Somali Embassy in Washington, D.C. - USA

Embassy of the Federal Republic of Somalia, Washington DC, USA

12/04/2023

OGEYSIIS:
Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Minneapolis, Minnesota
December 21,22,23,24 26,27 - 2023

Goobta / Venue
Embassy Suites Minneapolis
7901 34th Ave South,
Bloomington, MN 55425

Saacadda / Time:
09:00 AM - 05:00 PM

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Minneapolis iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Minneapolis adeegga howlaha Qunsuliyadda

Taariikhda: December 21,22,23,24, 26, 27 - 2023
Saacadda / Time: 09:00 AM - 5:00 PM

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order)

11/07/2023

OGEYSIIS:
Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta San Diego, California
December 1,2,3 - 2023

Goobta / Venue
5532 El Cajon Blvd
San Diego CA 92115

Saacadda / Time:
09:00 AM - 05:00 PM

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan San Diego iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto San Diego adeegga howlaha Qunsuliyadda

Taariikhda: December 1,2,3 - 2023
Saacadda / Time: 09:00 AM - 5:00 PM

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order)

10/10/2023

OGEYSIIS:
Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Minneapolis, Minnesota
November 2,3,4,5 - 2023

Goobta / Venue
Embassy Suites Minneapolis
7901 34th Ave South,
Bloomington, MN 55425

Saacadda / Time:
09:00 AM - 05:00 PM

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Minneapolis iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Minneapolis adeegga howlaha Qunsuliyadda

Taariikhda: November 2,3,4,5,- 2023
Saacadda / Time: 09:00 AM - 5:00 PM

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order)

09/18/2023

Ogeysiis:
Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Seattle Washington,
October 7 - 8, 2023

Saacadda / Time 09:00 AM - 05:00 PM

Goobta / Venue
15035 MILITARY RD S SUITE 2 (UPSTAIRS) SEATTLE WA 98188

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Seattle, Washington iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Seattle, Washington adeegga howlaha Qunsuliyadda

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order).

08/25/2023

Ogeysiis:
Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Columbus, Ohio
September 15,16, 17- 2023

Saacadda / Time 10:00 AM - 5:00 PM

Goobta / Venue
3175 Cleveland Ave, Columbus, OH, 43224

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Columbus, Ohio iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Columbus adeegga howlaha Qunsuliyadda

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order).

07/12/2023

OGEYSIIS:
Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Minneapolis, Minnesota
August 4,5,6,7 - 2023

Goobta / Venue
Embassy Suites Minneapolis
7901 34th Ave South,
Bloomington, MN 55425

Saacadda / Time:
09:00 AM - 05:00 PM

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Minneapolis iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Minneapolis adeegga howlaha Qunsuliyadda

Taariikhda: August 4,5,6,7 - 2023
Saacadda / Time: 09:00 AM - 5:00 PM

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order)

Taariikhda / Date August 4,5,6,7 - 2023

Goobta / Venue
Embassy Suites Minneapolis
7901 34th Ave South,
Bloomington MN 55425

Saacada / Time
09: AM - 5:00 PM

06/28/2023

🌙✨  On behalf of the diplomats and staff of the Somali Embassy, Ambassador Ali Sharif Ahmed extends heartfelt Eid greetings to you and your loved ones! May this auspicious occasion of Eid-ul-Adha fill your lives with joy, peace, and prosperity. May Allah's blessings shower upon you, fulfilling your dreams and illuminating your path. 🐑🕌✨ .

06/22/2023

Ogeysiis:
Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Columbus, Ohio
July 8 - 9, 2023.

Saacadda / Time 10:00 AM - 5:00 PM

Goobta / Venue
3175 Cleveland Ave, Columbus, OH

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Columbus, Ohio iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Columbus adeegga howlaha Qunsuliyadda

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order).

04/20/2023

On behalf of the Embassy, H.E Ambassador Ali Sharif Ahmed sends best wishes to muslims around the world observing . May the spirit of Ramadan continue to inspire and uplift us as we celebrate this joyous Eid holiday with family and loved ones.
.

04/15/2023

Ogeysiis:
Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Minneapolis, Minnesota
May - June 2023

May 12,13,15,16,17, 21,22,23,24,25,26,27,28, 30,31 - June 1, 2, 3 , 4 - 2023

Saacadda / Time 09:00 AM - 4::00 PM

Goobta / Venue
Embassy Suites Minneapolis
7901 34th Ave South,
Bloomington, MN 55425

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Minneapolis iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Minneapolis adeegga howlaha Qunsuliyadda

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order).

03/22/2023

“Ramadhan Karim dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo aad joogtaan. Waxaan Illahay idhinka kaga rajeynayaa inaad nabad, caafimaad, cibaado suuban iyo barwaaqo ku soontaan bishaan barakeysan ee Ramadhan” Safiir Cali Sharif

03/14/2023

Ogeysiis:
Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Minneapolis, Minnesota
March 30 - April 3 - 2023

Goobta / Venue
Embassy Suites Minneapolis
7901 34th Ave South,
Bloomington, MN 55425

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Minneapolis iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Minneapolis adeegga howlaha Qunsuliyadda

Taariikhda: March 30 - April 3 - 2023
Saacadda / Time: 10:00 AM - 5:00 PM

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order)

Taariikhda / Date March 30 - April 3 - 2023

Goobta / Venue
Embassy Suites Minneapolis
7901 34th Ave South, Bloomington MN 55425

Saacada / Time
10:00 AM - 5:00 PM

01/28/2023

Ogeysiis:
Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Minneapolis, Minnesota

Taariikhda: February 10,11,12,13 - 2023

Goobta / Venue
Embassy Suites Minneapolis
7901 34th Ave South, Bloomington MN 55425

Saacadda / Time
09:00 AM - 5:00 PM.

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Minneapolis iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Minneapolis adeegga howlaha Qunsuliyadda

Taariikhda: February 10,11,12,13 - 2023
Saacadda / Time: 09:00 AM - 5:00 PM

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order).

12/07/2022

Ogeysiis:

Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Seattle Washington
December 22-23, 2022

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Seattle Washington iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Seattle Washington adeegga howlaha Qunsuliyadda
Taariikhda: December 22-23, 2022
Saacadda / Time: 09:00 AM - 5:00 PM

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order)

Taariikhda / Date December 22-23, 2022

Goobta / Venue
15035 Military RD S
Suite 2 upstairs
SEATTLE WA 98188

Saacada / Time
09:00 AM - 5:00 PM.

11/10/2022

Ogeysiis:

Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Minneapolis, Minnesota
December 1,2,3 & 4, 2022

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Minneapolis iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Minneapolis adeegga howlaha Qunsuliyadda
Taariikhda: December 1,2,3 & 4, 2022
Saacadda / Time: 09:00 AM - 5:00 PM

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order)

Taariikhda / Date December 1,2,3 & 4, 2022

Goobta / Venue
Embassy Suites Minneapolis
7901 34th Ave South, Bloomington MN 55425

Saacada / Time
09:00 AM - 5:00 PM.

10/03/2022

Ogeysiis: Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Minneapolis, Minnesota
October 20-23, 2022

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Minneapolis iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Minneapolis / Bloomington adeegga howlaha Qunsuliyadda Taariikhda October 20,, 21, 22, & 23, 2022.
Saacadda / Time: 09:00 AM - 5:00 PM

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order)

Taariikhda / Date: 20, 21, 22 & 23 October 2022.

Goobta / Venue
Courtyard by Marriott Bloomington by Mall of America
7800 Bloomington Ave. S, Bloomington, MN 55425

Saacada / Time:
09:00 - 5:00 PM.

08/16/2022

Ogeysiis: Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Minneapolis, September 1-4, 2022

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Minneapolis iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Minneapolis adeegga howlaha Qunsuliyadda Taariikhda September 1,2,3 & 4, 2022
Saacadda / Time: 10:00 AM - 5:00 PM

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order)

Taariikhda / Date 1,2,3 & 4 September 2022

Goobta / Venue
Embassy Suites Minneapolis
7901 34th Ave South, Bloomington MN 55425

Saacada / Time
10:00 am - 5:00 PM.

07/12/2022

Ogeysiis: Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Seattle , Washington State, July 29-31, 2022.

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Seattle Washington iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Seattle adeegga howlaha Qunsuliyadda Taariikhda 29-31 July, 2022.

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order)

Taariikhda / Date 29-31, July 2022.

Goobta / Venue :-
15035 Military Rd S
Suite 2, (in the back upstairs), Seattle WA 98188
Cell-phone: (202) 340-0923

Saacada / Time
10:00 am - 4:30 PM.

06/25/2022

Ogeysiis: Safaaradda Soomaaliya Qunsuliyadda oo iman-doonta Minneapolis, Minnesota, July 2-7 2022

Dhammaan Jaaliyadda Soomaalida gaar ahaan muwaadiniinta degan Minneapolis iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Safaaradda Soomaaliya oo gudanaysa waajibaadka ka saaran u adeegida muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka, ay ka sameyn doonto Minneapolis adeegga howlaha Qunsuliyadda Taariikhda 2, 3, 5, 6 & 7 July 2022.

Adeegyada Safaaraddu qaban doonto:
1- Qabashada codsiga Baasaboorka
2- Tastiiqin Guud
3- Tastiiqin Dukumiintiyada Wakaaladda

Sharuuddaha:
- Horay usoo qaado sharciga degenaashaha (Valid Green Card) ama mid u dhigma.
- leysanka wadida gaariga ( Valid driving licence).
- Qidmada adeegga waa in lagu bixiyaa (Money Order)

Taariikhda / Date 2,3,5,6,7 July 2022

Goobta / Venue
Embassy Suites Minneapolis
7901 34th Ave South, Bloomington MN 55425
Cell-phone:

Saacada / Time
10:00 am - 4:30 PM.

Photos from Somali Embassy in Washington, D.C. - USA's post 06/22/2022

Danjire Ali Sharif ayaa Safaaradda marti-qaad ugu sameeyey ka qeyb-galayaasha Tartanka Quraanka oo 18 Wadan ka kala yimid. Waa Tartankii Quraanka heer caalami kii ugu h**eeyey ee lagu qabto U.S.A. Dadka Soomaaliyeed waxaa lagu yaqaanaa in ay kaalinta h**e kaga jiraan tartanka Quraanka caalamiga ah. Hanbalyo Dhalinyaro.

05/12/2022

Safaarradda Soomaaliya ee Dalka Mareykanka Washington D.C waxaa ay ugu bishaareyneysaa bulshadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota iyo Nawaaxigeeda,in adeega bixinta Baasaboor Soomaaliga laga heli doono Minnesota. May 20th - 24th 2022. 10:00 Subixii ilaa 4:30 galabnimo . Ciwaanka waa Embassy Suites Minneapolis, Pepin Room,7901 34th South,Bloomington,MN 550425.

05/02/2022

Danjire Ali Sharif Ahmed wuxuu u rajeynayaa muslimiinta ku nool daafaha aduunka Ciid Mubaarak. Wanaagsan.

04/02/2022

Danjire Ali Sharif Ahmed, Diblomaasiyiinta & howl-wadeenada Safaaradda waxay u rajaynayaan Ramadaan barakeysan Muslimiista ku nool daafaha aduunka. Waxaan idiin rajeyneynaa Ramadan farxad & kheyr badan leh.

Wanaagsan.

03/12/2022

Safaarradda Soomaaliya ee Dalka Mareykanka Washington D.C waxaa ay ugu bishaareyneysaa bulshadda Soomaaliyeed ee Seatlle Gobolka Seatlle Washington iyo Nawaaxigeeda,in adeega bixinta Baasaboor Soomaaliga laga heli domino Minnesota. March 25th-26th March 20022. 10:00 Subixii ilaa 4:30 galabnimo . Ciwaanka waa 15035 Military Rd Suite
2,(in the back upstairs) Seatle W A 98188.

02/28/2022

Safaarradda Soomaaliya ee Dalka Mareykanka Washington D.C waxaa ay ugu bishaareyneysaa bulshadda Soomaaliyeed ee Magaaladda Minneapolis Gobolka Minnesota iyo Nawaaxigeeda,in adeega bixinta Baasaboor Soomaaliga laga heli domino Minnesota. March 4th-8th March 20022. 10:00 Subixii ilaa 4:30 galabnimo . Ciwaanka waa Nokomis II Room, 7901 34th Ave South, Bloomington, MN.

12/23/2021

WARGELIN

Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Maraykanka waxaa waajib ka saaran yahay u adeegista bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Dalkan.

Adeegyada ay Safaaradu bixiso oo ay ka mid tahay Baasaboorka waxaa loo maraa habraac dhameystiran oo ay dajisay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.

Hadaba, Safaaraddu waxay xaqiijineysaa in uu been-abuur yahay qoraal lagu faafiyey baraha – bulshada oo oranaya in Safaaraddu ay bixiso baasaboor Soomaali ah iyadoo aan loo marin habraaca saxda ah.

Safaaradda oo tix-gelinaysa codsiga uga yimaada jaaliyadda ku dhaqan dalka Mareykanka iyo duruufaha gaarka ee bulshada ku kala nool meelaha kala duwan ee dalka ayaa adeeg bixin baasaboorka ugu tagta goboladda ay ku badan yihiin bulshada dalbanaysa Baasabaoorka sida Gobollada Minnesota, Ohio iyo Seattle.

Ugu danbeyn, waxaan uga digeynaa shaqsiyaadka danaha – qaaska ah leh oo faafiyey in hotel lagu iibinayo baasabooka Soomaaliyeed in ay ka waantoobaan meel ka dhaca Safaaradda Soomaaliya oo ah astaan Qaran.

Waxaa ka go’an safaaradda iyadoo kaashanaysa Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Qaranka (HSJ) in ay si hufan oo waafaqsan habraaca Baasaboor bixinta ee ay dajisay HSJ ugu adeegto bulshada.

Waad mahadsantihiin.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Washington D.C.?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


1609 22nd Street, NW, Washington DC,.
Washington D.C., DC
20008

Opening Hours

Monday 10am - 5pm
Tuesday 10am - 5pm
Wednesday 10am - 5pm
Thursday 10am - 5pm
Friday 10am - 4pm
Other Consulates & Embassies in Washington D.C. (show all)
Connect2Canada / Lien Canada Connect2Canada / Lien Canada
501 Pennsylvania Avenue, NW
Washington D.C., 20001

Embassy of Canada to the United States | Ambassade du Canada aux États-Unis

French Embassy in the U.S. French Embassy in the U.S.
4101 Reservoir Road NW
Washington D.C., 20007

Page officielle de l'Ambassade française aux Etats-Unis / Official page of the French Embassy in th

Embassy of the Czech Republic in Washington, DC Embassy of the Czech Republic in Washington, DC
3900 Spring Of Freedom Lane NW
Washington D.C., 20008

Consular Department Hours: M-F: 8:30 am - 11:30 am

Embassy of the Islamic Republic of Afghanistan - Washington DC Embassy of the Islamic Republic of Afghanistan - Washington DC
2341 Wyoming Avenue NW
Washington D.C., 20008

Welcome to the Embassy of the Islamic Republic of Afghanistan - Washington DC Follow us on Twitter @

Embassy of Austria, Washington D.C. Embassy of Austria, Washington D.C.
3524 International Court NW
Washington D.C., 20008

"Austria in USA" - The official page of Austria in the United States.

Embassy of Sri Lanka - Washington D.C. Embassy of Sri Lanka - Washington D.C.
Washington D.C.

Welcome to the Embassy of Sri Lanka page.

Embassy of Saint Lucia - Washington, DC Embassy of Saint Lucia - Washington, DC
1629 K Street, NW, Suite 1250
Washington D.C., 20006

Embassy of Saint Lucia

Embassy of Denmark in the United States Embassy of Denmark in the United States
3200 Whitehaven Street NW
Washington D.C., 20008

Embassy of Denmark in the United States. On X & Instagram @DenmarkinUSA #DenmarkinUSA. Follow

Embassy of Switzerland in the United States of America Embassy of Switzerland in the United States of America
2900 Cathedral Avenue N. W
Washington D.C., 20008

Embassy of Switzerland in the United States of America 2900 Cathedral Ave N.W., Washington, DC 20008

Estonian Embassy in Washington Estonian Embassy in Washington
2131 Massachusetts Avenue NW
Washington D.C., 20008

Estonian Embassy in Washington is offering limited consular services to Estonian and foreign citizens. The consular services being provided are: Accepting applications and issuing ...

UAE Embassy in Washington, DC UAE Embassy in Washington, DC
3522 International Court NW, Ste 400
Washington D.C., 20008

Official page of the United Arab Emirates (UAE) Embassy based in Washington, DC under the current leadership of Ambassador Yousef Al Otaiba.

Embassy of the Netherlands in the United States Embassy of the Netherlands in the United States
4200 Linnean Avenue NW
Washington D.C., 20008

The official page of the Embassy of the Kingdom of the Netherlands in Washington, D.C.