Ahmed Mohamed Abdi
Qofka aan weligiis khalad samayn, weligiis wax cusub iskuma dayin. Nagu soo biir walal
Wiilashii Qollad lagu dilay maanta waxaa laga joogaa muddo Bil ah. Labadii Bishii April 2023 ayay ahayd maalinkii wiilasha la laayay, wax xal ahna lagama gaadhin.
Waa’tii la odhan jiray nin ku dilay hadh kuuma jiidee, dhamaan dadaaladii nabadeynta ee arrintaa lagu bogsiin lahaa waxaa is hortaagay Maamulka Gobalka oo Dowladda wakiil ka ah iyo Beesha reer Isaaq oo isku daaban, arrintuna sidii unbay weli u cakiran tahay.
5 SANO OO RAJADII IYO MUSTAQBALKII DEEGANKA HOG LAGU RIDAY AYAY AHAYD WALINA WAXYABO KALE OO HALISA AYAA SOO SOCDA
Burburkii iyo kala qaybintii uruka ONLF.
Colaado iyo dagaaalo qabaailada deegaanka meela badan ka socda.
Cidankii liyuu policeka gaarka ah ee deegaanka oo laka diray
Xuduudihii deegaanka oo meelo badan lagu soo durkay. Dhulka iyo dadba laysku Qaatay
Ka noqoshadii 24 dagmo ee deegaanka ka Hirgaliyay Mamulkii Horee
Boobkii iyo dhacii doorashada xildhibaanada ee deegaanka
WQ . Waano Tv
"Dadkii inoogu dhawaa ee Kililka shanaad ayuu Muuse inagu diray.Xili xidhiidka Mustafe cagjar wanaagsanaa oo aan ka raysanay Cabdi Ilay, ayuu deriskii inagu diray"
Waxaa sidaasi yidhi Faysal Cali Waraabe.
W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV
Reer Hargeisa waxay Caawa u dabaal degeyaan Farxadda Xasuuqa ay ka gaysteen Maleeshiyaadkooda Somaliland nacayka isirka ku salaysan ee beesha isaaq u qabto dadka Sool sanaag iyo cayn ayay cadayn u tahay isu soo baxa caawa sidoo kale xalay bariga burco dad ku faraxsan xasuuqa laascaanood ayaa isu soo bax sameeyay
😭
Hargeisa- 1988
Gen- Siyaad Barre
Laascaanood- 2023
Col- Muuse Biixi
Hambalyo mudane Anas ugaas Abdirizack Mohamed gaataa walkiilka guud ee xafiiska xildhibaanka xaafada Nin dhalinyaro ah aqoonyahan ah waxbadana uqaban doona soomaalida xaafada islii inshAllah.
Booliska ee deegaanka Limuru ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay labo eedeysane oo si sharci darro ah u gowracay Dameero. Hilibka dameeraha ayaa la sheegay inay u qaadayeen magaalada Nairobi , si loogu iibiyo suuq caan ah.
Gudoomiyaha Kiambi , Joshua Nkanatha isaga oo xaqiijinaya dhacdadan ayaa sheegay inay ku raadjoogaan laba tuhmane oo kale oo ku lug lahaa ganacsiga sharci darrada ah ee iibinta hilibka dameeraha.
Saciid Nadaara
Go'aanada ay soo saareen Guddiga guud ee beesha Garxajis ee ku saabsan xukunka Korneyl Biixi iyo xaaladda Laascaanood.
Ina cagjar oo TV yada dawlada federaalka Ka hdlayay Ayaa sheegay in deegaanka soomaalidu diyaariyay Qamadiga dibada Loo iib geynayo ee ABIYE Ahmed shaaciyay.
Qamadibaa deegaanka soomaalida laga rarayaa degmada Ceelkari ee deegaanka soomaalidana abaar Iyo gaajo Ayay dadku u dhimanayaan.!!
Marka uu maraan Madaxweyne Kuu yahay Waa Iska noocaa.!!
Cabdisalaam sheekh xasan
Midnimo web TV
Taliska Korneyl Biixi ayaa ku dhawaaqay Xabbad joojin kaddib 5 maalmood oo xasuuqayay shacabka Laascaanood.
Farah macalin ayaa yidhi isago ka hadlaya twitter Space hada
Saxibkay Musee biixi Wuxuu Igu Yidhi Wagaan Yaraa Geel Ayaan Duurka Ku Raaci Jiray Waxaan Kabaqi Jiray Ogadenka armay ku dilaan iyo Libaaxa
Sideed U aragta Hadalkan
Warbal saqiradan xiiqay fiiriya hhh
ONLF ayaa sheegtay iney sii kordhayso cabudhinta lagu hayo Xoriyada warbaahinta Deegaanka Soomaalida kadib markii ay dhawaan Xukumadu Deegaanku shaqo joojin ku sameysay 15 kamid ah warbaahinta ka howlgasha Deegaanka.
ONLF waxay sheegtay in mamnuucidaas ay ka dambeysay kadib markii ay warbaahintu ka hadleen sida ay dowladu u dayacday xaalada abaareed ee Deegaanka ka jirta iyo Fadeexada musuq maasuqa ee sii kordheysa.
W/q Shardiid MacaLin.
Voss Tv
Sirdoon arxan daran
Magaciisu Waa Cabdiwaasac Maxamad Xaaji .
Ninkani Wuxuu Ka tirsan yahay sirdoonka deegaanka soomaalida Waa nin isbadalka Ka hor ku caan ahaa ciqaabta Dadka .
NInkani Wuxuu ku shacabka deegaanka ku hayaa wax aan Loo dulqaadan Karin .
Ninkani Waa Ninka Dadka maamulka deegaanka u qaabilsan afduubka.
Intuu Qofka afduubo oo uu indhaha Ka xidho Ayuu guryo dawladu leedahay oo cidla ah oo jigjiga ku yaala ku xidhaa .
Kadib halkaa Ayaa si arxan darro ah loogu ciqaabaa .
Waxaa jira Qaar la fara xumeeyey kk muuqaalo laga duubay oo la dhahay Hadaad hadasho Maalin danbe muuqaaladan Ayaa baahinaynaa.!!!
Qofka la afduubo ehelkiisu Waxay waayaan meel ay Ka raadshaan I booliska lama geeyo maxk**adna lama keeno!!!
Kaliya Ninkan Iyo Kuwa uu ushaqeeyo Ayaa og Meesha uu ku jiro Qofka la afduubo.
Dhaqanka arxan darada ah ee ninkani wado
Waa in laga dhiidhiyo oo shacabku ku baraarugaan.
Isbadal baad helaysaan Ayaan islahayn 4 sano ma hor Lkn in Kuwa dugaag ah shacabka Loo adeegsado ma filayn.!!!
Ninkan Markuu suuqa usoo baxo muraadyad madaw Ayuu xidhaa maadaamu ogyahay ciqaabta uu Dadka ku hayo.
Inshaa allaah ku cafin mayno ee Maalinta uu ina cagjar ina dhaafo waanu la xisaabtami doonaa kan Iyo Kuwa la mid Ka ah ee shacabka bahdilaya Maalin walba .
Lasii wadaag bulshada .
Cabdisalaam sheekh xasan
Midnimo web TV
Maxamed abutarika "Kani wuxuuu ahaa Finalkii abid ugu fiicnaa taarikhda Koobka Aduunka"
Xidigii h**e ee Masar wuxuu sheegay in Finalka Koobka Aduunka ee caawa Qatar lagu soo gabagabeeyay uu yahay kii abid ugu wanaaagsanaa taarikhda Koobka Aduunka.
Ma la qabtaa Fikirkaas..?
Beesha aanu walaalaha nahay ee Maxamud Saleebaan siyaasadii waa ku saaqideen maalin kasta nin Daarood ah bey tafta haystaan, shalay Farmaajo maanta Xamse.
Taliye iyo Agaasime la bedelay k**a caraysna ee waxay qaadan la yihiin nin Ogaden ah inuu Raysal Wasaare yahay oo kursigii Daarood ugu sareeyey ku fadhiyo.
Nin xaaskaaga u socda gabadhayda hoo kaagama haro ayaan maqli jiray, RW Xamse waxa xaqiiq ah tolkaa inay kursigaaga u socdaan oo uusan kursi kale ka maqnayn.
Beesha Daarood dhamaantood waxa waajib ku ah inay taageeraan Raysal Wasaaraha, maalin kasta ma daawan karno nin Daarood ah oo Maxamud Saleebaan tafta haysto.
Shine culey
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Jam Street
Nairobi
Nairobi
Programme : The Insights - Where topical discussions go live. By a Professional news anchor, news r
Info Mohamedsheikh513@gmail. Com
Nairobi
official page for Habib mohamed sandheere
Nairobi, ALVINE016
They call me GMOAT Great motivational speaker of all time let's grow together