Yaxye maxamed dable

Yaxye maxamed dable waxad kala socon kartaa wararka xaqiiqo ku salaysan barnamijyada

Photos from Yaxye maxamed dable's post 07/10/2023

Waxan aan halkan Hanbalyo uga dirayaa adeerkay khadar cabdi cali iyo marwadiisii Nimco Caydiid Cali reerkii lagu nastee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela
Aamiin aamiin

30/09/2023

Golaha Wakiiladda JSL ayaa ansixiyey Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta , arrimaha bulshada qoyska JSL Cali Maxamed Cumar(Cali Xoor-xoor)

19/09/2023

Abdirahman Ciro Waa Mujaahid Soo Habsaamay Waa Ninka 2023 Doonaya Inuu Jabhadeeyo Oo Magac Ku Helo Oo Layidhaa Waa Ninkii Barigii Baabuurta Afduubi Jiray Laakiin Gaadhi Yar Oo La Afduubo Magac Xumo Uun Buu Ka Dhaxli Doonaa

16/09/2023
Photos from Yaxye maxamed dable's post 16/09/2023

Suuqa ganacsiga Magaalada wajaale ayaa caawa dab xoogani qabsaday ilaa hadana aan la bakhtiin marba marka ka danbaysana wuu siifidayaa

Photos from Yaxye maxamed dable's post 10/09/2023

Hambalyo Hambalyo Agaasimaha Cusub Ee idaacada Radio Hargeysa Cabdirisaaq Cismaan Maxamed alle Hakugu AstroTurf Xilka.

28/08/2023

Intaa waxka badan ma dulqaadan karo kuu ooyi maynee waankuu aari doonaa walhi ninka dhulbahante een arko midi waxaan ahayn dili maayo meelkasta oo uu joogana cafinmaayo kuwa nagu dhex noolna waxaan usheegayaa walhi nagu sii dhex noolaanayn waxaan ugu aaraynaa kuwaa la dilay taasku biyo caba
Halmid ayaan leeyahay dhalinyara Somaliland fadhiga ka kaca

28/08/2023

Aadan yare waxa uu ka mid ahaa Ciidanka qaranka Somaliland hase yeeshee dagaalkii dhawaan dhacay ayay ku qabteen Ciidan beeleed balse si arxan daro ah ayay u dileen.

Laascanood Maxaabiista Ciidanka Somaliland ayaa si arxan daro ah loogu laynayaa iyagoo markay dilaana isku soo sawirayo maydadka.

Xogaha qaar ayaa sheegaya in Maxaabiista loo adeegsayo midiyo ay la dhacayaan.

Rabi godka ha u nuuro Aadam yare.

28/08/2023

Intaad halkaa ku murmaysaan waxaa garab istaag idiinka baahan ciidanka qaranka

26/08/2023

Xukuumadu Ciidanka ilaa iminka xaaladiisa lamaqiimeyn wixi dhacay iyo sababtuu udhacay waa su.aal iswaydiin mudan ?
Hada ayuu madaxwaynuhu hadlay xataa hadal qanciya kumuu san hadal

23/08/2023

Maansha Allah

22/08/2023

Xaajiga Ninkii xaasidaa xeebta Ku Haraad.
Xilkas buu ahaa Xeer beegtiyoo, Xaashee ma garan halkay ku xusul Duubeen......

22/08/2023

Waxay moodayaan nin xil xiise uu hayo
Qaar ayaa xafaydo xidhnaa markii uu
Wadankan maamulayay midh iga qora
Cali xoor xoor waa lama taabtaan
qofnimadiisu waa qof muxtarima
Waa nin sharaf iyo karaamo ku leh bulshada
Somaliland
Bariba isagoo lixdan lagu ansiyay
Ayaad arki doontaan waxaad kaga
FAA.iidaysateen Kala maqnaanshaha.
Golaha

20/08/2023

Team sayidka barakaysan film qabyaalad isagoo dhamaystiran halkan Kala soco insha allaah

19/08/2023

Mahad oo dhan Alle ayay u sugnaatay u soo sahlay in hooyo iftuu yuusuf ay hesho saqiirkii ka maqnaa.
gabadhii Ilmaha xada waxay ku jirtaa gacanta booliska faafaahinta dhacdadan bari ayaa inoo balan ah.
mahadsanidin dhamaantiin.

19/08/2023

Raadinta saqiirkii la xaday oo noo horseeday illmo kale oo aan la hayn waalidkii.!

Photos from Yaxye maxamed dable's post 19/08/2023

Gayi nuure noo noqo iyo ubad gardaadsahaba
Guudkan kaa huwanayaa gaajo tire ilahay gabigaa hakaa dhigo gambashana ka dheerow gobod reebe noo noqo iyo gacal ku hirashada

18/08/2023

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Gaadhay Magaalada Burco Maanta

18/08/2023

daawo muuqaal muujinaya qaabkii loo xaday ilmihii yaraa oo isku in aad aqoonsato wajiga haweeneydan!

17/08/2023

Umashan Sidee Looga Xaday Ilmaheedii ? waa qiso kale oo ugub ah oo ka dhacday Jigjiga!

17/08/2023

Waa inyar oo hordhac ah kana mida qaladaadka film kooban oo magaciisu yahay " Qabyaalad " Ahna mid koobsaday wax sheeg , waano & wacdiba Insh. Wuu idin soo gaaadhayaa ☺️😁

16/08/2023

Hargiesa

16/08/2023

Qaranka how baqina

07/08/2023

Labo cisho ka hor waxaan bartaydan Facebook ku baahiyay inan buurta naaso hablood fuulay cidba waa iigu imani wayday galabta ayaan iskaga soo dagay waxaan usheegay dadka buuraha fuulay inay iskaga soo dagaan oo wada hadal ku dhamaysano waxaan tabanayno
wa bilaahi Towfiiq

05/08/2023

Baryahan waan yar kacsanahay oo Buurta naaso hablood ma kortaa baan isleeyahay dadkiiba waa kuwan buuraha wada koraya markay waxdiidaane

Photos from Yaxye maxamed dable's post 26/07/2023

Galabta waxaa hoyga aan ka degganahay magaalada Hargeysa booqasho & salaan iigu yimid Guddoomiyaha cusub ee aqalka Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon oo aan uga mahadcelinayo biseylkiisa siyaasadeed iyo talo urursigiisaba.

Guddoomiye Faratoon waxa aan si qoto dheer oo faahfaahsan uga sheekeysannay xaaladda guud ee uu waddanku maanta ku sugan yahay, haddii ay tahay dhanka cakirnaanta siyaasadeed, culeysyada amni, iyo duruufaha dhaqan- dhaqaale, sida oo kale waxa aan la wadaagay khibradeydii dheereyd ee la xidhiidhay hoggaaminta aqalka Golaha Wakiilada JSL oo aan oday u ahaa in ka badan 12sanno.

Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Aqalka Golaha Wakiilada JSL waxa aanu ku ballannay isla markaana isu dardaarnay ka wada shaqeynta dhammaan amuuraha ay udub dhaxaadka u yihiin danaha Qaranka Jamhuuriyadda.

26/07/2023

20-ka bisha August ee sannadkan ayaa la go’aamiyay in shirka Golaha dhexe ee Kulmiye ka qabsoomo Burco sida uu sheegay Axmed Cabdi Dheere guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Kulmiye.

Shirkaas Golaha dhexe ee Kulmiye ayaa Maxamed Kaahin, lagu wareejin doonaa guddoomiyenimada Kulmiye.

25/07/2023

Maansha allaah illaahay ha barakeeyo xaajiga inta aan la arkayn ayaa ka badan haduu wado marayo haduu gurigiisa joogo haduu shaqo ku jiro cidkasta oo uu ka dareemo duruuf wajigiisa ma dhaafo waxaan markhaati ka ahay gurigiisa malinkasta waxaa dad masaakiin ah ee uu caawinayo markastana hor fadhiya dadkale xilka haya xukuumada dadka way iska qariyaan askar iyo gaadhi madow ayay raacan masaakiintu guryahooda uma dhawaadan xaaji cali xoor xoor haduu xil hayo hadaanu hayn waa isku mid isaga oo gacantiisa ku wada gaadhigiisa privet ka ah ayuu baxaa oon askar wadan bulshada kula shaheeyaa ma qaaxiyaha suuqa iska maraa cidkastana way jeceshahay qofka wanaagsan umada oodhan ayaa jecel huduu xil hayo hadaanu hayn waa isku mid illaahay waxaan uga baryayaa inuu illaahay miisanka xasanaadka ugu daro illahay cimriga iyo caafimaadkaba ubarakeeyo

22/07/2023

Xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta gudbiyey Taariikhdiisa hawl-qabad iyo waxbarasho isagoo u tartamaya jagada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL.

Photos from Yaxye maxamed dable's post 17/07/2023

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL oo go'aamiyay In Doorashadaa Xisbiyada Qaranka la qaban doono taariikhdu markay tahay 28 December 2023. Si loo helo Saddex Xisbi qaran oo ansaxsan, lana siiyey shahaadada xisbinimo ee (10) ka sano.

Waxaa kale oo Komiishanka Doorashooyinku ay go'aamiyeen In Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha la qaban doono bil ka hor dhamaadka muddada xilka Madaxweynaha iyo ku-xigeenka Madaxweynaha.

01/12/2021
30/11/2021

Sawirkaa abdi duco idinkuunbaa qiimayn Kara

Photos from Yaxye maxamed dable's post 12/07/2020

Adigoon cirka u bixin
Ama boodin leexada
Ama badaha waawayn
Nafta aan ku biimayn
Baariis adoon tegin
Ama boon ka sheekayn
Barashada dalkaaga
Horta laga bogtaayo
Baladkaaga hooya
Beryo laysku hawlaa

saddaam guray 📸

02/07/2020

Alle ha u naxariisto Maxamed Maxamuud Cige busi ehelkii qaraabadii iyo shacabka Somaliland ee ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Inaalilaahi wa inaa Illayhi Rajucuun.😪😪

01/07/2020
01/07/2020

XUS OO XASUUSNOW ✈️

Photos from Yaxye maxamed dable's post 30/06/2020

Intaas oo garoon Roog yaal ama doog yaalo k**a jiraan soomaaliya markaa garoon la furay in umada lagu mashquuliyo oo wax weyn laga dhigo maaha dhalinyarqda soomaalilaan waxaan leeyahay idinkaa ka garoomo badan geel waa kan ee cid ku faanta ayuu waayay

Photos from Yaxye maxamed dable's post 24/06/2020
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa
HARGIESA
Other Journalists in Hargeisa (show all)
Caadil Caadil
BadaCasSuburb
Hargeisa

waxanu soo gud-binnaa muuqaalo iyo qoraalo ku hawaal siinaya caalamka ,kor na uqaadaya ogaalkaaga dh

Somaliland dadkayga Somaliland dalkayga Somaliland dadkayga Somaliland dalkayga
Hargeisa, SOMALILAND

Somaliland

Maxamed Cabdirashiid Bulshaawi Maxamed Cabdirashiid Bulshaawi
Hargeisa

ku soo dhawaw page keena maxamed cabdirashiid bulshaawi fadlan fallow soo dheh

Mango media Mango media
Hargeisa

Warbixino xiise leh kala soco bartan.

Abdiqani Mohamed shardiid Abdiqani Mohamed shardiid
Hargeisa

This is Official Page of Cabdiqani Mohamed (shardiid) In Somali Journalism

LoNe paje LoNe paje
Hargeisa, 2001

Mar hadaad soo gaasho Nagu soo biiR walaal�

Harar iyo hawaas Harar iyo hawaas
Fadlan Falaw Isoo Dheh Saan Ugaadho Khaalid Foodhaadhi
Hargeisa

Googaa cigalle Googaa cigalle
New Hargeisa
Hargeisa, 252

Waxa ka helaysaa warbixin ku xiisa gelinaysa

Goal Goal
Hargeisa, HARGEISA

Cawil Cabdi Kaahin Cawil Cabdi Kaahin
Hargeisa
Hargeisa, 00252

Waa Cameraman Cawil Cabdi Kana Hawl gal Tvga SLNTV ee Qaranka Somaliland

Sees Media Sees Media
Road Number 1
Hargeisa

ku xidh noow saaxiib pageka

Umalkhayr China Umalkhayr China
Hargeisa

Young Passionate Woman Media Production & Journalism 🎥 || Social Worker👨‍🏭Young Child Advocate.