Dr Aasbaro

ku saabsan: arimaha caafimaadka
iyo casharo tixane ah insha alah Ahmed Artan Yousuf kheyre

09/12/2023

*ANTIBIOTICS_DRUGS*

*AMINO GLYCOSIDES*
1 - Amikacin
2 - Gentamycin
3 - Neomycin
4 - Streptomycin
5 - Tobramycin

*CEPHALOSPORINS*
1 - Cefaclor
2 - Cefadroxil
3 - Cefazolin
4 - Cefdinir
5 - Cefepime
6 - Cefotaxime
7 - Cefotetan
8 - Cefoxitin
9 - Cefpodoxime
10 - Ceftazidime
11 - Ceftibuten
12 - Ceftriaone
13 - Cefuroxime
14 - Cephalexin

*FLUOROWUINOLONES*
1 - Ciprofloxacin
2 - Gemifloxacin
3 - Levofloxacin
4 - Moxifloxacin
5 - Norfloxacin
6 - Ofloxacin.

*MACROLIDES*
1 - Aziothromycin
2 - Clarithromycin
3 - Erythromycin

*LINCOSAMIDES*
1 - Clindamycin
2 - Lincomycin
3 - Vencomycin

*MONOBACTAM*
1- Aztreonam

*PENICILLINS*
1 - Amoxicillin
2 - Ampicillin
3 - Penicillin G
4 - Penicillin V
5 - Piparcillin

*PENICILLINASE RESISTANT PENICILLIN*
1 - Dicloxacillin
2 - Nafecillin
3 - Oxacillin

*SULFONAMIDES*
1 - Sulfamethoxazole
2 - Sulfadiazine
3 - Sulfasalazine
4 - Sulfisoxazole
5 - Trimethprim/ Sulfamethoaxzole

*TETRACYCLINES*
1 - Demeclocycline
2 - Doxycycline
3 - Minocycline
4 - Tetracycline

*ANTIMYCOBACTERIAL*
1 - Anti tuberculosis Agents
2 - Leprostatics : Clofzimine And Thalidomide.

*ANTIFUNGAL MEDICATION*
1 - Amphoteracin B
2 - Fluconazole
3 - Itraconazole
4 - Ketoconazole
5 - Voriconaxole

*ANTIVIRAL MEDICATION*
1 - Acyclovir
2 - Foscarnet
3 - Valacyclovir
Dr Aasbaro

05/08/2023

Fariin caafimaad

Naas gurinta caruurta waa in ilmaha yar ee naaska nuugayay laga jaro caanihii hooyada, mana aha arrin sahlan maadaama ilmihii la qabsaday caanaha hooyada laga wareejinayo

Marka ay hooyada rabto in ay naaska ka guriso (ka goyso) caruurta ma haboona in ay hal mar ka jarto laakiin waxaa lagu taliyaa in si tartiib tartiib ah ay uga goyso si uu ula qabsado

Talooyinka la siiyo hooyada marka ay dhasho kadib waxaa kamid ah: qaadashada cuntooyin isku dheelitiran, iyo in aad aad ugu dadaasho in ay cabto biyo ugu yaraan laba liitar maalintii.

Hooyada ku jirta umusha waxaa fiican in ay iska yarayso amaba ay ka fogaato cuntooyinka ay ku badanyihiin saliidda, dufanta, sokorta, iyo cuntooyinka aan isku dheeli tirnayn.

Dr Aasbaro

Like share and comment

18/07/2023

Talo Caafimaad: Isticmaalka daroogada waxa ay si wayn hoos ugu dhigtaa hab dhiska difaaca ee jirka, waxa ayna qofka ka dhigaysaa mid si fudud ay ugu dhici karto xanuunnada, si fududna ku qaadi kara infekshinka ama jeermisyada lakala qaado.

Dr Aasbaro

Like share and comment

12/07/2023

Polycystic kidney disease (PKD)

Polycystic kidney disease (PKD) is a genetic disorder characterized by the growth of multiple cysts in the kidneys. These cysts are usually fluid-filled and can cause the kidneys to enlarge and lose their function over time. There are two types of PKD: autosomal dominant polycystic kidney disease (ADPKD) and autosomal recessive polycystic kidney disease (ARPKD).

1. Autosomal Dominant Polycystic Kidney Disease (ADPKD): ADPKD is the most common form of PKD and is typically diagnosed in adulthood. It is caused by mutations in the genes PKD1 and PKD2. These gene mutations lead to abnormal cell growth and the formation of cysts in the kidneys. ADPKD affects both men and women equally.

2. Autosomal Recessive Polycystic Kidney Disease (ARPKD): ARPKD is a rarer form of PKD and is usually diagnosed in infancy or early childhood. It is caused by mutations in the PKHD1 gene. ARPKD affects both the kidneys and liver, and its severity can vary widely.

Symptoms:
- Pain or discomfort in the abdomen or back
- Frequent urination
- Blood in the urine
- High blood pressure
- Kidney stones
- Urinary tract infections
- Kidney failure (in advanced stages)

Management of Polycystic Kidney Disease:

1. Regular Monitoring: Regular check-ups with a healthcare professional are essential to monitor kidney function and disease progression. This includes routine blood tests (to check kidney function), urine tests, and imaging tests (such as ultrasound or MRI) to monitor cyst growth.

2. Blood Pressure Control: High blood pressure is a common complication of PKD and can accelerate kidney damage. Lifestyle modifications, such as a healthy diet, regular exercise, and weight management, as well as medications, may be recommended to control blood pressure.

3. Pain Management: Pain in the abdomen or back can occur due to cysts pressing on surrounding organs or nerve endings. Over-the-counter pain medications or prescribed painkillers may be used to manage pain, but it's important to consult a healthcare professional for guidance.

4. Diet and Lifestyle Modifications: Adopting a healthy lifestyle is important for managing PKD. A low-sodium diet can help control high blood pressure, and maintaining normal weight can reduce stress on the kidneys.

5. Treat Complications: Measures may be taken to prevent and address complications such as urinary tract infections or kidney stones. This may involve antibiotics for infections and lifestyle modifications or medication for kidney stones.

6. Dialysis or Kidney Transplantation: In the late stages of PKD, when kidney function significantly declines, dialysis or kidney transplantation may be necessary. Dialysis uses a machine to filter waste and excess fluid from the blood, while a kidney transplant involves surgically implanting a healthy kidney from a donor.

It's important to note that the management of PKD varies depending on the individual's specific circumstances and the progression of the disease. Therefore, regular communication and follow-up with healthcare professionals specializing in nephrology are crucial for effective management. Genetic counseling may also be recommended for individuals with a family history of PKD to determine the risk of passing on the condition to future generations.

Photos from Benadir University's post 10/07/2023
10/07/2023

Fariin Caafimaad:
Calaamadaha lagu yaqaanno cudurka kaadi dhiigga nuuca ku dhacda kaadi mareenka waxaa kamid ah: kaadida oo dhiig soo raacda, kaadi baxsad, xanuun marka uu kaadinayo, qandho, madaxanuun iyo kilya xanuun.

Dr Aasbaro

Like share and comment

09/07/2023

Fariin Caafimaad:

Inta badan gooryaanka keenna cudurka kaadi dhiigga waxa uu ukumihiisa ku daadiyaa meelaha biyo fadhiga a sida wabiyada, badaha, ama ila biyoodyada

Ukumaha gooryaanka keena kaadi dhiigga waxa ay ka dhax baxayaan ama ay qofka ka galaan maqaarkiisa, ayagoo sii raacaya xididada dhiigga ee qofka.

Sida ugu wayn ee uu cudurka kaadi dhiigga ku faafo waa in lagu qabaysto, la cabbo, wax lagu dhaqdo, ama lagu dabaasho biyo ay ka buuxaan ukumaha gooryaanka.

Siyaabaha biyaha uu ku gaari karo jeermiska gooryaanka ah ee keena cudurka kaadi dhiigga waxaa kamid ah: biyaha oo lagu shubo qashinka dadka ka imaada iyo biyaha oo lagu saxaroodo ama lagu kaadiyo.

Meelaha cudurka kaadi dhiigga gooryaanka keena uu jirkeenna ka weeraro waxaa kamid ah: habdhiska kaadi mareenka, iyo habdhiska deefshiidka ee jirkeenna.

Dr Aasbaro

Like share and comment

27/06/2023

Fariin Caafimaad:

Malaariyada waxa ay ku dhacdaa da’ kasta laakiin waxa ay ku sii badantahay caruurta da’doodu ay ka hoosayso shan sanno, iyo dumarka uurka leh.

Like share and comment

Dr Aasbaro

26/06/2023

Fariin Caafimaad: Duumada (malaria) waa cudur kamid ah cudurrada faafa kaas oo ay keento jeermis ilma aragto ah oo ku dhax nool kaneecada. waxa ay ka qaybqaadataa gudbinta cudurka.Malaariyada waa cudur halis ah oo sannadkii asaga dartii ay u dhintaan malaayiin qofood oo aduunka ku nool, maxaa yeelay ilaa hadda malaariyada malahan tallaal looga hortago.

Like share comment

Dr Aasbaro

24/03/2023
Photos from Dr Aasbaro's post 14/03/2023

Nice notes

Photos from Dr Aasbaro's post 18/01/2023

Good information

Like and share

Dr Aasbaro

03/09/2022

Fariin Caafimaad

sida ugu wanaagsan ee aad uga hortagi karto dhiig yarida ku dhacda hooyada uurka leh waa inaad ka warqabto cabirka dhiigaaga, iyo inaad qaadato cuntooyinka ay ku badantahay birta (feerada) sida qudaarta cagaaran, hilibka, cuntooyinka badda, ukunta, iyo digaaga.

Dr Aasbaro

Like and share

Si aan uhelno saxibo kale

30/08/2022

Fariin Caafimaad

sida ay sheegaan culumada cilmiga caafimaadka, waxyaabaha qofku aaminsanyahay caafimaad ahaan waxa ay saamayn fiican ama mid xun ku yeelan karaan caafimaadkiisa jir ahaaneed ama maskax ahaaneed.

Dr Aasbaro ✍️

Like and share

Si aan uhelno saxibo kale

28/08/2022

Fariinn Caafimaad

mid kamid ah xanuunnada dhibka badan ee ku dhaca hooyada marka ay dhasho kadib laakiin bulshadeennu aysan fahamsaneen waa walwalka iyo niyad jabka ka dambeeya dhalmada.

Dr Aasbaro ✍️

Like and share

Si aan uhelno saxibo kale

25/08/2022

Fariin Caafimaad

talaalku waa hab caruurta yaryar looga difaacayo cudurada halista ah ee caruurta ku dhaca, kuwaas oo dhibi kara, naafayn kara amaba dili kara caruurta yaryar.

Dr Aasbaro

Like and share

Si aan uhelno saxibo kale

24/08/2022

Fariin Caafimaad:

ilmaha yar jirkoodu uma adkaysan karo inuu lasii joogo xanuunka, waalid hadii aad aragto in xanuunka ilmaaagu sii kordhayo si dag dag ula gaar xarun caafimaad, si looga daweeyo xanuunka.

Dr Aasbaro

Like and share

Si aan uhelno saxibo kale

23/08/2022

Fariin Caafimaad

xanuunnada ilmaha inta ay yaryaryihiin kusoo noqnoqda waxaa kamid ah caabuqa ku dhaca dhagaha, sababtuna waa duleelka dhagaha caruurta oo yar, iyo difaaca jirkooda oo hooseeya.

Dr Aasbaro

Like and share

Si aan uhelno saxibo kale

22/08/2022

Fariin Caafimaad

hooyo ku dadaal daryeelka iyo nadaafadda afka iyo ilkaha ee caruurtaada, si aad u yarayso khatarta ka dhalanaysa cudurada ku dhaca afka iyo ilkaha caruurta.

Dr Aasbaro

Like and share

Si aan uhelno saxibo kale

21/08/2022

Fariin Caafimaad

jimicsiga joogtada ah ee uu qofku sameeyo waxa ay ka qaybqaadataa xakamaynta cudurada raaga sida cudurka dhiig karka iyo sokorta (macaanka).

Dr Aasbaro

Like and share

Si aan uhelno saxibo kale

20/08/2022

FariinCaafimaad

xanuunada soo bata marka la gaaro xilli roobaadka waxaa kamid ah: caabuqyada ku dhaca tubooyinka hawo mareenka ah sida hergabka, neefta, xasaasiyadda, duumada (malaariyada), iyo cuduro ku dhaca maqaarka.

Dr Aasbaro

Like and share

Si aan uhelno saxibo kale

19/08/2022

Fariin Caafimaad

xilliyada roobka badani da o inta badan caruurtu waxa ay jecelyihiin inay ku ciyaaraan meelaha biyo fadhiisiga ah, halkaas oo ay kasoo qaadi karaan jeermisyo u keeni kara xanuunno, waalid ka ilaali ilmahaaga meelaha ay biyuhu fadhiyaan.

Dr Aasbaro

Like and share

Si aan u helno saxibo kale

18/08/2022

Fariin Caafimaad

inta badan xilli roobaadka waxaa dilaaca ama dhaca xanuunnada ka yimaada biyaha iyo cunnada wasakhaysan oo uu ugu horreeyo shuban biyoodka (koleeraha).

Dr Aasbaro

Like and share

Si aan u helno saxibo kale

17/08/2022

Fariin Caafimaad

Cunnooyinka ka qaybqaata in ilmuhu hurdo fiican helaan waxaa kamid ah: mooska, caana diirran, Baradhada, Malabka, iyo lowska(6 bil ilmaha ka weyn kaliya).

Dr Aasbaro

Like and share

Si aan uhelno asxaab kale

16/08/2022

Fariin Caafimaad:

afar jeer iyo ka badan ayaa lagula taliyaa hooyada inta ay uurka leedahay in ay booqato xarumaha caafimaadka, si ay ula socoto caafimaadkeeda iyo kan ilmaha uurkeeda ku jira.

Dr Aasbaro

Like and share

15/08/2022

Fariin caafimaad

dhaqdhaqaaqa iyo jimicsigu waxa ay kaalmeeyaan dhamaan shaqada hab dhisyada kala duwan ee jirkeenna.

Dr Aasbaro

Like share

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Fahan fududHabka loo sameeyo toliinka      Like and share      Dr Aasbro

Category

Telephone

Website

Address


Dayniile
Mogadishu
Other Medical Research in Mogadishu (show all)
IMR Institute SIMAD University IMR Institute SIMAD University
Mogadishu, 630

The Institute was established to serve Somali community with the required diagnostic and health care service in addition to conducting research to identify diseases bedeviling the ...

Institute For Research Training Center Institute For Research Training Center
Mogadishu

I created this page to share my thoughts and experiences with my followers. I hope that my followers will politely express their views on the topics posted on this page. Please ref...

Nasrullah Medical & Lab Nasrullah Medical & Lab
Mogadishu

adunyadu wa Safar Aan Sadkeeda idlayn. si kastabo Sidee noqad alla ogee. hadbo waxan Sidana Rabow Sa

SMNRC SMNRC
Benadir University
Mogadishu

Hassan Hilaac Ultrasound Center Hassan Hilaac Ultrasound Center
Kasoo Horjeedka Somali Airlines, Ceelqalow, Wadajir District
Mogadishu, 123

Ultrasound Training center are designed to provide you with knowledge you will need to excel in the

Abdinasir Abdinasir
Jigjiga
Mogadishu

Wellcome my first page.

Dhoolka cade Dhoolka cade
Mogadishu

5000