Yahye Ahmed Sahal

Yahye Ahmed Sahal

Nearby public figures

Abti geela
Abti geela
Mogadishu 252

waxaan halkan kuu soo gudbi doona arimo aan rajeynayo iney wax badan kaa anfaci doonaan

05/03/2024

Bilan Cabdullahi oo ku nool Muqdisho ' Aniga Maba kala Jecli xitaa Hadii Ninka Diintu u ogolaan laheyd ilaa 10 inuu ila Guursado waxaana aad u jeclaan lahaa Ninka igursanaya inuu ila Guursado ilaa 3 kale madama 4 loo Baneeyey ..

Haduusan xitaa awoodin dhaqaalo ahaan anigaa u Guurin lahaa . Mid walboo Ka soo Hor baxdo Hala Hadlo aniga kalama jecli"

07/06/2022

Ruwaayad reer jabuuti qosol miiran ah

06/06/2022

Sheekooyin Qosol badan

06/06/2022

Kaaba axmad ayaa Tiri: " Habeen Baan Ku arkay Wiil
aad uqurux badan Xeebta Liido wuxuu ahaa Quruxdii oo Lugaynaysa... Kaasoo ilaa Hada ay jeceshahay

'Laakiin Nasiib Daro dib uma aysan arkin.

Waxay sheegtay in markii ay arkaysay uu Lugaynayey Girgir - ka xeebta Liido waliba isagoo Taleefan Ku Hadlaya.

Wiilkan sida la sheegay Waa Reer Muqdisho ilaa iyo Hada wey Raadinaysaa Gabadhan Allow usahal.

Haduu jiiro wiil aad uga shakisan tahay Soo qabo ..

31/05/2022

SHEEKO GAABAN OO MASEER AH
Nin baa wuxuu qabay naag aad u maseer badan. Wuxuu damcay in uu la guursado naag kale. Wuxuu ka fikirayay siduu ugu sheegi lahaa. Kadibna waxa timid xaskiisa, aragtayna isagoo fikirayo oo murugeysan kuna tiri:
Macaan maxaa kugu dhacay oo aad la fikireysaa? Markaasuu ku yiri:
Gacaliso boqorka wadanka ka taliya baa wuxuu amar ku bixayay, ninka ugu yar waa inuu labo xaas leeyahay, haddii kale madaxa halaga gooyo.
Aniguna in aan kula guursado naag kale marabo ee maxaan sameeyaaa?
Markaasey ku tiri: Macaan dhib malahan ee shahiidnimo isaga dhimo.
Gabareey adiga go'aankaaga muxuu ahaan lahaa?

31/05/2022

SHEEKADII KUN HABEEN IYO HABEEN Q1AAD
Waxaa la sheegaa ALLE ayaase xaqiiqda oge, inuu jiray waaa h**e boqor oo kamid ahaa boqoradii Reer Saasaan taasoo dhacdo Galbeedka Hindiya iyo Sandi. wuxuuna ahaa boqor leh awood ciidan iyo mid dhaqaaleba wuxuuna dhalay labo wiil, oo kan weyn la dhihi jiray boqor shahri-yaar kan yarna Boqor Shaah-Zamaan. waxaa dhacday in boqorkii weynaa uu xanuunsaday xanuunkiisii geerida kadibna isugu wacay labadiisii wiil ee Amiiradaha ahaa wuxuuna usheegay in Boqortooyada u kala qeybiyay ooo midba goonidiisa wax u xukmin doono oo aysan isku xad gudbin. Kadib markuu boqorkii weynaa dhintay labadii wiil sidii ayay yeeleen midkasta boqortooyadiisa ayuu maamushay, mudo markii ay kasoo wareegatay oo aysan is arkin ayaa waxaa dhacday in boqorkii weynaa ee shahri-yaar u xiisay walaalkiisa ka yar wuxuuna u qoray fariin uu ugu sheegayo inuu uxiisay oo uu u imaado, boqorkii yaraa wuu ka yeelay hadalka walaalkiisa wuxuuna go,aansaday inuu usafro, Ku Maalintii dambe ayuuu soo safray boqorkii yaraa markuu mudo jidka kusoo jiray ayuu wuxuu soo xusuustay inuu iska soo iloobay hadiyad khaas aheyd oo uu ugu talo galay walaalkiisa ka weyn, sidaas darteeda dib ayuu usoo noqday wuxuuna qasrigiisii kusoo noqday waqti habeen ah, markuu qolkiisii soo galay ayuu wuxuu arkay arin argagax leh aadna uga fajacisay, wuxuu arkay xaaskiisii oo adoon sariirta la saranyahay. Boqor shaah-zamaan markuu arkay arintaan ayuu aduunkii la madoobaaday wuxuuna is yiri “hadiiba naagtaan falkaan ku kacday adigoo aana wali baladka toos uga bixin maxaa dhici lahaa hadii aad maalmo sii maqnaan laheyd??” markaas ayuu go,aansaday inuu labadoodaba ka taqaluso asigoo kurka kawada gooyay. kadib boqorkii asigoo murugeysan ayuu iska soo baxay wuxuuna u yimid walaalkiisii iyo boqortooyadii uu ka talinaayay, kadib boqor shahri-yaar aad ayuu ugu farxay imaatinka walaalkiisa kayar si fiican ayuuna usoo dhaweeyay lkn wuxuu dareemay in walaalkiisa kayar faraxsaneen. Markaas ayuu u qaatay inuu la murugeysan yahay maadaama uu kasoo fogaaday dhulkiisii iyo boqortooyadiisii. kadib boqorkii weynaa wuxuu sameeyay wuxuu diyaariyay mowkib si ay ugaarsi iyo tamashle u aadaan asigoo ugu dan lahaa in walalkiisa kayar kaga farxiyo si uu murugta u iloobo. maalintii la bixi rabay ayuu boqorkii yaraa ka cudur daartay inuu baxo, kadib walaalkiisii weynaa iyo kooxdiisii kaligood ayaa ugaarsigii aadeen. boqorkii yaraa asigoo qolkiisii isaga jiro aadna umurugeysan ayuu daaqada qolkiisa oo xigtay dhinaca beerta qasriga shanqar ka dareemay, markaas ayuu dhinacii soo aaday muxuu arkay? Wuxuu arkay arin ka yaabisay tii heysatayna ka daran, waxaa beerta qasriga soo gashay dumaashidiisa uu qabay boqorkii weynaa oo adoon gacanta heysato iyo 20 jaariyadooda oo mid kasta adoon gacanta ku heysato halkii ayaana tumasho lagalay. Markaas ayuu boqorkii yaraa ee shaah zamaan is yiri wallee dhib ku heystay waxaa ka daran kan walaalkaaga maanta heysto, wuxuuna go,aansaday inuu iska iloowo murugtii heysatay caadina iska noqday. Markuu soo labtay boqor shahri-yaar wuxuu dareemay isbadalka ka muuqdo walalkiisa boqor shaah-zamaan wuxuuna go,aansaday inuu weydiiyo. Markii dambe ayuu weydiiyay wuxuuna ku yiri “walaalow halkaan markaad imaaneysay waxaa kaa muuqatay murug iyo tiiraanyo lkn hada caadi ayaad tahay, ee waxaad ii sheegtaa waxa murugta kaa kenay iyo waxa murugta kaa qaadayba?” Wuxuu ku jawaabay boqorkii yara ” waan kuu sheegayaa waxa murugta iga keenay lkn kuuma sheegayo waxa murugta iga qaaday” Markaas ayuu boqorkii weynaa yiri waayahaye bal iisheeg waxa murugta kuu keenay, markaaas ayuu uga sheekeeyay arintii uu kala kulmay xaaskiisa iyo adoonkii ay sariirta la saarneedba, Markaas ayuu boqor shahri-yaar yiri illaa wa illaa waa inaad ii sheegtaa waxa kurbadaas saas uweyn kaa qaaday markuu ku adkeeyey ayuu usheegay wixii beerta qasriga ka dhacay. Boqorkii weynaa wuu rumeysan waayay, markaas ayaa walaalkiisa ka yaraa ku yiri hadaad beenteyda umaleyneyso dadka isugu wac oo ku dheh dalxiis iyo ugaarsi ayan aadeynaa markii labaxana inta soo dhuumato qolkeyga soo gal. Boqor shahri-yaar sidii ayuu sameeyay kadibna maxaa dhacay wuxuu arkay xaaskiisii iyo adoonkii iyo wixii walaalkiisa uga sheekeyay

31/05/2022

Madaxa ayaa waxaa lagaa saaray bistoolad waxaana laguugu yiri soo baxso mobilekaaga kadib waxaa lagu yiri wac qof aad hubto inuusan Mobile-ka kaa qabanayn hadduu uu kaa qabto waa lagu dilaa.
Yaad wici lahayd oo aad hubtaa in uusan mobile-ka kaa qabanayn?
Mention kuso dheh qaybta comment-ga.

31/05/2022

SHEEKO QOSOL BADAN OO REER MUDUG AH
Xariif reer Mudug ah oo ay labada ilkood oo h**e ka maqan yihiin, ayaa qof siduu ugu sheekeynayay ku tiri:
Xabiibi, waan qoyay. Markaas buu intuu isu bogay ku yiri:
Hadalkeyga miyaa dareen kugu beeray?
Gabadhi oo su’aashiisa ka jawaabeyso ayaa ku tiri: Maya ee markaad hadleyso calyaa ka daadaneyso.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Wuu Is Xaliyay
Ruwaayad reer jabuuti qosol miiran ah
Sheekooyin Qosol badan

Category

Telephone

Website

Address


Mogadisho
Other Artists in Mogadisho (show all)
CABDI MAHAD FANS CABDI MAHAD FANS
Mogadisho

ASC ASXAABEY PAGE HALII KALA KACSHO WAA CODSI ✅

Abdullahi isse abdi cashur Abdullahi isse abdi cashur
Mogadisho

like � and sher

Akuu Akuu
Mogadisho

Free Palestiŋe 🇵🇸😰😫

Samajecel Barqadle Samajecel Barqadle
Mogadisho

Diiwanka suugaanta Diiwanka suugaanta
Mogadisho
Mogadisho, 4444

waa Page aan idinkugu soo bandhigi doono gabayo, geeraro iyo wax kasto oo ku saabsan suuganta somali

Abuu Zahra Daadir Abuu Zahra Daadir
Vialiaberia
Mogadisho