Somali comounity
pagekan wuxuu ka hadli doonaa arimaha diinta iyo waxkastoo la xiriira diinteena suuban plz nagu soo biir si aad wax baden ufaideysato ��
Ninkan yaa naga qabsada meel walba waa nooga h**eeyaa hada wakas qarankii laharey
Kusoodhawada xereda milateriga somaliyeed😂😂
Isku celcelis sanadkii 120 saacadood ayey dumarka isku eegaan muraayada waana dhif gabar nabad ku nool aan muraayad isku eegin maalintiiba labo jeer
✌️✌️
Go shaal ahna aan lahaa mid aan aqoon baa igu yiri sawir bn ku galin ilaa iyo
Hadana mahayo
(Yaab)
Xoolo aaden lahayn haku xisabtamin
Ilaa hada sawiradii ciida aan galey ninbaa telkiisa ku haysta 😂
Follow
To
Follow
Erayo suuqeed qosol iyo la yaab leh, ayaa kusoo biiray luuqadda Soomaaliga, ayada oo ay dad badan haddii ay maqlaan ay adag tahay inay fahmaan
Erayadaan Iyo qaar kale oo badan ayey isticmalaan dhalinyarada, Kuwaas oo ah waxa loo yaqaano hadal Suuqeed, dadku aynan wada fahmi Karin balse ay dhalinyaradu isku Af-gartaan. Hadaba, su’aasha la iswediin karaa waxey tahay, jumladahaan ka kooban erayada la isku keenay, ma yihiin kuwo ku fiican in la isticmaalo?
Qaybta hoose ka aqriso Erayada Cusub oo af suqeed ah oo ku soo biray af Somaliga iyo eray walba macnihiisa oo somaligi saxda ahaa ah.
1. Igu talaal–—————————-I bar qof kale.
2. Waa Baska dambe –——————Waan iska dayay.
3. Waan ka lushaa ———————–Waan jecelahay.
4. Cid kale, ayay u raran tahay –——-Qof kale ayey sheeko la wadaagtaa.
5. Gaarigeyga ma’ahan –————–Noocan k**a helo
6. Igu soo tuur—————————-Warka isii
7. Wuu ku yaacay–———————-Waxbuu ka xaday
8. Waa, igu jiq –—————————Lacag ma haysto ama Taleefoonkeyga gacanta waa lacag la’aan
9. Ii daadi–——————————– lacag isii
10. Waan tufay—————————-Qofkaas, waa nacay
11. Waan ku haystaa–——————-Waan daneynayaa
12. Luuq buu ku jiraa–—————–Qofkaas guriga k**a soo baxo/wuu guursaday
13. Caawadii waaye–——————–Aynu kulano caawa
14 Wuu dhalaalayaa–——————-Lacag ayuu haystaa
15. Banaan kaan jogaa————— –Waan iska dhaafay wixii h**e
16. Way is tuurtay–———————-Wey guursatay
17. iigooy————————————Idhaaf
18. Lugbuu aastay-–———————Wuu guursaday
19. Tacsibaa u taallo–——————-Waa lala guursaday
20. Ha igu shidin————————-Ha sheegin wixii aan sameyay
21. Hawuu soo doontay—————-Dibaduu ka yimid
22. Badduu galay—————————-Bal-wad ayuu yeeshay
23. Wuu ka wataa————————Qof qurux badan, ayuu la socdaa
24. Magaalku, kuu jiraa—————Wuu dhaqan doorsoomay
25. Jeebkiisaa qoslaya–—————Waa Oday lacag haysto
26. Qofkaas xuux weeye—————Wuu dabeecada xun yahay ama Wuu fool xun yahay
27. Wuu baxsan yahay—————–Sheekadda lama uu socdo
28. Timuhuu deystay——————Wuu Waashay
29. Cirkuu galay————————-Wuu dhoofay
30. Wuu is yareynayaa—————-Odaygaan Gabdhuhuu Shukaansadaa ama Labisku jecel yahay
31. Wuu da’ayaa————————–Lacagtaa ku badan
32. Gooy———————————–Tag
33. Ehlu Beydka Waaye————–Qaraabada Weeye
34. Ducadii ma timid—————–Bilkii ma yimid
35. Nafteey dhigeen——————-Wey tahriibeen
36. Waad kacsan tahay—————Labis qurux badan ayaad wadataa
37. Jiiq aa looga dhigay————–Waa loo diiday
38. Madaxaa laga xiray—————Waa la guuriyay
39. Idhig———————————-Idaa
40. Dhiigbuu kaga keenay———-Aad buu u isticmaalay/u fiirsaday/u xirtay
41. Nalbuu ku shiday—————–Sirtiisi buu sheegay
42. Wuu ku qarxiyay—————–Wuu ku cadeeyay
43. Indhuhuu u sh*tay—————Wuu u hanjabay, u booteeyay
44. Aboor ayuu noqday————–Tuuganimuu bilaabay
45. Falaaraha iga daa——————Kaftanka iga daa
46. Maskaxduu furtay—————-Maandooriyuu soo isticmaalay
47. Isoo gali——————————Isoo wac
48. Qofkaas waa la isbaray———-Waa laga adkaaday
49. Jilbuhuu aastay——————-Caruurbuu dhalay, waa Aabo ama Hooyo
50. Waa loo raran yahay————-Urbaa loo leeyahay
51. Macsaraduu kabadaa————-Qamrigguu cabaa
52. Waa lala soo dersay—————Jaceyl baa ku dhacay
53. Dhiiqaduu cabay——————Wuu ceeboobay
54. Nal baad, iska soo dhigtay——Waad isi soo cadeysay
55. Afkuu furtay————————Wuu caaytamay
56. Waan ku haystaa——————Waan rabaa, waan taageeraa
57. Boor, ayey isku kicisay———-Wey is kashiftay
58. Baladkuu, ka baxay—————Lacag la’aan, ayaa ku dhacday
59. Wey shidan tahay—————–Wey qurux badan tahay
60. Biyaha dahabka iga daa–——-Beenta iga dhaaf.
61. Gidaarbuu i taagay———— Balankiibuu igaga baxay
62. Cadceedbuu sidaa——— Wuu bisaaradysanyahay
63. Wuu cir-baxay—————- Wuu mirqaansanyahay
64. Kabihiibaa ka dhamaaday—– Wuu ku daalay
Eid mubark
Asxaapta aanu
Halkan freindska
Kanahayow
Jacaylku waa shaqada qofka bilaa camalka ah, iyo nasashada qofka shaqeeya.
Guurka iyo gabowguba ninka waa u edbin iyo anshax barid.
Gabadha aan shukansado dhar eid hadan ugadi waayo maxan waqtiga uga lumin
Sh mustafe haji ismaciil |sualo iyo jawabo|
Gabdhihii asturnaa oo dhan waa wada xaas yaab🫢🫢
QISO XANUUN BADEN 😭😭
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Website
Address
Nairobi
P. O. Box 27150-00100
Nairobi
Tandaa is a brand of the Kenya ICT Board created to support its local digital content project.
United Nations Avenue
Nairobi
The official U.S. Embassy Nairobi Facebook Account. https://ke.usembassy.gov/visas/
Langata Road
Nairobi, 40241-00100
The Kenya Wildlife Service conserves and manages Kenya’s wildlife. Toll Free: 0800597000
Jaamka
Nairobi, 254
Sxb Nagusoo Biir Naguna Caawi Like Iyo Follow Adna wax k**a dhimayso dhiiro galin baynoo tahay mahad sanid
Community-Milimani Commercial Building
Nairobi, 0100
The Office of the Registrar Employment and Labour Relations Court official page for Public Engagement and Awareness.
Nyayo House
Nairobi, 30191
Directorate of Immigration Services, Kenya.
P. O. BOX 34422
Nairobi, 00100
The Authority is mandated to provide effective and responsive oversight in the regulation of health and professional practice for the progressive fulfilment of the right to health ...
University Of Nairobi, Kenya Science College, Ngong Road
Nairobi
Makers of Science Equipment and Teaching Aids