Jama Hassan Khalif

This is the official page of the Minister of Communications & Technology of FG of Somalia

Doorashada ugu fiican ee Dalka ka dhici kartaa waa tii 135-ka oday 17/08/2024

Doorashada ugu fiican ee Dalka ka dhici kartaa waa tii 135-ka oday Doorashada ugu fiican ee Dalka ka dhici kartaa waa tii 135-ka oday mar haddaanay suurta-gal ahayn qof iyo cod'. Jamac Xasan Khalif oo kamid ahaa musharraxiin...

24/01/2024

Hambalyo. Golayaasha Qaranka oo. Bilaabay. Furfurida dhamaystirka Dastuurka mudada qabyadda ahaa. Tani waa Irridii ee dooda iyo falanqaynta soosaarida. Sharci. AMA Dastuur. Anfaca. Dalka iyo dadka Waa waajibaad saaran. Masuuliyiinta Qaranka


Soomaaliya. Waxay u baahantahay dood furfuran oo saldhigeedu yahay isqancin iyo ilaalinta. Sharafta Qarankeena

Aaminaada shakhsi iyo badheedhka. Lagu adjaysto. Waa Mabaadi’da qofku aaminsanyahay Waa furaha horumarka

Waxaan kaloo. Mudan in loo mahad celiyo madaxda Qaranka oo ugu horeeyo. Madaxweynaha Qaranka oo si Geesinimo leh wakhti adag ku dhiiraday. In laqaado go’aamo masiiri ah oo ay adkayd in lagu dhiirado qarankaana wax tar uleh

NINNA DHALASHUU KUUGU DHIIDHIYEY

NINNA DHAQASHUU KUUGU DHAADHACAY NINNA DHUUNUU KUU DHEX JOOGA

Photos from Jama Hassan Khalif's post 09/01/2024

Garowe: January 9, 2024
Waxaan maanta hoygiisa kula kulmay Madaxweyne Ku-xigeenka la doortay ee Puntland Hon Ilyaas Osman Lugatoor, anigoo ugu hambalyeeyey guushii uu ka gaadhay doorashadii Madaxtooyada Puntland.

26/10/2023
22/08/2023

Markaan eegnay dhibaatooyinka ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed, sida dhinaca, Dhaqanka, Diinta, iyo Amniga lagana duulayo ilaalinta iyo bad-qabka Bulshada Soomaaliyeed dhinacyada ilaalinta Anshaxa, Sharafta, iyo Amniga dadka iyo dalka ba, waxaan joojinay Shabakadaha: , iyo .

Sidaa daraadeed, waxaan ka ka codsanayaa Bulshada Soomaaliyeed inay gacan nagu siiyaan hubinta iyo meel marinta awaamiirtaas.

Waxaanu balan qaadaynaa inaan ku dheganaano ilaalinta sharaf teena iyo Amnigeena.

Photos from Jama Hassan Khalif's post 12/08/2023

Waxaan maanta shir guddoomiyey Shirka Wadatashiga Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknolojiyada XFS iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta Dalka, kaas oo ku saabsanaa sidii wax looga bedeli lahaa Khidmadaha laga qaado Shirkadaha Isgaadhsiinta si kor loogu qaado dakhliga Dowladda Federaalka Soomaaliya ka soo gala sektorka Isgaarsiinta.

06/08/2023

Waxaan hambalyo udirayaa shacab waynaha SSC-khaatumo, sigaara waxaan hambalyeynayaa Golaha Fulinta SSC-Khaatumo oo maanta doortay Gudoomiyaha Golaha Sare, Mudane Abdiqadir Ahmed (Firdhiye) iyo ku xigeenkiisa, Mudane Dr. Mohamed-Shiine

Waxaan u rajaynayaa in Allah u fududeeyo hawlaha baaxada leh ee horyaaala.

Hambalyo

Photos from Jama Hassan Khalif's post 29/07/2023

Waxaan Dawlada Talyaaniga uga mahad celinayaa Qalabka iyo daawooyinka ay ugu deeqeen Shacabka reer gaar ahaan Magaalada Laascaanood oo muddo ku dhow 7 bilood ah Dagaalo ka socdan, dagaaladaas oo ay shacabka deegaanku isaga difaacayaan duulaanka Soomaaliland.

Deeqdan oo timid xiligii loo baahnaa waxaan markale uga mahad naqayaa Dawlada Talyaaniga.

Photos from Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada's post 15/07/2023
18/06/2023
16/06/2023

Nuxurka Warmurtiyeed: - Shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaaraddaha Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada.

16/06/2023
Photos from Jama Hassan Khalif's post 16/06/2023

Waxaa maanta noosoo gabagaboobay Shirkii 4aad ee Wadatashiga Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada XFS iyo Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyada ee dowladaha xubnaha ka ah DFS.

Shirkan oo socday muddo 3 cisho ah ujeedadiisuna ahayd in la xoojiyo wada shaqaynta Wasaaraddaha isku shaqada ah ee DFS iyo Dawlad Goboleedyadu si loo adkeeyo xidhiidhka wada shaqayneed ee ka dhaxeeya, Shirku wuxuu kusoo dhamaaday si guul ah.

Shirka waxaa kasoo baxay qodobadan hoos ku xusan.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Markaan eegnay dhibaatooyinka ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed, sida dhinaca, Dhaqanka, Diinta, iyo Amniga lagana duul...

Telephone

Address


Jamhuuriya Road, Boondheere District, Muqdisho
Mogadishu
N/A
Other Government Officials in Mogadishu (show all)
Afhayeenka beelweynta Hubeer Afhayeenka beelweynta Hubeer
100bi
Mogadishu, 244

Xog ogaal

Mohamed Abdukadir Mohamed Mohamed Abdukadir Mohamed
KM4
Mogadishu, 256

Waa bogga rasmiga ah ee Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir Maxamed.

Olol Olol
Mogadishu

welcome

Adam I. Aw Hirsi Adam I. Aw Hirsi
The Villa
Mogadishu

The Minister of State for Environment & Climate Change

Mohamed A. Cujub Mohamed A. Cujub
Waberi
Mogadishu, 252

ASC waxan idinka mahad celinaya wacan ad usoo boqotay page-kani waxana kuso gudbin doona oo ad igala socon doontan ONLINE BUSSINES waxana so galin doona product-tiyal kala duwan in...

Hon.Abdirashid Mohamed Duale Hon.Abdirashid Mohamed Duale
N/A
Mogadishu

Hadalyar iyo Howlbadan Hiigsi iyo Hormar Hufnaan iyo Cadaalad

Hon.Eng. Cabdullahi Abuukar Xaaji Hon.Eng. Cabdullahi Abuukar Xaaji
MOE Building, Afgoi Road
Mogadishu, 252

MP, Formar Minister of Education,Culture & Higher Education, Somalia

Abdullahi Aden Kulane Abdullahi Aden Kulane
Mogadishu, 252

Member of Somalia Federal Parliament | Fmr NISA Chief of Staff & Villa Somalia Dep. Chief of Staff

Aran primary and secondary school Aran primary and secondary school
Banaadir
Mogadishu, 252

Ilyas Sheikh Ahmed Ilyas Sheikh Ahmed
Soddonka Street
Mogadishu

Member of Finance, Budget & International Cooperation Committee of the Somalia Federal Parliament.