Abdiqaadir Ali Fiitka
Waa bogga Rasmiga ah ee Werriye abdiqaadir cali fiitka, Fadlan Like kudhufo ama follow si aad u hes
GOLIS umuda in Laga qabto weye wlh
Hadii ad shirkad kale lashaqeeyso golis daqiiqda wlba number kada way ka xanib karta Wala lacagta kugu jirta Marka ad tidhahdo mxa number keyga lo xayriy wax ay kuso hor dhigaysa waqradan hadii Adan usaxiixin golis waxy la wareegysa lacagtaad iyo sim card aad ka gadatey oo magacag ku qoron yahy
Maxaay kula tahy arintan Golis yaa dhalinyarda ka qaban Kara ? Ogowna tan oo kale wa kugu dhici karta mar wlba
Waxaa Goo'ay Afkii iyo Sankii ,kaqebqaado oo ugu deeq waxad u Awoodo wiilkayar ee Xanuunka la ildaraan.
(0633523438),--- (0634979804)(0907773150
Saalam Bank 80112991
Markii lagugu dhago hadlo waa inaad fahantaa 😁
Soo qabo lengd saas u dhaga fudud 😉
I caawiya sxbyaal oo video ah 😂😂
Soo mention gare xarfaan caawimada ku dheereya ✔🤣
DHACADO ;Arooskii Hospital ka loo galbiyey
Waa gabar seygeedii oo loo galbinayo min yaradiisi xabadka ila caloosha tooray ku kala jeex day
Fikirkaga maxay kula tahy in gabdha xabsi lagu ganaaxo iyo in la raaligayo ayda ⁉️
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Galabta guddoomay shahaadada musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,"
ISBEDDEL DOONKA SOCDA: Isbeddel doonka waddaniyaddu waxa uu soo taxnaa tan iyo SYL. Waxaa u soo karaar qaatay sannadkii 2017-kii oo uu si dhab ah dalka uga hirgalay, Waxaana ilaahay mahaddii ah in xilligan cusub uu sii labo lixaadsaday. Isbeddelka dhabta ah oo ah kan ay ku timid xukuumadda Nabad iyo Nolol sannadkii 2017-ka waa mid dalka gaarsiiyey guulo muhiim, una horseeday horumar la taaban dhinac walba. Danta dalka iyo dadka Soomaaliyeed waxay ku jirtaa in nidaamkaa isbeddel uu noqdo mid sii socda, Isbeddel Doonka Socdana mar kale lagu aamino talada dalka"
Soo mention gare sxp kagaaad aad umalyneyso inuu deg deg badan yahy una sheeg in uu deg dega badan joojiyo 😆
Lawadaag Ramadan mubaarik 😍
Damac foosha xun ee M.deni in Puntland mel xun uwada umada waa wada aragataa ma islee dahay doorshada soomaaliya ee madaxtimada waa ku guuleysan karaa shaqsigaa noocaas ah
fikirkagana ka dhiibo
Wasiirkii baagamuudada ahaa 30 jirka 30 malyan ayaa asagoo Emaratka jooga soo saaray warqad Cabdalla shideeye ah.
Waligii ma aragtay amar uu bixiyay oo shaqeeyay!
Maxay kula tahy adigu
Ka faaiideyso oo wac number-ka gaaban si free ah 8804 ee Somtel adigoo ka helay dhammaan xirmooyinka Internet waqti walba
post 📫
AMIN ARTS UMADEENA MAAHA
Waa shaqsiga kaliya ee fikirka bulshada waqtigaa ka dhex guuxaya sawir u badale am sawir ku tasa bulshada maxay kula tahy adigu?
DOWLADDA FEDERAALKA WAXAY BOGAADINEYSAA DAWRKA MIDOWGA AFRIKA EE NABADEYNTA SOOMAALIYA
Muqdisho, 07 Abriil, 2022: Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu bogaadinayaa dawrka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika iyo qeybta libaax ee ay ka soo qaateen dowlad dhisidda Soomaaliya iyo dagaalka aan kula jirno kooxaha argagixisada.
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira iyo danjireyaasha kale ee caalamka waxaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddooma Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ah ilaaliyaha madaxbannaanida dalka.
Go’aan kasta oo taabanaya xiriirka aan dunida la leenahay iyo joogitaanka Safiirada shisheeye ee dalka waa mid saameynaya iskaashiga aanu la leenahay caalamka, waana tallaabo u baahan in lagu saleeyo danta qaranka, kuna timaadda wadatashi.
Ma jiro ogolaansho uu bixiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo tallaabo looga qaadayo Danjire Madeira, mana jirto warbixin ay soo gudbisay Wasaaradda Arimaha Dibadda oo tilmaamaysa inuu ku kacay ficillo ka hor imaanaya madaxbannaanida dalka.
Sidaas darteed, Madaxweynaha Jamhuuriyaddu wuxuu farayaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda inay gudato waajibaadkeeda shaqo, ayna gaarsiiso Midowga Afrika in go’aanka la sheegay uu yahay mid aysan u dhammayn Dowladda Federaalka, kana soo baxay xafiis aanan lahayn awood uu kaligiis ku gaaro go’aan culeyskaas leh.
Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee dalkeenna waa mid sal adag oo aan ku dhisnayn caadifad, abaal dhac iyo dano gaar ah, Soomaaliyana waxa ay kamid tahay asaaseyaasha Midowga Afrika oo hawlgalka Soomaaliya ku bixiyay dhiig iyo waqti aysan shacabka Soomaaliyeed ilaawi doonin.
Dalkeennu wuxuu ku jiraa xilli ay doorashadu gabogabo marayso, ayna lagama maarmaan tahay taageerada saaxiibada Soomaaliya, gaar ahaan Hawlgalka Midowga Afrika oo gacan wayn ka gaysanaya amniga doorashooyinka iyo xasilloonida guud ee dalka.
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu ka digayaa tallaabooyinka aan ka fiirsiga lahayn ee carqaladayn kara amniga doorashooyinka iyo habsami u socodka hannaanka lagu dhammeystirayo, lagana fogaado wax kasta oo dib u dhac ku keeni kara, waana xilliga aan ugu baahi badannahay inaan ilaashanno xasilloonida, iskaashiga iyo wadashaqeynta dhexdeenna ah iyo tan aan la leennahay saaxiibada caalamka.
Ugu dambeyntii, Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku boorinayaa Madasha Wadatashiga Qaran inay diiradda saarto sidii loo soo gabagabeyn lahaa doorashooyinka, si wadar-ogol ahna lagu dhammeeyo arrimaha taagan ee xalka u baahan si dalku uu h**e ugu sii socdo.
KOONFUR GALBEED OO JOOJISAY WADASHAQEYNTA RW ROOBLE EE ARRIMAHA DOORASHOOYINKA"
Dowlad Koonfur Galbeed waxay caddeynaysaa in go’aanka kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha uu yahay mid sharci darro ah oo baal marsan go’aannadii iyo heshiisyadii wadar-ogolka ahaa ee ay dajisay Madasha Wadatashiga Qaranka.
Koonfur Galbeed marnaba ma aqbali doonto damaca shakhsiga ah ee Ra’iisul Wasaare Rooble oo muddooyinkii u dambeeyay xadgudub joogta ah ku hayay madax bannaanida Guddiyada Doorashooyinka.
Koonfur Galbeed waxay si dhaw ula socotay in Ra’iisul Wasaaraha uu si sharci darro ah oo dano siyaasadeed ay ku jiraan uu u hor istaagay kuraas habraac sax lagu doortay, wuxuuna ka dhaga adaygay inuu joojiyo faragelinra qaawan ee uu ku hayay doorashooyinka Koonfur Galbeed.
Dowladda Koonfur Galbeed waxay shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka la wadaagaysaa in laga bilaabo xilliga ay warqaddan soo baxday ay joojisay wadashaqeyntii kala dhaxaysay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee arrimaha taabbo-gelinta doorashooyinka, uuna lumiyay kalsoonidii hoggaaminta doorashada dalka oo haatan u baahan in laga samatabixiyo.
Dowladda Koonfur Galbeed waxay qaadaysaa tallaabo kasta oo ay ku ilaalinayso sarreynta sharciga iyo nidaamka Federaalka ah ee ay Soomaali ku heshiisay, waxayna cod dheer ku sheegaysaa in carqalad kasta oo doorashada ku timaado uu masuul ka yahay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
sheikh mustafa oo hanjaabaad iyo aflagaado kala kulmay qof fadhiyay muqaadaro uu shiiqu jeedinayay.
Madaxweynaha soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo duco ku aaddan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo ummaddaha Muslimiinta ah.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoonka Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska, Asluubta iyo Nabad Sugidda ayaa faray adkeynta amniga guud ee dalka iyo kan caasimadda.
Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Talisyada Booliska iyo Nabad-sugidda Soomaaliyeed warbixinno ku saabsan baaritaannada hordhaca ah ee falalkii argagixisanimo ee toddobaadkii tagay ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Baladweyne, isaga oo soo bandhigay muhiimadda ay leedahay in Ciidamadu ay kordhiyaan howl-galladooda iyo feejignaantooda, maadaama dalku uu ku jiro xilli doorasho ayna nagu soo wajahantahay Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan oo sanadihii la soo dhaafay ay ku guuleysatay Dowladdu ka hortagga iyo yareynta dhagartii argagixisadu ay soo maleegi jireen Bishan.
“Waxaan dagaal kula jirnaa cadow arxan laawe ah oo khatar ku ah amnigeenna iyo jiritaankeenna. Argagixisada Al Shabaab ee aan la dirireyno waxa ay ka shaqeynayaan gumaadka iyo xasuuqa Shacabka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay ka heli karaan fursaddaas, sidaas awgeed waa in aan markasta heegan buuxa ku jirnaa, si dhowna ula shaqaysaan Shacabkeenna idinla garab taagan hiilka iyo xogta dhagar-qabeyaasha”.
Macalinka xulka qarankena somali ayaa guul daradii galbta ku tilmaamey mid ay ciyaartoydu aysan barabin wax guul balse kooxda kale ay u gaajeysaned guul oo kaliya in ay gaaran
Maxay kula tahy adigu in ay sabab u tahy guul daradii xulka qaranken Soomaaliya ?
Fadlan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Marxuumad Aamina Maxamed Cabdi oo ku shihiidday qarax ay kooxda arxan-laaweyaasha Argagixisada ahi caawa kula eegteen magaalada Beledweyne.
Madaxweynaha oo sidoo kale tacsi u diray ehelada masuuliyiinta iyo muwaadiniinta kale ee Ku geeriyoodey qaraxa, ayaa falkaas arxan darrada ah ku tilmaamay mid bahalnimo ah, oo ka tarjumaya dhagarta kooxaha argagixisada ee cadowga ku ah nolosha shacabka Soomaaliyeed ee birimageydada ah.
“Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan ka tacsiyaynayaa geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ay caawa argagixisadu cadowga ku ah nolosha iyo jiritaanka ummadda ay ku dishay magaalada Beledweyne. Qoyskeeda, Qaranka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxa aan uga tacsiyeynayaa geeridaa tiiraanyada badan leh.”
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Marxuumadda iyo muwaadiniinta kale, Alle uga baryey in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa, waxa uuna caafimaad degdeg u rajeeyey muwaadiniinta kale ee dhaawacu ka soo gaaray falkaas arxan darrada ah"
Gaalo waa isku gurmanyasaa muslimse iskuma gurmanayo
Marykan waxa uu kalmo gareysa $800,m siyey Ukraine iyo dhaqaalo kale oo badan iyadoo madaxweynah wadankas haatan safar ku tagay dalka Poland safar kas oo lagu qorsheynayo in Ukraine lasiiyo diyaaradah nooca dagaalka ah
New Zealand ayaa ballan qaaday inay siinayso Ukraine lacago dheeraad ah oo gaaraya ilaa $3.46m, shidaal,qalabka isgaarsinta iyo daawooyin.
German ka waxa usamayey wadoyin tarerno ah oo isku xira Poland iyo german si loogu so dabulo qoxootiga Ukrainian ta ah
France dhankeeda waxay Ukraine siisay dhaqaalo badan oo lacag ah iyo dhinaca kale wada wada xajood ay rabto in dagaalka lagu joojiyo
United Kingdom waxy Ukraine siisay hub iyo lacag aydoo sharciged qotoogina U wax ka badeshay qoxootiga Ukraine owgood balan qadaana inay u fureyso albabada
Waxa jira wadamo badan oo gurmdey wadanka Ukraine mudadii uu dagaalka socdey
Taas badelkeeda wadamada qaxa iyo dagaalada ay rer galbeedku ku baabiyen e Muslim ka ah ma jiro hal wadan oo tageery
Maxay kula tahay adigu
M.deni iyo balan qaadyadii 2019 kii u ka horsheegaya barlmaanka Puntland ma fuliyey xilka madaxweynaha somali ha inoo danbeyee in uu uqalmo iyo in kale ?
Aragtidaada ka dhiibo
M.deni isagoo ku fashilmey siyaasadii Puntland ayuu rabaa in loo doorto madaxweynah somali
Farmaajona isagoo ku fashilmey in uun wadanka Doorshado ku qabto waqtigeed ayuu hadan raba in la doorto mar kale
Yey kula tahy adigu in uu hogaamiyo afarta sono ee soosocta dalkeena soomaaliya Deni &farmaajo?
Nooca dhiigaagu waa baasaborka-ka aad qaadan doonto sannadkan 2022 hadii lagu dhoho baasabor keed qadan laheed 🙂
DABEECADAHA QOFKA IYO NOOCYADA DHIIGA
Nooca dhiig ee caalamka ugu badan waa O+(38%),
halka O- uu yahay 6% caalamka oo dhan.
Dadka caalamka ku nool ee leh dhiig A+ waa 34% halka A- uu yahay 6%.
Dadka leh dhiiga B+ waa 9%,
halka B- iyana tahay 2%.
AB waxaa leh dad caalamka ka ah 4%, nooca dhiig ee ugu yar caalamkanan
waa AB- waxayna caalamka ka yihiin 1%,
dadkan waa in ay aad utaxadaraan haday joogaan goob aan lahayn Bangi dhiig(Blood Bank).
Dabeecadaha Shaksiyadeed ee noocyada dhiigagaga.
Dhiiga( O)
•Qof isku kalsoon
•Qof adag(Strong)
•Qof Kulul
•Qof Qableh(Proud)
•Qof umada dhex gali og(Social)
•Qof firfircoon( Energetic)
•Qof Dhanka wanaagsan wax ka eega(Positive)
•Qof dareenkiisa aan qarsann karin
•Qof khatarta qaata( Risk Taker)
Dhiiga(A)
•Qof dagan(Cool)
•Qof adeecid badan( Obedient)
•Qof xishood badan
•Qof akhlaaq leh(Polite)
•Qof daacad ah( Loyal)
•Qof nafhuris badan
•Qof daryeel badan
•Qof dhanka xun wax ka eega( Pessimistic)
•Qof ffeejigan
Dhiiga (B)
• Dad farxad badan
•Dad firfircoon( Active)
•Dad Naxariis badan( Kind)
• Dad aan nidaamsanayn( Unorganized)
• Dad buuq badan( Noisy)
•Dad ilowsho badan( Forgetful)
•Dad naftooda kaliya daryeel(Egocentric)
•Dad madadaalada jecel(Entertaining Lovers)
Dhiiga (AB)
•Dad Hal abuur leh( Creative)
•Dad diplomaasiyada kufiican( Diplomacy)
•Dad isbadal badan( Flexible)
•Dad aan la saadaalin karin( Unpredictable)
•Dad aan faraxsanayn badanaa, Saaxiibtinimadana kufiicnayn( Moody and brooding)
•Dad xirfado badan
F.G
Dabeecadaas aan kor kusoo sheegnay ee noocyada dhiiga khasab maahan in qofku isku arko hadii uu noocaas yahay dhiigiisu.
Hoos kuuso qor nooca dhiigaaga iyo dabeecadahaga inta waafaqday.
Soo mention garee qof dhiigiisu iyo dabeecadiihiisu is waafaqeen.
Like garee Pagekan👍☝️
Lawadaag Asxaabtaada|like and Share
Know every thing
Isku aadka wareegayda koob ka kubada cagta ee G.bari oo la shaciyey iyo degmooyin aan h**ey uga soo muuqan jiry oo safka h**e kaga jira ,
Saadashad degmadee koobkan ka Dagi doona ?
Senator abdisam yusuf abwaan oo page ka gobolka ku baahiyey wax qabad usan qaban sexdex sano uu ahaa Gudoomiyha gobolka beri wax waqab weyn iska daa warkiis ee gaara degmooyinka kale ee beri balse migaalo madaxda bosaso lagama hirgalin hal laami aydoo wadoyinka ay wada raf yihiin sido kale goob wax barshona majirto goob cafimad haba sheegin
Hadii safaro lagalay wax qabad yahy abwaan run bu shegay ?
Maxay kula tahy adi sadex sano oo dib idhac weyn mise mid hormarined?
asxbaatad kale
Britain waa wadan ka gumeystey gobolada waqooyi waxay xornimada ka qaateen 26-kii bisha Juun ee sannadkii 1960-kii
Waqti gana la marayo 2022 waxay gobolada woqooyi umuuqata gumeysigii oo casriyeysan oo lagu hayo
Maxay kula tahy adiga ma in kii kugumeystey sharaf ku yeelayo baa mise inuu kusii gumeysto ? Fikirkaga
Guddiga Doorashooyinka Heer Puntland oo manta u balan san in ay qabtaan doorshada shan kursi oo kamid ah barlmaanka golha shacabka JFS mida yaab ka badan ayaa ah in lagu qabanyo xerada ciidmada darawiishata Puntland aydoo la heli karo goobo kale oo ku haboon ee lagu qabto doorshada
5ta-kursi ee maanta la qorshaynayo in Doorashadoodu Garoowe ka dhacdo ayaa Xubnahaan hoose ku soo bixi doonaan , waxaana ay isugu jiraan masuuliyiin Puntland xilal kahaya iyo Siyaasiyiin dhinaca Dawladda awood taageero oo buuxda ka helaya.
HOP 200: Cali Yuusuf Xoosh markale ayuu ku soo noqon kursigaan.
HOP 249: Cabdullaahi Xasan Rooble, Wasiiru-dowlaha Waxbarashada Puntland
HOP 196: Cabdi Ibraahim Qowdhan, Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland , waxaana uu tartan u galay Doorashadii u dambaysay jagada Madaxweyne ku xigeenka Puntland.
HOP 235: Cabdullaahi Bidhaan Warsame, Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya.
HOP 166: Gen. Axmed Taajir, Taliye kuxigeenkii h**e ee Ciidanka Booliska Soomaaliya kana mid ah hadda lataliyaasha Madaxweynaha.
Hiigsiga 2040 oo umirihiisa Hada sii beeryo M.deni !?
Maxay kula tahay Deni maku guuleysanayaa boobka Doorashada?
Madaxweynah mudo xileed kiisa dhamaadey maxmed abdulahi farmajo ee wali fadhiya villa somali oo sii raba sanad lixaad inu jooga madaxatoyda dalka
Ureeb fariin taada aad kula talineyso farmajo oo wali fadhiya villa dalka ?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Bosaso
Bosaso
Halkani waa warside show waxaad heli kartaa wararka malin laha ah dhacdooyinka cusub iyo kaftan & Qaraaxada🌍🇸🇴
Bosaso, 252
kusoo dhawoow halkani waa hoyga isku kariska iyo kala kariska wixii cusub 🫡