DEEQ ALLE PHARMACY

DEEQ ALLE PHARMACY

You may also like

Gbvfg
Gbvfg
Ihsan Darman
Ihsan Darman

Deeq alle pharmacy waa xarun caafimaad oo aad ka helisid adeegyo kala duwan waxay xarumo ku leedaha

23/11/2023

Kusoo dhawaw DEEQ ALLE PHARMACY branch 5

21/11/2023

Waxaad ka helaysaa dhamaan xarumaha DEEQ ALLE PHARMACY 0634472455

16/11/2023

iyo ba waanu kuu haynaa hada dalbo meelkasta ood joogto. 63 7252945 0634053947

Photos from DEEQ ALLE PHARMACY's post 06/10/2023

Dhamaan xarumaha Deeq alla waxa kuugu diyaara syrup iyo syrup

11/09/2023

Xarumaha deeq alle waxa kuugu diyaara Tegertol Italy kaas ood ku helayso qiimo macquula
H**e ugaadh dhamaan xarumaheena

19/08/2023

DEEQ ALLE PHARMACY hamogaan Discount kaa 50%

Photos from DEEQ ALLE PHARMACY's post 17/08/2023

Big discount waxaad kahelaysaa dhamaan xarumahayaga hargaisa wixii faah faahina kala xidhiidh 0634053947

25/07/2023

Deeq alla 5 waxa kuugu diyaara dhakhtarka dumarka kasoo si bilaasha kugu saraya meshinka uurku jirka

22/07/2023

Noocyada daawooyinka macaanka ee afka laga qaato (oral hyperglycemic drugs).
Waa ilamaa sideed nooc inta hadda suuqa taalaa oo waliba qaar suuqa ku cusub yihiin oo la soo saaray sanadihii u danbeeyey waxaanay kala yihiin sidan:-

1. Nooca koobaad kana mida labadii nooc ee loogu soo hor saaray waxaa la yidhaa noocan waxaa ka mida dawada caanka ah ee la yidhaa Metforamin taasoo si balaadhan loogu isticmaalo dawaynta macaanka nooca labaad. Noocani wuxuu saxaa sonkorta dhiiga bukaanku markuu wax cuno iyo markaanu cuninba,
noocan aad baa looga door bidaa kuwa kale oo maxaa yeelay waxaanu lahayn sonkor ridid ( hypoglycemia ).
Noocani wuxuu u shaqeeyaa siyaabo badan ee lkn waxaa ugu caansan inay yareeyaan soo nuugista sonkorta ee xiidmaha.

2. Nooca labaad ee iyana aad ka loo isticmaalo in badana la isticmaalayey waxaa la yidhaa , noocani waxay kordhiyaan soo dhiiqida dheecanka la yidhaa Insulinta sidoo kalena waxay yareeyaan iska caabinta ay unugyadu kala horyimaadaan shaqada insulinta. Noocan waxaa ka mida daawooyin aad u tiro badan oo suuqa daawada laga helo waxaana ka mida Glibenclamide, Gliclazide, Glimepride iyo daawooyin kale, noocani aad waxay ugu fiican yihiin bukaanka macaanka nooca labaad hayo ee dhuuban, maxaa yeelay waxay keenaan miisaan, noocani way saxaan sonkorta dhiiga markuu qofku wax cuno iyo marka aanu waxba cunin ba.

3. Nooca saddexaad waxaa la yidhaa , noocani wuxuu ka mid yahay noocyada suuqa ku cusub waxaa ka mida daawooyinka la yidhaa Acarboes iyo Miglitol. Noocani wuxuu aad u yareeyaa soo nuugida sonkorta ee hab dhiska dheefshiidka, noocani wuxuu saxaa sonkorta dhiiga markuu bukaanku wax cuno oo kaliya sidaas daradeed waxaa lala qaataa nooca koobaad inta badan ama waxaa la qaataa mar kasta oo wax la cuno.

4. Nooca afraad waxaa la yidhaa
, noocan afraad waxay badisaa soo dhiiqida Insulinta ee ganaca waliba si dhakhsa ah, waxaanay ka mid tahay noocyada cusub. Noocan waxaa ka mida daawada la yidhaa Repaglinide. Noocani waxay saxdaa sonkorta dhiiga marka wax la cuno iyo marka kaleba.

5. Nooca shanaad waxaa la yidhaa . Noocan waxaa ka mida daawada la yidhaa Nateglinide.
Noocani waxay si isku mida u wada shaqeeyaan nooca afraad lkn waxaa ay saxaan sonkorta dhiiga markuu qofku wax cuno oo kaliya sidaas daraadeed kaligood lama isticmaalo waxaa lagu biiriyaa nooca koobaad.

6. Nooca lixaad waxaa la yidhaa , noocani waxay kordhiyaan shaqada insulinta ee unugyada, noocan waxaa ka mida daawooyinka kala ah Rosiglitazone iyo Pioglitazone. Noocani way saxaan sonkorta dhiiga marka wax la cuno iyo marka kaleba, noocan kalidood waa la qaadan karaa waxaana lagu biirin karaa nooca koobaad ama nooca labaad amaba Insulin mararka qaar.

7. Nooca todobaad waxaa la yidhaa (DPP4), noocan waxaa ka mida daawada la yidhaa Vildaglaptin waxaana loo isticmaalaa macaanka noociisa labaad taasoo saxda sonkorta dhiiga marka wax la cuno iyo marka kaleba, inta badan daawadan ka mida nooca todobaad ee Vildaglaptin waxaa lagu daraa daawada loo yaqaan Metforamin ee ahayd nooca koobaad, noocan todobaad waxaa la soo saaray 2008.

8. Nooca sideedaad waxaa la yidhaa ( SGC2I) waxay diidaan in kalyuhu dib dhiiga ugu soo celiyaan ( ugu soo nuugaan ) sonkorta, waxaanay sonkorta dhiiga saxaan qofku markuu wax cuno iyo marka aanu waxba cuninba, waxaana ka mida daawada la yidhaa Dapagliflozin.

.

27/06/2023

๐˜ฟ๐™๐™–๐™ข๐™–๐™–๐™ฃ ๐™ช๐™ข๐™–๐™™๐™– ๐™ข๐™ช๐™จ๐™ก๐™ž๐™ข๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™˜๐™ž๐™ž๐™™ ๐™ข๐™ช๐™—๐™–๐™ง๐™–๐™ 

20/06/2023

๐™†๐™–๐™›๐™–๐™ž๐™™๐™–๐™ฎ๐™จ๐™ค ๐™–๐™™๐™š๐™œ๐™ฎ๐™–๐™™๐™– ๐™ฌ๐™ž๐™ญ๐™ž๐™ž ๐™ข๐™–๐™˜๐™ก๐™ช๐™ข๐™–๐™–๐™™๐™– ๐™ ๐™–๐™ก๐™– ๐™ญ๐™ž๐™™๐™๐™ž๐™ž๐™™๐™ Tel.0634053947

11/06/2023

๐™Œ๐™–๐™ฎ๐™—๐™ฉ๐™–๐™ฎ๐™–๐™™๐™– ๐™จ๐™–๐™ฎ๐™ก๐™–๐™™๐™– ๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™– ๐™ ๐™ช๐™ช๐™œ๐™ช ๐™™๐™ž๐™ฎ๐™–๐™ง๐™– ๐™ข๐™š๐™จ๐™๐™ž๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™ช๐™ช๐™ง๐™ ๐™ช๐™Ÿ๐™ž๐™ง๐™ฉ๐™– ๐™ค๐™ค ๐™—๐™ž๐™ก๐™–๐™–๐™จ๐™ ๐™ก๐™–๐™œ๐™–๐™œ๐™– ๐™™๐™๐™ž๐™œ๐™–๐™ฎ ๐™ ๐™– ๐™›๐™–๐™–๐™ž๐™™๐™–๐™ฎ๐™จ๐™ค ๐™Ÿ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ž๐™จ๐™ ๐™– wixii faah faahina kala xidhiidh 0634053947

14/05/2023

๐˜ฟ๐™€๐™€๐™Œ ๐˜ผ๐™‡๐™‡๐™€ ๐™‹๐™ƒ๐˜ผ๐™๐™ˆ๐˜ผ๐˜พ๐™” ๐˜ผ๐™‰๐˜ฟ ๐˜พ๐™‡๐™„๐™‰๐™„๐˜พ.
๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™– ๐™ ๐™ช๐™ช๐™œ๐™ช ๐™™๐™ž๐™ฎ๐™–๐™ง๐™– ๐™™๐™๐™–๐™ ๐™๐™ฉ๐™–๐™ง๐™ ๐™– ๐™™๐™ช๐™ข๐™–๐™ง๐™ ๐™– ๐™ ๐™–๐™จ๐™ค ๐™ ๐™– ๐™™๐™–๐™ฌ๐™–๐™ฎ๐™ฃ๐™–๐™ฎ๐™– ๐™™๐™๐™–๐™ข๐™–๐™–๐™ฃ ๐™ญ๐™–๐™ฃ๐™ช๐™ฃ๐™–๐™ฃ๐™™๐™– ๐™ ๐™ช ๐™™๐™๐™–๐™˜๐™– ๐™™๐™ช๐™ข๐™–๐™ง๐™ ๐™–
๐™๐™€๐™‡๐™‡.0634053947

11/05/2023
01/05/2023

DEEQ ALLE BRANCH 5 waxa kuugu diyaara dhakhtarka dumarka kaas o ka dawaynaya dhamaan xanunada ku dhaca dumarka ilahayna lala kashanaayo

( GALINKA DANBE )

Xaruntu waxay ku talaa goolada saylada 63 4053947

27/04/2023

Kusaliya Rasuulka SCW

25/04/2023

Sharoobo hunguri waxay kuugu diyaartay Dhamaan branches ka shirkada 0634053947

25/04/2023

Waxaad kahelaysa xarumaha Deeq alle pharmacay Daawo quality leh Jumalad iyo Tafariiqba Kuxidhnaw markasta hamogaaan 0634053947

22/04/2023

50% Discount

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Kusoo dhawaw DEEQ ALLE PHARMACY branch 5
๐˜ฟ๐™๐™–๐™ข๐™–๐™–๐™ฃ ๐™ช๐™ข๐™–๐™™๐™– ๐™ข๐™ช๐™จ๐™ก๐™ž๐™ข๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™˜๐™ž๐™ž๐™™ ๐™ข๐™ช๐™—๐™–๐™ง๐™–๐™ 
Kusaliya Rasuulka SCW

Telephone

Website

Address


Hargeisa
Other Pharmaceutical Companies in Hargeisa (show all)
Mubaarak pharmaceutical  Company Mubaarak pharmaceutical Company
Abdirahman Tuur Road
Hargeisa, 00252

Mubarak pharmacy is based in Hargeisa,Burao,Wajale and Mugdisho, and provides pharmacy services to t

Horn Pharma Horn Pharma
Cali Mataan Road
Hargeisa

Horn Pharma Horn Pharma
Hargeisa
Hargeisa

Wholesale distribution of UK/European pharmaceuticals and OTC products

Kalkaal Pharmacy Hargeisa Kalkaal Pharmacy Hargeisa
Hargeisa
Hargeisa

Our vision is to be a leading pharmaceutical company in Somaliland and to become a significant globa

Global Pharma-Somali Global Pharma-Somali
Suuqa Caanaha Riyaha
Hargeisa

Global Pharma waa shirkad soo horumarisa, soo saarta, suuq geysa oo qaybisa dawooyinka.

Droga Pharma Plc - Somaliland Droga Pharma Plc - Somaliland
Downtown Hargeisa Around Cabaye Bus Station
Hargeisa

Droga Pharma-Somaliland: a professional company serving the people with quality healthcare products.

Modern Pharma-Somali Modern Pharma-Somali
Hargeisa

Modern pharma is a fast-growing company with an escalating product rate to meet the consumer demand.

Panmedico Pharmaceuticals Panmedico Pharmaceuticals
Hargeisa

PANMEDICO is Phamaceutical company which imports good quality European products from UK and other Eu

Alla Aamin Alla Aamin
Abaye Bustion
Hargeisa

Alla amin pharmacy waxay ku soo kordhisay creams iyo soaps.Kuwas oo waxa badan ka qabanaya wajiga ma

Haz Pharmaceutical Co Haz Pharmaceutical Co
Hargiesa
Hargeisa

At Haz Pharma, we're dedicated to advancing healthcare through cutting-edge research, innovation, and the development of high-quality pharmaceutical products.

Horn Pharma Horn Pharma
Cali Mataan Area, Gacan Libaax
Hargeisa

Our aim is to be Somalilandโ€™s leading company for the distribution of high quality UK/European pharmaceutical drugs and healthcare products.