Mustaqbal Engineering CO.

Mustaqbal Engineering CO.

You may also like

Sadaa
Sadaa
Wsaxxs
Wsaxxs

Managing, designing, developing, creating and maintaining construction projects.

18/08/2023

Waa guri kamid ah guryaha aan ka dhisnay Degmada Hodan ee magalada Muqdisho

Cabirka 6.5 *14.3 M
Waa 3 apartments

One apartment baa ka kooban Qol master Room, 2Qol jiif , 2 musqulood, Jiko.

Fadlan kuso dhawow guryo si casri ah lagugu dhisayo iyo Qiimo ku raali geliyo.

WhatsApp = https://wa.me/252614446263

Ama Wac +252 614446363

02/08/2023

Macamiil shirkada Mustaqbal waxeey kuu Qabaneeysaa Naqshadeeynta Dhismaha , Qiimeeyn iyo waliba Tala bixin ku saabsan Dhismaha ,

Fadlan kusoo dhawoow Naqshad Qurux badan iyo Qiimo ku Raali Galiya ,

WhatsApp = https://wa.me/252614446263

Ama Wac +252 614446263

Mahadsanid !.

06/01/2023

Ku dhiso.

Photos from Mustaqbal Engineering CO.'s post 15/04/2022

Macamiil shirkada Mustaqbal waxeey kuu Qabaneeysaa Naqshadeeynta Dhismaha , Qiimeeyn iyo waliba Tala bixin ku saabsan Dhismaha ,

Fadlan kusoo dhawoow Naqshad Qurux badan iyo Qiimo ku Raali Galiya ,

WhatsApp = https://wa.me/252614446263

Ama Wac +252 614446263

Mahadsanid !.

02/01/2022
06/03/2020

YAA UQALMAA INUU DALKA HOGAAMIYO 2021

Abdirahman Abdishakur Warsame ๐Ÿ˜‚ Saar

Mohamed Haji Ingiriis โค Saar

06/03/2020

Aqoonyahan aan Siyaasada iyo Talada Dalka looga maarmeeyn ๐ŸŽˆ

Prof= MOHAMED HAJI INGIRIIS

05/03/2020

Askari katirsan Xooga Dalka ,

03/03/2020

Abuurta Alle Ceeb maleh. Caawa aynu kuwada cawayno Filimkan.....

Waa qiso dhaba. Oo dhacday Sanad kahor. Qaybtii 1aad Ee Qisa ah Halkan Ka Daawo.

Muuqaalkan Waxaa la diyaarinaya Mudo kusinan 8 bilood. Nala Daawo .

Filim Part 1 Next Part 2

02/03/2020

Midnima Diidkana waan Rusheeynaa

29/02/2020

Xasan Daahir iyo Rooboow wehel beey Rabaan ๐Ÿ˜‚

04/02/2020

Madaxweeyne Qoor Qoor oo musharixiinta Mucaaradka ah dhibcaha Ka tirsaday ,

Like Saar Maqaamka Cadaado

02/02/2020

Taariikh Nololeedka Madaxweeyne Ahmed Abdi Kaarie iyo Wax Qabadkii uu bulshada ubalan qaaday ,

02/02/2020

Madaxweeynaha Doowlada Goboleedka Galmudug

2020-2024 ,

Soo dhawoow Madaxweeyne Ahmed Abdi Kaarie Qoor Qoor

01/02/2020

"Haddii Gogosha Dhuusa Marreeb taala ay Fashilanto Cidda kaliya ee ku Ceeboobeysa waa reer Dhuusa Marreeb".

Ra'isul Wasaare Kheyre.

01/02/2020

4- July- 2015 , waxaa Galmudug ucurtay maamul loowada Hanweeynaa , waxaa ka dhashay in loo Heeso loo Gabyo loo baraanburo , Soomali dhana umashxaradaan ,

Goobtu waa CADAADO

Like Saar Maqaamka Cadaado

30/01/2020

Xildhibaan xasaanad leh Markaa Tahay , waa ineey kaa muuqataa masuuliyad eey Ku larantahay hadaan iyo Daganaan ,

Bal eeg sida eey xildhibaanad jawaahir ugu Gaftay , Mudane Abdurahman Odowaa , ayadoo Ku been abuuraneeysa , hadana ka dhigeeysa inuu dhuusamareeb wax udiiday xiligii uu waziirka ahaa , walba dalka asoo Madaxweeyne iyo Reeyzul-wazaare leh ,

Daan daansiga intaas la eg waxaad moodaa ineey ka keeneeyso Dhuusamareeb baad joogtaa ee Car dhuus

28/01/2020

Galmudug-tii Cadaado waxaa lagu soo dhisay kaftan iyo Galgaceeyl , waxaana ka dhashay is Aaminaad iyo Tala is Deeqsiin ,

Like Saar page ka Maqaamka Cadaado

24/01/2020

Shanta Nooc Ee Xaliimooyinka Ugu Maraxsan: [True Story]

1: Indhoos Xaaji
Wax Walboo Cusub Sida Alaab, Guri, Dhar Iyo Wixii Lamid Ah Ee Suuqa Kusoo Kordha Qofka Ugu Horeeya Ee Arko Waa Iyada Kadib Faaraxdeeda Oo Laga Yaabo Inuu Iska Duruufeysan Yahay Ayey Leedahay iiso Gad๐Ÿ˜‚

2: Dhegta Xaaji:
Waxa Ay Afar Iyo Labaatanka Saac Ninkeeda Kula Dagaashaa Amaba Reerkeeda Ku Burburisaa Wax Ay Dadkale Ka Soo Maqashay๐Ÿ˜‚

3: Afka Xaaji
Ninkeeda, Dariskeeda Iyo Dhamaan Dadka Yar Iyo Weynba Lagama Baxsanaayo, Xataa Iyadoo Markaas Hurdo Ka Soo Kacday Oo Weli Aan Cadeydan Aa Laga Yaabaa In Caruurta Yaryar Ay Qaylo Ku Kiciso๐Ÿ˜‚

4: GacanGeed
Wajigeeda Waxaa Ka Muuqdo Garaafooyin Iyo Dhaawacyo Horay Usoo Gaaray Welina K**a Xiiso Dhicin Dagaalka, Xataa Bakeeri Hadii Laga Jabiyo Way Dagaalamee๐Ÿ˜‚

5: Cagta Xaaji
Wareeg Iyo Waab Tiris, Arooska Heblaayo Ka Shidan Tahay Camal, Marwalboo Uu Ninkeeda Shaqada Ka Imaado Guriga Quful Weyn Ayaaba Ku Dhagan๐Ÿ˜‚

Awoowayaal Halkaan Uga Wac Bal Hadii Aa Taqaanid Mid Kamid Ah Maraxyaashaan๐Ÿ˜‚

Shanta Nooc Ee Ugu Shidan Coming Soon๐Ÿ‘Œ

๐Ÿ˜‚

22/01/2020

Alla Hayaay ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

31/12/2019

Hay'adaha Ammaanka Dowladda Somalia waa inay Dacwad ka dhan ah Cali Dheere u gudbiyaan Maxkamadda Ciidamadda, si loo Maxkamadeeyo, isagoo maqane ah.
Hay'adaheena Ammaanku waa inay wax ka bartaan 9 ka Qofood ee Garsoorka Ciidanku xukumay Maanta oo 5 ka mida ay Maqanayaal ahaayeen, sidaas darteed waa in Galdacwadeedka Cali Dheere oo maqan la hor geeyaa Maxkamadda, laguna soo oogaa sheegashadiisa Qarixii Ex Control Afgooye iyo Jariimooyinkii ka horeeyay ee uu gaystay.
Maxkamaddu waa cidda kaliya ee noo sheegi karta waxa uu naga mudan yahay Cali Dheere.

31/12/2019

Jabhado 4 ah:
SSDF,(Majeerteen)
SNM,(Isaaq)
SPM, (Ogaadeen)
USC, (Hawiye)
ayaa ku kacay dawladii milatariga ahayd.
Hadaan USC jiri lahayn, dawladaasi ma dhacdeen.

Intii ka dambaysay, mucaarad kasta oo doonaya inuu dawlad rido wuxuu xooga saaraa siduu "HAWIYE" u kicin lahaa.

Hawiye laba kacdoon bay sameeyeen: 1991 iyo 2006, ama (USC IYO MAXKAMADO).
Labadiiba tacaalo ayaa ka raacday. Kacdoon sadexaad iskuma dayi doonaan, waayo waxay ogyihiin natiijada ka dhalan doonta inaysan waxba ka dheefi doonin, wax kaga luma mooyee!

Bahasha kalkaan ha nalaka wareejiyo๐Ÿคฃ๐Ÿ˜‚๐Ÿคฃ๐Ÿ˜‚๐Ÿคฃ

Maqaamka Cadaado

29/12/2019

Maxaa Danbi Ah Oo Loo Dilay {ุจุฃูŠ ุฐู†ุจ ู‚ุชู„ุช} Sh Maxamed Cabdi Umal

26/12/2019

Manooli ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

24/12/2019

DAAWO ; Astaamaha Gabdhaha Raaliyooyinkaa

18/12/2019

Prof ingiriis iyo madaxweyne Mustafe Omar,
Madashu waa Djibouti.

14/12/2019

Max'ed Siyad Barre Alle ha unaxriistee maalmihiisii ugu dambeeyey inta uusan dhiman, waxaa ka sheekeynaya Prof. Ingiriis

13/12/2019

Eeboow Mahadaa ๐Ÿ’–

๐Ÿ‘ Maqaamka Cadaado , like saar page ka

11/12/2019

Gabar Reer tiktok ah Markaad Guursato waa iska sidaan

Meher ka Kadib maxaa dhacay .....?

06/12/2019

Gabdha Somaliland Ah oo GuurDoon ah ,

04/12/2019

Tartan adag sedex jaamacad

Love : plasma university

Wow : somalia university

Haha : Benadir university

Maqaamka Cadaado like Saar Page-ka

01/12/2019

Wal daneeyoo Doowlii inbaahanaayee

30/11/2019

Hii-Haa-waa Runtaada

Qosol iguma hadhin wllhi

29/11/2019

Halkaan uga wac qof dhabarka iyo lugaha laga hayo.

Dawadiisaa la helee. ๐Ÿ˜

28/11/2019

Mustaqbal Faneed Oo Muuqda !! Kooxaha Fanka Ee Mogadishu Wiilkaan Hala Gacan Qabto Oo Halaga Faaideysto Waa Ubax Ifayeee

25/11/2019

Deeqooy hooyadaa dambi kuma lahee
Dadka aabahaa baa iigu daran

23/11/2019

Ninkii xaas Buuran Qaba Goobtaan ma ka bixi Karaa --

Wife championship ๐Ÿ’๐Ÿ‘ซ๐Ÿšป

21/11/2019

Professor MAXAMED XAJI INGIRIIS oo sharaxaya Diraaseeyn cilmi ah uu ku sameeyay xaalada Somalia ,

20/11/2019

Allow Barakee Xamar ๐Ÿ˜๐Ÿ‘„๐Ÿ’–

17/11/2019

Doongaale , Cadaado , Galmudug Somalia

Xaruunta baarlamaanka Galmudug

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Waa guri kamid ah guryaha aan ka dhisnay Degmada Hodan ee magalada Muqdisho  Cabirka 6.5 *14.3 MWaa 3 apartments One apa...
Aqoonyahan aan Siyaasada iyo Talada Dalka looga maarmeeyn ๐ŸŽˆProf= MOHAMED HAJI INGIRIIS
Askari katirsan Xooga Dalka ,
Midnima Diidkana waan Rusheeynaa
Madaxweeyne Qoor Qoor oo musharixiinta Mucaaradka ah dhibcaha Ka tirsaday , Like Saar Maqaamka Cadaado
Taariikh Nololeedka Madaxweeyne Ahmed Abdi Kaarie iyo Wax Qabadkii uu bulshada ubalan qaaday ,
4- July- 2015 , waxaa Galmudug ucurtay maamul loowada Hanweeynaa , waxaa ka dhashay in loo Heeso loo Gabyo loo baraanbur...
Xildhibaan xasaanad leh Markaa Tahay , waa ineey kaa muuqataa masuuliyad eey Ku larantahay hadaan iyo Daganaan ,Bal eeg ...
Galmudug-tii Cadaado waxaa lagu soo dhisay kaftan iyo Galgaceeyl , waxaana ka dhashay is Aaminaad iyo Tala is Deeqsiin ,...
Eeboow Mahadaa ๐Ÿ’–๐Ÿ‘ Maqaamka Cadaado , like saar page ka
Ninkii xaas Buuran Qaba Goobtaan ma ka bixi Karaa --Wife championship ๐Ÿ’๐Ÿ‘ซ๐Ÿšป
Gudoomiyaha baarlamaanka Cusub ee butland yaa Galuus xiray oo aan isaga aheyn ๐Ÿ‘‡nin shaqo.VAR ayaa soo qabatay.

Telephone

Website

Address

30
Mogadishu
Other Mogadishu engineering companies (show all)
Structural and Surveying Engineering Consultant Structural and Surveying Engineering Consultant
Hodan
Mogadishu

STRUCTURAL & SURVEYING ENGINEERING CONSULTANT

Hilaac Service Hilaac Service
Makkah Al-mukarama
Mogadishu

Xerida, Gelinta, Cilad bixinta Mukeyfyada, Qasaaladaha & Talaajadaha.

Wararka Kubada Caalamka Wararka Kubada Caalamka
26 June
Mogadishu, 44444

ูƒู„ ู†ูุณ ุฐุงุฆู‚ุฉ ุงู„ู…ูˆุช

Cilmi Iyo Farsamo Cilmi Iyo Farsamo
Mogadishu

Engineering

Skaashi Carbentry Group Skaashi Carbentry Group
Mogadishu, 252

Eng Carpentry

Col Ujoog Col Ujoog
Km4 Mogadishu
Mogadishu

Waa pageka Rasmiga ee Col Ujoog.

Somali Engineering Consultancy & Construction Agency-SECCA Somali Engineering Consultancy & Construction Agency-SECCA
Taleh Off Road, Next To Banana Group/Hodan
Mogadishu, 252

Somali Engineering Consultancy & Construction Agency (SECCA) is a professional Private Firm.

Mogadishu Engineering Co. Mogadishu Engineering Co.
Wadada Makkah Almukarama
Mogadishu

Mogadishu Engineering Co. is an Engineering/Architectural firm specialized in the fields of Architec

Barre billion trade Barre billion trade
Eng-yariisow
Mogadishu, 252

+252615880576

mohaa.boss mohaa.boss
Mogadishu

https://instagram.com/mohaa.boss?utm_source=qr&igshid=ZDc4ODBmNjlmNQ%3D%3D

Qalan Construction Qalan Construction
Mogadishu

Arkan.so Arkan.so
WADNAHA Street, HODAN DISTRICT MOGADISHU
Mogadishu, 252