Shiikhul Kulli page
Nearby public figures
252
Mogadishu
Banaadir
Km4 Street-Afgoie
Hodan D
liibaan205@gmail. com
Jidka Afgooye
Mogdisho Banaadir Somali
Digfeer Road
London
Muqdisho NON
Masjid Al-Majiid Road, Bosaso
�waano,waxsheeg,madadaalo iyo maan-dhis�
Xiriir diyaar uma ihi macnaheedu waa adiga daanyeerka ah diyaar kuuma ihi😁
Iinta dadka ayaan buun buuninaa halka ummada kale ay sheegaan wanaaga qofka si ay dhiiragalin ugu noqoto
Geedba geedbaa ka wey ma maqli jirtay😳🥺
Ragu waa 6,adigu kee ayaad tahay?
Haquusanin waligaa. Hal daqiiqo/ilbiriqsi oo aad sii halganto ayaad guul ku gaari kartaa😳
Sadex caag oon is dhaamin
4 arin oo ay tahay in aad fahanto hadii aad somali tahay
Dulmi iyo dil ha taageerin.dhiiga muslimku waa xaaran😢
Bal ninkaan daawo naag danbe oo somali ah guursanmaayo ayuu leeyahay.
Arooska baadiyaha iyo qaabka loo dhigo cajib!!
3dex shey oo sheydaan ka ganacsado cajib
Cod cajib ah!❤️
Fahad Yaasin iyo shirqoolkii jabuuti
Waa hadaladii laga dhex qabatay wareysii fahad,bal adiguna nala wadaag mid ka mid ah.
Haddii aan kuqanacsanhay hab maamulka xitaa waxaan diyaar u ahay inaan waardiye unoqdo.
"Hadafkaaga , shaqadaada iyo damiirkaaga iswaafaji"🔥
Fasax uma qabo hada inaan sheego🙃😃
Xogta ciday quseyso ayaan udhiibayaa😂
100/ 10 le ku shegy Wali waxbadano qarson ba jira😉
Anigo jooga way awoodi waayen iney hal maalin wax sameeyaan Balo😀?
Adaaa dhahay ani ma dhihin😀😅
Aqoontu gabow malahan da' u gaara iyo wakti go'an malahan🔥🎓💥
Maxaa kaaga baxay wareysiga fahad yaasin?
Waxyaabaha aad ku ogaan karto in aad garaad ahaan qaangaartay waxaa ka mid ah in danahaaga gaarka ah iyo sida aad jeceshahay waxyaabo aan waafaqeyn in aad uga tagi karto danaha dadka kale sida ehelka,asxaabta,dariska iyo guud ahaanba dalkaaga iyo dadkaaga.
HABEYN WANAAGSAN
Sawirkaa markaad aragto maxaa kugu soo dhaca??
Did you know that if you bath at least twice daily, avoid alcohol, avoid smoking to***co and go to gym regularly for fitness, have sufficient sleep, eat fruits after each meal, avoid stress, stop using all sorts of drugs including caffeine found in tea and coffee and practice safe s*x regularly, you'll still die?
Dhageyso kadibana dhoola cadee kadibna iska dabaali waajib ma ahan shey walba in aad shay walba tixgalin siiso .
Gabar xijaaban oo xaafidul qur'aan ah 😍
Gabar walba oo ninkeeda u diida in uu baxo oo saaxiibadiis aado ama wakhti la soo qaato,ogow in gabar ay naarta ku gashay bisad ay xayirtag bal kawaran adiga oo nin dhan xayiran ama xoriyada ka qaaday?😂
Hormarka wadan leeyahay waxaa lagu cabiraa sida la isula falgaliyo sadex shay:
DHULKA
(bad,wabi,macdan,barri,beero iyo wax walba)
DADKA
(aqoon,ilbaxnimo,nafhurnimo,aragti,mustaqbal iyo wax soosaar(
WAKHTIGA
(qabashada waxa muhimka ah ka hor waxa aan muhiimka aheyn).
Intaas oo isla falgala si sax ah waxaa ka dhalan doono hormar iyo barwaaqo aan dhamaad laheyn.
Tusaale dadku hadii ay noqdaan kuwa wax bartay isla markasna ay wakhtigooda u isticmaalaan wax soo saar iyo hormarin halkaas waxaa ka dhalanaya isla falgal wanaagsan.
Falsafadda iyo doorka ay noloshaada ku leedahy(Sheeko).
Beri baa nin Faylasuuf ah safray waxuu ku safrayay doon , doonta waxaa la saarnaa oo kaliya ninka Naaqudahah oo ah nin jaahil ah aqoon ahaan kaliyana yaqano sida loo dabaasho, loo kaluumeysto loona kaxeeyo doomaha.
Cabaar markeey doonti saarnaayeen ayuu Faylasuufki weydiiyay ninkii" Fanka ma taqaan" ninki Naaquudaha ahaa ayaa ku jawaabay "Maya Ma aqaano" ninki Feylasuufka ahaa ayaa ku yiri " hadaadan fanka aqoonin noloshaada Rubac baa maqan" ninki wuu yaabay safarkina wuu sii socday.
Mar kale oo cabaar la joogo ayuu Feylsuufki weydiiyay Naaqudaha" Ma taqaana Falsafadda?" Naaqudihi oo yaaban ayaa ku jawaabay "Maya" markaas ayuu Feylasufki mar kale yiri " Noloshaada kala bar baa maqan"
Safarki wuu sii socday waxaana loo gudbay bad weynta , inti bad weyntay lagu jiray waxaa imaaday hirar waaweyn oo dabeylo wata oo kalifay in doonti kala fur furanto aydoo xaalada ku xun tahay labadoodi ayuu ninki Naaquudaha ahaa weydiiyay Feylasuufki " Dabaal ma taqaanaa?? Feylasuufki oo sii qaraqsamaya ayaa ku yiri "Maya" markaas uu naaquudihi yiri "Noloshaada dhan aa maqan" .
Dulucdu waa in Falsafadda aysan wax door ah ku lahyn noloshaada, waqtigaada gali wax aduun iyo aakhiraba ku anfacaya
Ma jeceshahay in aad guursato xaas 2aad wiilow,gabarey ninkaaga ma u ogalaan laheyd in uu kula guursato??
{هذا خلق الله فأروني ماذا خلق الذين من دونه}.
Kani waa abuurka Alle ee kuwa Alle diidanow natusa abuurkiina!(qur'an).
Yaad jeclaan laheyd halkaas in aad wakhti kula qaadato ani hooyo ayaan jeclaan lahaa💔❤️
Daraasad mareykan ah ayaa sheegtay dumarka marsada waxyaabaha jirka lamariyo in ay badanaa uga badan yihin viruska dadka kale
Wixii aad qorto ayaa waara ee ogow
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Telephone
Website
Address
Sodonka
Mogadishu
Mogadishu
Everybody who love their homeland more than anything, this is the place you can share you views with
Mogadishu, 252
Goodwill Ambassador for Mogadishu and Somalia promoting the United Nations SDGs through Globcal International.
Near Safari Hotel
Mogadishu, 252
Steadfast Voluntary Organization better know as SVO is a non-profit, non-political, non- governmenta
Mogadishu, 252
WAXA KAHELAYSA INSHA ALLAAH MUQALO KURALI GELIYA FOLLOW HAKA BAQIILIN MAHADSANID
Mogadishu
Welcome to my page Xaafid Januzaj halkan aan ka wada socono my fans walalaha Soomaliyeed 👍🇸🇴🇸🇴