Deexeeye

Suhaib Deexeeye is a professional motivational speaker who speaks on a variety of topics for audiences big and small.

He is proud to make a living by inspiring and challenging people from all different backgrounds.

20/08/2021

Free Coldoon✊

Asalama alaikum dhamaantin aad ayaan idiin salaamaya inta igu xidhan iyo inta aan igu xidhnaynba.

MAALMIHII ugu danbeeyay waxaa isasoo tarayay ka hadalka dugsiyada laga leeyahay WADANKA DABADIISA, iyo Abdimalik Muse Coldoon oo la xidhay dhawaan, kadib Markuu ka hadlay WAR AAD LOOGU BAAHNA IN DABADA LA KEENO.

SOMALILAND anigoo aan kasoo hor jeedin ayay hadana haboonayd in la dhagaysto Abdimalik, waxna lagala qabto arinta.
ANIGOO AAN KASOO HORJEEDIN madaxwenaha Somaliland MUSE BIIXI, hadana waxaa mudnayd in si wacan loo baadho dugsiyada laga cabanayo.

RUNTII WAXAA MUDAN IN AFKAARTA IYO DAAGALKA INAGAGA SOCDA XAGA DIINTA LAGAGA HOR TAGO AFKAAR LAGU WAYNAYNAYO DIINTEENA SUUBAN, WAAYO SU'AASHA MADAXDA QARANKA U TAALA WAXA WEEYE.

HADII LAGAA GUMAYSTO MASKAXDA DHALINYARADA SOO KORAYSA, XAGEED KA HELI MADAXWAYNAHA MUSTAQBALKA HOGAAMIN DOONA DALKA?
WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA EE SI WACAN HAWLAHA U WADAYA?
IYO ASKARIGA DHAXANTA INOO TAAGAN EE INA DIFAACAYA?

14/08/2021

__Wacyi-Galin__

"Waxaa jira xanuuno la dhaho MENTAL DIS-ORDERS oo inta badan Soomalidu aanay ka war hayn loona baahan yahay in laga hadlo.
Bulshadeena Soomaaliyed waxay caado u leeyihiin in qofku haduu xanuusado markiiba la geeyo CUSTBITAALADA (HOSPITALS) isaga oo aan la hubsanin xanuunka haya, waxaa marar fara badan dhacda in qofka oo maskax ahaan u buka lagula wareego GOOBO CAAFIMAAD OO AAN QAABILSANAYN AMA AAN GARANAYN XANUUNKA HAYA.
Dadkeena qaaliga ah ee inoo wada waalidka ahi waxa Mararka qaar jira inaanay helin daryeelki caafimaad ee ay u baahnaayen"

"WAXAA MARARKA QAAR DHACDA IN QOFKOO ISKU BUUQSANI AY DADKU DHAHAAN UU WAALANYAHAY LAGUNA XAREEYO CILAASH KAAS OO UU KUSII WAASHO WAAYO XANUUNKA HAYAA MAAHA MID CILAASH"

Waxkastaba waxaa ka dayr ah DIKRIGA ALLE IYO INAAD xadhiga Alle aad la leedahay wanaajiso hadana dhibaatadani waa mid u baahnayd in dadka lagu baraarujiyo.

~Suhaib Deexeeye

13/08/2021

__AQOONTA__

"Waxaad u sheegaysaan Ardayda in AQOONTU tahay Furaha nolosha idinkoo maalinba maalinka ka danbeeya furahaas BADALAYA"

QISADEENU WAA SALAANKA AYNU DUSHA KU XANBAARSANAHAY LAKIN MA OGID INAAD SALAANKAA DHULKA DHIGI KARTID OO AAD XIDIGAHA KUSOO TAABAN KARTID
(Hamigaaga ka dhabayn kartid)

BALANTEENU WAA ADIGOO XAG WALBA DHISAN
~Suhaib Deexeeye

08/08/2021

INAAD ADIGU WAX IS BARTAA WAXAY KA QIIMO BADAN TAHAY IN ADIGA WAX LAGU BARO!!!!

"Aniga ayaana tijaabiyay waayo 8 bilood oo aanan Dugsi wax barasho ku jirin oo aan anigu wax is barayay waxay iiga qiima badan tahay 12 sano oo Aan school ku lumiyay.

(HADII AAD DUGSI DHIGATO OO AANAD WAKHTI KU BIXIN INAAD ADIGU WAX IS BARTO MEEL GAADHI MAYSID)

WAA IDIIN HAMPALYAYNAYAA DHAMAAN ARDAYDA SELF-EDUCATION SAMAYSO

02/08/2021

♥️

02/08/2021

Amazing ♥️

31/07/2021

Waxaa jira waxyaaba Mararka qaar inaga inoo caadi ah lakin dadka qaar aan caadi u ahayn.
Maalin maalmaha kamida anigoo jooga goob Shaah laga Cabo waxaa ii yimid wiil dhalinyaro ah oo BAALASHLE ah waxaanu igu yidhi kabahaaga ii dhiib aan kuu caseeye/baalasheeye.
Wiilki cabaar ayaanu sheekaysanay markii danbe waxaan waydiiyay su'aal hadii aad hesho waxbarasho fiican HORUMARNA aad gaadho maxaad qaban lahayd wuxuu iigu jawaabay (Waxaan doonaya inaan waxyaabo badan inaga saaro sida bahdilka dadka shaqo kuu haya)
JAWAABTAASI waxay igu dhalisay inaan ka qoro story dhan oo aan Markii danbe u badalay muuqaal.

WAAN IDIN JECELAHAY DHAMAAN DADKA SHAQOOYINKA AAN LAGA MAARMIN NOO HAYOW!!!!

31/07/2021

A lot of people has been lately asking me the process of becoming an amazing Computer scientist (know that if you take this feild you will be a bird that can go anywhere in the IT industry)

First of all
You need to take a bachelor degree in computer science (Which almost every feild in the IT industry requires you to have) And you can double major it with MATHEMATICS. (this is my personal opinion in maths as l love MATHS l double majored)
Then You can get master's degree which takes round about 2 years.
And THEN if you want to be a big man YOU WILL DIRECTLY GO TO DOCTORATE LEVEL (Ph.D)

30/07/2021

__ Asalama alaikum dhamaan __
Indhawayd waan ka maqnaa dhamaan social media accounts kayga oo dhan sababa la xidhiidha HAWLA SHAQO iyo DIYAARIN shakhsiyadeed.
CAAWA wixii ka danbeeya waxaa inoo sii socon doona waxaad ka daawan jirteen BARAHAYGA BULSHADA!!
(YouTube, Facebook, Instagram)

Dhamaantin khair ayaaan idiin rajaynayaa.
Thank you so much!!!

11/06/2021

Greetings from DALKII HOOYO✋

07/06/2021

DEEGAANKA HALA ILAALIYO
Mohammed Haji Ibrahim

Suhaib Deexeeye

06/06/2021

COFFEE LA CAB OO LA SHEEKAYSO Suhaib Deexeeye

05/06/2021

__Hargaisi horumar ayay dooratay__

Waxaan halkan uga hambalyaynayaa Abdikarim Ahmed Mooge oo helay codka ugu badan ee Somaliland.
Waxaan u soo jeeday xiligan inaan natiijadiisa o gaado kaliya isaga iyo Xildhibaan Barkhad Batuun oo isagana aan aad ugu hambalyaynayo.

ALLE AYAA MAHADAA ISKA LEH

Suhaib Deexeeye

05/06/2021

DHEEMANKI TOGDHEER LUMISAY

05/06/2021

Anigoo kamid ahaa Taagerayaasha Abdirashid Mohammed Abdi.
Waxaan halkan ka sheegaya inaanad wali dhicin ee boosas fara badani inoo banaan yihiin oo aynu wax ku badali karno♥️

Suhaib Deexeeye

Dheemankii reer Togdheer lumiyeen.

Cabdirashiid Maxamed Baaxeer, waa Aqoonyahan dhisan maaddi ahaan iyo diin ahaanba.
Waxa uu shaahadada sare ee Masterka ka sitaa cilmiga siyaasadda iyo garsoorka. Sidoo kale waa aqoonyahan cilmiga diinta ku xeeldheer.

Baaxeer, waa waayo arag shaqooyin kalo gedisan soo qabtay laguna tilmaamsan karo inuu yahay nin u bisil qabashada xil xildhibaanimo, waayo waa nin fahamsan nidaamka dawladnimada iyo qaabka loo horumariyo, waxa uu ahaa musharaxa keliya ee reer Togdheer u soo bandhiggay buug koobsanaaya Qorshayaashiisa iyo yoolka uu doonaayo in uu ku metelo Bulshadiisa si hadhow loogula xisaabtamo.

Habeen aan Burco kula kulmay waxa uu ii sheegay in waxa ugu horreeya ee uu Mooshin ka keeni doono haddii uu soo baxo ay tahay xeerka no-12 oo ragaadiyay Dhaqaalaha magaalooyinka Beriga. Waxa kale oo ii sheegay in uu Burco xafiis ka furan doono marka uu soo baxo si ay isugu xidhnaadan Bulshada Togdheer iyo isago iyo xildhibaanada kale ee la aragtida ahi.

Habeenkaa waxa uu ii sheegay in waxa uu ugu neceb yahay uu yahay Qaadka balse xilliga Ololaha lagu khasbay in uu bixiyo lacag farobadan si qaad loogu gado, nasiib-darro reer Togdheer ninkaasi k**ay faa’idaysan oo si aanu soo bixin ayay rag kale ka barbar sharraxeen.
Waxaan isleeyahay reer burco waxay dayaceen nin noqon lahaa xildhibaan dhab ah oo magaca uu sito ka muuqan lahaa. Anigoo aan dafirayn in ay jiraan rag miisaan leh oo ka mid ah raga guulaystay haddana Abdirashiid, waxaan odhan karaa wuxuu ahaa dheeman ay lumiyeen codbixiyeyaashii reer togdheer.

29/05/2021

QOFKASTAA MA NOOLAADO❤

28/05/2021

Waxaan taagero wayn u muujinayaa Aqoonyahan Abdirashid Mohamed Abdi (Baaxeer) Rajada shacabka.
ASTANTEENU WAA SEEF

28/05/2021

Greetings from DALKII HOOYO🖤

28/05/2021

HAL-ABUUR🖤

27/05/2021

QABIIL MA ISKA DHAAFNA, QARANIMO MA DOORANA SOOMAALAY

27/05/2021

ASTAANTEENU WAA SEEF

26/05/2021

انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله
Waxaa hada geeridiisa lasoo xaqiijiyay jilaa, Abwaan Sooraan Isma'il Sugule oo ku geeriyooday Magaalada Burco.

Waxaan Alle uga baryaynaa inuu janooyinkiisa ku casuumo, kitaabkiisana midigta uga dhiibo🤲

Suhaib Deexeeye

25/05/2021

Videogan oo dhamaystiran kasoo daawo YouTube channelkayga (Suhaib Deexeeye)
Saacadu markay thy 8:00PM

Photos from Deexeeye's post 23/05/2021

Waxaa halkan ka cadaynayaa inaan taagero buuxda u hayo inaderkay Xildhibaan Jamal Ali Adam (JAAH)

20/05/2021

This video will be soon on air!!!
Are u guys waiting this film🥰

20/05/2021

Greetings from DALKII HOOYO🖤🥰
🇸🇴

20/05/2021

SUBSCRIBE FOR MORE INSPIRATIONAL VIDEOS
https://www.youtube.com/channel/UCST5fX5pcrfG6eK-YoRX1Mw

19/05/2021

Love u FAM🖤
🇸🇴

18/05/2021

Greetings from Burao (2nd capital of Somaliland)
🇸🇴

16/05/2021

The Tachir and Balashle🖤

13/05/2021

Ciid Mubarak dhamaan umada muslimiinta ahi meel kastoo ay joogto gaar ahaan asaxaapta bogayga ku xidhan!

11/05/2021

اللهم امين يارب العالمين🤲🤲

09/05/2021

"Waxaad igu tilmaamaysa qof nasiibku caqli siiyay lakin ma ogid Intaan habeenki seexdo"

"Waligaa 2 am 3 habenimo dabada ma lugaysay adigoo fikrado cusub baadhaya"

08/05/2021

Xaged dhiirigalinta ka hesha?

DAD FARABADAN AYAA ISOO WAYDIIYAY SU'AASHAN

"Runtii dadku waxay dhiirigalin ka helaan guushooda iyo marka loo sacabiyo, lakin anigu khasaarahayga ayaan dhiirigalinta ka helaa"

08/05/2021

Somalida badankoodu waxay u haysataan inay xor yihiin lakin arintu sidaa maaha waxaa laga yaaba inaad xornimada u taqaanid kaliya dawlad la dhiso, doorasho si nabada ku dhacda, arday schoolada u dareerta.
HAA WAXAN OO DHANI WAA QAYB KAMIDA XORNIMADA.
Lkn waxa ugu mihiimsan waa inaad Aqoon ahaan xor tahay taasina k**a jirto wadankeena ha noqdo SOMALIA AMABA SOMALILAND.

Inta laguu dhigayo Christopher Columbus iyo wax aanadba markaad shaqo aado ku shaqaysan karaynin XOR MAAHA AQOONTU.

Ma is waydiisay su'aasha ah
(Maxay dhalinyarada soomaliyeed ay badankoodu shaqo u waayan markay jaamacad kasoo qalin jabiyaan"
MARKA LAGA YIMAADO QODOBKA 1AAD OO AH IN QABYAALADI KA SHAQAYSO WADANKA waxaa kaalinta 2aad ku jirta oo aan shaki ku jirin in aqoonta ardayga loo dhigaa aynay ahayn tii shaqooyinka looga baahna.

MAANTA KADIB KALA OGOW MACALINKA KU BARA AQOONTA IYO MACALINKA KU BARA AQOONTA SIDA LOO ISTICMAALO

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

SOMALI YOUTH MOTIVATION

We are a Somali young people who always like to give feedbacks

We motivate our Somali youth in order for them to be great leaders and also to develope our Somali country

We like succcess,happiness,telling people what to do

The main supportive guy in here is Suhaib Jama

Videos (show all)

Videogan oo dhamaystiran kasoo daawo YouTube channelkayga (Suhaib Deexeeye)Saacadu markay thy 8:00PM
HADA KA KAC HURDADA.Videogan waxaan ugu talo galay DHAMAAN dhalinyarta ku nool wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba.
♥️#yaxyeyeebaash
Ramadan karim all of you!!Mention someone you love in the comments and wish him/her a beautiful Ramadan ♥️🥰

Website

Address


Burao
Hargeisa
Other Motivational Speakers in Hargeisa (show all)
Caadil Caadil
BadaCasSuburb
Hargeisa

waxanu soo gud-binnaa muuqaalo iyo qoraalo ku hawaal siinaya caalamka ,kor na uqaadaya ogaalkaaga dh

Noloshaada Horumari Noloshaada Horumari
Hargesa Somalilad
Hargeisa, 466

Dadaala xaaji cabaas gaadha

abdihakiin_nani abdihakiin_nani
Hargeisa

_kuso piritaankagu farxadbey noo.tahay 🙏

African Events African Events
Hargeisa

najep_nemn najep_nemn
Hargeisa

Sheekh Xikmaawi Xasan الصفحة الرسمية Sheekh Xikmaawi Xasan الصفحة الرسمية
Masjid Al Furqaan
Hargeisa

Faafinta Khayrka, fadlan Like and Share si ajarka aad noola Wadaagto.

Hal-Abuur Academy Hal-Abuur Academy
Center Of City
Hargeisa

Ismacil A.Rahman Ismacil A.Rahman
Hargeisa

My names ismail A.Rahman Iam bure muslim somali I live In hargeisa somaliland Iam teacher In a public I will hope In the future be a famouse person

Hassan Eid Abdihashi Hassan Eid Abdihashi
Hargeisa

motivational speaker

NOUR MEDIA NOUR MEDIA
Hargeisa

ISLAMIC MEDIA

Cabdiyasir muuse Cabdiyasir muuse
Shiraqle Round
Hargeisa, 252636115750

marka damaca qayrkaa yahay dunidhan maaree adna maaha dib uguur oo hankaaga duuduub darajada wax kaa

Kh_dhouh Kh_dhouh
Hargeisa

Tusid & Tusaale Xikmad & Xaqiiqo Waano & wacdi