Han iyo Hiigsi

Han iyo Hiigsi

Nearby media companies

RUN SHEEG
RUN SHEEG

Bage-ka waxaad kahelaysaa maqaalo iyo warbixino kahadlaya nolosha, sooyaalka dadkii guulaysta iyo wa

08/04/2023

I aamin khayr waa dambeeyaa 😂😂

Photos from Han iyo Hiigsi's post 28/06/2022

Allaah ha u naxariisto Labadoodaba.

Boqoradda Ingriiska ee Hadda Nool Queen Elizabeth ayaa Cadan Booqatay 1954, ( F.S: 1- 3aad)
Si Madax badan oo ka kala yimid Afrika iyo Asiya ey ula kala saxiixato Heshiis Ganacsi iyo mid Maxmiyadeed.

Waxa ey soo Bandhigtay Awoodeeda Ciidan si Madaxdu ey u ogaadaan Awoodeeda ey ku leedahay wadamada halkaa ku yaal. ( F.S: 4- 9aad )

Waxaa Cadan 1954 lagu casuumay Ciidan iyo Madax ka kala socotay Ingriiska, Hindi, Carab ka kala socotay dhowr wadan, Iran ,Bakistaan, Somali iyo kuwa kale.Meesha Xafladda dhoola tuska lagu qabanayo, marka uu Qofku yimaad waa in uu Madaxiisa hoos u dhigo Boqoradda Horteeda, si Ul ey wadato ey Madaxa ey uga saarto.( F.S: 10- 12aad)

Markaa kadib ayuu Qofku fadhiisanayay Kursigii loogu tala galay si uu Xafladda uga qeyb galo.

Dhamaan ka qeyb Gala yaashii Madaxooda ayeey Hoos u dhigeen marka laga reebo Laba Hogaamiye oo kaligood ka socoday Somaliya , kuwaa oo kala ahaa:

1. Suldaan Cabdiraxmaan Diiriye, Suldaanka Isaaq. ( F.S: 13aad)
2. Suldaan Suldaan Maxamud Shire, Suldaanka warsangeli.( F.S:14aad )

Maanta Aaween Faracii Somalidii h**e, Qabkii weli ma jiraa mise mid Prank ah ayaa naloo jilaa, Mise Diblomaasiyadda Caalamka ee Casriga ah ayaan u hogaansanay ?

FG: Koleeyba Anigu Maanta, Madaxeyga hoos uguma dhigeen Duqdaa weli Nool Haddaan arki lahaa, malaha Reer Baadiyanimadii ayaa igu dambeeyso oo Baadiyaan ka imid Aniga oo wax garto, kuwo Magaalada ku koray oo aan Madaxooda hoos u dhigi leheyna waa jiraan oo aan fahmin ama aan aaminsaneyn diblomaadiyada casriga ah, sida Adiga ama isaga iyo iyada oo kale.

Xushmo u muuji waalidka, Macalinka Suuban iyo Culumada qaar.Laakin siyaasiga........ , Adiguna Sawiro Prank ah Comment ha nooga dhigin. Odayaashii h**e ee aan Madaxooda hoos u dhigin Alla ha u naxariiso, waa iga Duco iyo Talo.

FG: wixii iga khaldan iga sax, wixii ka dhimanna ku dar.

Qore: Yahya Amir

01/06/2022

You don't lose friends.
You lose undercover haters.
Real friends can never be lost.

23/03/2022

Maasha Allaah❤

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

I aamin khayr waa dambeeyaa 😂😂
Maasha Allaah❤

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
Other Publishers in Mogadishu (show all)
Suufi Suufi
Nuurkafi143@hotmail. Com
Mogadishu

الدعوة إلى الله تعالى Dacwada Alle الدعوة إلى الله تعالى Dacwada Alle
Dharkeynley-madiina
Mogadishu, 1624827

Ayub Abdirizak Ayub Abdirizak
21st October Road
Mogadishu, 252

KHAALID BINU WALIIDKA DAROOD

Dhalinta Reer-Wabar Ee Beesha jijeele Dhalinta Reer-Wabar Ee Beesha jijeele
Somalia Mogadisho
Mogadishu

▪︎ Waa Madal U Taagan Horumarinta Deegaanada, Waxbrashada, Dhaqanka Ee Dhalinta Reer Wabar Follow ☝

Xulka Wararka Tv Xulka Wararka Tv
Mogadishu

��Thank you for joining us.�� We will always provide you with programs that interest you and

Gaafow maroodi Gaafow maroodi
Mogadishu, ALLAHUAKBAR

soo dhawaad inta qeerka jecel

Sh xuseen cumar Sh xuseen cumar
Mogadishu, JH09010

Quran & Qeyr Quran & Qeyr
Mogadishu

Abaabalaa Tiktok 2022 Abaabalaa Tiktok 2022
Mogadishu/somalia
Mogadishu

kusoo dhawoow abaabalaa tiktok.

Avv.Mohamed khukhay Avv.Mohamed khukhay
Mogadishu

legal affairs and development

Nuur osman75 Nuur osman75
Mogadishu, 200