Abdirizak kulmie

Sports news

14/05/2024

Isbadal raadi

22/04/2024

Inaad guulaysato kuma xidhna inaad yar tahay iyo inaad weyn tahay

19/03/2024

Nolosha waa halgan

10/03/2024

Bismillaah
Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaa bilasha bisha barakeysan oo Ramadaan.

Waxaan Eebbe ka baryayaa in uu kheyrkeeda na waafajiyo nagana dhigo kuwii loo naxariisto, dambigooda la dhaafo, naartana laga xoreeyo.

12/11/2023

Kulanka caawa chelsea vs manchester city maxaa u rajayn lahayd โšฝ๏ธโšฝ๏ธ me chelsea guul

10/05/2023

๐Ÿšจ๐Ÿ’” |
๐๐ฎ๐ฌ๐ช

Rasmi sida la filayo: Sergio Busquets ayaa go'aansaday inuu ka tago Barcelona si xor ah dhamaadka xilli ciyaareedkan ๐Ÿ‘‹๐Ÿป

Halyeyga kooxda uu ku qaatay 18 sano iyoโ€ฆ

๐Ÿ† 3x Champions League

๐Ÿ† 3x FIFA Club World Cup

๐Ÿ† 8x La Liga

๐Ÿ† 3x UEFA Super Cup

๐Ÿ† 7x Copa Del Rey

๐Ÿ† 7x Spanish Super Cup

Mustaqbalkiisa ayaa la filayaa inuu ku sugnaado Saudi Arabia haddaโ€ฆ ka dib markii uu ku guuleystay hal horyaal oo La Liga ah maalmaha soo socda!
โœจ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ

21/04/2023

Waxaan guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda ciidul-Fidriga, waxaanna Allah ka baryayaa inuu naga wada aqbalo camalkii samaa iyo cibaadadii aan soo gudanay bisha Barakeysan ee Ramadaan

02/04/2023

๐Ÿšจ๐Ÿ”ต |
๐๐‘๐„๐€๐Š๐ˆ๐๐†: Potter waa la eryay!

Graham Potter ayaa laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea sida uu xaqiijiyay kooxda Chelsea ka dib markii cadaadiska uu sii kordhay ilaa xalay.

"Chelsea waxay jeclaan lahayd inay uga mahadceliso Graham dadaalkiisa oo dhan iyo wax ku biirinta waxayna u rajaynaysaa wanaag mustaqbalka" ayaa lagu yiri bayaanka kooxda.

31/03/2023

๐Ÿšจ๐Ÿ”ต๐Ÿ”ด |
Laacibkii h**e ee Lionel Messi.

Madaxweyne ku xigeenka Barcelona Rafa Yuste ayaa markii ugu h**eysay xaqiijiyay xiriirka dib loogu soo celinayo Messi ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท

โ—‰ โ€œWaxaan la xiriirnay xerada Leo Messi.
Leo wuu ogyahay sida aan ugu mahadcelineyno isaga, waxaana jeclaan lahaa inuu halkan ku soo laabto."

โ—‰ "Waxaan ku lug lahaa wadahadalo qandaraas laba sano ka hor, welina waan xasuustaa sida ay iigu adkeyd inaan u ogolaado Messi inuu baxo".

โ—‰ โ€œWaa hubaal in Leo Messi uu jecel yahay Barรงa iyo magaalada, marka waxaan rajeyneynaa inaan helno shuruudo sax ah oo uu ku sii wato taariikhdiisa.

22/03/2023

Ramadaan Kariim dhamaan umada muslimiinta ah.
Dhamaantiin waxaan leeyahay bil barakeysan ๐ŸŒ™โœจ

09/03/2023

Endo fernandes

Photos from Abdirizak kulmie's post 27/02/2023

Leo Messi oo ku guulaystay abaal marinta FIFA Player of the Best
๐Ÿฅ‡๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ทโœจ

โญ๏ธ ๐“๐ก๐ž ๐๐ž๐ฌ๐ญ 2022 FIFA World XI: Courtois;
Hakimi, Van Dijk, Cancelo;
De Bruyne, Casemiro, Modriฤ‡;
Messi, Benzema, Haaland, Mbappรฉ.

๐Ÿ…๐Ÿ…๐Ÿ…๐“๐ก๐ž

๐Ÿงค ๐“๐ก๐ž ๐๐ž๐ฌ๐ญ Goolhayaha Sanadka: Emi Martinez

๐ŸŽ“ ๐“๐ก๐ž

๐Ÿฅ ๐“๐ก๐ž ๐Ÿฅ

โค๏ธ ๐“๐ก๐ž

โšฝ๏ธ Goolkii ugu fiicnaa ee Puskas: Marcin Oleksy

๐Ÿ’ซ ๐“๐ก๐ž ๐Ÿ’ซ

๐Ÿคต๐Ÿฝโ€โ™€๏ธ ๐“๐ก๐ž ๐๐ž๐ฌ๐ญ Tababaraha Haweenka: Sarina Wiegman

Goolhayaha Haweenka: Mary Earps.

15/10/2022

Hambalyo! Xulka Soomaaliya๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด oo markii ugu h**eysay ku guuleystay koobka isreebrebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa 2022.

24/09/2022

England ayaa haatan wax ka badan 400 daqiiqo gool laโ€™aan ah ciyaar furan

23/09/2022

sida uu messi u dhaliyay goolasha Argentina

22/09/2022

virgil van vijk oo gacanta ku dhigay saaxiibadiis kooxda ee tababarka

22/09/2022

xirfadaha kylian mbappe ee Faransiiska

22/09/2022

kaararka cas ee 5-ta horyaal ee ugu sarreeya Yurub ilaa hadda xilli ciyaareedkan

22/09/2022

Frenkie de Jong: "Aniga ahaan way ii caddaatay, waxaan doonayay inaan sii joogo Barcelona, โ€‹โ€‹wax dhibaato ah ma jiraan - aniga iyo saaxiibadeyda waxba isma bedelin".
๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฑ

"Chelsea iyo United isku xirka? Wax badan ayaa dhacay, arrimuhuna way yara xumaadeen, laakiin go'aankayga ayaa cad bilowgii."

27/07/2022

Agaasimaha Bayern Oliver Kahn oo ka hadlay Harry Kane ka dib markii uu beeniyay heshiiska Cristiano Ronaldo: "Waxaan dhihi karaa kaliya Harry Kane waa weeraryahan heersare ah oo haatan qandaraas kula jira Tottenham" ayuu u sheegay Bild ๐Ÿ”ด

Markale, Tottenham waxay u aragtaa Kane lama taabtaan ah.

18/07/2022

Agaasimaha Napoli Giuntoli: "Wax dalab ah k**a aanan helin FC Bayern oo ku aadan Victor Osimhen, sidoo kale, wadahadal kuma jirno inaan iibino Hirving Lozano - waxaan ku xisaabtameynaa xilli ciyaareedkan" ๐Ÿ”ต

"Waxaan dooneynaa inaan sii haysano Fabiรกn Ruรญz. Kim Min Jae waa ikhtiyaar. Meret wuxuu saxiixi doonaa qandaraas cusub dhawaan."

18/07/2022

Oleksandr Zinchenko oo ku biiray Arsenal, heshiis buuxa ayaa jiray tan iyo jimcihii isagoo Man City kula soo wareegay 30 milyan ginni oo dammaanad ah, shuruudaha shakhsi ahaaneed ayaa sidoo kale la isku raacay.
Zinchenko, wuxuu had iyo jeer aad u jeclaa inuu dib ugu biiro Arteta.
๐Ÿšจโšช๏ธ๐Ÿ”ด

Qandaraaska ilaa Juun 2026, sida ku cad - caafimaadka usbuucan.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Isbadal raadi
Inaad guulaysato kuma xidhna inaad yar tahay iyo inaad weyn tahay
Nolosha waa halgan
Endo fernandes
sida uu messi u dhaliyay goolasha Argentina
virgil van vijk oo gacanta ku dhigay saaxiibadiis kooxda ee tababarka
xirfadaha kylian mbappe ee Faransiiska

Telephone

Website

Address


Hodan Street
Mogadishu
Other Sport & Recreation in Mogadishu (show all)
Koriso Bodybuilding Supplements and Nutrition Koriso Bodybuilding Supplements and Nutrition
Kasoo Horjeedka Masjidu Saxaba 3, Baar-Hilaac, Jidka Sodonka, Warta-Nabada
Mogadishu

Koriso Bodybuilding Supplements and Nutrition is the one-stop trusted destination for top quality pro

BIANA BIANA BIANA BIANA
4ta
Mogadishu, 01234

A.b

Wasarada siyaasada dhexe Wasarada siyaasada dhexe
Somali/mogdhiso/banadir
Mogadishu

Shactaro + mizanka culus ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Apdul fatah Apdul fatah
Apdul Fatah
Mogadishu, 1244

Welcome my page

Barwaaqo page Barwaaqo page
Mogadishu

129614

Waaya arag Waaya arag
Mogadishu

Entartainment

Ogaal TV Ogaal TV
Km4
Mogadishu

Vahad sports Vahad sports
Mogadishu

hadaf yeelo muuqda oo halkaad gaadh is leedahay haka quusan

Drs xamdi Shiiq Maxamed Guuleed Drs xamdi Shiiq Maxamed Guuleed
Drs Xamdi Shiiq Maxamed Guuleed
Mogadishu

King jabra King jabra
Hoolwadaag
Mogadishu

Da daalaa wuu gaaraa ๐Ÿ’•โ˜บ๏ธ๐Ÿซต๐Ÿป

Zaki Zaki
Mogadishu, 252

Sports