Golawarran

Golawarran waaxaad goor walba ka helaysaaa wax ku xiisa geliya, naga mid noqo oo nagu soo biir.

20/09/2024

Madaxwayne dhan khudbadiisa caalamka loo turjumayo madaama xiisad ay tagan tahay oo walaalayaal walaalyaal lasoo istaagaa diplomaciyadii intay ka aaday!.

31/08/2024

Wiilkaas yariiska ah waxa u gartay miyay garan waayeen kuwaan!.

30/08/2024

Gabarey haddii meherkaaga lagu siiyo ma lagu furay?😂😂

Ma aaminsan tahay sidaan?

27/08/2024

Gabarey sidaan quraacda saaxiibkaa ma ugu karsan lahayd?🤣🤣

26/08/2024

Howl aan tabartaada ahayn markaa gasho!.🤣🤣🤣

25/08/2024

As iyo dowladda oo shacabka ku dheelaya.
As wacay hada hanjabaad u direenka ganagsatada iyado dowladana ay h**ey amar u dulldhigtay.

23/08/2024

Horta gabdhaha maxay u qayliyaan marka ay naxaaan?🤣🤣

Photos from Golawarran's post 23/08/2024

DEG DEG: Soomaaliya ayaa sida qoraalkan kucad ku wargalisay shirkadaha isticmaalaha Hawada Soomaaliya, in ay lacagaha Hawada kushubaan Xisaab Bangiyeed ka furan dalka Imaaraatka Carabta, oo ay leedahay shirkad la yiraahdo NAVPAS FZ LLE, oo sida ay warar sheegayaan ay xubno katirsan madaxda DFS qeyb ka leeyihiin.

Hay’adda duulista Rayidka ah ayaa amartay in lacagaha dhan lagu shubo xisaab bangiyada (Account Bank Dubia), iyadoo ay arrintan shirkada Turkiga ka carootay.

17/08/2024

Car qosol isku celi🤣🤣

17/08/2024

Soo qabo gabar saan fulay u ah waa taqaneehe.

17/08/2024

Kawaran haday saan kugu dhici lahayd🤣🤣

17/08/2024

Qosolkaa aduunka sidaan filay ma u tahay🤣🤣🏃‍♂️🏃‍♂️

11/08/2024

Soo Dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliland Ee Magaalada Berbera

#

11/08/2024

Najmo Cudoon oo afka ciida u dartay Black Mmba

11/08/2024

Dagaal culus Daahir Calasow iyo Qamar Suuqani.

07/08/2024

"Gudoomiyihii gobolka ayaa fatwooday in Liido la qarxiyo .Faaiso Jeyte" Xil Faa'iso Jeyte.

06/08/2024

DEG DEG Manchester City ayaa u xaqiijisay Atlético Madrid in la aqbalay dalabkeedi ugu dambeysay ee ay ku donaysay Julián Álvarez kaas oo ku kacaya €75m iyo €20m oo dheeri ah.
waxaa socda xaajoodyada dhinaca ciyaaryahanka. 🕷️
Si Man City inay u ogolaato Julián inuu caafimaadka Spain ku maro isla marka la isku raaco heshiiska shakhsiga.

04/08/2024

Hadalka gabadhaan haddii aad dhagaysato waxad fahmaysaa waxa xalane ka socda iyo sida As.

03/08/2024

Madaxwayne su'aashaada jawaabteeda hadaa lagaa rabaa ka jwaab!.

02/08/2024

Qaabkee lagu xiray qabshaxsade iyo fakatay sida uu khiyaanay saaxiibkiis daahir calasow.

01/08/2024

Haweenayda Waraabaha saaxiibka la ah!.

29/07/2024

CC Warsame :Reer Banaadir wixiina lama cuno ee adinkaa wax soomaali cuntaaan.!🤣🤣🏃‍♂️

Ninkaan waa Cabqari runta ayuu indhaha kaa saaraa.

28/07/2024

Sheekh Umal oo ka hadlay Arinta Ibraanim Ciyow iyo sh Cusmaan xidig, asigoo weeraray sheekh Soomow.

28/07/2024

Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta Muqdisho ka furtay xarunta bixinta dal ku galka Visaha dalkaasi, taas oo markii h**e laga doonan jiray dalka dibadiisa.
Danjiraha dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Axmed Jumca Rumeythi oo furay xarunta bixinta dal ku galka ayaa sheegay inay tani kamid tahay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, taas muwaadiniinta Soomaaliyeed ka qaadan doonaan visaha.
Tan ayaa noqonaysaa qunsuliyaddii ugu h**eeyay oo Imaaraadka ka furto Muqdisho tan iyo burburkii ka dib.


Xigasho: SONNA

27/07/2024

Wasiirka Gaashaan-dhigga" Ciidanka Qaranku ma noqon karo rumay iyo caday subax kasta lagu cadaysado".

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Xildhibaan Barkhad Batuun oo dhiigiisu baxay iyo dagaal toos ah!#Golawarran #viewsSamuel #Qaybta #viewsofpnw #Soomaalila...
Wiilkaas yariiska ah waxa u gartay miyay garan waayeen kuwaan!.#golawarran #viewssamuel #soomalitiktok #viewsofpnw #soom...
Gabarey haddii meherkaaga lagu siiyo ma lagu furay?😂😂Ma aaminsan tahay sidaan?#golawarran #viewssamuel #vedioviralreel #...
Gabarey sidaan quraacda saaxiibkaa ma ugu karsan lahayd?🤣🤣
Howl aan tabartaada ahayn markaa gasho!.🤣🤣🤣#golawarran #viewssamuel #soomalitiktok #vedioviralreel #Soomaaliya #DonaldTr...
Horta gabdhaha maxay u qayliyaan marka ay naxaaan?🤣🤣#golawarran #viewssamuel #vedioviral #soomalitiktok #Soomaaliya #ved...
Car qosol isku celi🤣🤣
Soo qabo gabar saan fulay u ah waa taqaneehe.#golawarran #viewssamuel #soomalitiktok #vedioviral #viewsofpnw #DonaldTrum...
Kawaran haday saan kugu dhici lahayd🤣🤣#golawarran #viewssamuel #vedioviralreel #vedioviral #soomalitiktok #DonaldTrump #...
Qosolkaa aduunka sidaan filay ma u tahay🤣🤣🏃‍♂️🏃‍♂️#golawarran #viewssamuel #vedioviral #soomalitiktok #DonaldTrump #view...
Soo Dhaweynta Madaxweynaha  Soomaaliland  Ee Magaalada Berbera#golawarran#viewssamuel#soomalitiktok#vedioviral#viewsofpn...
Najmo Cudoon oo afka ciida u dartay Black Mmba#golawarran #viewssamuel #soomalitiktok #viewsofpnw #Soomaaliya #vediovira...

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252
Other Sport & Recreation in Mogadishu (show all)
Koriso Bodybuilding Supplements and Nutrition Koriso Bodybuilding Supplements and Nutrition
Kasoo Horjeedka Masjidu Saxaba 3, Baar-Hilaac, Jidka Sodonka, Warta-Nabada
Mogadishu

Koriso Bodybuilding Supplements and Nutrition is the one-stop trusted destination for top quality pro

BIANA BIANA BIANA BIANA
4ta
Mogadishu, 01234

A.b

Wasarada siyaasada dhexe Wasarada siyaasada dhexe
Somali/mogdhiso/banadir
Mogadishu

Shactaro + mizanka culus 🤣🤣

Apdul fatah Apdul fatah
Apdul Fatah
Mogadishu, 1244

Welcome my page

Barwaaqo page Barwaaqo page
Mogadishu

129614

Waaya arag Waaya arag
Mogadishu

Entartainment

Ogaal TV Ogaal TV
Km4
Mogadishu

Vahad sports Vahad sports
Mogadishu

hadaf yeelo muuqda oo halkaad gaadh is leedahay haka quusan

Drs xamdi Shiiq Maxamed Guuleed Drs xamdi Shiiq Maxamed Guuleed
Drs Xamdi Shiiq Maxamed Guuleed
Mogadishu

King jabra King jabra
Hoolwadaag
Mogadishu

Da daalaa wuu gaaraa 💕☺️🫵🏻

Zaki Zaki
Mogadishu, 252

Sports