ismail sama jecel

No qabyaalad midnimo somaliyeed oo kali ah 👉🇸🇴

20/12/2023

Thaha yare sida ey ugu ixsaan fashay ilaahow ugu naxariiso oo qabrigeeda u qabooji

Aamiin yaarabbi🤲

20/12/2023

Innaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun Alle ha u naxariisto mama khadiijo maxamed diiriye

20/12/2023
20/12/2023
18/12/2023

Maanta dowladdu shaqo wacan ayey qabatay habalyo ayaanu leenahay dhaqanka iyo diinta aan ilaashanno wllayaal

17/12/2023

Guusha wey dhawdahay

16/12/2023

Hoogayey ba,ay matanaa deyn Naga cafisay

Walle saa isu qabno iyo sidey noo yasayaan isma laha😀

15/12/2023

Waa wareey war bal waxan ila dhageysta 😀😀😀

14/12/2023

Reisal wasaare Hamaza Abdi Barre qalabkiisii ayuu railway waakaas in aan bani aadam nimada kusoo noqono wax badan ayey nagu qaadatay ayuu taagan yahay kkkkk

14/12/2023
14/12/2023

Hambalyo Hambalyo shacabka somaliyeed iyo dowladdooda

13/12/2023

Abduqadir Nur Hussein maah waxa uu kuhadlay waa edeb daro mana ahan wax nin aqoon leh uu kuhadlo
Wuxuu inkiray qowmiyad dhan oo somaliyeed

13/12/2023

Somalia ayuu bisadda Afrika kutlmaami doonaahe arag waxa kudhici doono

12/12/2023

Waaqica jira waakaa nacallaa qabyaaladdiina kutaalee intaa dhagaha u fura👉👂

12/12/2023

Ninkan Hamze Abdi Barre ah somalida wey kulumeysaa sababtoo ah magaran akaraan oo cabqari inta caqliga usxbka ah ayaa garan karta

12/12/2023

Ceebey tacaal, kuwani waa mootooleyda magaalada Istanbul ee dalka turkiga oo u mudaaharaadaya dilkii loo geysta wllkood mootoolaha ahaa ee uu geystay wiilka madaxwenaha somalia mohamed Hassan Sheikh Mohamud

Tani waa nagu ceeb mudane madaxweyne ee wiilkaaga horgey garsoorka dalka turkiga

12/12/2023

Waa muuqaal murugo badan bal dhameyso😭

Waxaa qaaday wareysigaan samafale Iidle Aadan Maxamed

11/12/2023

Amar Alle layaab maleh

11/12/2023
08/12/2023

Wlhi waa runtiis ninkani waa cabqari bil xaqiiqah

06/12/2023

Waa hadal gobanimo kamuuqato

Waa markii ugu horeysay
Waa markii ugu horeysay
Waa markii ugu horeysay

Majiro dhaqankaas qolooyinkii kuhadaaqi jirey dhaqankaas, dowladnimadu waa qori isu dhiib madaxweynuhu hadalkiisu waa sax waxaa jiri jiray kuwo dhaqankaas lahaan jiray😎

06/12/2023

Ciyaal xamarnimo😀

05/12/2023

Gabay tilmaamayo Qabyaalad iyo xumaanteeda
👉👂

05/12/2023
01/12/2023
30/11/2023

Waaba leyska qoslaa oo leysku hambalyeynaa Allow Alle

War shacabka lacagta aad kadaldaleysid wax ugu qabo oo wadooyinka ugu nadiifi xamar meel lamaro maleh qosol iyo hambalyo meel kuuma taallee

28/11/2023

Ujiifo meeshaada galgalo ha dhaqdhaqaaqin kulahaa 😂

28/11/2023

Wareysi xiiso leh sidan waxaa yiri abdalle Ahmed mumin

23/11/2023

Sheeq shantaay waan wattaa aniga

21/11/2023

Shacabkii bajaajleyda somaliyeed ahaa sidaan ayaa canshuur lagu weydiinaa waliba biyaha dhexdooda

Kiina waa iska hurdooyaa oo waxa magaalada kasocdo warba uma hayo

19/11/2023
18/11/2023

Askarta aan sharafta iyo karaamada u heyno waa askarigaas oo kale

Ee maahan kuwa tuugada ah ee shacabka dila diirta dhaca qalqaliya

Guuleysta askarta daacadda u ah shacakooda iyo waajibaadkooda

17/11/2023

Wlhi Waa arin xanuun badan😢

16/11/2023

Somalia🇸🇴

14/11/2023

Waadada Aerportka Aadan cadde aado cajiib shiiqow

13/11/2023

Shacabka kudhaqan gobalka banaadir

Waa laga shaqeystaa mooyee looma shaqeeyo

13/11/2023

Wiilkii maalintii khamiista ladilay reerkiisii wexey marayaan heer ey cabaadaan,

Sheegow iyo kuwo lamidah in ey ku faataa dhukleeyaan kafilo kuwa garsoorka dalka gacanta loogaliyay,

Nimaan talin jirin hadii uu taliyo nimaan tagi jirin ayaa ayaa tago

11/11/2023

Mar walbo waxan garab taaganahay midka dulmanaha ah

Somalinimo👉🇸🇴

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Horay ayuu noogu caddeeyay jaalle maxamed siyaad barre
Hayeey wlhi fartuun balballaarka caadi maaha
Waa hadal xikmad leh (AHN) Madadaxweynihii here ee dowladdii somalia jaalle maxamed siyaad barre
Waligaa maqaadatay oo masoo gaartay 3310 Aniga dhawaqiisa ayaan kuraaxeysan jiray😀
Guusha wey dhawdahay
Guushu wey dhawdahay
Waa wareey war bal waxan ila dhageysta 😀😀😀
Reisal wasaare Hamaza Abdi Barre qalabkiisii ayuu railway waakaas in aan bani aadam nimada kusoo noqono wax badan ayey n...
Somalia ayuu bisadda Afrika kutlmaami doonaahe arag waxa kudhici doono
Waaqica jira waakaa nacallaa qabyaaladdiina kutaalee intaa dhagaha u fura👉👂
Ninkan Hamze Abdi Barre ah somalida wey kulumeysaa sababtoo ah magaran akaraan oo cabqari inta caqliga usxbka ah ayaa ga...
Ceebey tacaal, kuwani waa mootooleyda magaalada Istanbul ee dalka turkiga oo u mudaaharaadaya dilkii loo geysta wllkood ...

Website

Address


Banaadir
Mogadishu
JH09010
Other Political Parties in Mogadishu (show all)
X. isbedel doonka Sh/hoose X. isbedel doonka Sh/hoose
Mogadisho
Mogadishu, 252

Waa xisbi loogu talagay samata bixintta shabeelaha hoose kaaso kashaqayn doonta awoodsiinta dhalinyar

Abdi aziiz mohamed Abdi aziiz mohamed
Hodan Mugdisho
Mogadishu

Political

Aragti Dheer Aragti Dheer
Mogadishu
Mogadishu, 252

daacad news

Xisbiga Horyaal Qaran Xisbiga Horyaal Qaran
Airport Area, Wadajir, Banadir, Region
Mogadishu

Hadaf Togan iyo Hogaan Hagaagsan

Abdirahman H. Gallaf Abdirahman H. Gallaf
Mogadishu

politicalist

Wadani Wadani
Mogadishu

Xorseed

Peace, Justice  and Freedom Party of Somalia PJAF Peace, Justice and Freedom Party of Somalia PJAF
Haji Baasto Road
Mogadishu

PJAF Party is a democratic political party in Somalia founded by a group of Somali politicians, intellectuals and social activists from different parts of the country, with a wide ...

Afhayeenka dhalinta Belweynta hawiye Afhayeenka dhalinta Belweynta hawiye
Karaan
Mogadishu

kahadlida warar xaqiiqda kusaleesan sida wararka xasaasiga ahi wararka belweynta hawiye wararka beesha caalamka

Kaabeiyokobciye Kaabeiyokobciye
Mogdisho
Mogadishu

dalka dhiso dalka dhiso
Maahirabshir764@gmail. Com
Mogadishu, 252

Colaad Ali Faarax Colaad Ali Faarax
Mogadishu
Mogadishu

colaad

Gudoomiyaha golaha shacabka  sheikh Adam madoobe Gudoomiyaha golaha shacabka sheikh Adam madoobe
Near Villa
Mogadishu

Parliament chairman sheikh adam