Adbi habiic

wiil dhalinyaro ah xiiseeya inuu umada Somaliyed wax walba la wadaago,fadlan nagu biir walaal

04/09/2024

Dhalinyaro fallow me

03/09/2024

Team real 📷 shaqo wacn

03/09/2024
03/09/2024

Qofkii lagu goobtay 7 gabdhood iyo 6 games

12/08/2024

Maxay kula tahy?

12/08/2024

Qabyaaladu waa qayb kamid ah jaahil nimada hadaad aragto qof heer waxbarasho dhameeyay kadibna qabiil caayaya waa Maan gaab aan waligii loo ducayn soomaalida waxaad ku arkaysaa gabar ama wiil waxbarasho dhameeyay hadhowna qabiil ujeesanaya .

walaalayaal qabyaaladu waa ceeb waxa maanta dalkeena inaga reebay waa qabyaalad iyo midnimo la,aan.
ilaahy waxaan kabaryayaa in soomaali ay midowdo mar,un .
Aamin

03/07/2024

Noloshu waa intaaa

19/01/2024

Soomaaliyoo dhan way midawday

11/01/2024

Badeenu iiib ma aha

08/09/2023

Duurka wuxu u galay difaaca qarankeena 🇸🇴 fadlan dowlada gacan buuxda siiya oo Madaxweynaha siduu inoo ku lisayo aan ugu hambayno Soomaaliyeey 🤝 gacmo wada jir bey wax ku gooyaan 💪.

Photos from Adbi habiic's post 06/09/2023

Maxaad Ka Ogtahay beel waynta bahararsame Kaalinta ay halganka kala jirto

Sheekh aadan wali sheekhii runta u sheegi jiray isaaq marwalba

Hadraawi sangub oo ah ninka halganku ka bilwoday AUN

Janan Maxamed Waranle Jamhadkii waynaa ee dagaalka 6dii 2shii 2023 tooska u galay

Xildhibaan dhakool ninkii hargaysa dhexdeeda ka yidhi 18 may anaga nooma ahan maalin qaran ee maalin madow ayey noo tahay sanadkii 2028

Sheekh maxamed aadan wali oo Halganka u fadwoon jiray dhiiri galiyena ahaa

Janan Fool hawiye oo ahaa Saraakiisha dhulbahante ee SL ka tirsanaa ee 6dii bishii 2aad Markay qoriga ayaga ku jeediyey

Axmed Saakin cabdi xuseen oo qurbaha uga yimid halganka

Cabaas saleebaan Gadle oo dhalinyaro ah oo ilaa 2017 halganka soo waday

Mase og tahay lasacanod inay 3 wado ka baxaan oo kala ah waqooyi bari iyo koonfur

Oo bahararsame tahay raga kaligood xoraystay wadada Koonfureed ee gurmadku inoo soo mari jiray 25 8 ka hor

FG Garaad Jaamac Garaad cali waa nin Dhulbahante ah ama harti asagu beel ka wayn

hadaba bahararsame kaalintee halganka uga jiraan adaan ku waydiiyee

Faana maaha beena maaha

06/09/2023

iidoor bursade

10/07/2023

Kalamaan

14/06/2023

Ala daarood maxay abaan leeyihii daaroodnimo

28/05/2023

Ugu Danbyn mauricio pochettino ayaa heshiis tabard nimo usaxeexy macalinka xili ciyaareedka kan ayaa lawareegi Donna

28/05/2023
28/05/2023
27/05/2023

Sorry bigham

27/05/2023

Dhulbahante university kawrama azxaabta

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Team real 📷 shaqo wacn
Qofkii lagu goobtay 7 gabdhood iyo 6 games
iidoor bursade
Kalamaan
Ala daarood maxay abaan leeyihii daaroodnimo
Dhulbahante university kawrama azxaabta
Puntland waligaa ha dhicin

Category

Website

Address


Laandheere
Mogadishu
Other Musicians/Bands in Mogadishu (show all)
Iska Waran TV Iska Waran TV
Isgooska Dabka _ Daba Soment/Waabari/Mogadishu/Somalia
Mogadishu

Ayub Halane Ayub Halane
Mogadishu
Mogadishu

waa Boga

Ali Zalaad moha Ali Zalaad moha
Alisalad055@gmail. Com
Mogadishu

Fanka iyo Sugaanta Fanka iyo Sugaanta
Mogadishu

Dhigaal iyo Dhaxal reeb.

Hoyga ciyaaraha Hoyga ciyaaraha
Mogadishu
Mogadishu, 0252

Hrd pes Hrd pes
Madiino
Mogadishu, 252

farsamada qasaladaha farsamada qasaladaha
Soos Street
Mogadishu

Damon__owgy Damon__owgy
Mogadishu

wakhti kasta ooy idiin tahy wacn oo wngsan � ha ilaawina ducada waaa dhufayska naftee � alle dhamaant

Sumayo_qurux Sumayo_qurux
Mogadishu

Sumayo_qurux ila socda asxabey bagekyga Rasmiga ah

Maalinle media Maalinle media
Mogadishu

Madadalada maalinlaha aha follow dheh page keena saxda🙏

NURUL QURAN NURUL QURAN
Airport Way
Mogadishu

live

kalshaaLe kalshaaLe
SooL
Mogadishu, 063492

sooL