Weriye Kaynan Yaazin
xaq u dirirka ssc β€π
Qaranka qarankaa qarankaa. Doggy
Naf la caarigii Somaliland ayaa afduubatay qaar kamid ah shaqaalihii shirkada Korontada ee Laascaanod,oo ku sugnaa xaruntooda oo ku taala duleedka Galbeed ee magaalada, kana baxsan masaafo dhan 5KM, markii ay saaka aagaas weerartay.
Maamulka sare ee Shirkada Sool Power, ayaa sheegay in aysan xog sugan ka heynin, shaqaalahoodii, sidaas oo kale korontada ayaa ka maqan magaalada, taas oo ka dhigan in qalabka waxyeelo ka soo gaartay dagaalkii saaka dhacay, oo ay SL doonaysay in ay aaga galbeed ku qabsato.
Degdeg: Garaadka waxan Leeyahay Ceerigaabo laascaanood maaha Walahi tabtii raxanweynta idiin soo rarayna Baabuur dhaadheer laydinku soo guraya, 50 guri bad magaalada ka degtan kulahaa Ceerigaabo Baan ka bilaabeynaa walahi 1saac inaad joogtan inaaney Qaadanayn hadad nabad fiidka ku seexan weydaan.
Suldaan cali case Badacas.
Ciidanka xooga SSC oo saaka gaadhay guushii ugu waynayd.
Hanbalyo SSC.
Muqalkani hadu ku so Gaaro Kaga qayb qado Halgamka share Garayn Fadlan .
DegDeg:Sawirkaan waa hada Ciidanka SSC oo sii baacsanaya Ciidanka Somaliland.
Ciidanka xaqu-dirirka ah ee SSC ayaa qabsaday goobo ay ku sugnaayeen Somaliland.
Gen.Indhayre: "Somaliland beenta ha iska dayso, aniga marka ay leeyihiin waan qabanay may awood hadday hayaan Laascaanood soo ag maraan."
Degmo ka mid Degmooyinka Taarikhiga e Gobolka Sanaag .Hadftimo Maakhir soomaliaβ€
π·Mohamett Abdirhmaan
Gen Indhayare "Warbaahinta beenta ka daaaya baan leenahay runta aan isugu nimaadno,"
Sii share Gareeeya .
Dagaal xooggan oo u dhexeeya xooggaga SSC iyo ciidanka Somaliland auaa hadda ka bilowday togga Dhuyo-xuunsho ee jihada galbeed ee magaalada Laascaanood, iyada oo waaberigii h**ena ay dagaal ka dhacay jiidda Goojacadde.
DAGAAL CULUS AYAA KA BILAWDAY SAAKA JIIDAHA H**E LAASCAANOOD.
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada millatariga Somaliland iyo dad deegaanka ayaa saaka mar kale ka qarxay jiidaha h**e ee ay isku horfadhiyaan labada dhinac.
Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey weerarka saaka in ay soo qaadeen ciidamada Somaliland, kuwaasi oo duullaan ku ah magaalada Laascaanood iyo qabsashadeeda.
Dagaalkaan ayaa socda muddo bil ku dhaw, waxaana uu ka soo fufay caddaadis cabburin, dilal qorshaysan iyo adeegsi xoog ciidan oo maamulka Somaliland uu kula kacayey dadka gobolkaasi, taasoo keentay kacdoon dadweyne iyo diidmo Somaliland.
Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir
Labo Gaari Cabdibile ah Ayaa Laga Dafay Argagaxisadiii SNM wa Ku Bilaamatay ππ¦
RAGGA KIISA ADAG .
Sii share Gareeeya
Isbitaalka burco iyo hada hooyoy Alla Maya Eedoy πππ
Habar jeclo muuse waa jabiyay 129dhaawac ah 79dhimasho ahπππππππππππ
Sababay Sababay
Share share π
: dagaal culus ayaa lasoo warinayaa in xiligaan uu ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool wuxuuna u dhaxeeyaa dadka deegaanka iyo ciidamada Somaliland.
Ila soco
Subax kallo qurxoon War Qaranki Badhida wayna warkiiza keena ππ
Videogan share La Gaara
Messi ayaa ku guuleystay xidigga ugu fiican adduunka ee abaalmarinta FIFA best player
Raggeedii baa caawa jooga goobta Taliye Xijaar iyo Taliye Abdixamiid.
Bidhaan Media.
Mid ka mid beesha Wahabyada o ka warbixiyey Dagaalka ka socda Laascano .
Cawa commentiga ino Camiran ku so wda qora Qaranka Badhida Videogan wa practical . Qarankii halkaaaz bu Maraya e ππππ
Jamaahirta oo ku bashalaya magaladoodi oo Nabad ah oo huunadi qurunka badneyd laga sifeeyey ee argagaxisada aheyd β€
Si share Gareeya
Goojacade ππππ
Mid idoor ah Kullaha Cabsi Cabsi ban Dareeemoyaaaa.π
Af-hayeenka Ciidanka SSC oo ka warbixiyey dagaalki maanta: "Weligood gaadiid nagama qabsan been bay sheegaan maalin kasta, annaga iyo Somaliland weligayo wax-mawada-yeelan ...dagaalkanna waa kii noogu fiicnaa oo na mideeyey."
Qarankiii Candhada Iyo Badhida waynaaa o oohinta ceshan waysayππ
Kkkkkk daarood ba iciiley haiwyow π€£π€£
Jabkii maanta gaaray iyaga ayaa idaacadahooda nooga sheegay. Uma baahna in sargaal reer SSC ahi ka warramo guusha iyo guuldarradii maanta.
Sargaal Faysal Cabdi Bootaan oo Habar Jeclo ah ayaa yiri maanta: "Inta nin naga harayo waannu dagaallamaynnaa".
Hadalkaasi waa kii ay dhihi lahaayeen qolo yar oo meel ku go'doonsan. Waana sida ay tahay Soomaalilaand caawa.
Saddex irdood oo shalay u furnaa maanta ayaa laga xiray. Berrina waa u maalin kale oo adag.
Mid ka mid ah saxafiyiinta ka shaqaysa Telefishinka Somaliland oo duubayay muqaal ayaa weerar ku bilowday.
π³πΊπ πππΎ ππππππΎπΎπππΊ ππ¨π²π πππ»ππ ππΊ π¦πΎπ½π π²πΊππ½ππΎπΎππΎ πΊππΊπΊ ππ π½ππΊπΊππΊπΌππΊπ π£πΎπππΊπ½π½πΊ π£πππ ππ π½πΊππΊπΊπ ππΊ π½ππΊπΌπΊπ.
PUNTLAND: "Dagaalka Laascaanood iyo deegaannada hoostaga wax lug ah kuma lihin, wuxuu dhexeeyaa dadka deegaanka oo naftooda difaacaya iyo Somaliland oo rabta in ay khasab ku meel-mariyaan mashruucooda goonni-goosadka."
Ilaahow dhulbahante Naga qabo ayay Manta ka mareysa iidor iyo habaar wlaiba π
War degdegah..Faahfaahin : Dagaal ka socda Saldhigii ugu weynaa Soomaliland Gobolka Sool ee Goojacadde iyo xabbada oo ka durugtay magaalaada Weriye Maxamed Cali Bille oo ku sugan jiida ayaa ka waramay .
Goojacadde waxay noqotay xabaalo Huuno. Jiho kasta waa lagaga yimid mana haystaan hal dariiq oo u bannaan.
Allaahu akbar, Allaahu akbar.
Gacanta SSC Ayuu ku jiraa,
"Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif waa Al-shabaab" -Xildhibaan Shaadh oo ka tirsan Somaliland.
Sabaayadii gurmadka Qaranka ee Qadan Qaran muddada badan dubaysay ayay isaga carareen Ciidamada Somaliland iyaga oo aan Calfan
Muuqaalo ayaa laga soo duubay,Faalo ka dhiibo.
Jamaahiirta SSC waxay saaka ku Khasbeen Ciidamada maamulka Somaliland sheegta inay baneeyaan fadhiisimo badan oo ay kaga sugnaaueen dhulka SSC
Magaalada Tukaraq oo mudooyinkii u danbeeyey ahayd fadhiisinkooda ugu weyn ayay gebi ahaanba saaka ka baqooleen. Iyadoo sidoo kalena ay soo baneeyeen fadhiisimahii ay ku lahaayeen Agagaarka laascaanood.
Alle ayaa mahadaas iska leh
SSC GUUL IYO GOBANIMO
Jihadda bari ayay dagaal xoogan markale kasoo qaadeen Soomalind, Ciidamadda xaq udirirka ayaana iska caabin iyo xoog kusii kiciyay meelahay dagaalka kasoo qaadeen. Allahu Akbar Allahu Akbar.
Bidhaan Media
Guushii maanta
Ina canbaashe Gen indhayare halaweydiyo.. LoLπ
Ragbaa helay kuwiiπ
Qumanay Sorryπ₯Ίπ
: Goordhawayd ayay duqeeyeen Isbitaalka guud, waana qeybta Korontada cad-cadeeda ku shaqeysa ee Isbitaalka haystay.
Bidhaan Media
β Suldaankii xalay lahaa Laascaanood baan aadayaa oo isimaaan wada hadalnay waxaan ku leenahay iska noqo anaga hanoo imane.β
Garaad Jaamac Garaad Ismaacil .
βBeesha garxejis haday ka dhiidhiyeen duulaanka nalagu soo qaaday waanu soo dhawaynaynaa go,aanka ay soo saareen, suldaankii xalay lahaa Laascaanood baan aadayaa oo isimaaan wada hadalnay waxaan ku leenahay iska noqo anaga hanoo imane.β
Garaad jaamac garaad ismaaciil.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Address
Bosaso
Bosaso
Halkani waa warside show waxaad heli kartaa wararka malin laha ah dhacdooyinka cusub iyo kaftan & QaraaxadaππΈπ΄
Bosaso, 252
kusoo dhawoow halkani waa hoyga isku kariska iyo kala kariska wixii cusub π«‘