Zuldaan Dhowre
Nearby public figures
Bosaso
Bosaso
Bosaso 7070603
Rashiid, Bosaso
Bosasso
Bosaso
Bosaso
C/Risaqcawaale Jaamac, Bosaso
Bosaso 252
Bosaso
252, Bosaso
Bosaso 77
lakib500@gmail. com, Bosaso
Ceeldaahir, Bosaso
Bosaso
Ku xirnow mar walba si aad ula socoto xog badan oo ka qarsonayd
siina share garee si walaalaha kale
Warkii duhurnimo
DEG DEG: DF oo Digniin Culus Soo Saartay una hanjabtay mucaradka & Militariga Somaliya oo Xaduuda Kenya Buuxiyey,
Deg Deg ciidamadi farmaajo iyo ciidamadi mucaaridka oo dagaal xoogan dhex maray
IYO SHARE GAREEYA
Warkii subaxnimo ee saaka
DEG DEG: DF oo Dacwad Ka Gudbisay P/land & J/land, Cabsida Kenya & Rooble oo Taariikh Cusub Dhigay
Deg Deg: Ruushka oo kusoo biiray Ololaha Doorashada Somaliya & Rooble oo 3-qodob hordhigay P/land
Deg Deg: MD Farmaajo oo qaaday talabo Guul u ah & Cumar Filish oo Shirqool Culus Ka badbaaday
Warkii subaxnimo
Deg Deg: Fariinta Uhuru & MD Farmaajo oo Shuruud adag ku xiray Wadahadalka Kenya iyo Somaliya
Deg Deg: Xaaladda Muqdisho oo kacsan, Mucaaradka oo doorasho qabanaya & Go'aanka MD Farmaajo
Hadii kaynta ka dhaman lahaa ayaa boqor ka noqon lahaa
Hadii siyaasada iska dayn lahayeen dalka hormar ayay gaarsiin lahayeen
Dhalinyarow aan midowno dalka cid naga xigta ma jirte
Kursiga maanta laysku haysto igu aamina oo i ololeeya
Wr xilna ma rabe yaan lagu ilawin bay iga ahayd ilma aderayalow 🤣🙏
Anu halkana madax weyne ka ahaye ❤ igu dadaala hadi tol la yhy.
ABUUKAR CAWAALE QAAD DIID
oo ka hadlay xarig lascaano iyo wixii laga damacsana
Dhawaana raba inu konfur ka bilaabo olalaha DIID
Gabadh ayaa diktoor u tagtey waxayna ku tiri "Dhibaato ayaa i heysato diktoore ninkaan Labo daqiiqo la hadlaba waa jeclaanayaa🥰
Markaasuu ku yiri" ilaa goormee isku aragtey"🤓
Markaasey tiri "wallaahi xabiibi garanmaayo nolosheydiyoo😅😅
Plse 🙏
Zuldaan Abdirashiid Dhowre 🙏
Amiirul Xikayaat Media Send a message to learn more.
Farmaajo love 💓 saar
A A Shakuur like saar
Yaa u dooran laheed Madaxweynaha Somalia ee 2021 ?
Asc kuso dhawaw daawade qaybti xigtay ee shekadi
Marwadii dilaaaga ahayd!!
Hadaba la soco
Qaybtii 3-aad,
Lasoco, Qaybta ,4-aad, insha Allh,
Isku milanka dowlada iyo al shabab (documentry) laga diyariyay
1=Hadaba yaa Al shabaab ah
2=Qaab noceeye u qadaan canshuurta
3=Xarumaha dawlada iyo jig bontiyada sidee ku maraan
Isku milanka dowlada iyo al shabab (documentry) laga diyariyay
Yaa al shabaab ah
Mudaharaad Looga Soo horjeedo Gumeysiga Kenya Iyo Xasuuqa Lagu Wado Shacabka Gobalka Gado
Cajiib: Askar sacuudiyaan ah oo hal wiil oo yamani ah kaxaysan Kari waayay
Geesi waa kan oo kale
Dag dag dab xoogan oo kakacay xafad ka mida xafadaha Haragaisa
Share iyo fallow dhaha live ka
Degdeg Saaka kenya aya weerar kuso qaaday gedo ciidamada qaranka aya dagaal xoogan kudhexmaray
Dhuusamareeb 3 Xaflada Soo Xiritaanka .
Madaxwaynaha DFS iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa halkan hadalo ka jeedin doona goordhow.
Milkiilaha Elite Hotel Xil.Cabdulahi”waxaan ku badbaadnay qol bulletbroof qarixi kadib
DEG Khadar baasaboorka ha u celiyo Fahiima ~ Shiine Culay
DEG QARIXI OO DHIMASHADIISI BADANAYSO😥😥😥😥
DHEH PAGE
Madaxweyne Farmaajo oo xilibaanada ka codsaday 2sano iney ugu daraan
so dheh page ka
Ruwaayad cusub
Oo ka turjumaysa nolosha bini adamka
Iyo is badalkoda
Waayaha_Nolosha_Part 2
Fiiro gaara pageka
garee wll si xog badan aad uga fa'idid
Ruwaayad cusub
Oo ka turjumaysa nolosha bini adamka
Iyo is badalkoda
Waayaha_Nolosha_Part 1
Flimkii_LOVE_iyo_LACAG
PART 2
lasoco iyado taxane ah malin walba
Gaari cilmiga walaalahaga kale
Muxadaro cusub
Fasahaadka dhalinyarada
Plse wll adigon ama sarin ha dhaafin
4 ta marxaladod ay somalia ku sugan tahay maanta
Jacaylkaga maka dorsan lahayd duruufaha ku haysta awgood
Hadiise uu kuso laabto ma saamixi lahayd ?
WARQAD IYO WARAN JACAYL
____________________
Qalinkii: Jaamac Xasan
Calaf waa halkiisa e, noole kasta waa mid jecel nasiibka iyo gallada; xitaa habar dugaagga kaynta ka qadhaabsanayaa. Xiisadiihii baa lagu soo noqday, sidii caadada u ahayd dugisga, nasasho gaaban dabadeed. Niyaddaydu ma fadhido; waayo warqaddii aan 38-saac marna la qorayey, marna la hagaajinayey ayaanan ku hubsan meeshii iyo bar-shiishkii lagu ballan sanaaa in lagu beego, Boqorka oggolaanshihii
(S.W.T).
Amminta oo degdegsan, iyo goorta oo kaliil kulayl leh ahayd, waxa dhacay jalaskii fasaxa oo sheegaya in xiisadihii oo dhami maanta halkaa ku eegyihiin. Kursigaygii ayaan si dhakhso ah uga soo kacay, shaki iyo armaa maanta markii macallinku ku lahaa fasalka hablo ayaa jooga, ee ka noqo lagu arkayey ayaa i galay. Waddadii h**e ee aan mari jiray ma marin, waxaan soo maray dariiq gurigayga ka soo gala dhanka Koonfurta.
Cabbaar markii ay goortu ahayd wakhti hadhimeedkii, qadeeyey, hurdo is idhi indhaha casayso, iyana ka cudur daaratay in ay i soo booqato(waa hurdadiiye). Waxa jirtay gabadh ay gabadha aan warqadda u wado meel qaraabo qansax ka ahaayeen, taas oo aannu macaarif guud uun ahayn.Waxaan go'aansaday bal in aan gabadhaa gurigeeda oo noo dhawaa si uun ugu tago. Shantii galabnimo ayaan soo labistay, waxaan u soo jihaysatay dhankaa iyo gurigii gabadhii ay gabadha qaraabada yihiin deggenayd.
Nasiib wanaag, iyadii oo debadda fadhida ayaan la kulmay. Waan salaamay, oo si wanaagsan ayey iigu bariido celisay. Intaan hadalkii ku bilaabay baan idhi:
- ii warran walaal Nuura, sidee tahay?
- walaal waa khayr e warkaaga, maalmahan waad naga dallacday oo laguma arko wiil gobaadow e!
- Maya, walaal xoogaa waan iska socod yarayeey, maanta dan baan kaa lahaa, sidaas baanan minanka kuugu soo booqday.
- Waar maahee! Maanta muraad wayn in aad leedahay waan arkaa, ee bal ii labalabee warka.
- Walaaley mahadsanid, wanaaguna korkaaga ahaa. Waxa jirta in beryahan danbe ba ummal caashaq eel igu reebay. Waxaan jeclaaday qof aan i aqoon, anna aanan si wanaagsan war bixin iyo aqoon balaadhan uga hayn, balse waa qof wax jeclaaday geddiis taasiye, waxaan uga socdaa waa gabadh aad qaraabo tihiin sida warku igu soo gaadhay! Sheekadii 'warqaada iyo warankii jacayl ee afka badnaa' ayaan alif ilaa ya' u soo dul maray.
- Haye, cajiib! Walaal waa khayr warkaagu, dhagaheenna waxa daawo u ah marka ay maqlaan arrimo jacayl, kalgacal, naxariis, iyo samo ka hadlaya. Waxaan ku yara su'aalayaa hal mid, inantu waayo? Magaceed?
- Abbaayo mahadsanid, ixsaankuna dhaqankaaga ahaa. Inanta magaceedu waa "Maymuun".
- Haa! Haa! Waar haddaan gartay waa Maymuun Cismaan. Gabadhaa ilmaabti inaadeer baannu nahay, oo Hooyadeed iyo aabbahay ayaa ilmaadeer labaad ah. Walaalow gabadhaasi waa gabadh aan warkeed kuu hayo ee dhagaha i amaahi, ina yar sug aan ganbadh iyo koob shaaha oo hayl iyo xawaash lehna ku keeno e.
- Haye, walaal baan idhi, markiiba shaahii iyo mijiliskiiba way ii keentay.
- Horta Jaamacow adduunku waa sida badda oo kale, badda waxa ku jira dahab iyo canbar ka qaalisan adduunka berrigiisa waxa buux dhaafshay ee maal iyo mood ahaaday. Dhammaanteen waxaynnu nahay wada kalluumaysato, calafkeenna ayeynu ka dhex raadinaynaa bad wayntaas hirarka iyo sanqadha badan. Midkeenna ma yaqaan waxa uu kala soo bixi shabaqaa uu tuurtay, mana hubo wax lagu farxo iyo wax laga naxo in uu la kulmi. Dadaal iyo fadhi la'aan baa ina hurran. Adiguna k**a duwanid kuwaa shabaqoodii tuurtay aroor h**e, waad dadaashay walaal, xoogaa aan wax ka dhaho safarkaagaa jacayl ee aad moodo in sahaydii kaa hallawday, sahankiina kaa soo raagay caano maallo dhawr ah.
La soco qaybta 5aad.
Waxan ma kaagiba kayga lo sameya xbb 😂😂
Meel waliba wey dhextaagan tahay . Xaflad qalin jebin , aroosyo , martiqaad .
Hadda waxay ku darsatay Dalxiis .
Sidey isu laheyd Ilbaxnimadu ka daba tag , wey is calaf xirtay , dhamaan wiilashii xaafadda , qaraabada , fasalkii iyo FB -ga wey ka baxday liiskii damaca ay ka qabeen .
Gabdhahii xaafadda , saaxiibadeeda waa la wada guursaday , waa hooyooyin guuleystay.
Welwel ayaa ku dhacay , marar badan ayadoo muraayada isu eegeysa ayey nafteedu weydiisaa sababta ay u daahday , " Ma caddid , ma qurux badnid , ma dhuubnid, bashaash ma tihid " .
Nafteedu been bey u sheegtaa , ma jirto xarun Burkuyeeri ayan booqan , waxay ku biiryay xarun jir-dhis . Xilliga dalxiiskana wiilal ayey dhexda kaga jirtaa , sacabka iyo heesta iska daa.
Dhamaan su'aalahii naftu weydiisay wey ka jawaabtay , weliba dheeri ayey ku dartay , wax soo damco wey la'dahay.
Rag badan ayaa ka digay in Qurux kaliya la doorto , lacag badana kaga baxday ugu dambeyna guuldareystay . Waxayna tilmaamaha guusha ka dhigeen XISHOODKA.
Wiilashii dhexjoogeyda ku badnayd , haddana ah Aabayaal guuleystay , ayaa la weydiiyay sababta ay heblaayo u guursan waayeen ,
Dhamaan waxay isku raaceen xishood la'aanteeda.
Hadda waxay gashay qaanadii damaca fanaaniita iyo wiilasha Tiktoka iyo Youtubleyda , waxaana dhici karta haddii aysan karaamadeeda soo ceshan inay sii gasho qaanado kale.
Waxaan kula talin lahaa inay xishooto , ilbaxnimaduna u aragto in dhaqankeeda u hiiliso.
Calafka guurka kuma yimaado sida aad hadda ku socoto ee ISBEDEL, ISBEDEL.
Xigasho Macallin Kobac
WARQAD IYO WARAN JACAYL
____________________
QALINKII: JAAMAC XASAN
Hurdo waan is ka waayey, habeenkii oo dhan ma gam'in; umana baran soo jeedka habeenkii iyo dhafarka aan arxanka lahayn. Soo jeedku waa halis caafimaad, wuxuu liciifiyaa xubnaha jidhka, waxa uuna wadnaha ka dhigaa mid garaaca badsada, sida oo kale werwerku waa naafeeye xagga ruuxda ah.
Waxan toosay abbaaro 6:30 subaxnimo. Weligay wakhtigaa ma soo toosin, balse malaa subaxan habeen daran baa dhalay oo habaar qaba. Waxaan u soo kacay dhanki guriga saaxiibkay, hooyadii oo shaqo u sii baxaysa ayaa albaabka iga furtay. Waan salaamay, si wacanna u bariidiyey. Isagii baa maqlay hadalkayga, waanu ii soo baxay. Saaxiibkay waxba ma dhigto; oo dugsiga meel dhexe ayuu kaga tagey, sababo iyo duruufo jiro awgeed. Waxaan ka warsaday warqaddii in uu dhammeeyey, waxa uu ii sheegay in ayba diyaar tahay. Waan ku farxay warkaas, malaa cidba iskuma uur xumaateen, haddii laysu oofinayo ballamaha, lays kaalmaynayo wakhtiyada adag(kaasi waa dabarka ay saaxiibtinimadu ku qotontee).
Subaxaa in aan u geeyo gabadha risalaadda ayey ahayd taladayda aan gacanta iigu jirin, warqaddii ayuu soo saaray, wuu ii dhiibay. Warqaddu waxay ku jirtaa gal, galku aad buu u sharraxanyahay, sida oo kale wadnayaal iyo caleemo ah astaanta jacaylka qaydhinka ah ayaa korka kaga xardhan. Waan u mahadceliyey, ma waydiisan taladii aan ugu dhiibi lahaa gabadha warqadda, oo wakhtigaa igu yaraa, xiisadda koowaad ba aad gaadhid baan islahaa.
Waxaan u soo dhaqaaqay dhankii gurigayaga, waan quraacday, dirayskii iskuulkana waan xidhay ,warqaddiina buug daabac ah oo wayn ayaan badhtamaha u geliyey, walib aniga oo ka dhawraya jactatka iyo duuduubka, oo ah astaan danayn la'aanta shay iyo wahsiga.Inanta ma arag maalmahan, in aan sii arkaba ma jeclayn, oo warqadda kedis kaga dhig baan is lahaa. Iskuulku waa iskuul wayn; oo sahal in loo kulmo ama la isku arko ma fududayn.xiisaddii baan galay, saaka sidii h**e ma ihi, wax waynbaa iga si ah. Wax badan k**a fahmin, xiisadda oo ahayd "Cilmi bulsho".
Markii loo baxay nasashada, ayaan is idhi bal soo sahami inantii iyo in ay fasalkeeda timaaddo. Markii aan waxyar u soo jiray ayaa macallin igu soo horbaxay, iguna yidhi" adeer xaggaad ku socotaa, meesha hablaa wax ku cunayee ka soo joog"! "Haye" idhi oo in aan ka noqdo damcay. Mar keliya ayaan maqlay cod qosol ah, hareertayda midig baan eegay, mise waaba gabadhii aan darteed manfaco iyo muraadba uga tagey. Hablo kale ayey la socotaa, albaabka ayey markaa ka soo gelaysaa. Socod wanaag iyo jeesto hiddo iyo asal raac ah, jidh buuxa oo aan buurnayn, waydna ka dheer ayey lahayd. Ilko dabar leh, suuniyo dhaadheer oo madow badan, indho cadcad oo aad moodo dayax shan iyo toban ah, waa sifadeeda guud; ishii aragta ayaa ayaan leh quruxdaas Waynuhu ku unk**ay gacaladaase.
Codkeedaasi waxa uu ii ahaa maalinkaa sidii nin degey dagal abaara oo biyo la'aan ah, wakhtiga oo adag, sabanka oo kaliil dhaharatay ah. Meel jiifsaday wakhti qorraxdu kulaylkeeda deeq ka bixinayso, intaa dabadeed indhaha kala qaaday, mise heego daruur ah ayaa korkiisa dul heehaabaysa, haadkuna samadaas ayuu marna ku libdhaa, marna ka soo noqdaa. Addoonkaa harraadka iyo yooma yoomaha qabey, sida uu ugu farxay daruurtaa, una soo celisay rejadiisii ayaan anna waxa maalinkaas naruuro iyo gallad wayn ii ahayd in aan maqlo qosolkeeda.
La soco qaybta 4aad.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Website
Address
Jigjiga Yar
Hargeisa
BadaCasSuburb
Hargeisa
waxanu soo gud-binnaa muuqaalo iyo qoraalo ku hawaal siinaya caalamka ,kor na uqaadaya ogaalkaaga dh
Masjid Al Furqaan
Hargeisa
Faafinta Khayrka, fadlan Like and Share si ajarka aad noola Wadaagto.
Hargeisa
My names ismail A.Rahman Iam bure muslim somali I live In hargeisa somaliland Iam teacher In a public I will hope In the future be a famouse person
Shiraqle Round
Hargeisa, 252636115750
marka damaca qayrkaa yahay dunidhan maaree adna maaha dib uguur oo hankaaga duuduub darajada wax kaa