Kobciye show
Nearby government services
+252
Maka Al Mukarama
Wadada Daaneyli, hoorjeedka jen.goorden
صومال مقديشو
252
Maka Almukarama
, Muqdisho
+252614432674
Boondheere
Lanbar Afar
Mogadishu
MAKKAH ALMUKARAMA
Hormari Naftaada
Mogadisho 1980
Gabay ku saabsan qiimaha macalinka 🖋️
Iska ilaali Narsistiga 🤓
6- Waxbarashada madaxa hala waayin
Fadlan page_ka follow dheh 🙏
Gabay loogu talo galay Mujamac school ✍
Muuqaalki iigu murugada badnaa aan daawado 😭
Suaal diini isku day
5- Horumari Hankaaga
Lasoco part5 🙏
Numbarkeeda waxaad ka heli dhamaadka 🤓
Soomaaliyeey gabadhan walaashen aan caawino alle wuxu jecel yahay umada is caawiso Hooyo ilmaha heysato aan garab heysan waa dareemi kartaan 😭
Hadii aadan caawin karin share u dheh 🙏
Soomaaliyeey gabadhan walaashen aan caawino alle wuxu jecel yahay umada is caawiso Hooyo ilmaha heysato aan garab heysan waa dareemi kartaan😭
Numbarkeeda waxaad ka heli dhamaadka ama +252617306584👍
Hadii aadan caawin karin share u dheh 🙏
4-Guushu 99% waa dhidid
Lasoco part5
3-Dhagaxa lagugu tuurayo guryo ka dhiso
Lasoco part4
2-Guushu ma aha albaab la galo
Lasoco part3
1- Ku guulayso waxbarashada ✍
Gabar Gabay Cajiib ah u tirisay Macalin Cabdirizaaq Biritsh 😯
Xikmadaha Laga Diiwaan Geliyay Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Qaar Ka Mid Ah.
1- " Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqano addunkana uu isbedel ka samayn karo".
2- " Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxa".
3- " Inaad noqoto qof hami leh, han leh, hiigsi leh, oo hiraal u muuqdo waa lagama marmaan".
4- " Dad baa dibadda ka qurux badan, guriga markay soo galaana bahal ah , qofka aad nolosha isku darsateen iyo caruurtaad dhashay inaad ku xumaato, dibadana nin fiican oo laga yaqano hebel la yiraahdo noqotid wax fiican ma aha".
5- " Dunida dadka isdila iyaga ugu badan reer galbeedku, meeday barwaaqaada ay sheegaayaan " ?
6- " Aqoonyahanku haduu noqdo qof la iibsan karo suldanadu iiibsan karto, dawladuhuna laaluushi karaan, kaasi aqoonyahan ma aha ".
7- " Gool baa la dhaliyeey maxay noloshaada ku soo kordhisay. "
8- " In Hooyo la noqdaa waxay ka Qurux badan tahay inaad noqoto injineerad ".
9- " Nin walba qabiilkiisa inta la dulmiyay buu ogyahay, laakiin se ma oga intay dulmiyeen ee aay Aakhiro u direen ".
10- " Quraanka haddii aad akhrido, qof Rabigii u waramaayo ayaad tahay bal qiyaas Rabigaa oo kula hadlaaya oo ku waramaaya.
6-xirfad oo ay qasab tahay inaad barato sanadkaan
Page_ka Follow soo dheh 🙏
Waqti kaaga ka faaiideyso SHUKAANSO🚫
Iskuday adoo eegon jawaabta ✍️
Warshada dharka ee balcad oo dib casriyeen goordhaw lagu sameyn ...
Wax ka ogow tirada 12
Dhiiri_galin Waxbarasho
Xasuustii Ubixii kacaanka Dowladii h**e ee soomaaliya
Waxaan ku dhaartaa dhalashadayda
Waxaan ku dheefaa dhunkasho waalid
Waxaan ku dheelmaa dhawaaqa baraha
Waxaan ku dhaartaa dhulkayga hooyo
Waxaan ku dhuuxaa dhaqashadiisa
Waxaan ku dhaqmaa dhaxal awoowe
Waxaan ku dhawraa dhaqan wanaagsan.
Isku day wacan ✍️ page_ka follow dheh 🙏
Su'aalo iyo jawaabo ✍️
Hadii aad ka heshay page_ka follow dheh 🙏
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Mogadishu
Warta-nabadda
Mogadishu, 00000
Minister of energy and water resources, Member of the Somalia's Parliament.
KM4
Mogadishu, 256
Waa bogga rasmiga ah ee Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir Maxamed.
Jaziira Street
Mogadishu
Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor waa col kamida CXDS. pagekaan waxaa kala soconkartaa waxqabadka Guu
Warshadaha Road-yaaqshiid District
Mogadishu
Kusoo dhawoow Macmiil Mazaal collection waxaad ka heli kartaa Dharka Dumarka, Cosmetics iyo Maacuunta
Mogadisho
Mogadishu, 252
Waa xisbi loogu talagay samata bixintta shabeelaha hoose kaaso kashaqayn doonta awoodsiinta dhalinyar