad oo dhan u sugnatay Allah kaso iisura galiyay inan manta heerkan aan soo gaaro mahada labad waxa iska leh hooyadey mcn iyo aabahey balse manta anan joogin farxadeyda kaso garabkeyga ka maqan aabe Allah kuu raxmado oo qabrigada Allah ku waasiciyo hooyo kuma illobi doono dhib waliba ood aniga dartey aad uso martay mana ahan mid aan abaalkada ku gudi karo waxan kale oon u mahad celinaya walalahey oo mar waliba i garab taagna idinkana ma aqan abalkina sidan ku gudo wana idinkaga mahad celinaya walalahey kadib macaliminteyda heer dugsi ila school ila manta oo aan taganahay heer jamacad ayagana wan u mahad celinaya gaba gabadi manta waxa iiso idlatay heerkeyga koowad ee jamacada Allah ayana ku mahadsan waxan kale oo u mahad celinaya qof waliba oo i dhiira galayay thank you
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Km4 Mogadishu
Mogadishu, 00252
Home of Knowledge and History You can find it in any history of this world Every week we post a new
Digfeer Road
Mogadishu
Nala Dalxiis waa shirkad Bixisa Adeegyada Dalxiiska Nagala soo xiriir 617700720
Sultan Business Park, 3rd Floor. 21 October Street. Waberi District
Mogadishu
Haddii aad daneyneeso sawir qaadis iyo muuqaalo casri ah, Taymas Animation waa halka aad ka helayso.
Wadnaha, Street
Mogadishu
ILEYS EXCHANGE WAA SARIFLE LAHUBO OO LAGU KALSOONYAHAY LABIXIDA IYO DHIGASHADA WAA BILSAASH
Xamar Weyne
Mogadishu
Waan Ku Faraxsanahay Inaad Kusoo Biirto Macaamiisheyna Qiimaha iyo Qadarinta Mudan
Somalia Mogadishu Howlwaddag
Mogadishu
waxaan nahay shirkad samaysa videoska iyo nashqadaynta